4 MASHRUUC GANACSI AAN HUBO IN LACAG LAGA HELAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • #Horumarsamee

КОМЕНТАРІ • 285

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  4 роки тому +105

    Asc isu soo noqod wacan walalayaal fadlan muuqaalkan Like kusoo dhoweeya iyo Subscribe.

    • @mohamedabdullahi5708
      @mohamedabdullahi5708 4 роки тому +3

      Local production ayaad dhiirsgelinaysaa. Tani waxay kor uqaadaysaa per capita income ka. Màanta waxwalba dibaddàa kakeensanaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  4 роки тому +3

      Aad iyo aad walal ahmiyadeenu waa dhaqaalaha dibada dalka uga baxaya inuu inoo baaqdo iyo Ganacsatasa oo dhanka wax soo saarka sida Beeraha wershadaha xooga saara.

    • @zamicaruus8894
      @zamicaruus8894 4 роки тому

      Keep going ugaas

    • @xadeedchannel4589
      @xadeedchannel4589 4 роки тому

      wlo sakariye tell a igaa so qabo whatpka 0613500591 Waxman Kagaaga banana arimo badan

    • @mustafecali9182
      @mustafecali9182 4 роки тому

      please wxn doonaya inan wx yar kaala hadlo walaalkayow please Whtsap kaaga ama Kayga igala Soo xidhiidh 065 7617967

  • @yasir6093
    @yasir6093 4 роки тому +23

    1 greenhouse firming
    2 Tea products
    3 property business or Real estate
    4 interior design or Decoration ideas
    like my comment
    Thank you

  • @deerolyrics7034
    @deerolyrics7034 4 роки тому +100

    Hadaad ilaahay jeceshay like sar nabigana hadaad jeceshay subscribe hubaal warar ku xiisa galiya waad heli doontaa ❤😭😭😭😭😭😭

    • @lionhunter3820
      @lionhunter3820 4 роки тому

      Ilaahay ka cabso oo like-ta iyo subscribe-ta aad siday u raadinayso waa dambi ee waxaad hayso laso banaan bax.

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому +1

      Asc walal sahal isoo booqo

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 4 роки тому

      Ilaahay agtiisa orod ku mar

  • @sakariyeidiris9663
    @sakariyeidiris9663 4 роки тому +23

    Inta nabiga jeceyl like wllo

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 роки тому +2

    Zakariye walaahi Will aad u qiimo badan ayaad oo Qalbi Saliim daacad ah oo runtii dhalinyaro badan oo reer Somaliland ah Tusay in lacag yar meherad lagu samayn karo marley somalida kalena aad ayay u badan yihiin jizzakallahu khayr wa barnaamij qiimo badan aad Xasanaad ka heleyso maanshallah maanshallah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +3

    Mashaa Allaah waa fikrad fiican tankale waxa shaqo Abuur ka helilahaa dhalinyaradena Lakin yaa dalka hoos u eegaaya shukran 👍

  • @mustafajiindhe5058
    @mustafajiindhe5058 4 роки тому +2

    Masha allah Ustaad, aad iyo aad baa u mahadsan tahay, waxaa noo soo bandhigtay fikrado wax badan laga faaidi karo.

  • @abdurahmanarale2877
    @abdurahmanarale2877 2 роки тому

    Maa shaa alaah waa wax wanaagsan oo loo baahan yahay talooyinkaaga dhinac walba anigu aad Baan ugu BOGAY insha alaah waan kula soo xiriirayaa.

  • @cabdimaxamuud9882
    @cabdimaxamuud9882 4 роки тому +1

    Sanadkii 2019 ayaa beer ka sameeyey magaalada Burco, markey beertii guuleysatey ayaa is idhi kordhi oo grean house ku soo kordhi si aad u beerto istaroobali iyo khiyaar oo lacago badan laga helo balse cid i maalgashata oo maalgashi ila sameysa wan waayey qofwalba oo aan u bandhigana anaabu ila yaabey, dhibta u weyna wac kale ma aheyne dadkeenii ayaan waxba fahansaney.

  • @poplilly367
    @poplilly367 4 роки тому +5

    Masha allah so proud of you brother keep going!

