Mohamed Biibshe Ft WhizBi - Dhab Dheh (Official Music Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Directed By: Vikta Daniel
    Produced By: Cajab music
    Vocal Recording: Cajab Music
    Camera And Edit Vikta Daniel
    Erayadii Whiz Bi
    Laxankii Mohamed Biibshe
    Artist Mohamed Biibshe Ft Whiz Bi
    Music By Dommie Deal Beats
    Catch Up Mohamed Biibshe On:
    Instagram: / mohamed_biibshe
    Facebook: / mohamedbiibshe
    Twitter: / mohamedbiibshe
    For Bookings: cajabmusic@gmail.com
    #MohamedBiibshe #CajabMusic #TayoMusic
    Copyright © 2020 Cajab Music. All rights reserved.

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @whizbimusic
    @whizbimusic 4 роки тому +1636

    TEAM NINWEYN run those numbers

  • @mahamudm.a.3895
    @mahamudm.a.3895 3 роки тому +8

    Heesta iyadoo awlba Danbiy ahayd. Baahadana naag Qaawan keenteen. subxaanallaah, War Allah Halaga baqo iyo Xisaabta Aakhiro. Alloow Nool Danbi Dhaaf Anaga iyo Waaridkaayo. Alllahumaa Amiin Amiin

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 4 роки тому +257

    Mohamed biibshe Mid kamida fanaaniinta stylka iyo codka fanka soomaliyeed kuheysta guulleyso sxb 🙏

  • @Nasrohani
    @Nasrohani 4 роки тому +98

    Best Song In 2020
    Video 💯
    Dance 💯
    Styl 💯
    Earayada 💯
    Laxanka 💯
    Keep Going Guys👏🏻👏🏻👏🏻

  • @AlfaMediaGroup
    @AlfaMediaGroup 4 роки тому +34

    Heestaan Caadi ayey iiga gadantey Waana Heesta ugu Degan Heesaha 20-Kii Sano ee lasodhaafey Biibshe iyo WZB Horey usocsa

  • @soomaliboybooy7902
    @soomaliboybooy7902 4 роки тому +125

    Iidan qilaafka gashay dhab dheh. Inan shalay somana dhab dheh. Like inan kusiyayna dhab dheh. Adna dhab igu siii

  • @khadarcadawe7848
    @khadarcadawe7848 4 роки тому +64

    Big respect from Germany

  • @yusufsafimayo6557
    @yusufsafimayo6557 4 роки тому +13

    hands down on this one
    you guys owned this song in every angel

  • @asmamawlid6424
    @asmamawlid6424 4 роки тому +30

    Ax aakhiro dambeysa wlalo الله سبحانه و تعالى ka cabsada waa aduunyo 😭😭😭

  • @mr_killer6941
    @mr_killer6941 4 роки тому +9

    Biibshe Ft Nin weyn I can't wait official video

  • @emkeycade4677
    @emkeycade4677 4 роки тому +16

    The best Somali song I have ever watched. I salute you guys

  • @hassanissack8149
    @hassanissack8149 4 роки тому +96

    Big respect from canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

    • @zahrazabiib6842
      @zahrazabiib6842 4 роки тому +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️

    • @amminariyaad7133
      @amminariyaad7133 2 роки тому

      Wilsare

    • @dahabocalidiini9989
      @dahabocalidiini9989 2 роки тому

      @@zahrazabiib6842 yssxx

    • @maxamadabukar3490
      @maxamadabukar3490 Рік тому

      🇸🇴👌😍🤝

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +283

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @abdirisakyusuf2689
    @abdirisakyusuf2689 4 роки тому +815

    wllhie bilhie tolhie hadan akhriyo like wan sarayah wad dharate iska saar like walal

  • @aliwanii4050
    @aliwanii4050 4 роки тому +15

    One Backs Mohamed biibshe yaa ila arkay 😂😂🤪🙏🙆‍♂️

  • @bilamina.k.6217
    @bilamina.k.6217 4 роки тому

    Whizbi sidi wubiga river dawa mandera cml ayu ugalay biyaha hhjhhh keep going...baraf waaye

  • @hassanismael215
    @hassanismael215 4 роки тому +26

    Sxb biibshe mansha allah libaax ayaa tahay waxaayeelay waxaa leedahaya best action best cod best dance aniga Hassan ahaan taageero culus ayaan kuu ahay sxb qaali

    • @Kaleztoz
      @Kaleztoz 4 роки тому +1

      Kkkk action ka siday u taqana midkale hesta iyo videoclip ga miyey ku kala baxsan yahin kkkkkk

