hada kuwaas ciidan doolad miyaa masa qawiil saan maa lagu jiraa in leesku dhimeyo ilaah xaqa hana tuso dadkane laab tooda burcad ha is ku mariyo amiin 😢
Dhamaan umada soomaaliyeed way ka xumaatay dilka waxashnimada ah ee ku dhacay ciidanka xooga dalka lkn waxaa fiican laga warsugo dowlada waayo howsha soo qabashada kuwa dilka gaystay way socotaa ee yaan as naga faa iidaysan ayaan ku talinayaa.mahadsanid mudane
CEELBARAF WAA MARKII LABAAD LAGU DILAY CIIDAMADA, DILKII KOWAAD EE LAGU DILAY LAGAMA JAWAABIN,, MARKII LABAAD HADANA CEELBARAF, KA HOR CIIDAMADII CIIDAMADII DHAAWACA EE CABDICASIIS OO SHABAAB EEY KU XASUUQEEYN , MAR LABAAD CEELBARAF WAA ASKARTA HADA LA DILAY ,
Arintan Waa Culeys Weyn Hadey Siyasadu Ku Lug Ldahay Syasada Somaliyed Waa Xaraan Aad Ban Uga Xunahay Hadan Nahay Abgal In La Dilo Askari Somaliyed Waxana Soo Jedineynaa In La Heshisiyo Labada Qabil Ee Is Dagalay Lagana Heshiyo Dhubatada Dhiga Islamka SiDacada Dhibkana IntAS Allah Ku Simo Dadku Waa Wada Dhashay Wana Walalo
Hussein wariye ayaa tahay wax kugu sewgan MA lahan ceel baraf waxa sababaya in laga so baxo furuma dhaqankiii ka soo jeeday besha dhibka geysatay si LA yaqan ugama jawabin xitaa hadalkada Sh sharif waxa aw aha mid aw. U dhax maray siyasad oo aw mw xasan ku dhaliilay
Ciidanka baneeye goobihii furumaha haday yihiin ciidan qaran wa inay ku sugnadan goobahooda sharcigana ha u hogansameen u yalo cidamada qalabka sida cidii wax dishay iyagu masuul ka ma ahan waxa u xilsaran hiyado Kalle , Wana denbe in ciidan qaran uu ka soo baxo ag amarla'an.
Wiilasha Alle ha u naxariisto walhi waa ka naxay lkn xawaadle waxa kasoo baxay dulmigii iyo xaqii wyo heshiis walba iyaga jabin jiray. Ee Abgaal faataxo been ah ma qaato. Haku tusaale qaateen xawaadle tan
Qalad dad cawaana ay sameyaan wey dhacdaa lkn ma a ha in furinta laga sooboco waa ayaan daro dib haloo laabto furinta rag baa kudhinty dagalka al shbaab wryna solaabanayaa
Wiriye ana kaga jibabayo waxwalibo samey malla aminayo dawladan mar hadi 100mar kabadan ben shegayan madaxda se lagu aminayaa mida labaad ninki gabadhi qabay gurigeda kugubay hadi dawlada cadallad uweysay ya aminaya iyo kumanan shey oo kadaran
Askarta xanaaqay ee furumaha kasoobaxay waa in loogu xoolo qalaa meesha ay joogaan meelkasta oo ay joogaan hadda,waa in loo sheegaa hadba meesha wax marayaan.
