Ethiopia oo qaadday tallaabo halis ku ah Somalia & Masar- Maxaa cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Ethiopia oo qaadday tallaabo halis ku ah Somalia & Masar- Maxaa cusub

КОМЕНТАРІ • 88

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 6 днів тому +1

    Markasta waan ku sheegaya waligaa Kama hadashid guulayso somaliye ee soo baro guulayso somaliya

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 днів тому

    ethopia should remember 1977 war,we are united somali ,we are king africa.

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 6 днів тому +1

    Somalia.lagama.gulaysankaro.intaa.madaxwaynee.somalii.jogo.

  • @MaxamdAxmad-i5i
    @MaxamdAxmad-i5i 6 днів тому

    Walakalaj.habay❤

  • @hasankaafi2981
    @hasankaafi2981 6 днів тому +1

    Ethiopia 🇪🇹 inay soo garto badda Somalia 🇸🇴🇸🇴 waxay ka dhiganthy inay burburto

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 6 днів тому

    Waa beentood xabashidu, somalidu iyada dhulkeeda difaacanaysa in shaá Allah

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 днів тому +1

    Waa Guuldaro Usoo Socoto Umada Somaliyed Waxana Sababay
    1- Isnaca
    2- Qabyalada
    3- Siyasiyinta
    4- Dowlad Xumada
    5- Arigti Yarida Dowlada Somalia 🇸🇴
    6- Mamulada Is Didan
    7- Gaalo & Shisheye Rali Galintisa
    An Idin Su'ale Ethiopia 🇪🇹 Bada Ay Qadee Dhawan Iyada Oo Loo Jeedo 😢 Magaca Somalia 🇸🇴 Meqo Ayuu Sii Jjraa??? Aniga Midas Ayaa Ka Wal Walaa😢

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 6 днів тому

    Ethiopia riyadooda in ay yiraahdaan waanu ka dhabeyneyna layaab maleh waxaase cajiib ah in somali badan ay u buunbuuniso hadalkooda badelkeeda intii ay ka hadli lahaayeen mowqifka adag ee somalia

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 6 днів тому +2

    Somalia king of Africa remember 1976🇸🇴🥷🔥Itobia afkey kanosha nagada

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 6 днів тому

    Rabitaanka Ethopiya ma dhaafaysi Raadinta Badda ee adaigaan Soomaaliga ah baan Go,aan lahayn

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 днів тому +1

    Wasiir Fiqi waa nin qaawan somalia wuu dumiyay Guul Darro hawiye

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 6 днів тому

    Waanu. Ka. Ceshan. Karnaa. ETHOIPIA. Soo.aali. mid. Ayay noqon. Doo aan. I sha. Alaah

  • @AliFarah-z1z
    @AliFarah-z1z 7 днів тому +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا أخي الكريم مرحبا مليون مره إنشاء الله تعالى بالخير واليمن والبركة إنشاء الله

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 6 днів тому +2

    Ader baroow soomaaliya malaha madax xisabtanta waayo waxa danaha qaranka kala wayn danahooda

    • @yousefHassan-qm5rn
      @yousefHassan-qm5rn 6 днів тому

      Madaxda shaqa fiican ayeey haayaan laakin wax walba online maaha

  • @MuqtaarIsmael
    @MuqtaarIsmael 6 днів тому

    Mr Barrow maxàad u odhanwaydeen warbaahintiinu
    In ithoobia soo gasha badda somLia waa noogeeri

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 6 днів тому +2

    Ankara deal waa Masiibo:yaan’latagin hana’lakan salo: mar horeba’shirqool cad ayuu ahaa wax dan’ah oo Somalia ujirtaa majirto bada cas markay qabsato’kuqabsatay jidkay kuu fadhiisan waxna madhoofsan’karaysid ee difaac gala

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 6 днів тому

    Waa.lagu.qaspay.somalia.inay.sidaa.u.hadash..