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 4 роки тому

    Shukran sakariye wall. Aad iyo aad baa u mahdsantahay

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 роки тому +6

    Greenhouse wax aan ka jeclahy insha Allah inaan sameeyo ayaan ku talo jiraa mustaqbalka dhaw

    • @zuuzuumahad3118
      @zuuzuumahad3118 4 роки тому

      Matahay qof hammi leh oo jecel inuu helo xorriyad dhaqaale iyo isku fillaansho balse ubaahan in lagu caawiyo siduu uga bixi lahaa nolosha baaga muuddanimada iyo shaqaalanimada aad cimrigaaga iyo wakhtigaaga u hibaynaso dad kale si aad u hesho xoogaa mushaar ah, haddaba hadday tahay jawaab taadu HAA
      Waxan kuu haynaa COMPANY wayn kaas ood uga shaqaysan karto si madax bannaan oo xor iyo xalaal ah , haddaad HOOYO tahay ama aad mashquul badan tahay waxaad shaqaysan kartaa adoo guri gaaga jooga
      HADDABA HADDAAD DIYAAR U TAHAY INAAD KA FAA IDAYSATO FURSADDAN QAALIGAA NAGALA SOO XIRIIR
      what's up ama call
      +2520905002169
      Waxaan ku siin doonnaa faah faahin iyo macluumaad aad kukalsoonaan karto insha allah
      KAFAA IDAYSI WACAN WALAALAYAL

  • @adnaanyare9614
    @adnaanyare9614 4 роки тому

    Masha Allah sxb runti in badan ayaan baadi goobaye qof ka hadla barnaamijyadan aad ban u xiiseeyaa hal abuurnimada iyo wax soo saarka inkastoonan haysan lacag an wax ku maalgashto hadana muhiim ayaan u arkaa inaan helo fikrada ganacsi.

  • @maxamudxuseen8609
    @maxamudxuseen8609 3 роки тому

    Barakalaahu fiik ale khayr hakusiiyo wabararujin muhiima

  • @Synergy_Talk
    @Synergy_Talk 3 роки тому +4

    Excatly what i was thinking before i looked for info on UA-cam

  • @Rahmaa649
    @Rahmaa649 4 роки тому +1

    Mashallh waanka helay muqalkan mahadsanid 🙂🥀❤️

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 4 роки тому +4

    Green House farming meeqa igu filan lacagta dollars iyo dhismaha meeqa iigu bixaysa????

  • @mohamudyusuf236
    @mohamudyusuf236 4 роки тому

    Walal zakariyo jazakallahu kheyr, mida kale muuqalada only haku base gareynin Hargeysa eee guud ahaan somalia ka dhig walalo adigo mahadsan

  • @ENGMMR
    @ENGMMR 4 роки тому +1

    Good Mr zakariye
    Waan kugu bogaadinayaa sida wacan ee aad noogu iftiimiso mashruucyada ganacsiga ah
    Thank you

  • @ismaharhussain257
    @ismaharhussain257 3 роки тому

    Masha Allah Allah ha ku xafido Aduun iyo Aqiroba

  • @hoorulain5527
    @hoorulain5527 2 роки тому

    Zakariya for u to have tea plantation u need the weather for that.tea needs highland area’s.even in kenya the farming is done in certain area only.

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 3 роки тому +1

    Thank you like your ideas very empowering.

  • @Morganfamily22
    @Morganfamily22 8 місяців тому

    Mashaaric lacag yar ku bilaabaneyso noo sheeg

  • @abdulqadirali9414
    @abdulqadirali9414 4 роки тому +1

    Asc bro. Hadii aad jaanis uhesho mashruuc kusaabsan maalgalin ganacsi company share kushaqeeya soo diyaari. Tusaale ahaan, majiraa company lacag lagu darsan karo oo lacagtaaas company ga kushaqeeyo kadib na bishii ama sanadkii faaido kuusaaraayo lacagtaadi.

