ax ax ax waxa ax la dhahayo waxey thye heestan mar alaa marka dhagesto wey iga ilmeysisa wlhi aabe mcn alle haku naxristo qabrigaga alle haku nuuriyo hana ku wasiciyo
Heestan waxay ku jiri jirtay albamka heesaha show ga hindiga lagu sugi jiray Waxaan maqlay xili an ku qiyaasayo 2006_ 2007 hadaynu. Isku Mel ku barany xertaydi bad tahay 💕🙏
Sorry to be off topic but does anybody know a trick to get back into an instagram account?? I was stupid lost the login password. I would appreciate any tricks you can give me!
Waaa ikan mcn adaa aduunkaa igu cidleesay bes weli wa dhagestaa codkaga inan ceeb lahed hadad umada u shegtay wa ii farxad calanka jcyl weli wa sidaa ❤ midkan adunka ku lahaa ayan sugaa mar 2aad😂😂😂
as fas i know he was in mogadisho and he normaly sang at weadings. was around 2004 i think nt sure after he came bk from weading has heart attack. my allah forgive him and bless him.
2019 yuu caashag Hayaa 😫😫
( Aun ) abdiqadir 🙏🙏
Allah yaa raxma ma iloobin muqdisho xafladihii gidaarda loo fuuli jiray star kii reer muqdisho allow udambi dhaaf🙏
Cudurka may ila qabta
Calanka ma ila sidaa
Calafka ma ila sugtaa
❤️❤️👍🏼
ilaah ha u naxariisto waxa uu ahaa nin jacel qaranimo iyo midnimada somaali weeyn alow ku danbi dhaaf
aamiin aamiin
Aaaaamiiin aaaaamiin
axa ax ax weeso wlee kuwii hore fane waa fankii hre fanka hda waa ciyuhu ha iska ciyo illh hakuu naxariisto axlah fann cabd qaadir sanka fan kaama dambeen dad buuqayo uunbaa kaadambeeyy ee alh yustur bes😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hal gabar ifka u jeclahay inaa helo oo mustaqbal ifaayo yelano igu soo duceeya asxaabteyda wa iga dhab 😍😍😍😍😍
Ma is hesheen😢
Qoftii Maheshay Sxb?
Soo jwb wll qoftii ma heshay
Ilahy ha ku sahlo zxb❤
Haye war nasii sxb see cml
ilahay ha unaxaristo Cabdi qaadir sanka walalyal heesihisaha ka saara meesha
Who's watching 2018 like isar
😁😁
@@abdirahmanyussuf1122 👂🏼 2019 👂🏼 💓
Ahmed Mohamed 2019 stil
I'm watching this in 2024😁😁😁 6 years in the future
4/10/2024😮
ax ax ax waxa ax la dhahayo waxey thye heestan mar alaa marka dhagesto wey iga ilmeysisa wlhi aabe mcn alle haku naxristo qabrigaga alle haku nuuriyo hana ku wasiciyo
Abdi is A good poy
Ameen wl zamir iyo iman alleh ha ka siyo😢
Aamiin Walaal abtigey rabi ha u naxariisto
Heestan waxay ku jiri jirtay albamka heesaha show ga hindiga lagu sugi jiray Waxaan maqlay xili an ku qiyaasayo 2006_ 2007 hadaynu. Isku Mel ku barany xertaydi bad tahay 💕🙏
Mansha allaah heeskani wuxu igu leeyahay xasuus waqtigii ciyaalnimadii wiilkii soomaaliyeed ee i sheeko baray waa cajel igusoo duubay waqtigii sharafta LA lahaa ilaahay hawnaxariisto janatul fardowsa hageeyo allaahu Maa Aaamiiin maalinkaan BBC da ka maqlay geeridiisa isaga iyo magool waan ooyey allaaya arxamuuni
Heestan wxn ku xasusta my first love wllhi in 2007 markan maqlo qalbiga Si inoqda 😢😴
Ahmett hashi hhhh inpti imnka jacaylkaagii maa wada joogtan mise calaf
Me too my number 8 jacelkisa ma ilawo nagu qaba hada😭
Ahmett hashi , 2007 aaaaaa maba yaridee wllo 😁
Ahmed aan qalbiga xanuuneen waan la'ahay hahaha
@@DoDo.444 wa maxay he dawadina wllo
Yadawanaya 2019. He was a legend. Ilahay hawnaxaristo
Wllhi ani 6/3/2020 mlin khamiiza daawanyey axaxaxaxa 😭😭😭C/QAADIR SANKA ALLOW KUUU NAXRIISO 🤲🤲🤲🤲🤘🌹❣❣❣❣❣
اللهم اغفر له وارحمه وادخله فسيح جنتك.
قولو ءامين.
Soo ceeshkii kama goin.
Cabitaana daayooo....
