DEG DEG: Saciid Deni oo halis ka badbaaday + Diyaarado Qarax wadda oo Gaalkacyo lagu qabtay & XOGTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Puntland oo qabatay Diyaaradaha Halista ah ee Qaraxyada Qaadda iyo Xogta

КОМЕНТАРІ • 51

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 17 днів тому +3

    Thank you ciidanka puntland sifiican ubaara kuwa waday iyo meshey uwadeen

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 17 днів тому +6

    Kow kow kow ma diyaarado subxaanallaah ilaahayow nagaqabo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 17 днів тому +8

    Guul dowlada puntland shacabkada ciidankada mantay dalka wey bad badiyan diyaradah qarax yada wadey iyo ragi wadey ba la qabtay

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 17 днів тому

      Dekedda boosaaso iyo berera inta ay maamulayaan argagixisada imaaraadka soomaaliya degi mayso, ee taa ogow

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 17 днів тому +4

    Bismilaahi

  • @user-cg3hs8io6k
    @user-cg3hs8io6k 17 днів тому

    Mahamed farmaajo warige buu ku fiican yahay👍👍

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 17 днів тому +1

    Hambalyo ciidanka puntland geesiyada lagu jiifo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 17 днів тому

    Bismi allah illahow naga badbaadi.

  • @user-ut8mi3mt8k
    @user-ut8mi3mt8k 17 днів тому

    Aadn Machado shucked managed Cali. Sher aalhunaxaiist

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 17 днів тому

    Shuke Horay usoco

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 17 днів тому

    Hasoo bandhigaan. Sawirkooda. Haday runtahay

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 17 днів тому

    Hayeey sheekhaw aadna wad ucaraysantahay aayar

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 17 днів тому

    Caruurba is wareysatay yaa baray ilmahan xurdiyiinta

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 17 днів тому

    Allow Nagu amanso

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 17 днів тому

    Guul dowlada puntland dalki wa bad badisan

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 17 днів тому

    Shuuke adeer waa arrin halis ah marka sidaas ulawadaag

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 17 днів тому

    Maxaad ugu siishege shuuke gaabso warya wariye waxfahnsiiya shadadiinta kada

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 17 днів тому

    😭😭😭😭Alow Naga qabo cadawga noo tashtay ee midiyaha noo soo Afeestay timirtii hore ayaa dab loo waayay ayaan maqli jiray gaari qarax wada ayaan qaati Ka taagneen hada waa balaayo cirka kaagaga soo dagtay Alow Adiga ayaa awoodleh Naga qabo cadawga umada soomaaliyed dhiigooda baneestay 😢😢😢😢😢😢

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 17 днів тому

    Reverse engineering, halagu sameeyo si dagaalka AS& Ethiopia loogu isticmaalo! Aaway dhalinyaradii physicska jaamacadaha kasoo baxay? waa faa'iido inoo timid haddii gacanta lagu hayo.

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 17 днів тому

    Xasan way udhamayay wlhi markuu markanku leryahy
    Alshaab way qabsanaysaa maxar waxanay ogyihiin

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 17 днів тому

    Xasan madhane ayaa bilaabay hubka khatarta ah waxaana qabatay caabud waaq daarood guul iyo gobanimo

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 17 днів тому

    Iney sii daayaan bay ahayd villa somalo xasan shiikh hakaga raacdeeyeene

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 17 днів тому +1

    Suaal walaal doowladu hadii eey tahay puntland mida Hassan sheekh hogaamiyo maxay tahay ? Mida kale Hasan sheekh waa shaqsi beri ama wuu tagi ama wuu dhiman asaga hadii aad la dagaal santihiin kaligiis ku ekeeya war cadaalada haloo soo laabto waxaan nahay maamul goboleed waxaana leenahay maayar waana deni iyimid oo dablama shidan waxaan nahay maamul goboleed kii ugu horeeyay ee mannuucay shiling soomaali waxaan dhex hoganeeynaa fadeexo aan ka galnay qaranka soomaaliyeed oodhan sicir bararka waxaan ka nahay koow Hassan sheekh hamza debi aadan madoobe lafta gareen muuse biixi Axmed madoobe kuligood waa qaaimiin umada soomaaliyeed dib udhigay kana shaqeeyo waxa danaha gaarka u ah Allah hanaga qabto wixii shar wado oodhan hogaamiyaal wanaagsan Allah hanoogu dhiibo xukunka aamiin asc. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴🇸🇴👍👍.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 17 днів тому

