WEERAR IYO WEERAR CELIS:-Senator Muuse Suudi iyo Xildhibaan Duniyo maxaa kala qabsaday?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 129

  • @shaawey1
    @shaawey1 13 годин тому +8

    Alhaaji muuse metalaad dhab ah. Tuugada qabiilistayaasha ah sunta loo soo saaray illaah ha ku xifdiyo. Canshuurta Abgaal Gedo halagu dhiso waa diidnay.

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 4 години тому +1

    Allaha ha ka Xafido Mudane Muuse 🎉

  • @FartunK
    @FartunK 9 годин тому +1

    xildhibanada jubaland aqliga allaha kuu daayo muuse suudi waad wacisay waano hadeey wax tarayso

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka 14 годин тому +7

    Adunyo muuse suudi ayaa somaali xildhibaan u ah walee somaali madhawa😢😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 11 годин тому +1

    Haduu Mucaarad yi maado waxaa imanaya muxaafid Haduu G yimaadana waxaa yimaada Gobol weedhaasi waa dhab❤

  • @xarfo
    @xarfo 16 годин тому +24

    dadka muuse suuudi Xildhibaan u yahay baa Dowlanimo ka hadleysa kkkkk

    • @AbdirizakHasan-g3y
      @AbdirizakHasan-g3y 16 годин тому +5

      Hada adigoo ay xildhibaan kuu tahay taa u raysa ee afka soomaaliga inay ku hadasha wax xun u arkaysa ayaa dad ugu liita ogowna xaaji muuse waa mujaahidkii idin baday inaad qaxooti noqotaan oo kaakuma iyo dha dhaab ku xarootaan

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 16 годин тому

      Yohooy is baaraan xiraa!😂😂😂

    • @hm1c586
      @hm1c586 15 годин тому +1

      Muuse waa muwadin Qaladkow galana Allah baa kulaxisaabtamay

    • @AA-ks5ip
      @AA-ks5ip 15 годин тому +3

      Hadii (dhiig-yacab) Axmed Madoobe iyo Cabdullahi Yusuf ay madax noqdeen maxaa diidaayo in Xaaji Muse senator noqdo?

    • @siradm
      @siradm 13 годин тому +1

      Xildhibaan maahee waa madaxdooda, Xassanna waa uga muhiimsan yahaye ka sheekey? Waa qof wax gala waxna guda ee ka dhamow, asaga iyo Cabdi Qaybdiid iyo Cabdixaashi hadalkooda waxba laga tuuri maayo

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 10 годин тому

    Mashallah ilaahow xaajiga cimri dheer iyo cibado sii waa run iyo daacad wada socota

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 17 годин тому +4

    Boqortoyo Alhaaji muuse suudi yalaxow Alaha ku xafido adeer macaan guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 16 годин тому +2

      Mooriyaant musse illahay ummada ka qabtay.

  • @abudarda00
    @abudarda00 15 годин тому +2

    Waxan ba dowlad no ah. Ilaahayow adiga un ba ku heysanaa. Nasiib darro aduunkii meeshu marayo anaguna meshaan taaggannahay. Isbedel barakeysaan dadka,dalka,iyo diinta ufiican Ilaahaow keen

  • @JaamacHasanabdi
    @JaamacHasanabdi 13 годин тому +1

    ❤❤❤ mouse suudi wuusxanyahay gobalka ayaa lagahadlayaa gabdhu hadalka mafami😊

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 16 годин тому +2

    Xaaaji muuse Ruunta ayuuu sheegaay

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 15 годин тому +1

    Wali Wey indho Adegtahay Iskajir Munafaqiinta Iskadhigaaya Muwadininn!!!