Cunahaba ma mariyee😊Allow kunaxariiso
illhay ha u naxriisto qabrigiisana ha u wasiciyo aa miin
inuu cashaq halis
yahay calamkana
wax jiraa yahay
cawaba anaa
qiree ax ax yaaa hees
Wle dhabta ka hadashay so cil IMO badiin anfacada laa cunayo so ceshki kama dalin cabitana daayo cunahaba maa mari ye😍😍😍
nimco Nuur somaliland run waaye
Lyrics! Sanka rabi how naxariisto.
Caku aragtidaadii...
Soo caashaq ima helin.
Cabitaana daayoo..
Cunahaba ma mariyeeh.
allahaa uu naxaristoo fananka cabdulkadir sanka waa fanaan murtii kaa tagay
Fanaan qiimo leh ilahay haku naxariisto dhaxl baad uga tagtay umada somalida❤ ay generation to generation isugusii gud bin doonaan
one of the best somali singers of all time...he had his own style when it comes somali songs , he was ruly unique...alle ha naxariisto amiin ya rab.
Sorry to be off topic but does anybody know a trick to get back into an instagram account??
I was stupid lost the login password. I would appreciate any tricks you can give me!
Amiin yaa Allah
Who else is listening to this song end of 2021. Much love from Sweden!
Jecel ma ku hayo
2021 yaa dawanaa heestan 💕 Allah ha u naxariisto walalkeen c/qadir sanka
2019 inta Dawaneyso Like Iisraaa 🙏
2024 hadaa dhagaysaneyso ljn baa tahy ❤👍
Alla ya raxma c qadir sanka alla maxan hestan xasuus igu laydahay
Waaa ikan mcn adaa aduunkaa igu cidleesay bes weli wa dhagestaa codkaga inan ceeb lahed hadad umada u shegtay wa ii farxad calanka jcyl weli wa sidaa ❤ midkan adunka ku lahaa ayan sugaa mar 2aad😂😂😂
Sahra walaal xaaskiisii miyaad aheed fanaanka halaasiga ahaa rr codka tolmoonaa
@@muniir3654 KKKKK
@@najmalabraar2912 hhhh hee najma, inaan xaaji u noqdo rabay, iima soo jawaabin, kkkk adi ma is fahanaa
@@muniir3654 NIN DHINTAY HADADA JAWABTISA SUGEYSO WAD IGA AQLI BADAN THY
@@najmalabraar2912 ani ma sugeen kkkkk sahra sugeesay, Allah u naxariisto fanaanka, ee boqorad najma ma is fahanaa adi
Now that's real artist. Allah yaa raxma
Allah ha naxariisto abdiqadir Sanka
Allh haku naxristo sanka heestan waan jeclhy ❤❤❤❤
War eshcalaa, mid aan dunidoo Shan ka dhawrto iigu duceeya bal
Who is watching with me 2018 !!!
waa hees aad umacaan ilaahey ha unaxariisto sanka
Such nice song one of my favorite. R.I.P
Waxan daawanaya 2018 12:37AM😓😓😓 waa hees iyo bar kuma iloowi doono sanka codka ereyada jilitaanka muuqalkisa wax qaldan majiraan wlhi allaha kuu naxariisto
Amen wllo
Sanka xidig weyn bu aha. Allaha ku naxariisto!
allah ha u naxaristo fanan qaaliya weyn xasus mudan
ax Yaa fanaan
allaH hakuu naxariisto abdiqadir sh cali sanka
heestii ugu horeysya oo an miraheeda xifdiyo!!!! alla maxaan ku qaraabte heestaan
kkkkkkkkkkkkkkk
10 10 2019 alle hakuu naxariisto😂😂
hadad dawatay 2019 like isaar
07/05/2022. Qalbigeyga kama baxdo heestaan. Illaheey ha unaxariisto alfanaan sanka.
Waxay u qalantaa inay dhagaystaan 7.7 billion ka aduunka ku nool runtii sanka meel sare ayuu iga joogaa shakhsi ahaan
2021 ilaahy haw naxariisto abdulkadir Sanka 💔
Allaha u naxariisto yaa daawanaya 2020✌
my abti miss you xisaab la aan
Anfacada lacunayo sow ceeshkii kama go in cabitaana daayo cunabaha mamariyee
2021 june ayaa dhagaysanoyaa 2050 hadaa gaaro xta inaa dhageesto laga yabaa ee illahow u naxariso sanka
Ku awaye😢
2018 ya dhagensanayo hestan inow cashaq halis yahay calamkana wax jira yahay cawaba ana ana qiray adiguna adiguna zahra ceblayey cudurka mayla qabta calanka meyla sida mise kuman cajabin ani kuman cuntamin ax yaa hes allow ku naxariso
Suad Omar anaa kula daawanaya wll Xusuus dheer wlhi
Suad Omar aniga ayaa kula dhagesanoyo
anaa
😁😁
waaaaaaaw waxaas aa hees ah iyo cod alle hakuu naxariisto
Who is watching with me 2017
Lily kheyre anigaa kuladaawanaaya miyaaban kadaalaa daawashadeda
Me also
No one cares 2017
Lily kheyre aad bay ii qiiro galisay
Lily kheyre Aniga Mrkaad Adiga Daawaneysay Baanba Kula Joogay Huno
...mahadsanid
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw alow uaxarzo c\zanka fanaan taarkh ku dhex leh zoomaada
Waa 16 21 galabnimi walina ma seexan ilaa xalay wallahi iskuuL ma tagin waxana isii dheer maan qureecan saaka io maan qadeen maanta aan ka ayayn koob shaax waxasna waa jaceyl 😥😭
Waxan la hdlaya 11 bilood walina jaceylkaga uma sheegen.😭😭😭😭😭
S
2/1/ 2022 masheegatay jaceylkaga😢
Alfanan c.qadir sh cali sanka allaha unaxristo afgooye ayu ku dhuganyahay habeenko dhimaye wariye c.lahi shiikhalow radiyo banadir ayan ka dhagesay sadax mar wadnaha wadnaha laso bodye ayu yiri kadibne keeysaney lo kaaday
Yaaa ila dahwanayo 2019?😥😫😓
Hhh shumiskasaa wax loo dhigo laheyn
Sanka legend buu ahaa
Allah haunaxaristo😭😭😭.