xawaadle yuu idin siri ujeedo leeyhiin aqliga ha shaqeyo waxey ugu so baxayan in baritaanka lawado eey ku yeelan karan kiiska so bsaxayo sey u qasan bey raban
war ciidanka dawlada ee baxay amar la aan dawladan warka ka diiday faruumaha soo baneeyey dawladu lacagta haka jarto qoryahana halaga soo qaado markaa hadey rabaan qabiilkooda ha u dagaalamaan cidey ka xoog badan yahiin hala arko shabaabka xawaadle markuu xasan shiiq yimid ayaa laga xoreeyey hadey dad dagaalamo ay yahiin farmaajo markuu joogey maxey isga xorey waayeen xawaadle jufo harti abgaal ka mid ayaa la dagaashiine walaahi abgaal oo dhan ayaa isku kiin tagi doono sidii sagaashamaadkii edeb daro ayaa idinka badataye cidaa ka xoog badan tahiin xaaqa waan idin sugeynaaye
Xasan shiikh umada allaha kaaqabto somalia oo dhan waxaad ka bilawday dagaal qabiil .hubkana adaa iskugu dhiibay.macawiislayna adaa abuuray .hubkana adaa qaybiyey.umada allaha kaaqabto Aamiin yaa allaha
hada kuwaas ciidan doolad miyaa masa qawiil saan maa lagu jiraa in leesku dhimeyo ilaah xaqa hana tuso dadkane laab tooda burcad ha is ku mariyo amiin 😢
Haa waa kusaxan yahiin cawaanta cawaanta dhashe oo cidanka xasuuqe ayaa sabab u ah
Insha Allah, cadowga neceb wanaaga iyo walaaltinimada Soomaaliyeed wey dhamaan doonaan. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wllhi wa ayaan daro xalka allha dajiyo
Waxay u muuqataa inuu jiro jaanis uu xshm siinayo Al shabaab
sax
nacam point waxaa keenay iney baritaanka una socon oo larabo in buuqaan lo jeediyo dadka fikirka shaqeynay
masha allah ilaah ha ku zaidiyo aqliga iyo maskaxda
Waa waraad soowadiin Hadad Abgaal tihiine bedela Sanbalollshe dhaqsada warkaga halkasu kusocdahe
Ilaawailaa woowladu waaineey war karkasoo saadho
Ilahow xaladan adiga maslax iyo xal u ah dhibatadan jirta manta
Askarta waxaa dilay alshabaab
Alshabab ma dilin waana la yaqanaa dadka diley waana la kenaa.
Horta waxeey mudneed in leeys heeybiyo; sidee 8 nin oo isku heyba ee laleeyahay waa ciidan dowlo hal baabuur oo Tikniko eh uwada saarnaayeen!?
Mahadsanidiin 🤔😱😰
kan yow u shaqeeya brobaganda waaye
Aniga Rayigeyga,,,cidankena, Qaranka,,hadiayihin,,kuwaqabil, xilmaqadikaran,,,hadi,ba,ay,,Booskoda,,kabaxayan,furuma,,lama,aminikro,,wainlakaladira
Dawlada Aya ka masuul ah hadii ey yihin rag dacad ah
Dhamaan umada soomaaliyeed way ka xumaatay dilka waxashnimada ah ee ku dhacay ciidanka xooga dalka lkn waxaa fiican laga warsugo dowlada waayo howsha soo qabashada kuwa dilka gaystay way socotaa ee yaan as naga faa iidaysan ayaan ku talinayaa.mahadsanid mudane
CEELBARAF WAA MARKII LABAAD LAGU DILAY CIIDAMADA, DILKII KOWAAD EE LAGU DILAY LAGAMA JAWAABIN,, MARKII LABAAD HADANA CEELBARAF, KA HOR CIIDAMADII CIIDAMADII DHAAWACA EE CABDICASIIS OO SHABAAB EEY KU XASUUQEEYN , MAR LABAAD CEELBARAF WAA ASKARTA HADA LA DILAY ,
Ciidankii kasoobaxay furimaha yeysan dib ugu soonoqon ciidanka horay haloo ruqseeyo .
