HABEEN: Yaab! X@maas oo baaq cajiib ah udirtay caawa Madaxda carabta, iyo Trump oo saxiixaya sharci

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • HABEEN: Yaab! X@maas oo baaq cajiib ah udirtay caawa Madaxda carabta, iyo Trump oo saxiixaya sharci markale dunida kayaabiyay.

КОМЕНТАРІ • 153

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 4 дні тому +2

    Asc waa gaal awood sheegtay laakiin ilaah ayaa ka awoood badan ee sidii rabi uqabtay qaaruun alaah ha u qabto aamiin

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 5 днів тому +4

    Reer Qaza rabi ayay leyihiin cidna dulkooda maqadan doonan inshaa allaah

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 5 днів тому +10

    Madaxda carabta ayaga ayaa meesha dhigtey waa munaafaqiin u adeego yuhuud iyo xulufadooda ee allah ayaga ha isku bixiyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleysanee ee allah juniidiisa ha u adeejiyo aamiin

    • @sakariyeAxmed-ju3zm
      @sakariyeAxmed-ju3zm 4 дні тому

      War falastiiniyinta iney nacayen ma ogtahey mar kii ladha hay buntland iyo somaliland aa nili raraa

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 5 днів тому +3

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 4 дні тому +2

    ALLAH HA U GARGAARO SHACAABKA REER FALASTIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +4

    Habeen wanaagsan ustaad nadaara tv 🎉🎉🎉

  • @Sabrina-v5v3t
    @Sabrina-v5v3t 5 днів тому +7

    JazaakAllah khairan Nadaara. 🔻🔻🔻✌

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 5 днів тому +6

    Allah ha soi af jaro hana isku halaago hana isku salido yuhuud iyo mareykanka hana soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda aamiin

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 5 днів тому +2

    ❤🎉 ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha caalmka ❤😂🎉😢😅😊❤❤😂

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 4 дні тому +3

    Wcs.nadaara.guul.falastiin.gaza.❤❤❤❤

  • @AhmedHochRobleh-n4d
    @AhmedHochRobleh-n4d 5 днів тому +4

    Allow uu gargar walalahayada amin

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 4 дні тому

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 4 дні тому +2

    Asc. Shacbiga reer Qasa Allah haa cawiyo aduun iyo akiro ameen ameen Allah.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 днів тому +2

    Wcs walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 5 днів тому +2

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 4 дні тому +2

    Allaha guuleso falasatina

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 4 дні тому +3

    Ilaahay ka qabo gaalka taram musiubo deg seg ilashsyow ku rid aamiin yaa rabi

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 5 днів тому +7

    Nadaara biri waa jimco insha allaah hanaga hilmaamin qisoyinkii quruxda badnaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 5 днів тому +4

    inuu dufaaco dabigii aay Galen mareeykan iyo yahuud mareeykan soomaalia iraakha suuriya Afghanistan liibiya reer khaza illaahow baabiy mareeykan yahuud aamiin illaahow guuley reer khaza aamiin carabeey dufow yaahuu alle magan

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 4 дні тому

    Ilaahow Jebi Yahuuda InshaAllah

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 5 днів тому +3

    Gaza Hadii Laqaato Caraboodhan Waa Laqatay Alle Haxiftiyo Gaza Waa Magaaladii Shuhada Free Gaza😢😢😢❤❤❤

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 днів тому +2

    thanks 🙏

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 4 дні тому +2

    امتلأت الأرض فسادا وظلما اللهم أهلك الظالمين

  • @soulemanahmed9900
    @soulemanahmed9900 5 днів тому +2

    Ahllae sheik nadara

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 днів тому +2

    Maxkamad ku sheegtaasi wax jira may ahayn, muslimiinta uun bay ugaadhsan jirtey…
    Guuul Xamaas guul Muqaawamada🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 5 днів тому +2

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @rukiyahajielmi2936
    @rukiyahajielmi2936 5 днів тому +3

    Asc macalinka weyen soo afuuf

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 5 днів тому +1

    Mahadsanid Nadaara

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 дні тому +2

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 днів тому +1

    Machaallah

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nice

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 5 днів тому +2

    Maxeey kashiraayaan yaase lagadhiraa weyba dhexfadhitaane kuwa lagashiraaye. Warmahaan carabi majoogtee Sawiradooda ayaa jooga ee katashta teeda kale hana’uskuhaleynina siiba imaraat sucuudiga iyo kuwa idkusheega khaliijka Guul Reer FALASTIIN.❤️👏

  • @ArabStudioArab
    @ArabStudioArab 5 днів тому +1

    Cws sheekh nadara

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 5 днів тому +2

    Madaxda carabta haday manta qasa u hiilin wayaan next wadamadooda ku xiga yahuudi kuma ekaan doonto dhulka Reer falastiin illahay ha u hiiliyo dadkaas masakiintaa ee la dulmiyay 🤲