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 годин тому +2

    Lacagta aduunka laga keeno xamar bay gashaa

  • @YuusufGubjac
    @YuusufGubjac 13 годин тому +1

    Moosoow nooloow intee nooli jirto

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 5 годин тому

      Waxaa layabanahay dhalin yarada fadhisho oo muqdisha matalo hadana jawabeynin

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 15 годин тому +1

    Muusow ujawaab Kooxda qpleysatada Ah iskaceli Waadulmi inledinxaqiro Mugdisho

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 12 годин тому +1

    Benfakatey run magaarto gasha wen wixii diley baa nirigtana diley Hawiye keligayo ban canshuur bixinaan bad kudodan aa Afgoye hadaan xirto oo waxna geynin waxna iga imanin mogdisho sidaas na kukala joogno kawarama war xamar waa casimadiiye kadaya dadka aad kasheganey san hadiise sidaan siiwadan dhoobo ayaad utageysaan runtii dad cadow idinku ah baa maskaxda idinka qabsadey oo meel xun idin wado Digil Aw mirifle mogdisho iyagaa wax geyo kala nasodego Malin kastana waxan bad la hortaagan tihiin war kajoga casimad Somaliyeed hadey noqon weydo mogdisho derbi kii Baarliin oo kale ah ban iskaga xirey naa xaduudka 2bada koreya oo kale ah na way noqon doontaa aa qof walbow kutalagal taas

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 14 годин тому +1

    Muse Allah ku xafido

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 8 годин тому

    Dameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeer hawiye

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 16 годин тому +1

    Midkasto xanuunsa baarlamanka ayuu fadhiyaa oday kadhamatay muxafid kulahaa duli

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn 15 годин тому +1

    Waa oday qabyaalad ku illaaway dhimashadii iimaan la aan aqli xumo xaqiraad nacas nimo iimaanka iyo aqliga beel

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 15 годин тому +1

    Subaxallaha Ku waan Somalia weyn Dib Undhaca Ku Ridaye Waaye Dhamaane Somalia weyn moqadisho Hargeesa Garoowe Baydhabo Kismaayo Dhuusa Mareeb Waa Dugaafade Cashuurta? maxeey ku Sameeyaane ??? Yaaap? Ka Yaap? Soobooqo Da Hada??? FUCE UP an????

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 14 годин тому +1

    ARMUUSOOW TOWFIIQDA AAD CIMRIGAAGANA SIYAASAD ISKA DAA WAA LAGU CIMRI DEGDEGAAYE

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 14 годин тому +1

    Waa dad qabyaaladi dishay

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 16 годин тому +1

    Canshuur yaa idin waydiistay lacagihii aduunku ku deeqay aaway tuugyahay mooryaantaa!

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 15 годин тому +2

    Kani wuu gaboobay caqli mala

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 7 годин тому

    Dadkii ay ahayd in dambiyaday galeen lagu qoodo oo waahore la daldalo ba xildhibaano ah markasa la rabaa in Somalia hagaagto, wa wadan funny ah oo dadkiisu khiyaali ku nool yihiin

  • @NurJama-s3x
    @NurJama-s3x 14 годин тому +1

    Waa nasiib darro weyn.

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5q 15 годин тому +1

    Odayashaan carehome ayaan geen lahaa

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 13 годин тому +1

    Mooryan Muuse suudi yalaxow waa tuug Qabyaalad ku nool muse suudi yalaxow waa Dabaal duqoobey cilmi malaha

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 10 годин тому

      Adaa moryaan eh oo tuug eh oo wax ka daran eh qabiliste qurmay 🤮afkaaga qurmaayo ka dhoor Musse suudi waa hero allah xafido

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 годин тому

    MOORYAAN WAA MOORYAAN DHAB AH.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 14 годин тому

    WAAD DADAASHEEN DHAMAAN XILDHIBAANADA IN QOFKA DA DAA AAN LOO JAWAABIN SI UUSAN BAREESHAR U QAADIN ISAGANA ISAGANA XILIGAAN SIYAASADI DAN UMA AHAN

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 годин тому

    GABADHA AYAA DHAANTA MOORYAANKA WEYN.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 15 годин тому +1

    guryahii lagudhisay canshuurtii somaliyeed muusaw saw adiga mabililiqeeysan soomaalyeey odeygaan gariirayo oo xaaraan cunaha oociradii hoosta iyokor iskutidcay oo saan uhadlaa ayaaxildhiban ah dawlada aad sugeysaanwataa canshuurta ma asaa canshuurbixiya qabriyaduu fagtaa walaahi waxiidamiirleh way arkaan inaandawlad jirin