🆎 gaalow idinka ciidan isku noqda oo is ilaaliya
Sababta oo ah Myqdisho
Had hogaana ama umad kala
Haga u dhexa kama jirto
Isey meesha ama viladii Raga eebe hibada u siiyey
Iney umad ku hogaamiyaan
Daacadnimo hawlkarnimo
Wadaniyad iyo ilaalinta umada hantideeda mid guud iyo mid gaaraba horumar
Hiugsi Nololeed hufnaan
Ciidan dhisa haybad Ka muuqato hansnkara umadooda Difaacida dadkooda dalkooda
Siyad bare farmasjo
Lkn bililiqa doon dhaqan alle Ka Cabsi wax xidhayaa jiriin yax yaxay ku faanaya
Gutiyihii hoteladii hantidii umada uu boobay Ka sameystey ku faanaya kuwuu
Dhalay Hant ama tacliin iney
Meel sare Ka gaadheen ku diganaya umadka danyarta
Hooyooyin kooda xitaa helin
Tacliintii aasaaska ahayd Kii kaas madax weyne ugu eedha danbiyada dhulmiga
Boobka hantidii guud tii gaarka ahay Ciqaabteeda if iyo aakhiro waad laqaysaneysaan
Arintan Waa Culeys Weyn Hadey Siyasadu Ku Lug Ldahay Syasada Somaliyed Waa Xaraan Aad Ban Uga Xunahay Hadan Nahay Abgal In La Dilo Askari Somaliyed Waxana Soo Jedineynaa In La Heshisiyo Labada Qabil Ee Is Dagalay Lagana Heshiyo Dhubatada Dhiga Islamka SiDacada Dhibkana IntAS Allah Ku Simo Dadku Waa Wada Dhashay Wana Walalo
Ashabsb Iska Saarinen miyaa siyasinta xwadle Ugadi iyo xukun xumada xasan shihk
Ha qabsadeen Shabab inu Xawaadle wax hayay ogada illaahay baa awooda lehe adinka iskutashada adinka waxkasta isku kobaye
Wetiye sax ma ahan hadalkada cidanka 7 la dilay Qoyska Xasan sh.yaa dilay baaristana Cadalad kama dhalan karto besha xawadle cadalad Dari yay daremayaan.
Guud ahaan Cidanka xoga dalka somaliyen beel beel ahaan loogu baqaday inay cidanka ka baxaan dibna isugu soo laabtaan
Wlhi wa musibo in cidamada qaranka Somalia lo adegsato arimo siyasaded
🥺 🥺 🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Hussein wariye ayaa tahay wax kugu sewgan MA lahan ceel baraf waxa sababaya in laga so baxo furuma dhaqankiii ka soo jeeday besha dhibka geysatay si LA yaqan ugama jawabin xitaa hadalkada Sh sharif waxa aw aha mid aw. U dhax maray siyasad oo aw mw xasan ku dhaliilay
Halkaas idebdaro weyn ayaa ka jirta, balse la arki doonee
In ciidamada qaranka la dilo waa wax laga xumaado balse dowlada ayaa soo afjari karo.
Ciidanka baneeye goobihii furumaha haday yihiin ciidan qaran wa inay ku sugnadan goobahooda sharcigana ha u hogansameen u yalo cidamada qalabka sida cidii wax dishay iyagu masuul ka ma ahan waxa u xilsaran hiyado Kalle , Wana denbe in ciidan qaran uu ka soo baxo ag amarla'an.
Mar hadii dawladi dilleyso askarti qabil qabilna ukallasarayso xilalka qabil iyo musug lagugusinayo maxa diidayo in cidanka qabilkoda difacan ama udanqadaan
Xasan tuug isaga umada masuul ka ah muxu u dharty ha iscasilo isagu
Shariif axmed ayaa ka dambeeya iyo hiiraan.istet
Wiilasha Alle ha u naxariisto walhi waa ka naxay lkn xawaadle waxa kasoo baxay dulmigii iyo xaqii wyo heshiis walba iyaga jabin jiray.
Ee Abgaal faataxo been ah ma qaato.