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 днів тому

    xasan sheekh wuu khiyaanay soomaaliya waa in laqabto oo maxkamada military lamariyo ,itoobiya ha xasuusato 1977 war.

  • @DALMARXasan-us3qo
    @DALMARXasan-us3qo 6 днів тому

    Somalia iyo masar( Egypt) in eyadisho eyrabta Ethiopia
    Mar somaaleye yanala kala Jiudan.

  • @hibo7569
    @hibo7569 6 днів тому

    Les somalien doivent réfléchir, ne laissez pas passez ça les idées l’Éthiopie, surtout pas accepter qu'on occupés notre pays par Éthiopie et même les autres nations nous sommes libres indépendante défendons notre patri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 6 днів тому

    Wuxuusan ogeyn inaan anagu ka soomaali ahaan xilligaan ku fiirineyno indha kale ku fekereyno inaan ilaa Kafa gaarno Itoobiyana ay noqon doonto Yugislaafiyadii Afrika ogowna Abasiiniya weligeedba waxey ku tashaneysey xoogag shisheeye ilaa xilligii Axmed Gurey oo Boortaqiisku usoo hiiliyay haddana waxaan dooneyneynaa inaan Abasiiniya ka xorreyno kuwa ay weli gumeysato sida Oromada iyo Dhabuubka, Soomaali galbeed , Cafarta iwm Masar ayaan is_haynaa waa qeylo dhaan ah Muslimiinta ayaa qatar nagu ah ee gaalooy naga soo gaara waana dhaqankii gaboobay ee Abasiiniya

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 6 днів тому

    asc❤❤❤❤❤ itobiya

  • @mikerobles4162
    @mikerobles4162 5 днів тому

    Siyasi haduu hadlo qasab maha dowlada u Jawa to ee waa in u hadlaa dhigiisa aqoon yahanada Somalia ay u jawwaban cid kasta dowlada uma jawaabto

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 6 днів тому

    Ethiopia 🇪🇹 war keeda iska saaxiib

  • @sheekochanel1
    @sheekochanel1 6 днів тому

    600 oo sano ka hor ayey sidaa u riyoonayeen Ethiopianka ee hasoo socdaan hadey hadey meesha biyo ka cabayaan

  • @osmanshurie6118
    @osmanshurie6118 6 днів тому

    Itoobiya dibolomaasiyada waa looga guuleysan karaa haddii aan gacmaha is qabsano Alana kaashano cadowgeena aan indho dheer ku fiirino

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 6 днів тому

    Somalia ee u taala dadka sku haysta xukunga, ka fegeer dalka iyo dadka ku fegeraya qabilka meésha na dhiigay oo dawlado gabaledka la qurxiya waa jambal lo dhigay Somalida ee iyada ee u taala hadi Cadowka Ethopianka ku soo duulaya Somalia

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 днів тому

    ethopia will cry like 1977 war.

  • @MaxamedXasan-v2k
    @MaxamedXasan-v2k 6 днів тому

    SoomaaliyaGuul

  • @najiib4836
    @najiib4836 6 днів тому

    Itoobiya in laga Guulaystay waxaa noo cadeeyey FIQI , “ Bad iyo Dakad ay maamulato ama Ciidan keento siinmayno “. , Cali-Balcad “ Bad ayaan siinay “ . Orduqaan “ Xasan Bad ayuu siiyey Itoobiya ana waan u hambalyeeyey .” -- ( BARROW Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto .) .

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 6 днів тому +1

    Iska ilow soomaaliya inta uu xasan uu yahay madaxwayne.

    • @abdisalanali6346
      @abdisalanali6346 6 днів тому

      Yaa rabtaa inuu madaxweyne noqodo masa waxaa tahay Orom afsomali bartay 😮😮😮😮

    • @abdisheikh6094
      @abdisheikh6094 6 днів тому

      @ soomaalinimada waa dhalasho ma aha af la barto kaliye haddii uu wax damiir wadanimo kugu haray waa fahmi lahayd sida iyadoo loo gafay qaranimadii iyo sharafkii dalka iyo sida xasan uu uga shuminayo gacmaha aby oo ay hoteelada adisababa baryo u joogaan xitaa kenya oo cadaysay in kismaayo iga hoos yimaadaan madoobe ay aqoonsan yihiin.

