@@umalkhyremohamed5308 subxana allah ilhy ka cabso sotuu nabigena suubane muxamed uu yiri wanaaaga is fara xumantana iska reeba wll aakhira loosocda kafan inta lagu asturin iyado saan cawradeda umuqato ba waxan ka jeclanay kohor inay is asturto ukhtii ilhy haku hanuuniyo xaqa haku fahasiyo ogow hadalkasto aa qortid ilhy marka hortagtid wa lagaa xisabinaya marka iscisaabi intan lagu xisabin
Masha Allah wan jeclahay ina dhagesto dadka sidan kale hormarka sameyey nolosha xaqiiq Ka shega habob deka allahuma baarik your bussiness and your wealthy insha'Allah one day Dubai shopping dukaanka wa imaan dona
Huuno, iminka diraca aad 500 iga siisay oo aa ka arkay social media ma qiima jabay😅😢😊😂 xaqiiqdii TikTok baa ka arkay diracaas sxbtay oo reer J oo dukaan lay ah ayaa wacay oo ku idhi diracaas hadaad ila soo gaari wayso isma naqano qiimahii uu halkaas ka joogay bay ii sheegtay waa ku iib saday yaab ilaahow iga caffi😊
MashaAllah yartu waa wariya degan, yaqaana sida su'aalaha qofka loo waydiiyo, hore soco
Wax fcn noshegty habon ana wax fcn ku shegya hbo is astur alle khayr hku siyo iminka cawradaada muqata
UMADA HAA KUU MASHQUULIN ADU MAA XISABINAYSIDE EE IMIISA XIJAABAN OO WADA DHILOYIN AH
Subxaana laahi walalo ilaah ka baq waa shacbaan asturka waa shheeyga ilaah nagu waajibiyay 😭😭😭😭😭😭😭@@umalkhyremohamed5308
Haboo u ducee no only her everyone ineey is asturaan daawo tiktok hablaheenii waxeey sameeyaan
@@umalkhyremohamed5308 subxana allah ilhy ka cabso sotuu nabigena suubane muxamed uu yiri wanaaaga is fara xumantana iska reeba wll aakhira loosocda kafan inta lagu asturin iyado saan cawradeda umuqato ba waxan ka jeclanay kohor inay is asturto ukhtii ilhy haku hanuuniyo xaqa haku fahasiyo ogow hadalkasto aa qortid ilhy marka hortagtid wa lagaa xisabinaya marka iscisaabi intan lagu xisabin
@@mullerkay4743 hbo mcn dhamanten ilhy jidka toosan anagoo haysana hanagu dilo🤲🏻
Haboon deeqa maasha Allah waa qof qalbi furan calool xaadhan ❤ and she's well speaker ❤
Kani waraysi wuu dhaafay Maansha Allah tabaarakallah 🥰 dadkanoo kale noo soo fadhiisi oo wax baden oo nolosha dhan walba ah laga faa’idayo
Maansha Allaah Habood-deeqa waa reer Jabuutigii dhabta ahaa ee Laabta Xaarnaa Hadalkana Runta ka Abaari jiray 🥰🥰🥰
Bahashaa lacagta ladhahaa markaad haysatoo maa gaboobaysid lkn faqrigaa ayaaa dadka gaboojisaaa xaqiiqatan
Waa run waa fekerka wll iyo gaajada
@@munnaabdi8971 walaal xanuunka ayaa dadka gaboojiya waxa ku xiga waa fakerka
Waraysi caafimaad qaba maasha Allaah
Lkn 2 shay isla waayay lacag iyo hawl yaraan stress ma qaadi karo ilaahay baa ileh tusbaxa aan iska qaato
😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkk
mesha kaliya laga helo gabadh mutacalimina 90℅dowlada u wadda shaqeya 🥰uu baburo 🚗 qabow wada wata
