SAFIYA TUSMO OO LAGU HAYSTO SIDEED U TAGEEERTA AWDAL STATE WAXANA LOGU HANJABAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @user-vd4ih4rt9f
    @user-vd4ih4rt9f 6 місяців тому

    Mama tusmo allah kuxafido

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 6 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤I love you so much Safiyo queen Somali saxa ayaad tahay Awal state guul insha Allah

  • @keyfosman7385
    @keyfosman7385 6 місяців тому +2

    Abwanimada iyo caqliga alaah baa ku siiyee ku soco qaali

  • @saadoahmet9053
    @saadoahmet9053 6 місяців тому +2

    Mash Allah wllo qaali ❤❤❤❤❤

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 місяців тому

    Qurux dumar qalanjo huuno.
    Awdal State waa Samaroon.
    Wax kale maaha.

  • @SicidCise
    @SicidCise 6 місяців тому

    Asc.abwan.tusmo.jiroo.jog. y.s.b. cidna haw jojin.

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 6 місяців тому

    Tusmoy Daraja Ilaah kaga Dahaar dahaar micnaheda waxa weeye Hubqaad Dar ilaahey baan ku jeclahay wa maamo kuso duceysa har iyo habeen from Minneapolis ❤❤❤❤❤❤

  • @IsmacilRage
    @IsmacilRage 6 місяців тому

    waad mahad santahay

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 6 місяців тому

    Islaantaan Cabdi Cajuuun ayay ka dhax argtey Soomaaliland 😂😂😂😂😂

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 6 місяців тому +2

    AWDAL STATE OF SOMALIYA ❤

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 місяців тому

    Safiya inadeer guulayso waxaan kaasoosalaamayaa boorama guul

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 6 місяців тому +1

    Iyadu ma dagaal lee kujiree 😅😅

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 місяців тому

    Ludata. Alehakuucaafiyo. Inadeer

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 6 місяців тому

    Tusmo waxaad tahay qof fiican baad ila tahay .balse waxaan kuu sheegaya in kasta oo aanad dadka mashgac iskaga baadhi karin laakeen waxaan kuu sheegayaa Koosaar aad barshada la adage baa badankoodu xunyahiin adigoo iga raali ah maalin baa waxaan parlay clip yar oo aad wada soxoteen qof nin ah oon is is idhi malaha ma fayooba qofku kugu leh Meehan cidlada ah ma taqaanaa waan ku gowri laguna soo helimaayo waxaa joogteen meel ka mid ah masalaha noocaa ayaa ka mid ah dadka aad baratay. Aad baan iga xumaaday sidaw uu kula dhaqmaayay. Aqoon kuuma leh adiga iyo isaga mid kiina raalina iga ahow

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 6 місяців тому

    Illaahay ha ku caafiyo wax awdal state la yidhaahdo ma jiro adiguna attention raadis baad tahay awdal a wax kama ogode dadka dagan ha qaxin adigaa qurbo ku wareeray

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 6 місяців тому

    Qof bilaa go'aana weeye maalin ba meel u duul maxaad bedeli kartaa

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 6 місяців тому

    Qurbaha tii ku wareertaaba dadka ha qaxiso naa nolashaada horta xali illaahay ha ku caafiyo. Yaan la dhagaysan islaamaha wareersan gadabuursi waa dad gob ah oo garanaya waxa nabaddu tahay maaha dhulbahante wareersan ee aan kala lahayn mid yar iyo mid wayn

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 місяців тому

    Safiya awal state cidi kuma haysato. Eeaadiha cid li haysato samad la tag.

  • @saynab7503
    @saynab7503 6 місяців тому

    Haxanib naanin ina adeere somaali waynbaa kuu siman kan cuq daddy sana kaligood hawaasheen

  • @hasnaducaleh1226
    @hasnaducaleh1226 6 місяців тому

    Safiya tusmo illahay haku dhawro ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 6 місяців тому

    Viva Awdal state of Soomaaliya

  • @halimah7164
    @halimah7164 6 місяців тому

    Ha u bixin huuno inta xanuunsan

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 6 місяців тому

    Cidna kama horjogto gabadhey tadu haku deeqdo tayadu nagu filan oo naga badan Somaliland
    Waa dad jahil ah kuwa ku daba socdaa

    • @khadraosman1724
      @khadraosman1724 6 місяців тому

      Leave alone Awdal state of Soomaaliya, aada qori la dultagan go home burco hargeysa iyo Barbara ha kuu deeqdo dadka guryahooda uga baxa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 місяців тому +2

    Siilkaaga godla hadal. Huuno.😂😂😂😂😂😂😂azaa ku waallay somaali way taqaanaa.

    • @suadismail7881
      @suadismail7881 6 місяців тому

      SUBHAANALLAH cambarka aad caayeyso waa kaa kasoo baxday iyo kaad raad raadiso ma sheegin hadaadan bar hamde ka aheyn AQAS SHIRA BILIS DIB ISUGU NOQO

    • @khadraosman1724
      @khadraosman1724 6 місяців тому

      Subxaanallah

  • @saadoahmet9053
    @saadoahmet9053 6 місяців тому

    Was wll

  • @Deqa-oy6yn
    @Deqa-oy6yn 6 місяців тому

    Kkkkkkk maxaa shakh iminka hadashey

  • @OMARALI-qi5mi
    @OMARALI-qi5mi 6 місяців тому

    Fakir kaada wan ku gu racsanahay dadka gabdha ah caayo maficno lakin adiga jooji caayda waa iga talo

  • @HassanNuur-mu7tw
    @HassanNuur-mu7tw 6 місяців тому

    Mnnm