    • @abdirizaqadenabdulle2964
      @abdirizaqadenabdulle2964 4 роки тому

      ♥️♥️♥️🎈👏🎈👏🎈👏🎈👏🎈👏👏💋💋💋💋💋🎇🎆👏👏👏🎈🎈🎈🎈🎈💋💋

    • @abdirizaqadenabdulle2964
      @abdirizaqadenabdulle2964 4 роки тому

      @@Kaleztoz 💙💚💛🧡❤💜🧡❤♥️🖤💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕😪💋💋💋💋👏💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @jamzzohchannel4238
    @jamzzohchannel4238 4 роки тому +11

    Heestii Qarniga Intii ka Heshay One Love

  • @fartunhenna3572
    @fartunhenna3572 4 роки тому +4

    Bibshe nin weyn aaaan taagero ❤❤❤❤❤🌎💯💯💯💎

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 4 роки тому +3

    Wlh hestaan wan sugaay ruunti keep going mr Bebshe and his twin waizi ❤❤❤❤😘😘😘😘✋✋

  • @faysalabdulahiali3496
    @faysalabdulahiali3496 4 роки тому +5

    Nin’Weyn Biibshe Boqortooyo hore usocdo 🧢🧢🔥

  • @luqmanaxmed5682
    @luqmanaxmed5682 4 роки тому +1

    Whiz wahkle marki lamdeye heste adga lugu sharfe nagta nindeh midkle hesta wad keenten sufcn xita daciga💯♥️

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 роки тому +5

    Biibshe styeal iyo ciyaar waa lakawata xita codka
    Hadi run laka hadlaayo
    Wizh p waa kuwadna

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 роки тому

    Subhana Allah. War Ilaahay ka baqo oo awalba Nin heesaa rajo muu lahayne ma tan baad keentey Subhana Allah

  • @ayubbaja8370
    @ayubbaja8370 3 роки тому +19

    biibshe you growing as a singer
    and this collab is match made in heaven

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 4 роки тому +2

    Biibshe ft whiz dad an tagero
    Legends keep going

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 4 роки тому +24

    Am very proud to be an African my Country Somalia 🇸🇴🙏🙏🙏

    • @sabariinquruux
      @sabariinquruux Рік тому +2

      Waaw wiilkashidan🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍💑💑💑💖💖💖💗💟

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 4 роки тому +1

    Nin weni whizbi heesti shaku dhanse muqalkeda Belo waye nin weni mohamed biibshe waaKaa muqlka horey usoco 2 libax tihin so badiya adiga whizbi

  • @xamdiqueen1928
    @xamdiqueen1928 4 роки тому +11

    1m marky garto like haiga ilobin please

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 4 роки тому +4

    0:6 marky socoto indhehy miyaa mise muruqaa dhaqaqy😂😂 hees shidan masha allh✅✅🤩

  • @muhzinboqori2954
    @muhzinboqori2954 4 роки тому +5

    Biibshoow wlhi zxp waan sugaayay heeataan videogeeda lkn dance aa umaleenaayay dancegii hore cml lkn waan ka helay runtii keep going labada fanaan aan taageero whiz bi ft biibshe

  • @hassankeyhassanhassanadow9705
    @hassankeyhassanhassanadow9705 4 роки тому +3

    Team nin weyn real fans my ina adherkey keep going walalka iguu qalii aah

  • @waayaabeysaamedia9539
    @waayaabeysaamedia9539 4 роки тому +7

    Hadaad dhaqaaqdo ood ka dhoofto
    Dheeli maayaan ciyaalka xaafadu 🅱🅸🅸🅱🆂🅷🅴🔥
    Waad ku mahadsan tahay in aad ciyaalka xaafada sideey rabeen u yeeshay❤

    • @mdmeelcad4526
      @mdmeelcad4526 3 роки тому

      31 sano ayam jiraa ciyalka xafada hadi la i dhaho waan ku qancaa anigo title muuqdo bulshada ku dhex leh marki an arko dhalinta am isla so kornay O dhahayo ciyalka xafada isla nahay farxad cirka lagalaa 🤣🤣🤣

    • @cismaancawil0737
      @cismaancawil0737 2 роки тому

      Biibs dhokoon warrka dambayay
      .. .

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 3 роки тому

    Naagtan buuran buu yiri dhexda dhuuban dhab dheh. Ma uur bee leedahay naagtuu noo Soo badhigay.

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 4 роки тому +218

    Adaan kula hadlayaa like saar hadii kaleh....🤣🤣🤣❤❤❤

  • @alipashirjama2558
    @alipashirjama2558 4 роки тому +1

    All the best song whiz bi and bibshe dhela hoydheela dhamantin dheel🇸🇴✌💪

  • @zaadiktube9241
    @zaadiktube9241 4 роки тому +51

    Baraf wye Whiz Bi inta aminsan like dhac ka dhe 👅

  • @Fardy_nassir
    @Fardy_nassir 3 роки тому +1

    Whiz Bi making us wheez here. Mambo byad✊

  • @diinasluubiyo5240
    @diinasluubiyo5240 4 роки тому +12

    dheela caadi ma ahan
    the combination of two brothers
    is always gonna be mob.