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 6 днів тому

    Wadaniyadena way dhawacantahay waxana dhawacay qabiil wariye xume si kala turaya midnimada umada, tas waxa dher in arinkan ay ka shaqysay Ethopia wakhti hore markay ukxan dhigatay wadanka oo no kentay fadaral ismarkasna ay la shaqeyan qar kamida, dawladi iyo Mw dalkana ka shaqyn la yihin Allah waxan wadisanayna inu namideeyo

    • @xalwoWadani
      @xalwoWadani 6 днів тому

      Allahuma aamiin Yarabbi , Allaha no xifdiyo dalka iyo dawladnimada, fadaral ka wa fadaro na kala turtay

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 6 днів тому

    today somalia has very bad leaders and corrupt but still we can defend our sea and land and can make ethopia to cry like 2977 war.

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 6 днів тому

    wadaniyadii somalia waxaa burburiyey oo dalkii kala qayb qabiyey iskuna wada diray oo qabiil u isticmalaya halkii wadaniyadii isugu soo ururin lahaa oo cadawga itobiya aynu iska qabano oo u midawno oran lahaa ayuu xasan burbur iyo kala qaybin ku sameyo somalidio

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 6 днів тому

    Faanoole farikama qodna
    Ethiopia hadafkeedu waacadyahay
    madaxdeenuna meelsoke aya wareegayaan

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 6 днів тому

    Yaa Somali ah?

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 6 днів тому

    Soomaalidu kama hadlaan sababta kiinya iyo itoobiya eey ugu soo dhiiradeen soomaaliya oo aanu arkeeynay aadan barre ducaale oo leh. Soomaaliland iyo puntland waxeeey boffer zone uyihiin itoobiya kiinyana waxaa boffer zone u'ah jubbaland kolka cillada koowaad oo dalka heeysata oo xitaa shabaaaab ka daran waxaa weeye maamullada iyo federaalka oo eey itoobiya soo sameeysatay qaasatan soomaaliland iyo puntland waxaana iminka kusoo darsamay jubbaland oo iyadana kiinya eey qaadaneeyso

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 6 днів тому

    Ethiopia waa dal faqri ah oo aduunku biilo. Waa dal aynagala dhaxayso colaad dheer. Marnaba heshiis Nama dhexmari karo. Ama hadhinteen ama hanoolaadeen… Kama helayaan bad soomaaliya… dadka soomaalidu ha iska daayaan xaasaasiya aan hadafka lahayn… Dadka soomaaliya waa inay dalkooda difaacaan…

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 6 днів тому

    Itoobiya in ay na qaldin wa somaliya waxeyku socoto ee somalidu mid hananoqoto khilafka gudaha hala xaliyo si itobiya lowajaho

  • @AbdirizaqSheikhAdan
    @AbdirizaqSheikhAdan 6 днів тому

    Waa maxay waxaan laiskudabawado,
    Ethiopia Eritrea masar turki??!!!
    Horta waddanka yaa iskaleh.
    Soomaalidu may jidka usoobaxaan hadiiba Ethiopia ladiidanyaha, aamusnaata waxay ugadhigantahay in ay isdhiibeen. Xassan keligiis yaan laeedeenin.

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 6 днів тому

    Ehobia badda somalia maqaadankarto, ? Sabata oo ah somalia oo intaan ka liidata ayay qaadan lahaayeen.ee hadalka waxaa uu ula jeedaa mucaaradka ethobia ayuu ulajeedaa?