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 днів тому +1

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤

  • @CabdiSiciid-w5r
    @CabdiSiciid-w5r 5 днів тому +1

    Guul.falastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 4 дні тому +3

    odega jaran jarada orod ayuukukoyaa siduu kusoodigi lahaa ayaan sugeynaa Yaarabi jabkooda iyo baabaoda Yaarabi natusi cadowgan

  • @aminamohammad4534
    @aminamohammad4534 5 днів тому +1

    wcs

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 5 днів тому +2

    Madaxeda Carabta meeshay Jogan iyaga is Dhigay Waa Munafaqin u Shaqeya israiil weyna bahdilan yihin Palastiin ilahey Baa garab u ah odayga walan ee Trump dadkisa alle haku kiciyi🥺🥺

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 днів тому +1

    Asc nadaara tv habeen wanaagsan

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 5 днів тому +1

    Wcs wr wb ilhaay dhib aan dhamaan haku rido cid walbo oo Muslim ka dhibayso qasatan reer Falastiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 днів тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 5 днів тому

    ❤wcs ❤

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 5 днів тому +2

    Wa dhamaatiki mareykanka waayo adduunlan Iyo waxa ku dhex nool Ilahayba iska leh, Trump wu kibrey

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 5 днів тому +1

    Madaxda carabta SIRO ayaa laga hayaa taasbaa keentay ineey camiil unoqdaan yuhuud iyo mareykan muslimiintana waa bahdileen subxaanalaah

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 дні тому +2

    Maxamud Abass iyo Immaradka kuwa Canasirta lahaystayasha Shscabkooda ayaa kuwada kici sida Morocco maanta lagu qaaday.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +2

    Carabta waxay u baahan yihiin quraan saar

  • @CarabeyMuxumud-p3h
    @CarabeyMuxumud-p3h 5 днів тому +1

    Waa qalbi car uur daram

  • @MrRhanMC
    @MrRhanMC 5 днів тому +1

    Nadaara waxan hubaa inaad isoo dhawaynayso waayo waan ku dhagaystaa

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314 4 дні тому

    Asagaa tagi doona taram inshaallah.

  • @CabdinasirmaxamedShariif
    @CabdinasirmaxamedShariif 5 днів тому +1

    Waa waashey trm

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 5 днів тому +2

    Wcs wrxm nadaara tv

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 4 дні тому +1

    Falastin carab maaha sidaas ula soco

  • @abdirashidcusmaanhori5638
    @abdirashidcusmaanhori5638 4 дні тому +2

    TRUMP WAA WASHAY WAXA U HADHAY IN UU DHARKA ISKA BIXIYO . INSHA ALAAH UU IS QAAWIN DOONA .

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 5 днів тому +1

    W❤W❤W❤

  • @DahabomohamedSocdal
    @DahabomohamedSocdal 5 днів тому +1

    Aduunyada cadaaladii way ka dhamatay waxa batay dulmigii markas dulmigu bato allah waa iqaaba kuwaas dulmiga gestay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 днів тому +2

    TARIIKHDI TATAAR AY CARAB KU DHIGEEN, MA AKHRISATEEN, IN DOWLAD EWALBA TAN KALE KU DAAWANEYSAY, ILAA IYAGOO DHAN DHAGTA DHIIGA LOO WADA DARAY, TAR TAAR HALKA AY KU DHICI WEYDAY FALASTIIN , AYEY AHEYD, TANNA WAA TII OO KALE.

  • @ahmedmahamedasalo
    @ahmedmahamedasalo 5 днів тому +1

    Waa wareey nadaara duqan asaasaqa ah wax ka xaaraan ihiba majiraan.maxkamadan la cuno qabataynaayo mee dawlladihii saystay maxkamada aduunka iyaguna masidii carabta ayay iyaguna ka cabsanayaan reer yurub mee maa laliqay sxbkay nadaara tv....?

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 дні тому +2

    Nadara Maxkamadda Aduunka Mareykan ama Drump ma isaga ayaa iska leh.Drump.isaga ayaa Dambile mareykanka kagalay oo lagu qaadi doon.

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 4 дні тому +1

    Trump Wuxuu cagta saaray Wadadiinay Kuburburi lahayd Maraykan waxaana lajoogaa waqtigii allaah uu qaban lahaa Kuwa Arladiisa ku kibra oo Fasahaadiya inshaa allaah Waa u dhamaynaysaa Israel iyo Ameriko

  • @geel1590
    @geel1590 5 днів тому +1

    Yuhuud video daawo hadow ku dhoho Carar Sixir waaye 😅😅😅

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 4 дні тому +1

    Nadaara showa wana kusalamaya sxb

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 5 днів тому +1

    Shir degdeg ha iskugu yimadan carabtu ay ku canbarayan warka trump

  • @CabdiYuusuf-tq8fs
    @CabdiYuusuf-tq8fs 5 днів тому +1

    Kkkkkk waa musiibo taraam

  • @whome4851
    @whome4851 4 дні тому +1

    Wallee Carab waa baabah iyo Xamaas

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 5 днів тому +1

    Wcs nadaara

  • @mohameddahabi6346
    @mohameddahabi6346 5 днів тому +1

    Wax maxkamad cadaalad ah ma jiraan nin walbow xaniinyahaada fuul weeye, hadii cadaalad jirto madaxda maraykanka