    WAXAAY OGYIIN OOY KEENEN BAY DADKA KU MARIN HABAABINAYAN

  • @MohamedOsman-n8c
    @MohamedOsman-n8c 17 днів тому +1

    Shuuke aadan gurey xaalada ethiopia maxaad uga hadli la'dahey arimaha gudaha

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 14 днів тому

    Haye . Qabiir baad wareysatay oo aad u yaqaan hawlaha dronka . Waa mahasldsanyahay qabiirka aad wareysatay .
    Wallee xasan naceyb ayaa dadkaan ka buuxa wariyaha iyo qabiirka soo bartay daronka ee farmaajo dhalay aabihiina joogo

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 17 днів тому

    Reerkan faafaanka ayba laku yaqaan buun buunis faan faanka 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 17 днів тому +1

    Faan faan yaahuu

    • @AnabMohamad-wu3lf
      @AnabMohamad-wu3lf 17 днів тому +1

      Na ma Alshabaab Naagaha ay haystaan baad ka mid tahay? Cidii Wadatay ba waa la ogaan ! Saqajaan oo dhan Allaha Wayn baa ka shifay! Naa Faan ku waa maxay aad sheegeyso Mooryaan yahay xumi.?.?
      Dhilooyinka iyo Alshabaab iyo Kuwa la shaqaysta waa la wada damari doonaa. In Shaa Allah.
      Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Puntiland .🤲 Cadawga Allaha jebiyo. 🇸🇱💪🇸🇴

  • @FutoXar
    @FutoXar 17 днів тому

    Drones,galkacyo ayey kudhex jiraan kuwa hagayaa,millitary shisheeya dalka jooga kuwaas hala saaro

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 17 днів тому

      Hawiye dameer ooya argigixiso

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 17 днів тому

    War waxan waxa kentay etopia dani asaga ka danbeya sida u dowlda khalkhal ugu galiyo

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 17 днів тому

    Taasi ma aha wax dhici kara daroonis.al.qushaah xagey ka keeni

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 17 днів тому

    Farmajo maa dhaley😂👍

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 17 днів тому

    MAXAA WADANKAN DACAAYADDA IIB DHAAFTAY OO GANACSI TAHAY AMA AAY NOQOTAY ACUUDU BILLAAH WAR NADAAYA WAXBA HAINOO SHEEGINA ADINKA IYO KUWA IDIINKA HADALSIINAYO HAIDIINKU QARAXDO

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 17 днів тому

    Meede maa maablasoo badhigo

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 17 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 17 днів тому

    Eebow naga soo gaar.

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 17 днів тому

    Deni haduu rakibo droneska uu haysto waa layaabi lahaa

  • @FutoXar
    @FutoXar 17 днів тому

    West africa mali lagu qabtay kuwo UN ay leedahy oo dahab iyo diamond ka buuxo

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 17 днів тому

    Beena waas iyo abna waas is heley

  • @maryanyusuf9104
    @maryanyusuf9104 17 днів тому

    Itoobiya hanga baxado dhulkena

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 17 днів тому

    Makanaad farmaajo ugu yeedhaysaa

  • @AbdulqadirMohammed-pk4wi
    @AbdulqadirMohammed-pk4wi 17 днів тому

    Beenloow howsha Somalia Xuuti yamani shaqa kuma laha

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 17 днів тому

    waa been

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 17 днів тому

    Deni haduu rakibo droneska uu haysto waa layaabi lahaa