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 6 днів тому

    Xasan guguurte nimuu madaxweyne u yahay miyaa xamaasad lahaan

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 6 днів тому

    war xasan shiikh waa in loo shego inuusan tegin shirka ankara
    haduu aado oo shirkaas turkigu somalia ku majaxaabiyo
    waa in xasan xilka laga qaado

  • @YaxyeXuseen-l7h
    @YaxyeXuseen-l7h 6 днів тому

    Soomaaliya haysku tashato

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 6 днів тому

    asc

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 6 днів тому

    ASC Somaalida ayakaa sababu ah in Itoopiya ey dhamacdo dalkeeda waayo Mawaadiniin ma ahan Dowlad Somaaliyeed ee Manhajka Iskuulada ku dartay in la baro dalkooda iyo waxa ka maqan iyo waxa looga baahanyahay waxaa la baray in uu yahay reer hebel sababtuna waa cadaalad xumada ey sameynayaan kuwa hogaanka u qabta hadii shaqada lagu xuli lahaa maxuu yaqaan kartideedii ma leeyahay mawaadin ma yahay laakiin hadii qofkii ku haboona khibradana lahaa la geeyo meel uusan wax ka aqoon sidii ku dhacday Cumar Xaji Masale asagoo ah jenaraal la soo baray sida loo dagaalamo ayaa waxaa la geeyay Wasiirka Caafimaadka markaas ayuu iskugu yeeray Dhakhaatiirtii Wasaaradamarkaasuu yiri waxaa laidin soo baray sida nolasha dadka loo badbaadiyo ana waxaa la isoo baray sida dadka loo dila marka hadii aad talada i weydiisaan waxaa ii sahlan in aan idin iraahdo maxaad waqtigga ugu dhumineysan iska khaarjiya shaqadiina adinka ka tashada aniga goaanka kaliya ii keena sidii qofka lagu badbaadin karo hada waxaa dhacday in Wasiir looga dhigo Jenaraalkii ugu khibrada badna Somalida in la geeyo ururka Haweenka Ciidamadiina wiil aan wax khibrada lodhiibo wiil aan wax khibrada aan heysan maxaa ka sugeysaSomaali waa taas.

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 6 днів тому

    Ethiopia wadamada reer galbedka ayaa dabada kawada eey iskuu haleynayan anigu waxaan layabana haay kalsoonida Ethiopia waxaan umaleyna marekanka iyo ingiriska,faransiska ayaalawada illahey hanaga qabto waqti adaag ayan kuu jirna haddi aynu nahay Somali weyn

    • @adamjyusuf2945
      @adamjyusuf2945 6 днів тому

      sxb cid adiga ku rabtaa ma jirto
      mar hadii la arkay inaadan adigu israbin oo ay somalidu kala socoto

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 6 днів тому

    War naga daa arrimaha raqiista ah ee aad iyo jeeraale la soo taagan tahay ee aanay waxba ka jirin. Dee orodoo raac oromada.

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 6 днів тому

    Love 🇸🇴🇸🇴💯💯👮👮👮👮✊️💪🏽💪🏽👊🏻👊🏻👊🏻👌👍🏽👍🏽👍🏽

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 6 днів тому

    Barrow waa alshabaab

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 6 днів тому

    Barrow wariye dhex dhexad inad noqota maka aqbaleyno noqo wariye dalkisa lagu hesto

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 6 днів тому

    War maxaa loo heystaa ciidanka masar yaa haysto.maa la keeno waxa ethiopia ka hadalsiinaya waa dowladda xasan munaafaq. Mana iskaga celin karo mediaha ethiopiana waxeey iska dhaadhicisay ineey xoog ku heysan karto somalia.

