Ruwayad yar oo ku sabsan dhalinyarada culimada tabliiqa ka dhunta io sida Loso xero galin karo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #somalia #youtube #duet #somali #funny

КОМЕНТАРІ • 4

  • @user-ht8ps2jb7c
    @user-ht8ps2jb7c 29 днів тому +2

    Waad qaldantihiin ma aha culinadanada sida aad ujeedan baastariin waad arki doontaan abaal marinteeda

  • @madrasatulashrafiyah521
    @madrasatulashrafiyah521 Місяць тому

    Innaa lillaaah wa innaa ileyhi raajicuun diintii miyaa sidaan jeesjees u noqotay dhulka allah idinla gooyo walaahi aduun iyo aakhiraba nacalad allah idinku rido cudur aan la garaneynna allah idinku rido hadaad videogan ka saari weydaan maqribaa la aadaamaya hadda aadaankaas fadligiis habeen labaad idinma baryo insha allah....

    • @Somaliclips12106
      @Somaliclips12106  Місяць тому

      Nacalad ba ku dhashaye Hana habaarin neeef diinta si kale u aminay tahe tabliiq laga hadlaya io wiil laleyahay culimo raaac mxa diin mesha kenay koox culimo tabliiq ah io dhalinyarada waxa Kala hysta lga sameye Hana habarin qumaya ku dhashe muxu aha wuxu qabxadi ku dhashay wase

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 Місяць тому

      @@Somaliclips12106 oo yaa ku yiri tabliiqaa gebdho kireysta si ay wiilasha usoo xera geliyaan magacdil iyo bahdil kaweyn majiro dad masaakiin ah oo ilaah dartiis dadka ugu adeega kheerka iyo wanaagana fidiyo maalkooda iyo waqtigooda ku bixiya inaad maanta magacdiilkooda hunguri kaa galo shaqo ayayga ay iska qabanayaanna ma ahan ee waa shaqo nabiyada dhamaantood aysoo wada qabteen in dadka loo tago macneheedu waa adigoo nabiyadaas 100kun kabadan shaqadooda ku jeesjeesaayo walaahi walaal xumaan igama ahan hunguri yaanu meelxun kaagalin meelkale risqad xalaal allahha kaa siiyo warkii horana caro unbaa iigeysay ka raali noqo videogaana sida ugu dhaqsiysha badn kasaar wallal walaah khasaaro maahe faaido kama heleysid hadiiba aadan ka maarmeyn inaad ruwaayadaas sameysana sidaan oo kale clipkan hoose fiiri siday udameeyeen wiilashan dhalinyarada ah qaabkan quruxda badan leh usameey allah ku barakeeyo walaal...
      Raalina noqo kun jeer... ua-cam.com/video/sPvN5aJTXAw/v-deo.htmlsi=FYC1WqfR9ZjzWX6I