  • @abdikarimdirie7179
    @abdikarimdirie7179 4 роки тому +6

    dadka kudaawado intooda badan waa dhalinyaro dhalinyaraduna maaha maalqabeeno mrka sxb is dhexgali mashruucyada

    • @yousfkhadar2880
      @yousfkhadar2880 4 роки тому

      wa runtaa zxb walhi wax na anfacayaa keeen hadi kale iska daaaa

  • @mohametcasaanyo3455
    @mohametcasaanyo3455 4 роки тому

    Masha Allah walaal waadmahadsantahay laakinse walaal waxaan leenahay saddex beerood oo min shankiiloomitir isku wareeg laakinse waxaa iibeeran waxooga yar oo aanku beernay llin macaan iyo cambe laf sideen beeraha kale maalgelin uge helaa

  • @kaafiahmed782
    @kaafiahmed782 7 місяців тому

    ❤mash Allah ❤Guul iyo gobanimo ❤

  • @heeso_cusub
    @heeso_cusub 4 роки тому +1

    Ustaad sakariye aad ayaad u mahadsantay keep going

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 роки тому

    Shaaha iyo qaxwaha waxalaga beerikaraa meel roob badan sida afgooye ookale aniga Tanzania arusha magaladaladhaho baan daganaa reerka iguursaday baa lahaa beero iyo xoolodhaqato cadaanka ayaa lahaayeen meeshakoofiga biyaha wareego baalagu xidhaa

  • @amaljama6729
    @amaljama6729 4 роки тому

    Mashaallaah walaal
    Aad baad u mahadsantahay
    Waan noo faaidaysay.

  • @degansh1939
    @degansh1939 4 роки тому

    Sakariye masha Allah maskax qaaliya ayaa kugu jirta Ilaahay haku xiftiyo.

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 4 роки тому +7

    Markaa arkay inaa ubaahanahay ganacsiga beeraha ayaa bilaabay inaa sameyto beer wana wadaa waxaa rajeynayaa inaa badalo green house insha allah

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 4 роки тому +1

      Green house iyadaa ugu fiicane maxaa ku badalaysaa walaaaly?

    • @nouhahmed7743
      @nouhahmed7743 4 роки тому

      Walal waan xiiseeya beeraha marka ma garden baad samaysay mise green house. maxd se beertaa

    • @nadamahamoutz9784
      @nadamahamoutz9784 4 роки тому

      Sorry waxaa kawadaa imika inaa green house ubadalo ayaa rabaaa
      Markii hore beer caadiya ayay aheyd

    • @nadamahamoutz9784
      @nadamahamoutz9784 4 роки тому

      Garden ayaa sameeyay

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 4 роки тому

      @@nadamahamoutz9784
      Waa sax walaalay Eebe swtc ha Kula qabto.

  • @zakarieabdi1424
    @zakarieabdi1424 4 роки тому +4

    Alxm... waan ku faraxsanahay inaan ahay arday barta cilmiga beeraha sanadki u dambeyay wax badana ka fahamsan beeraha iyo beerashada casriga ee greenhouse farming iyo agribusiness ka qofki raba inuu bilaabo mashruucaan waliba Somalia gudaheeda waan caawin karaa bugaag iyo talooyin intaba insha allah soo dhawaada
    Zakaria inbadan mahadsanid mudane

    • @zakarieabdi1424
      @zakarieabdi1424 4 роки тому

      @@mukhtarahmed1776 soo dhawoow sxb
      Facebook: Xeys zakaria
      Halkaas igala soo hadal

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 4 роки тому

      ma ilawadaagi kartaa waxyabaha beeraha kusbsn an soo dhoofsno mgcydadooda

    • @zakarieabdi1424
      @zakarieabdi1424 4 роки тому

      @@saadaqcalimahamed1388 soo dhawoow sxb waxyaabaha naloo soo dhoofiyo oo beeraha la xariiro waa badanyihiin waxaana kamid ah
      1:dhanka xoolaha marka la dhaho waxaa kamid ah
      A) doorada/digaaga hilibkeeda iyo ukunteeda labadaba
      B)milk products oo isagu jiro cheese iyo yogurt
      2) dhanka badarka marki la dhaho bariiska ayaa kamid ah
      3)khudaarta noocya kamid ah ayaa jiraan sida yaanyada nooca loo yaqaan simirsaanta, qajaarka, barbanooni , iyo baadijaanka wax yaabaha naloo soo dhoofiyo tirada ayee kabateen wax lasoo koobi karo ma aha dhulkaa kujirnaa sxb lkn waa laga baxaayaa I.a