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 6 днів тому

    Hada hasalkan ad sakay kdhawajisen e ithopia wuxu casayn uyahay in maraykan.masar.iyo sizi lodiyariyey shirqol tasayna war cad kahaystan se waxaysan ogeyn.ithopia iyo yahud iyo maraykamkub waxa awoda
    Aygacantisa ku jirta alaha awoda weyn alah qawiyu caziU qawiyu matinu haka bad badiyo .asar shirqolada hada lagu wado ay ithopia

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 6 днів тому

    Barrow adiga iska dhaafe masare awoowa yashena ayeey xoog wax kaga qaadan weeysay macaadalahi balse inaga ayaa buubuunineyno

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 6 днів тому

    Itobiya istaratiji maha wexeduye wa siyasada xagjirka ee somaliya ka so gudubtey ee siyad iyo farmajo waden oo damac iyo wadano lagu biirsado wadanka taas oo an soconeyn balse dagaalo abuuraya

  • @walaalkhaan-ch8ft
    @walaalkhaan-ch8ft 7 днів тому +1

    Maba ahen in lalafadhiisto gurguurte waa siiyay igaqor

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 6 днів тому

    Soo socda dheh. Way heli waxay rabaa come???????

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 6 днів тому

    reemiyi wuxuu moogyahay inuu ushaqey naayo itoobiyo nikaan uamanayo badaso maaliya 100 sano gariwayen fiqi warkisa benine kanamxarka rumeynayo duli

  • @Masago2025
    @Masago2025 6 днів тому

    😂😂😂 badda into usoo maraa dhulka la soo galo maka horeso Ethiopia waba riyo ku nool waxas waxaa la dhaha dagalka warbahinta yuhuda srael caan ku ah Ethiopia halakas ka qatan casharada anagaba waa dhihi karnaa wabiga halka laga hago Somalia galbed qabsanenaa

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 7 днів тому

    Teda kale ithopia damaceda waxay kagaoys qa ta budlan iyo jubaland oqaba cudur.layirahdo hawiye iyo xasan shekh markastana aya aya hosta so gashta

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 6 днів тому

      Labaduba kuwase
      Qashin mooryaana.
      Ilaahay dalka hanooga kiin qabta
      Qashinyohow wada moortaanta ahi.
      UF

  • @AliFarah-z1z
    @AliFarah-z1z 7 днів тому

    Asc aad baan inii salamaya marka hore subax wacan owanagsan inshallahotacala khayr haddan ka dhiibto fikiirkayga waxan odhanlaha somaliya dib Haa odhigto walahadalka ehtopiya ilaa 2 labasano waligaa lagoma degdego damaca lakolanka shisheeyaha sababa badan daradod inshallahotacala waan siifahafahin donaa

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 6 днів тому

    Ree galbedku ila eritareya iyo masar ba inay inqilab iyo mowjado ku furan bay rBan sababto ah somalida ay heahiayada.lagalayan xata turkiga aba xata lagu maqanyahay alah wakiil

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 6 днів тому

    Nolal iyo geeri dhulkaga ka maqan ogadeyn kama hadli kartid adiga somaliga ahoow dad xun oo gun ah waa somaliya oo jahiliin ah manta badadi baa lakugu heysta dad xun ayaa nahy

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 6 днів тому

    Etho.lapo.dagal.makarayso.midi.waa.gajoo.midnaa.penalay.

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 6 днів тому

    Asc 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 7 днів тому

    Xazan bad masin hadu sin laha goran haben iyo midna ahayn ayey kuso guri lahayd bada se wax ay ka helen xasan majirto

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 7 днів тому

    Dagalka xasan sh ukula jiro Yhopia watan masar ula xiryay hadana waxay sameysey .asr.ohada.shirqol.lo malegayo masarti qushedi wana waz ay dabada kawasan maraykan iyo imarad o u adego sid lo orpuriyo islamka

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 днів тому

      Sxb dagaalka uu xasan sheekh maxamuud Ethiopia kula jiro noociisa magacii ???

    • @abdisalanali6346
      @abdisalanali6346 6 днів тому

      Dagalkii hoyadaa iyo abahaa iskula jireen​@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650

  • @Mohamed-o4k4b
    @Mohamed-o4k4b 6 днів тому

    Guull Ethioopaa🇪🇹❤️❤️❤️💪💪💪

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 6 днів тому +1

      Ethiopia iyo adi waa laydin wasaa oromade ku dashy wase

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 6 днів тому

      Ilmo amxaar lagu dalay wacalnimo