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 11 годин тому

    Muuse sow kii Muqdisho dumiyay oo madaafiixda kuqaraacay maa eeraboorkana xoog kuhaystay iyo dakada oo dakada ceelmacaan ganacsatadu isticmaali jirtay

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 9 годин тому

    Warlords ayaa Somalia xil u haayo. Waxan rabi lahaa in Somalia kasoo baxo Nin sidi Ibrahim Traore

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 15 годин тому +1

    This guy is word lord he use to be in jail

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 16 годин тому +1

    Muuse suudi buluxoow ninkii 1992dii jaziira qashinkii buuxay lagu qashinka miyaad iska nadiifisaan wuxuu yidhi qashinka gaalada ayaa qaadaysa marka ninka aqli fiican ka sugaya waad riyoonaysaa

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 15 годин тому +1

    Kan maxaa la waydiina waa nin xaaran ka dhergay

  • @CaashaRuum
    @CaashaRuum 16 годин тому +2

    Odaga afsomaliga waku adagyahay

  • @DhaqansameChannel9530
    @DhaqansameChannel9530 15 годин тому

    I'm yet to finish ..... ayaa sax gabadhay duqana Madiina ayaa ka badan

  • @1Cairos1
    @1Cairos1 9 годин тому

    hawiye qof hadli karo meykeenaan

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn 15 годин тому +1

    Wuu gaboobay wuu gariirayaa illahay umada umada kaa dhex saar oadaygaa baa soomaaliy burburiyey muuse suudiy

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 11 годин тому

    kkkkkkkkkk waxaan ma daawladbaa mise waa baarlamaan toloow

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 2 години тому

    Caqli hawiye iyo qoob dameer midna ma qoyo

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 27 хвилин тому

    Wax barlamnka fadhiyaba wa dad wada cilaj u wada bahan muuse suudi Abihii isbarada ayaa umada wax u shegaya wa dal rogmaday iyo inta kula da'da ahba inta ay kuwan jogan horymar somaaliyeed iska ilow cuqdo iyo moryanimo wali dhagaha ka qeelineysa dowladii hore waxay qabatey iyo tan Xabsade qabanyo waa kaaf iyo kaladheer ee odayashan xafayadaha xiran misahidada iskaga gala dhaha siyasad iyo 2024 ma matali karaan .nicana Roll model noqon karimayaane waxan isbaaro iyo moryanimo aheen laga dhexlimaaye umada ka hor dhaqaajiya
    Runta kama sineysto wa xaqiiqada jirta kanax ama ku farax aday kutala
    Alxaqiiqa✅✅

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 9 годин тому

    Dal hoogey dheh 85 jir baa wali qabyaalad la hor fadhiya

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 14 годин тому

    Afka ale kaama gooyo geesi alxaji muse suufi

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 13 годин тому

    Sharmuutada usheeg indhaha lagaa galihaa facaane waa nojooga😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 годин тому

    GABADHAAY MARKA HORE U HADAL GOBOLKA AAD XILDH U TAHAY DABADEEDNA DALKA.!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 годин тому

    KAASI WAA KII UGU WEYNAA HAWIYE EE ARKA OO FAHMA DUULKA MORYANTA.!

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 10 годин тому

    Tuug Weyn Muuse Suudi Alle Ku Cadaab

  • @MrXuud
    @MrXuud 4 години тому

    Cimri Qasaaray Muusow War QARANKA Difaac Qof ha difaacin
    Jaahilyow

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 12 годин тому

    Sanatar muuse illaa uu ka dhinto hadaa ka amusno kawarama waqti yaraa u haray😂😂😂😂

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 15 годин тому +1

    Alxaaji muse Suudi Yalaxow, cimri dheer iyo caafimaad ilaahey haku siiyo. ❤

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 14 годин тому

    Dhamaantood waa qudhun isu yimid qoftan iyada maxaa iimaan ka kaqaaday

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 13 годин тому +4

    Hhhhhhh gobalka gedo ayuu ka xanaaqay oo farmaajuu xasuustay dhiigaa ku soo booday ciiloow ba