Shaqada iyo cilmi isku fanna Djibouti🇩🇯❤
Subxan Allah walaalo Qoorta qari ❤❤
Maansha alaah ilaahayoow ku barakee habooneey
Noolow ma chère Habone-Deka cfmad ayaan kugu ducaynaya❤❤❤
Reer Jabuti wa reer magal
Mnshaa allaah
haboon deeqa
Waa gabadh
Caqli badan
❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉somali guul iyo gobanimo melay joganba ❤❤❤❤❤❤❤❤
Deeqo cumar xasan waa haboon deeqa weyba habontahay Masha alah alaha ubarakeyo shaqadeeda walashedna alaha unaxariisto
Aabo😢😢😢wlhi waa lag dhabarta nolosha nasiib xumiyaa inan haysan aabo allaxamdullilah wan ku qanacsanay allaxamdullilah😢😢😢
Dhal gobeed salaan gobeed ❤❤waan idin salaamayaa dhigiin ugu sharaf badnaada
Masha Allah wan jeclahay ina dhagesto dadka sidan kale hormarka sameyey nolosha xaqiiq Ka shega habob deka allahuma baarik your bussiness and your wealthy insha'Allah one day Dubai shopping dukaanka wa imaan dona
Mazha Allah hooyo karti leh ba tahay horumarna samaysay ❤
Mansha ALLAAH ku dayasho wanagsan xafidu LAAH
Mashaa Allah haboon qurux❤❤❤ iyo inada wariyada tervio waad xiise u leh ayaad so bandhigten.
Masha Allaah Tabarakallaah habon macaan ❤❤
This girl is a great interviewer masha’allah
Dadka isku kalsoon unbaan heer gara bal arag sida ay dadka wax ugu ogashahay iyo sida ay iyada u aminsantahay ALLAH awoodiisa guulayso sis
Mansha allaaah haboon deeq ilaahy haku xafido walalo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah niciima barnaamuj wanagsan bad noo keentay caawa inoo soo badi
Baarakallaah alle ha kuu siyaadiyo
Alle haku barakeeyo maamo ❤️👑
Ganacsigaagana alle haku barakeyo maamo 🤴
Asc maansha Allaahu walaashey illaahey ha kuu barakeeyo❤ maansha Allaah ❤❤❤❤🇸🇴💛💚❣️💙❤️
Wallaal is astur allaah dhamaanteen na asturo
Caac
Allah haku barakeeyo 🤲🤲🤲
Horey uu soco grande sœur 🎉
Walalo ALLAH ka bag hanunka ALLAH ba gêna dargu hunun ma geno ee istarfurula deh
Deeqa cumar hasan maasha allah
Maasha allah allah hakuu barakeeyo ganacsigaaga
MaashAllaah
Waa habar imaan la ducankeeda cidna waxba kama iibsato😊
MAA WARSHADAA AYAAD TAAGTAA
Vive hobon deqa habo réer leer mashallah bienvenue ma sœur à hargeisa
Masha allah Tabarakallah ❤
M.a alle haku barakeeyo
Masha Allah ❤
Masha Allah 🎉❤
Insha ALLAAH
Haboon cid quality ku garaneysa ma jiro
Masha ALLAH
En avant Habon toutes mes felicitations
Maasha Allaah anigu ma aqoon haboon lkn shakhsiyad cajiiba weyaan oo iimaan leh oo qalbi wanaagsan
Horaa loo yidhi qof aad saacad ku baran weydid sanad kuma baratid
Garan maayo goor aan dhamaysto muuqaal dheer ❤❤❤
Runti waa qof aad karti iyo deganan ka daremaysid
Bravo
Mansha Allah
Dahab isku may rarin xinihii badawnimada may isa soo marin. Wax ka barta reer baadiya is reer magaalaynayow!
Waxaas baa reer magaal nimo ah.
