Lamaanahas wax ceeb ah ama ka Qaldan ugama jeedo.xaaskisa Gacanteda bu ku dhagan yahay Maraduna wa garbo saarkii ba isku Maran e lamanahan faraha halaga Qaado.wa runtaa cabdullahiyoow Labadan lamaane ilaa iyo noloshoda Wa lagu dhaganaa si layskugu diro lkn Way ka raayeen wayna ka guulaysteen Xaasidiintoda
Dadka caytamaayo , aa waano u baahan. FARXIYO SI HIDAHEEDA AH EY U LABENSANTAHAY. Ee dhaqn guurka iyo DIINTA CUSUB, meel kale la aada , waryaada iyo nayaada
Horta gabadha waxaan oran lahaa is astur maadaama dumarka waa cawro dhanka kale Marka laga eego waa qoys qurux badan oo isku faraxsan saan uga jeedno ee dadka hala iska dhaafo ilaahey ayaa umada abuurtay
Waar niyow beenaalaad tahee ninku gacanta ayuu hayaa gabadhuna iyada ayaa marada tafteeda haysata sababtoo ah diricu inta badan aad buu uga dheeryahay kolkaa si aanay ugu kufin bay tafta qabsatay isaguna xaaskiisa gacantuu hayaa ee marada ma hayo gacanta uu ku hayaana waa ta bidix ta midigna waa kaa ku laafyoonaya ee usoo badheedh intaad kolba naag wareersan u soo qaadanayso doqonyow gadhnacaslihi
Asc. Ahamudulilah,Musliminta Allah cawiyo,melkasto ay joogan Allah keyr badan Allah haa siyo amèn ameen Allah.
Soomaalidu wey ku naxsan yihiin dayax iyo xaaskiisa waayo ma arkaan dad is jecel oo isku faraxsan. Waxa dadkan gabadha ugu wada dhegan yihiin waa iyagaan haysan wax jecel oo ku xaragooda.
Ee Hada Gabadha Maba caynine Isastur macaybaa Soomaaliyey Xaqa Allaha nagu duwa
Dumar laan maxa kutaqan maser waxay uquri layihin gabdha iyo odaygeda isku farxsan isha baxar ❤❤❤
Daysxiyo farxiyo waa maansha allaha idin xafido aamiin yaarabi
Lamaanahas wax ceeb ah ama ka
Qaldan ugama jeedo.xaaskisa Gacanteda bu ku dhagan yahay
Maraduna wa garbo saarkii ba isku
Maran e lamanahan faraha halaga
Qaado.wa runtaa cabdullahiyoow
Labadan lamaane ilaa iyo noloshoda
Wa lagu dhaganaa si layskugu diro lkn
Way ka raayeen wayna ka guulaysteen
Xaasidiintoda
Haa
Masha Allah daayax iyo farxiyo wa lamanah canka ah somli ugu duqadka badan marka somliyey kadhamad famaligan
Tankle wllkey daayax waxn kacodsan inu asturo xaaskisa cadaw badan aad leedahine gabdhad asturo Sharaf bey kutahy ayadane utahy wan idin salama shukrn adne wllkey cabdulahi jisakumulahu kheer ❤❤👍👍♥️♥️❤️✋💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏👏👏 hore usoco baan kuleyahy guuleyso
Dadka caytamaayo , aa waano u baahan. FARXIYO SI HIDAHEEDA AH EY U LABENSANTAHAY. Ee dhaqn guurka iyo DIINTA CUSUB, meel kale la aada , waryaada iyo nayaada
dhiikhada islii Cuba reerka kadayaa mashquulka
Ma waxad leedihiin dumarka somaliyeed waxayna gashan bay gashatay?? Masaajid uma socote xaflad wada dambi ah bay joogta.
DAYAXOOW CADAWGAAGA HA U JABAIN AMIIN
Maxaa waaye NAGTA LOGAHEEDA afka ku wadato-- oo Farxiyo ka ma seereyso. 😂😂😂😂😂
Asc dunida ma,aho waa Somalia bes
FLY ABOVE THE HATERS
Maseeer leee wye
Abayo inay is asturta masar miyaa
Maxay tahay naagten xiiqsen oo maserku hayo naa ooy😢
Soomaalida wax badan ayaa ka qaldan sawabto ah farxiyo qawanaasho iyada ma bilaawin lkn gawadhana waxeeda wax sheeg mahane waa maseer
Keep going brother 👏👏
War dayax Libax wye sxb lkn is astur i u dhaha aaya ka wangsaned
Horta gabadha waxaan oran lahaa is astur maadaama dumarka waa cawro dhanka kale Marka laga eego waa qoys qurux badan oo isku faraxsan saan uga jeedno ee dadka hala iska dhaafo ilaahey ayaa umada abuurtay
Gawadhaan. Waa views Ama maser radis hadi dacat matahay lows ayey ugu shegikartaa
😡😡😡
Is astur ceeb iyo caay maahan
Taas waano miyaa Waa jafooysaa xasbunalah wa nicmal wakiil
Mxa ka galy xasid ba thy😊
Adi laftirka qoftas istelka kasoosax iyo labiska taraxadana sificn ha u so sarato dadka kalexo xumana ma iga aha
🤣🤣🤣🤣🤣😂 waa runtaa
@@raxmocabdiqaadiraxmed5623 cided matahay silka makuso cun cunay iskey ilali dofaryahey oh caruurba thy ha igu af baran iskiifo kolba majaro🖕
Is astur dheh kakiin ha isxiijin inaad masayrtay camal waad saxan tahay lakiin waxa kaa qaldamay reerku alah haka soo hanuuniyo fankanka fan oyo qaawani isu daaba
Wcs wllo
Nacas weye kan nagtiso qawan sa iskula fican uf nin gar dher o khayrleh marg
Ninkan dayax camalkiisu soo fanaan maha maxaad kasugeyseen inuu Quran iyo xadiith aqriyo oo gabadh astuan lasoo shirtago Allah maxaan somaalidan kayaabay khiyaali baad kujirtaan ee hurdada katoosa dadkani waa kuwii uu Rasuulku sheegay SCW qof kasabkiisu xaaraam yahay oo faasiqah oo dayuuth ah baad leedhihiin xaaskiisa muu asturo cajiib
❤❤❤❤❤❤❤❤
Dayax waa nin sharafleh iskuna kalson
Adi xataa funaanadaan makaa dhamaato miyaa
Kkkkk
Mid jecel ma heysato naagta ceytamee