  • @omarqamsa376
    @omarqamsa376 4 роки тому

    Heesta dab waaye weydiyaarsantahay biibshe ft whizy waan idin wataa

  • @axmedmukhtaar8800
    @axmedmukhtaar8800 4 роки тому +3

    Vedioga waa iga gadan yhy inaba caadi ma ahn 👌👌👌
    Ragan is helley waaa kuwan👑👑💯

  • @qalidabdi5610
    @qalidabdi5610 4 роки тому +1

    Inpadan wanu sugaynay tnx bibshe &whizi bi

  • @ruweydaruun441
    @ruweydaruun441 4 роки тому +28

    Inta shalay iiday like dhac ku siya😃😃🤗🤗

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 4 роки тому

    Heesihi Nigeria aya nosobadalateen kkkkk team timaya iyo devedo ina tihin sax

  • @admahcycybaryare4919
    @admahcycybaryare4919 4 роки тому +8

    INTA TAA GEERTA BIBSHE IYO NIN WEYN LIKTA DAC SII 👍

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 Рік тому

    Naagahan xun oo foosha xun waxaa ka fiicnaa adinkoo keena gabdho somaliyeed oo asturan

  • @faisalfantastic360
    @faisalfantastic360 4 роки тому +35

    Adiga oo dawanayo comment hadii ad akhrineysid like dhac ku sii

  • @farhaanlikeaffocil5539
    @farhaanlikeaffocil5539 4 роки тому

    whiz be wala ogaaye bib she sanaaa wad halow day pro

  • @salaamatsomalaay3051
    @salaamatsomalaay3051 4 роки тому +3

    this one going to my playlist
    how come i don't know these guys
    they awesome

  • @godeygacalotv3662
    @godeygacalotv3662 4 роки тому +2

    Heesta Waan. Sugeyy so beautiful song horey usocda wlalaldey

  • @yoonisfareey3215
    @yoonisfareey3215 4 роки тому +54

    2:05 qalad aa jiro ee yaa ila arkay😀😀😀

    • @abdirahman2521
      @abdirahman2521 4 роки тому

      Ncla sheydan ku yaal wlhy wan ku arkay hhhh

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 4 роки тому

      Kkkkkk in ay afka ka dhuqday mad moday kkk wala jiloya le afkeda le udhaweysay

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 4 роки тому +2

    Aniga waan ku heystaa hestaan beebshe iyo baraf ni weyn

  • @saalaxindheey8127
    @saalaxindheey8127 3 роки тому +3

    hands down on this one
    you guyz killed it

  • @hamdidakal4787
    @hamdidakal4787 4 роки тому

    Maxmed bibsha fanana ana iska jclhy goo ahead

  • @varaskavlogs5141
    @varaskavlogs5141 4 роки тому +25

    I Like This Song Dhabdheh Mohamed Biibshe Ft Ninweyn

  • @amiincrizman3242
    @amiincrizman3242 4 роки тому

    Keep going pratherz whizi io biibshe

  • @suadmire7521
    @suadmire7521 4 роки тому +6

    Whizib the new king 🤴🏽🤗

  • @MunasarGoat
    @MunasarGoat 2 місяці тому

    Fav song of all time😂❤

  • @dinkaboy4973
    @dinkaboy4973 4 роки тому +6

    Nice combination I liked the dance and the music was spot on 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DhagacadeChannel
    @DhagacadeChannel 4 роки тому

    Maxamed Biibshe Fanaanka sanadka

  • @Khadarnero
    @Khadarnero 4 роки тому +5

    Qofkaan Heestan Fiirsan Wlh waxba Dhaafay🙏❤️

  • @mohamedkaraama2356
    @mohamedkaraama2356 4 роки тому +1

    Wlhie wan la dhacay Hestan best weeye💚

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 роки тому +4

    Biibshe this Beat🔥🔥🔥🔥

  • @kingbozzpro6251
    @kingbozzpro6251 4 роки тому

    Biipzhe Actor
    BeZt jiLiin
    Wan ku wdanaaa.
    My legend

  • @ayubkhalaf3731
    @ayubkhalaf3731 4 роки тому +3

    Instantly liked this song

  • @cabdiqaadiraadan8650
    @cabdiqaadiraadan8650 4 роки тому

    maxamed biibshe whazbi gesi aayaatihin 2 waadiina hore usoco

  • @ubeydabdirahmaan4115
    @ubeydabdirahmaan4115 4 роки тому +4

    Biibshe iyo wiz nice song

  • @kifahderow350
    @kifahderow350 4 роки тому

    Wow bbeio from mandera cajab nd bibshe mko cute nice dancing 😍😍😍

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 4 роки тому +3

    Biibshe nin rageed waaye runti siduu uu naagta isaga ilaaalinaayo kali ayaanba kahelay ba