Yes
waxagee meshasi hooyo❤
❤❤❤❤❤
Kkk Anigu wariyahan kuhaystaaba way iga fogatahee talaw ma madax banantahay??? Hadi kale rali ahaw kkk🎉🎉
❤🇸🇴❤️🇸🇴
Haboon deeqa
Ilahay ba oog runta wayo bussness donaysa ina laga iibsato
Beenawas weeye lacago ay dad ka dhacday ayeey Dubai la gashay ninmanka iyo naagaha carabta ayeey u fatasha
Aad iyo aad
Haboon deeqa xayeysiiskan ku arkijiray lkn manta iguhoraysa aragtideeda islanta
🎉
Longs vie habon deka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faanbadanaa 😮😮😮😮😮😮
Xaasidsanidaa
Hal faana iyo beena kumay darin oo hubaal ah
@@ZuZuDahabo 😅😅😅😅😅😅😅
Catholic school cajiib waa barbarinta ugu horaysa
❤❤❤❤❤🎉
Money can talk
Inad noloshada kashakaysid waxbadan lomabahno A-z
Pls wayo arag noqo
😂😂😂😂😂😂 maadada kansarka lagaqaado ayaan kailaaliyay kulahaa 😂😂😂😂
Allah hakuubarakeeyo xabiibti laakiin waxkale kuxayaysiiso maadada kansarka inagadaa 😂
Kkk way iga qolisay ayada miya warshad leh oo samaysa kkkk
@@gabarwcn1267 😂😂😂😂😂
Somali seef wax ufiirso 😂 labood Waxay tiri contract ayan lagalay warshadan ka sameysto inay ka ilaliya madada cancer ka
Iyada iska faanaysa balse bussiness noo maysheegin siday u shaqeyso
Haboon naag karti iyo sharaf leh waa ka helay waraysigeeda.
Almicna gabadh ilbaxa tahay akhirona way kahoraysa warya haboon lahane geerida iska jir hoy malin un kabaxa6sa naftu is astur waxwalba qawan ayad kenaysa inaney hablihi waywada qawanyihim adana keena cadab aya kuturaysa dadki
Ma qof an qangar ahayn bay wax ka ibisa asaga danbigisa leh qof is qawiya ayadana allaha kaso hanuunsho qawananta
Waraysi bilaa turxaana
Way kadeedan tahay karinta shaydaankaa uwuexiyay
Maanta dhan dagaal bay kula jirtaa 😂
Ilaahay xijaabka haku tuso sida gabadha ku wariyaha
Soo kkkk
Uuf lacag khasartay
😂😂😂 Stone Age kii intii ka dambaysaba dharba la xidhanayay
Kani xayeeysiis waa dhaafay😂 magac kale u biixya
Cimrigaanbey qoorteeda dadka tusee haberyahey alle kaxishoo
Habar dhilo ah weeye
Waa dhilo soo jabtay lakiin waa cimri codhcodhay
Garab saarta iska tuur dhib baad kuqab taa
Huuno, iminka diraca aad 500 iga siisay oo aa ka arkay social media ma qiima jabay😅😢😊😂 xaqiiqdii TikTok baa ka arkay diracaas sxbtay oo reer J oo dukaan lay ah ayaa wacay oo ku idhi diracaas hadaad ila soo gaari wayso isma naqano qiimahii uu halkaas ka joogay bay ii sheegtay waa ku iib saday yaab ilaahow iga caffi😊
Adigana faan miyaad mooday dirac aad 500d ka bixisay
hawenku way gur badan yahin kute wayada tas meyay cumar caydid
Waa been durucda Hindiya ka jooga $100 wuxu sisa $300
Weliban markaad hindiya stoodhka ka so ibsato way jabanyihiiin
100 waaba ka yar yihiin dheh 30 dolar iyo meelahas
Quality ga isku mid maaha, duruucda haboon way ka xarqad fiicanyihiin kuwaa copy ga hindiya
@@Degaliahduruucda soo kuwaan naqaanay ma ahan ee halka mar kaliya aroos lagu aadi jiray ma ayagaa faaido kale leh wlaal
😂😂😂
❤❤❤🎉