Ninkaan Axmed dhuxulesta ah waa kansarka siyaasada Soomaaliya sida uu horay fahad u sheegay, waxayna ila tahay in Mahad salad & Al cadaala ay Ikraan dileen sida uu fahad horay u sheegay
Waxay ila tahay in Axmed Madoobe uu soo idlaaday waqtigiisa siyaasadeed, sababtoo ah hadii uu qabiilkiisa ku awrkan san lahaa waxaa kuriga ugu sareeya ku fadhiyo Raysal wasaare Xamse, waana sababta qabiilkiisa ay dhinaca dowladda u wada aadeen.
ha wa sidaad u sheegtay lakn xasan haddii la fiiriyo axmed wa jano
Maxaa cadeynaya walal
qabiil-ayaa-wada-halka-qaran-aad-ka-taageri-laheed
Micnaha Xasan sheekh isaguba waa qabyaaladeyste weyn miyaad leedahay
Ninkaan Axmed dhuxulesta ah waa kansarka siyaasada Soomaaliya sida uu horay fahad u sheegay, waxayna ila tahay in Mahad salad & Al cadaala ay Ikraan dileen sida uu fahad horay u sheegay
Waxay ila tahay in Axmed Madoobe uu soo idlaaday waqtigiisa siyaasadeed, sababtoo ah hadii uu qabiilkiisa ku awrkan san lahaa waxaa kuriga ugu sareeya ku fadhiyo Raysal wasaare Xamse, waana sababta qabiilkiisa ay dhinaca dowladda u wada aadeen.
Adigu kooxda xassan duli baad ushaqaysaa axmed 5yrs bas ladoortay xassan 1year wuubaxayaa taas iga qor
fahad yaasiin miyaa noo xayeysiin neysin anagaa yaab aragnay