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 13 годин тому +1

    Bal gabadhaas sida quruxda badan ay ula hadlayso oo u qadarinayso

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 16 годин тому +2

    War waxan bal Daya

  • @AbdiaziMoha
    @AbdiaziMoha 16 годин тому

    Legend

  • @JaamacHasanabdi
    @JaamacHasanabdi 13 годин тому

    Adee wax haliisku darsado ama hala kalatago muqdisho kaligeed in ladhuuqo mahan muuse sxnyahay gabrey keen cashuurta gobolkada ama isga bax meesha

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 11 годин тому

    Tan indha male aqli iskadhaafe odagaa ka Hadal roon Qorax may joogtaa bisinka

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 годин тому +1

    Gobol ka dawlada waxlawaydiinayaaye ma abgaal baa la waywaydiinayaa

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 15 годин тому +1

    Odaygaan Waalan Maa nasto tuug wayn

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 14 годин тому

    Alxasji muse sudi alaha no kas dhasfo alaya cizak

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 15 годин тому

    Banadirey Ogaada Dhibatada heysata???

  • @saidma1683
    @saidma1683 16 годин тому +5

    ODAGAAN..WAA.ASASAQEE..MUU.TOBADA.KU.DHAGO...90.JIR..MOORYAN..NIMADII.KI.JIRO😂😂😂😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 8 годин тому

    FADLAN HAKA BAQINA MOORYAANTA IYO DIRKOODA.. MADOOBOW XAQA HA AAMUSIIN SHIB LAGAA DHIGYE...!!!!

  • @JaamacHasanabdi
    @JaamacHasanabdi 13 годин тому

    Sheeke ayey alifaneysaa gabdha

  • @Zuubet-cf2mu
    @Zuubet-cf2mu 14 годин тому

    Bsmlh sheedaan

  • @medovepenman
    @medovepenman 11 годин тому +1

    Alow noo sahal bal fiiri odaygas sumaysan tawfiiqda allaha ku wafajiyo

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 16 годин тому

    ideey kudeeymaayo miyaa, mise danta dadwaynaha aa laga hadlaa

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 11 годин тому

    Dadkan marki laga hadlo canshuurta gobolka banaadir Maxay qabiil ugu qaataan war cidna xamar idinkamalaha LKN gobolada aad isxijinaysaan Dadka u ogolaada in ay wax kuleeyihiin

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir 14 годин тому

    😂😂😂😂😂

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 годин тому

    Subxaanallaah baarlamka uu fadhiyo muuse suudi iyo waxa lamidkaa baa baarlamsn lagu tilmaamaya xasbunallaahallow adaa soomaali u maqan

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 12 годин тому

    70 moryan ah

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 17 годин тому +3

    muuse waa odey badow ah waana dadkii dalja burburiyey xaqna umalaha qofkaan cawaanka ah in dadka la dhex keeno gabadha kasaxan kana soomaali san una qalanta maduul

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 17 годин тому +2

      Jaahil foqol jaahil wax baro orod
      More tayda Ana leh tada kula lihi jaahil Boqor alhaaji muuse suudi yalaxow waa runtii

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 17 годин тому

      Naagta iney u jawaabto Boqor alhaaji muuse wa qalad wlhi😡😡waka xumahay😳

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 16 годин тому +1

      Kuwa uu roldmodel ka uyahey ka waran iyagana

    • @AbdirizakHasan-g3y
      @AbdirizakHasan-g3y 16 годин тому +1

      Nacasow adiga hortaa ayuu joogay xaaji muuse waana mujaahidkii dalka idinka eryay ee kenya idinku xareeyay ee qaxooti idinka dhigay guuleysa xaaji muuse suudi ayaan leenahay