Haku tusaale qaateen xawaadle tan
ASKARI KASTA OO ODEY WARKIISA MAQLA DOWLADANA AMARKEEDA QAADAN WAAYA WAA IN CIIDANKA LAGA SAARO
Qabiil ayaa kaa dhax hadlaayo ee cadeeyso warkaada
Markii horeba waa ku ogeyn ninyahow
NISA MARKII SANBALOOLSHE LOO DHIIBEY BAAN KA SAMREY XASAN SIDUU U FIICAN YAHAY YUU MAR QURA MEEL QALDAN TAABTAA MAHADSALAAD HALAGU SOO CELIYO NISA AMA QOFKALOO WAX QABAD LEH HALOO DHIIBO HEY ADAAN WAA AMNIGII DALKA XUBINTII UGU ADKEED OO KALAFURFURATEY
Cidankan,,kasobaxay,furumaha, waain,lacidameya,,tabar2aad,lodira, cidanka,,inow,,siyasad, kumilman, waayandaro,,ciidanalamadhihikaro,,,
Meshan qaran loma shaqeeyee qori aa loo doontaa
HAWIYOW dal iyo dad nabad ah aya la inii dhiibay
Iyo dhul iyobad dhamay tiran halaga helo
😮
Qalad dad cawaana ay sameyaan wey dhacdaa lkn ma a ha in furinta laga sooboco waa ayaan daro dib haloo laabto furinta rag baa kudhinty dagalka al shbaab wryna solaabanayaa
Mahad salaad halaso celiyo
Askarigii furin ka baxo toos halo ceeriyo cawaaanta askari iyo qabiil maxa isku galay
Saxiix
,xawaadle hacadestan hadey doowlada hadeey diidan hacadesten waxey raban
Hadii hadii lama rabo. Dowlada wee ka kaabisay. Dadkii kadambeyay sida uku dhaqsaha badan waa tiirka in la geyaa
Dowlada somaliya,,waxa,,horyalo,,howlobadan, ,,,dagagal, ogasha,,,waaAllshabab,,ooraba,,waxay,,Dowlada, qabanlahayd,inayqabtan
Dowlada somaliya, waxa,,lagaraba,,dadka,,dagagal,,hurinayo, waainlasoxirxira,,EeBagadaha,,Bastoloyi ka,,Bunduqyada,makarofanada, dhamantod,,wainguryahoda,,,logugala,,lana,,dhigaxabsiga
Ilaahayow meel walba dagal aya kasocdee kala qaboji alow nabad Ku naadi yaa raxmaan
Ciidamadaas hubka Dowlada halaga qaado hana laruqseeye hadeynan maqleyne Dowlada weliba xabsiga haladhigo inta dagaal huriyaasha ah
gudomiyaha gobalka banadir waa abgal maxakamada waa abagal taliyaha xoga waa bagal madax weynaha hir shabele waa abagal marka cidanka qabil haku layan
Askartu waa kafaa,idaysanayaan sheekooyinka xiisadaha abuurma hadba xaaladda jirta.
Dagaaladaan waalaga danbeeyaa
Laakiin waxaa habboon beelihii dagaalamaba intalaabada ceel baraf lagaqaaday odayaasheedii
In lagasameeyo meelahakale ee
Eey dagaaladu kajiraan intii talaamo laqaadi lahaa markay talo farahakabaxdo.ooy dhibaato kasoogaarto dad hawlo muhiima,uhaya dalka iyo dadka.
Wiriye ana kaga jibabayo waxwalibo samey malla aminayo dawladan mar hadi 100mar kabadan ben shegayan madaxda se lagu aminayaa mida labaad ninki gabadhi qabay gurigeda kugubay hadi dawlada cadallad uweysay ya aminaya iyo kumanan shey oo kadaran
Askarta xanaaqay ee furumaha kasoobaxay waa in loogu xoolo qalaa meesha ay joogaan meelkasta oo ay joogaan hadda,waa in loo sheegaa hadba meesha wax marayaan.
Waxba kama fahmin
Ciidanki ku difaacaayey haddad iska dishid, so adiga in aad is difaacdid ma aha. Reer ceel baraf isku tashada.
Abgaal oo dhan hadii xawadle soo weraro waa ninkasto oo ciidan ah uu asaguna soo goosto oo u yimaado dagaalka oo aan iska dhicino
xawaadle yuu idin siri ujeedo leeyhiin aqliga ha shaqeyo waxey ugu so baxayan in baritaanka lawado eey ku yeelan karan kiiska so bsaxayo sey u qasan bey raban
war ciidanka dawlada ee baxay amar la aan dawladan warka ka diiday faruumaha soo baneeyey dawladu lacagta haka jarto qoryahana halaga soo qaado markaa hadey rabaan qabiilkooda ha u dagaalamaan cidey ka xoog badan yahiin hala arko shabaabka xawaadle markuu xasan shiiq yimid ayaa laga xoreeyey hadey dad dagaalamo ay yahiin farmaajo markuu joogey maxey isga xorey waayeen xawaadle jufo harti abgaal ka mid ayaa la dagaashiine walaahi abgaal oo dhan ayaa isku kiin tagi doono sidii sagaashamaadkii edeb daro ayaa idinka badataye cidaa ka xoog badan tahiin xaaqa waan idin sugeynaaye
Fake news you number one The one cost Somali problem