Waxaan waa iska aduun
Inu caashaq halis yahay calamkan wax jira yahay caawaba aan qire👌🙏👈 2019
Caku aragtidaadii
Sow caashaq ima helin💘
Misna cudur xanuunliyo
Sow ciil imuu badin😭
Who's watching 2019/14/ February 😍😍😍
I love this song.....am watching in 2019
the lyrics in somali songs are so beautiful and meaningful if this was to be translated in english wooww that would be hit
Inuu caashaq halis yahay caalamkana wax jira yahay cawaba anaa qiray run weye liketa ii saara
Waa run ... sow caqliga uma gudbin
Am wtchin 2018 april 10
😭😭😭😭 02:04 am
You're small boy this song was long time ago be growing up
Yaa ila daawanaya 2018
heestan waxan kusoxasusta sahra gabar aan runti aad iyo aad ujeclaa xiligeygi schoolka 2007 waxan xasuusta malinti iskukaaya danbeysay xamar aan kukulano waa iyado saaran babuurki Somalia ay ugabixi lahyd buuq bdn oo jiray iyo jam cariiri badan ayey isuurta gali wayday inaan numberkeda kaqorto weydiiyana halka loowado😭
😢😢😢
Ilhy haunaxristo sanka 🤲🤲🤲
Waxan dawanayaa 2018/may/6 my favorite song
Waaa hees aaad u macan qiima badana leh oo dhagaystaa marwalba xataaa caawa dhagaysanayaaba 25/09/2018
Heeso waakuwii hore dadna waakuwa manta jooga
Yàa sameeyay heestaa zxpayaal iga soo jawaaba
who's wtching 2019 😔
I'm still listening 2018😍
Yaaa ila jooga 2019🎧🎧
2019 who is listening ♥️
Masterpiece song 😢❤ AUN saNka
Iam watching 2021 my favorite song kama cajiso dhageysigeyda hestan 😍
waa runtaadi
23/3/2020 Legend Sanka Heestaada waan dhageysanayaa wali
heestan waxan ku xasustaa habeen anoo safar ah o diyaarad u saaran wadanka qatar baa wìil dhalinyaro ah oo rer xamar ah ishiday anoo mirqànsan caawana waa jawi kale iyo adis ababa
ilahow danbigiisa iyo keenaba dhaaf noo naxariiso
Amiin
Amiiin
DERISKA XALASHA BU AHA ALH U NAXARISTO AAMIN
I love this song ❤❤❤
ILAHAY HAUNAXARISTO ABDI QADIR SANKA HEESTANI CADI MAHEE
2018 farta taga yaqi
as fas i know he was in mogadisho and he normaly sang at weadings. was around 2004 i think nt sure after he came bk from weading has heart attack. my allah forgive him and bless him.
Ilahay haw naxariisto yaa ila dhagasanay 2020
Woow alh Ku naxristo Sanka cod iyo qurux mash Allah yaa ila dhageysnyo 2020
Jeceel jeceel aa dareemay wlh markaa heestaan dhageestay 😂
illahayow Unaxariiso Oo udambi dhaf
waa adoon kagiye ya rabbi..
Naadiya waaaw isha nacabka ka dadan Aamiin
waaaw alla maxay hees jeceyl tahay illahay ha u naxariisto
2021 and you're here, common man you gotta be kidding, I see you.. yes you you you
Yaaa daawanaya 2019 /1/24 January jacayl yuuu ahaaa waliba ii ka tagay qofkuu jeclaaa
woow fanana iga dheh
2019 is the year.
allaha ku naxariisto cabdikadir sanka
Yaa daawanay 2021
8-9-2019 jawi jacayl ano kujira ax ❤️
2020 xili habeen ah yaa ila daawanayo 🖐
ALLE hakuu naxariisto fanankeenow😢
2.12.2023 ❤