  • @shaa1547
    @shaa1547 4 дні тому

    Waa aduunyo duub mar hadii kan ookale madax noqday

  • @AbukarCumar-x3z
    @AbukarCumar-x3z 5 днів тому +1

    Waa wanag arinta turam yahud iyo dunida kuwada haku socda wey jabi donam yahuda waa fiinal

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 4 дні тому +1

    Carab trump ereryanaya Allaha ugargaaro

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +1

    Cajiib waa duni waalatay

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 5 днів тому +1

    Wcs

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 4 дні тому

    maxkamada waa guri ay dhisaan reer gelbaadka waxa lugu xasuuqa shacaab africa aniga ay dhistay ay layirahdaa

  • @MaxamedDoon-n4i
    @MaxamedDoon-n4i 4 дні тому +1

    Yuhuuda weey galbatay aduunyada weey uga dhamaatay mareeykan baana kuxiga waayo dad geerida kufaraxsan beey ladagaaleen

  • @maryami2299
    @maryami2299 5 днів тому +1

    Waa in initial loo keeno ee in laqaado mahan

  • @CabduraxmaanMaxamed-v6r
    @CabduraxmaanMaxamed-v6r 5 днів тому

    👋

  • @CabdiSiciid-w5r
    @CabdiSiciid-w5r 5 днів тому +1

    Yuhuud alaha naga qabto carabi waa naage

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 5 днів тому +1

    truamp ilahey aduunka ha ka qabto

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 5 днів тому +1

    Adayga madax abriiqa leh oo shaydanka ah reer Falastiin waxaba kama qaadayo kuwaan carab ku sheega ah ayagana waxaba iskuma haayaan hal neef oo geel ah ayay kor fadhiyaan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +1

    Waayaab duq trump warkiisa

  • @LilbajioAhmada
    @LilbajioAhmada 5 днів тому +1

    Aawii daabkii mareekanka

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 4 дні тому

    ومكرو ومكر الله والله خير الماكرين
    Waxaa waxa ay maleegaan ayaga umbay kunoqon marka jaxanjax nagama haayo gaalada Allah tiisa umbaa kaweyn Mar kasta

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 5 днів тому +1

    Ninkan waa majaajileyste waalan waliba 😂😂😂😂

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +1

    Maxkamadu yeey u shaqeen doontaa 😂😂😂

  • @HaaruunmacruufHaarunhaarun
    @HaaruunmacruufHaarunhaarun 5 днів тому +1

    Taraam waa wiil waalka maraykamka hhhhhhh

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 5 днів тому +1

    aloow ugar gaar falastiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 дні тому

    Imaaraadku isaga ayaaba wada oo asalkiisu yuhuudi yahay

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 5 днів тому

    WCS

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 дні тому

    Maxamuud cabàas xitaa weli ma hadlin

  • @MaxamedcaliJimcale134-u6e
    @MaxamedcaliJimcale134-u6e 4 дні тому

    Glass needlessly welcome carbs odhan

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 4 дні тому

    Carab iyo islaam quwadooda baa laga qariyey gasana wax umatarsyan illaahay cadawga haka qabto

  • @jaamaccabdiraxmaan1218
    @jaamaccabdiraxmaan1218 4 дні тому

    WAAD KU MAHADSANTIHIIN WARARKA AAD INOO SOO GUDBISAAN

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 дні тому

    Yuhuud iyo maraykan waa in loo midoobaa

  • @sundusmohamed3151
    @sundusmohamed3151 4 дні тому

    Carab isku imaadkooda maxaa lagu jeeda marka waaa dad dhintay Carabta

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому

    Maxkamada shaqada ha iska joojiso

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 дні тому

    Icc markii horeaba ma ahayn maxkamad lkn waxay ahayd meel afrikaanka loo samaystay

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 4 дні тому

    WAXA CUSUB ADUUNYADA INLA ARKO MWNE WAALAN

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 днів тому +3

    Waa runtood xamaas

  • @NastehaUbayd
    @NastehaUbayd 5 днів тому

    intaas waxuu u samaynayaa qancin uu ku qancinayo nataniyahu ilaa barqo buu kasaaray gaza mark baln bayn ah buu u sheegay darbiga buu madaxa ladhacayaa

  • @Cabdulaahi-b9o
    @Cabdulaahi-b9o 4 дні тому

    Mareykan iyo israaiil godkii lagu aaasi lahaa ayuu traump ka shaqeynaa kibir uu allah la kali noqday ayuu la shektay