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 16 годин тому

      @@AbdirizakHasan-g3y dadkii dhiiqada tanyaaniga kaga gudbi jara markey yiraahdaan waxbaan qixiney waa tanoo kale markaan rarkii intaan ka daayey sidii dad caadi ah ula dhaqmey inaad saa hadasho waa gartaa haddii aanan anigu ismucaaradi oo aadan saa fursad ku helin waligey saas ayaan kuu raran lahaa ku darsoo dhulka aan tageyna waa dhulakale oo aan aniga leeyahey waana ka bacdiina muqdisho xoog baan ku soo galey oo waanigii ceelasha biyaha kuu qixiyey

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 16 годин тому

    Waxaas baa Caqli laga sugaa

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 13 годин тому +2

    80 jir gacan ku dhiigle qaatumo seeg ah dad ayuu xildhibaan u yahay Yaahuu

    • @shaawey1
      @shaawey1 12 годин тому

      @@waalayaabaywaalayaabay9130 ka waran qoladii rabto 80 caruurtiisa canshuurtooda inay buundooyin ku dhistaan. In la idin gubo ayaa axsaankiina ah. Idinka masaajid ma ka wacdisiin. Tuugo isbaheysatay

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 16 годин тому +3

    Xaaji muuse suudi waa mujaahidkii gabadhan iyo kuwii dhalay kuwii ku farac ahaa ee booli qaran deganaa eryay ee ku xareeyay xerooyinka qaxootiga kenya marka waxa ay xusuusatay mujaahid muuse suudi qaxilootigii uu baday intaa ayay ka cadhaysan tahay
    Laakiin mujaahid muuse annagaa jecel inaga ayuu ba matelaa guuleysa mujaahid muuse suudi

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 15 годин тому +1

      NACALAD KUGU DHACDAY BEENALE MA MOORYAN MUUSE SUDI EE BILILIQADII GURYAHA ILAA HADA HAYSTA DHIIGYACABKA TUUGA AH MIYAA MUJAAHID KU SHEEGEYSAA CADAABTA ALLE KU GEE

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 17 годин тому +2

    Xaaji Muse Suudi Allaha Ku Caafiyo guul 👑👑👑🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 15 годин тому

    Muse meeqa qof aad dishey cimri aad ku jirtaa ilaahey ka cabso

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 15 годин тому

    Muuse Waa Runtiis Tuug uururtey Ayaaqeyilnaayey

  • @MohamedShireh
    @MohamedShireh 12 годин тому

    Nacaladi kugu dhacday

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 10 годин тому

    Dhiigyacab . Muuse suud oo kale intaay somalia kunol yihii nabad kama soo socoto. Waa dadkii lala xisaab tami lahaa dhibtay umada ugeeysteen. Ayaa xil loodhiibtay kadibna nabad ayaa lasugayaa waana waa waxaan soconeeyn.

  • @ShamsoMohamedkhalif
    @ShamsoMohamedkhalif 11 годин тому

    Soomaaliya walee cadaalad kama jirto waayo muuso ayaaba Xildhibaan ah iyo wax lamid waayo muuse asagaaba ah mustaqbalka maxkamadda in la keeno

  • @BashiirCabdi-mw3rz
    @BashiirCabdi-mw3rz 15 годин тому

    Kanoo kale in xil loo dhiibaba maahan jaahil qabyaaladeyste ah waa gabar wuxuu la hadlayo

  • @guledsm
    @guledsm 15 годин тому

    Muuse Suudi waa moryaan Soomaali xasuuqey.

  • @siradm
    @siradm 15 годин тому

    Muuse Suudi wax jira ayuu ka hadlay, qofkaas dumarka ahna dood lama wadaagine beenta dhaafa, jaligiis ayuu hadlay, runtuna waa lagama raystaan

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 6 годин тому

    MOORYAAN SEMPRE WAA MOORYAAN

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 5 годин тому

      Dhulkisoow jogaa kkk maxaa laga qadi karaa

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 15 годин тому

    Aqli ma jiro

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 11 годин тому

    Tuug tuug dhalay weeye muse sudi 😂😂😂😂😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 годин тому

    Lacagta aduunka laga keeno xamar bay gashaa