DEG DEG Qaar ka mid ah Odoyashi Somalilnd oo Qaadacay Natiijada doorashada, &Kulmiye oo kala jibiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 14 годин тому +2

    Suldana TV thank for your latest updates news
    I hope now Suldana TV can understand very the held in North region of Somalia it capital city Hargesia is Ishaq is Ishaq clan election although Isa and Gadbarse they are have no choice dominate by Ishaq clan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 16 годин тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 15 годин тому

    Waa doqmihii magaca Arab ku xuuri jiray.

  • @MohamedMohamed-ob5ot
    @MohamedMohamed-ob5ot 16 годин тому +1

    Waxa aan dhegeystay adiga oo leh warbaahin dhexdhexaad ah ayaan ahay
    Balse xaqiiqdii waxaa ii cadaatay in aad dhinac tahay
    Waa xaq u leedahay in aad dhinac tahay
    Adiga oo salmi ah
    Balse aniga ma ii sheegaysid in aad warbaahin tahay.

  • @Hared-u3k
    @Hared-u3k 12 годин тому

    Yaaahuuuu

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 5 годин тому

    Odayaal dhaqmeed waxba laga waydiinmaayo Doorasho iyo maamul dawladeed.

  • @XasanXusen-jp9vo
    @XasanXusen-jp9vo 14 годин тому

    Asc

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 16 годин тому +1

    Tumsaliye mtume❤muhamad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 13 годин тому

    Soomaalida inta badan waa dad da' yar oo aan la socon taariikhdii la Soomarey
    Waqti hada laga joogo 74 sanadood
    Ayaa Boqor Xeeyle Salaas ka hadley Qaraamada midoowdey dhexdeeda
    Wuxuu yiri (Soomaaliya yaan la siin dawlad nimo madax banaan
    Sababtoo ah waa Qabaailo is diidan aan Noqon karin Qaran oo Qowmiyad ah
    Waa Qabiilo is diidan oo aan Qabiil aan Qabiilka kale waxba u ogoleeyn )
    Boqor Xeeyle Salaas wuxuu ahaa qof si fiican u yaqaana dhaqanka Soomaalida
    Xeeyle Salaas ayaa waxaa la warsadey cida Naarta galeeys a
    Wuxuu yiri ( hadii naar la galayo waxaa naarta galeeysaa Soomaalida Galbeed )
    Waxaa la warsadey sababta wuxuu yiri( aniga weey ila shaqeeyaan lacag beey iga qaataan markeey halkani DDS joogaan
    Markeey Xaga Soomaaliya aadaan wexeey Ola shaqeeynayaan dawlada Soomaaliya ee Mugdishu
    Soomaaliya ma aha dad balan iyo axdi leh halka shilimaadka loogu tuuro beey la jiraan iyo Qabiiladooda)
    Tani waa taariikh ku Sudkan qudbadihii Boqor Xeeyle Salaas oo a heeyd 50 qoton meeyadii oo hada laga joogo wax ka badan 70 sanadood
    Nin Reer Waqooyi ah baa Mugdishu imaanyaa haduu soo dhexgalo dad aan aheeyn Reer waqooyi waxaad noqoneeysaan saaxiibo wax wada wadaaga hadii marka uu halkaa yimaado qof kale Reer waqooyi ah saaxiib nimada iyo isla wax wadaaga halkaasi ayuu ku egyahay wuu kaa tagayaa wuxuu saaxiib ka dhiganayaa kan isku Qabiilka yihiin
    Soomaalida waa dad wax kasta kala weeyn Qabiilka
    Sidaa awgeed ma aha dad u dhaqmi kara hab dawlad nimo xaqiiqda
    Soomaalida meel kasta ay joogaan waa isku dhaqan waa qabiil Qabiilka kale la dagaalamaya
    Waxaa la yiri meed maxaa ugu danbeeya kan hada la sido
    Bal dadkani waaweeyn ku hadaaqayaa Habar Jeclo Habar Awal Habar Jini Habar Insi
    Ilaahoow arimaha Soomaalida sahal

  • @shibis100
    @shibis100 16 годин тому

    Odoyaasha waxay ku dayanayaan odayaasha koofureed oo wax walba qaadaca.

  • @FaysalXasan-yc6fy
    @FaysalXasan-yc6fy 15 годин тому

    Huu.haa.huu.haa
    Kanookale.lama.dhagesro

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 14 годин тому

    ODAYADANI, IYAGU MAY KA MID AHAAYEEN KUWA KURSIGA UTARTAMAYEY?
    MISE WAA FIDMO WADA YAAL?

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 15 годин тому

    Dawlada idoor miyaad xishotaan xishodba mataqaananba

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 16 годин тому

    Waar. Habar. Jeclo. Maxaa. Haysta. Bal. Dadkay. La dhaqmayeen. Dhaqankooda. Eege. Subxaan. Allaaa

  • @FaysalXasan-yc6fy
    @FaysalXasan-yc6fy 15 годин тому

    Huu.haa

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 16 годин тому

    HUWANTA GUDAHA. LOOMA BAAHNA WARKOODA

  • @Koos-k9v
    @Koos-k9v 14 годин тому

    Kan lama dhageysto huu haa

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 16 годин тому

    Ninka. Weyni. Miyuu. Ooyayaa.

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 14 годин тому

    APOLOGIIIIIEEEZ.
    ISKA HADLAYAA LOOW ILAMA IGIRE.
    H.JECLO MAAHA COMMISSIONER!

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 16 годин тому

    Xumbooooooo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 13 годин тому

    Kuwani waa caloshodda ushaqestaayal musa lalusheey shame on you baan leyaahaay waar ummadah kaxishodda naac ama jeclo ama diig xadha cirro baa Madaaxweyne aah Hoyaddin ushega shakkaddina nacnacda aah Belo inimarteey

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 15 годин тому

    Hadii laidinka reeyey raganimo kuqaata

  • @B055SNM
    @B055SNM Годину тому

    waxaad u malaynaysaa in gudoomiyaha doorashadu uu haysto wakhti uu ku daawado youtube.😅😅😅

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 16 годин тому

    Coduubaa latirinayaa wixiikale waanaac

  • @KayseHassan-pw3tp
    @KayseHassan-pw3tp 15 годин тому

    Y

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 16 годин тому

    Bisad baanad. Ka. Ahayn. Soomaali land

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 16 годин тому +1

    Kuwani wa kuwi Muse bixi lugoyay e latalin jiray
    Taladodi iya manta uso urtay 😂