  • @xamadmaxamedaxmed9397
    @xamadmaxamedaxmed9397 4 роки тому +3

    Mash alle mahadsanid my dear bro 🙏❤

  • @jamaalsharmaarke854
    @jamaalsharmaarke854 2 роки тому

    Mahadsanid walkie

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw 3 роки тому

    Bagekan caawa ayaa iigu horreeya waxaan ka daawaday ilaa shan vedio caawa keliya

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 4 роки тому

    Mansha Allah guul wll
    Suaal
    Fadlan waxaan jooga qurbaha waxaan baryahaba ku fikirayay greenhause ka
    Hal muuqaal oo faahfaahsan noga soo samee fadlan

  • @secretfootballhighlights
    @secretfootballhighlights 4 роки тому

    Waxaad mudantahay inaad la shaqeyso wasaaradda qorsheynta ama shaqada iyo shaqaalaha
    ماشاء الله

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 4 роки тому +1

    Ma sha ALLAH Habo waddankii baan u socdaa beerna waan ka iibsanay. Ee greenhouse ma waddankii buu yaalaa ,?qaasatan Muqdisha.JZK LAAHU QEYRAN

  • @hafsaatfarah5813
    @hafsaatfarah5813 4 роки тому

    Mahadsanid Zakarie waa talooyin bilaash ah

  • @ulumahbeauty386
    @ulumahbeauty386 3 роки тому

    Helpful video jazakallah kheer

  • @korisacademy2456
    @korisacademy2456 4 роки тому +1

    mahadsanid sakariye mashruucyada aad nala wadaagtay waa mashruucyo shaqeyn kara sidoo kale hadii aad tahay qof xiiseeya arimaha ganacsiga, dhaqaalaha iyo hal'abuurka fadlan sunscribe noo saar

  • @somalicomedychannel8344
    @somalicomedychannel8344 4 роки тому +1

    Masha allah thanks

  • @محمدمحمد-ض1ن2ج
    @محمدمحمد-ض1ن2ج 4 роки тому +1

    بارك الله فيك

  • @bedalcawale2179
    @bedalcawale2179 4 роки тому

    Aad iyo aadban kugu mahadcelinaya sakariye sxb ana magacaygu waa eng badel cawaale qaybta dhismaha qurxisa ayaan ka fayidaysan insha allaah

  • @soomaalibaanahay7310
    @soomaalibaanahay7310 4 роки тому

    Masha allah wllky sakariye waxan ka fa.idnay maha mid ansokobi karo jazakallah

  • @yazariabdirisak7346
    @yazariabdirisak7346 4 роки тому +1

    Mahadi hakaa gaarto sxb
    Mhdsanid

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 4 роки тому

    Very useful video, thanks.

  • @cigaal4668
    @cigaal4668 4 роки тому

    Kuwa waxbsrashada inoo so badi walaal is ay inoogu noqoto motivation mahadsanid

  • @nuurabdulkadir2158
    @nuurabdulkadir2158 3 роки тому

    Asc ustaad waxaan jecelaan lahaa inaan kula soo xuriiro carin kula kaashado inaad icaawisid

  • @manemandek6147
    @manemandek6147 3 роки тому

    Manshallah walalo jazakallahou khayr

  • @ahmedabdiasiis5151
    @ahmedabdiasiis5151 4 роки тому +1

    Maanshaa allah saki allah ku barakeeyo

  • @ubaidaliolol3962
    @ubaidaliolol3962 4 роки тому

    Sidee mashruuc beer khudaar qudha ah sida baradho, tabaandho, basal kaabash ka u sameeyaa.
    Lacag inteeg leeg ayaa ku baxaysa mashruuca ugu yar