  • @entertainmentman1
    @entertainmentman1 4 роки тому +3

    Biibshe iyo nin weyn waan sugaaye one love pro

  • @munasarabdinasir1146
    @munasarabdinasir1146 4 роки тому +3

    Wooow wxa kale

  • @amiirfuaadofficial5866
    @amiirfuaadofficial5866 4 роки тому

    Wax Jira Mahan😊

  • @SomStudy-iq5rc
    @SomStudy-iq5rc 4 роки тому +3

    Hayey dooliga wax weyn baa lasoo wadaa

  • @mamaamhmed8723
    @mamaamhmed8723 4 роки тому

    Tooop weyee moha biibzhe ft whizz poi

  • @jamzzohchannel4238
    @jamzzohchannel4238 4 роки тому +3

    Way Nagu Deeraatee Soo Daaya

  • @cabdiwahab2767
    @cabdiwahab2767 4 роки тому

    WaLahi Bibshe xarif waye Wan Kuwata My BRATHER 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @miirhazcali3933
    @miirhazcali3933 4 роки тому +3

    Dhamaanteen Aan dheelnoH🕺

  • @asadfamily6823
    @asadfamily6823 4 роки тому +1

    Whizz bii and Bibshe love you 💞 keep going isoo qabto

  • @muniirtlozame625
    @muniirtlozame625 4 роки тому +5

    Our LEGENDS

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 4 роки тому

    Uf naag qawanbey sokaxeesten heesti waadku dheshen sidii horey kuficneed

  • @abticabaas8469
    @abticabaas8469 4 роки тому +3

    Tageero mohamed bibshe like ha la idin ka arko 😍😲😘

  • @diriyedhannane7561
    @diriyedhannane7561 3 роки тому +1

    ASC maxamed biibshe
    Dhab weyyòo dheel
    Ma aha dhaqsi kaa
    Layoo dawey dheh

  • @yussufardoon6796
    @yussufardoon6796 4 роки тому +16

    Heestan Muqalkeda Gabar Somali inee La Soo Dubto aYa Ficned inta igu Racsan Like taa isara

  • @38ayzee15
    @38ayzee15 4 роки тому +2

    Rag tagay bibshe my pro keep going and wizzi landhere banaan dagay THE LIONS OF KENYA

  • @daadirabdi5832
    @daadirabdi5832 4 роки тому +4

    HIT🔥🔥🔥

  • @muaadofficial7058
    @muaadofficial7058 4 роки тому +1

    Maasha alaah aderkey marna abtigey caadi matihid maasha alaah

  • @hosniali5730
    @hosniali5730 4 роки тому +3

    Wr geesiyaal naagaha soo badiya 9 naag cml kasoo dhiga waxaan xijaaban iska daayay kastuumo ugaliya😂👏🙋🏿‍♂️

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 4 роки тому

    Whizz bi nin an wato bibshe hadad hesten bro markiii hore ciyar shaqadu hasocoto bros

  • @maryamo411
    @maryamo411 4 роки тому +9

    inTa manta ciiday like ciid muparik ❤🌙🥰

  • @user-ho9gd4tt7z
    @user-ho9gd4tt7z 10 місяців тому +1

    Best song in 2020

  • @piletracks
    @piletracks 4 роки тому +5

    You need the lyrics
    Yeah OK "ISOO BOOQO"

  • @sumiyoali9766
    @sumiyoali9766 4 роки тому +1

    Aniga ninweyn kasocdaa hey barafwaa

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 4 роки тому +22

    Ck Reactionkiisa Ayaan Sugu La Ahay 😀😀😀😀

  • @muqtaarabdulaahiali3276
    @muqtaarabdulaahiali3276 4 роки тому +1

    Biibshi3 u shig3 respect iga daa waxa kale ama qalad wxn kuga waaaaaa adinka

  • @KhaledMohamed-rd9nh
    @KhaledMohamed-rd9nh 3 роки тому +3

    Inanta wa idiley ani ah

  • @fooscabdikordahab9448
    @fooscabdikordahab9448 4 роки тому

    Biibshe waankutaayeeraa nakta ajnawiga umadhawaanin horoy usoco

  • @hoyocady2157
    @hoyocady2157 4 роки тому +4

    Biishe sxp hesah kga wan kuhesta nosobadi lpx

  • @samiirvarane9661
    @samiirvarane9661 4 роки тому +1

    Whiz b nin weyn the only rapster💯🔥

  • @ubeyd_osman4974
    @ubeyd_osman4974 4 роки тому +4

    Whiz bi my poi❤❤

  • @TooyoShow
    @TooyoShow 4 роки тому

    Waa hees Shidan, Muusik iyo Codkuba waa Top aad baan ula dhacay.