  • @Abu_Canab
    @Abu_Canab 4 роки тому +1

    Maasha allaah jasaka lahu kheyrn

  • @abdihakimdayaxtube105
    @abdihakimdayaxtube105 4 роки тому +1

    Msha allh interior design waa ganacsiga ugu baahida badan uguna fudud

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 4 роки тому

    Dhamaan wan salamayaa asxaabta qaasatan zakariya

  • @maxamadcabdulaahi5409
    @maxamadcabdulaahi5409 4 роки тому

    Masha Allaah wll Zakriyo imbadan ayan ku sugeynay

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv 3 роки тому

    Mahadsaniid wllo waxaan deganahay degmada dacarta wllo waa imisa green house ku

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 4 роки тому +1

    Insha allaha walal wankasugeyna wax tayo leh

  • @barwaqosagal5135
    @barwaqosagal5135 4 роки тому +1

    Maasha Allaah zakariye waxaad tahay qof aan wax badan ka faaiiday runtii oo aqoon ganacsi ah fikradahaas aad soo bandhigtidna maalin walba waxaan is dhahaa adiga kaligaa buu kuu wadaa warbixintaba waxaan ku noolahay Burco waxaan jeclahay greenhouseka inaan maal gashado, waxyaabaha uu iiga baahan yahay maxay noqon karaan? lacag intee leeg baa ku baxaysa?
    Mahadsanid

    • @Sumayawan
      @Sumayawan 4 роки тому

      ASC walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @jamahashi6228
    @jamahashi6228 3 роки тому

    ASC. Arimo ganacsi ayaan rabey in aan kala hadlo. E mailkaga ma ii soo diri kartaa.

  • @nicepro8289
    @nicepro8289 4 роки тому +6

    Asc wlyal Yaa diyar u ah inaan wada sameyno ganacsi mashrucyadan mid kamid ah repliy soo gal (meel lagaal soo xariro soo qor wllo si aan u guuleysanao maxayelay mashrucyadan faaido bey noo tahay wlhi wll qali si aan uguleysano aan ganacsi bilaaabno i.a ) gacmo wadajir bey wax kugooyaan waa haddi aad muqdisho joogtid

  • @mohamedrashid363
    @mohamedrashid363 4 роки тому

    Waad ku mahadsnthy wll fikirka fiican eed nosoo gudbisay wll green house halkan aad ayuu qali uyahay ma iiisoo ogaan karta chine qiiimaha uu igaga imankaro

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 2 роки тому

    Keep going br

  • @dheereeyexasan1334
    @dheereeyexasan1334 2 роки тому

    Mhd ilahaybaa lehe horta aad baad u mhdsan thy wll sekeriye wll haday macquul thy waxaan jeclaan lahaa inaad waths appka iisoo qorto

  • @saidadagan4425
    @saidadagan4425 4 роки тому

    Jazakallahu kheyr walal

  • @caliibrahimmuse2770
    @caliibrahimmuse2770 4 роки тому

    Aad iyo aad ayaad umahadsanthy ustaad waxaan na bartay ganacsi wngsn

  • @madarvlog-p2p
    @madarvlog-p2p 3 роки тому

    Waan kaga mahadcelinaa sida qurxda badan oo aad figradah noola wadaageyso

  • @drsaxlaammaxamuud7921
    @drsaxlaammaxamuud7921 3 роки тому

    Keep goin ayaan ku leeyhy aniga waan kula socdaaa

  • @firdowsaabdirahman5966
    @firdowsaabdirahman5966 3 роки тому

    Walaal land scape desing nooga soo hadal illaa intee muhiim nooyahy wadankeyna ahaan

  • @faaris736
    @faaris736 4 роки тому

    Masha alaah. Walaahi waa qorsho fiican 💚🧡

  • @abdirahmandahir6918
    @abdirahmandahir6918 4 роки тому

    mashaariic ganacsi oo designs ka kusaabsan noosoo duub walaal

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 4 роки тому +1

    Wlhi waa fakir fcn waxaana fcn inaan anaga isku tashano dhan kasto badana waxan isticmaalaa export

  • @fadumomohamud4275
    @fadumomohamud4275 4 роки тому

    Walal hore usoco always waxa na anfaco noo sheegata ilahey ha ku xafido hore usoco

    • @Sumayawan
      @Sumayawan 4 роки тому

      ASC walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @MaaliTV
    @MaaliTV 4 роки тому +1

    Ninkaan wa hal abuur wanka helaa daawashada barnamijyadisa

  • @maxamedcali2787
    @maxamedcali2787 Рік тому

    Wll anika waxaa rabaa ganacsi inaa bilaabo Wali lacagyar 360rabaa inaa kubilaabo talo Iku caawi wll

  • @HasanHasan-mk1xn
    @HasanHasan-mk1xn 3 роки тому

    Bro Greenhouse wadankabwnaa keenay oo holiculture expert on agronomics ah

  • @nouhkadar4810
    @nouhkadar4810 4 роки тому

    Wll anuu hargeisa ayan joga.. lakin waxan ka codsan laha in aad muqdisho aado oo ad so indha indhayso ganacsiyada ka banaan

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 2 роки тому

    wadmahadsan tahy sxp wax badan ban kaa iiday

  • @adiida6633
    @adiida6633 4 роки тому +1

    Sxp hormar wacan ayaa ku leyahay

  • @melmi3299
    @melmi3299 5 місяців тому

    ❤Mahadsanid ❤

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 4 роки тому

    Thank you bro ❤️💫✍️🙏

  • @ubaxbaash3847
    @ubaxbaash3847 2 роки тому

    Mash allah wll qali

  • @fardowsaali2167
    @fardowsaali2167 4 роки тому

    Asc abwe mahadsanid abwe waxaan xiisaynayaa inaa waxbadan ka ogaado greenhouse ka sidee ku helikaraa

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 4 роки тому

    Jazakallah wll

  • @wizkhalifa045
    @wizkhalifa045 4 роки тому +1

    Thanks bro

  • @abdirahmanmuhammed9741
    @abdirahmanmuhammed9741 4 роки тому

    Wll waxaad noo soo badisaa hal abuurida ganacsiga iyo mashaariicda si ay shaqo la'aanta wadanka ka jirta ay wax badan iska badalaan.
    Mahadsanid wll.

  • @elmisaed4049
    @elmisaed4049 Рік тому

    Waxan samyey indeto buhodlejh 2 green house marka tumatoe f1 yaryar 5billd llegama ibsan wa yar sede f1 wa weyn

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 4 роки тому

    We miss you wll zakariye welcome back

  • @OmarSophi10
    @OmarSophi10 4 роки тому

    dhalanta hada soo baxeen, dhaqaalo fiican haysanin. sidee ganacsi usamesan karaan oo iyaga u madax banaan.

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 4 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 роки тому

    Ma sha ALLAH tabarakallah

  • @daafahatv5072
    @daafahatv5072 4 роки тому

    waadmahadsantahay mudane waxaan ka codsanaa inaad kusodartid business lagu bilabikaro capital yar

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 роки тому

    Thanks my bro noolow allaya cisak

  • @drsaxlaammaxamuud7921
    @drsaxlaammaxamuud7921 3 роки тому

    Sekeriye wll ad baad umahdasthy

  • @SaxDoon
    @SaxDoon 3 роки тому

    xagee lagaala soo xiriiri karaa

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 4 роки тому

    Mahadsanid zakariye Abdullahi ali
    Masahlana inaad sameyso daraasad haba yaraate ee halaga faa'iideysto aniga matagin somaliland lakiin waxa igu maqaal ah in shirkadihii yemen oo qaabka green house-ka wax u beeri jirey soo qaxeen oo somaliland laga heli karo guryo qiima ahaan $50,000 jooga standard ahaan balse lagu heli karo wax ka yar $5000 dollar iyo dadkii aqoonta u lahaa beerida casriga ah yemeniinta qaxootiga ah ee khibrada leh halaga faa'iideysto

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 4 роки тому

    *Alleh hku barakeeyo ustaad*

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 4 роки тому

    Asc walal waa mahadsantahy waxaan rabaa inaa wax iga sheegto green house halka laga helo qiimahiisa iyo sida loo.sameeyo mahadsanid

    • @farxiyoaxmedcali812
      @farxiyoaxmedcali812 3 роки тому

      Wllo waxan la dhacay green house ganacsi ah meeqo ayaa igu ba xayso qarash ila soo tali Wllo mahadsanid

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 4 роки тому +2

    gaanfeedh rageedii subaxa hore