aad u weyn ALLAH xagina danbiyu galay adun iyo akhiraba cadabki wu mari anagana wu na ceeweyey qarba somalinimo ugu doday somalida her wxy marayan ay u hiliyan nin danbi galay waliba mid kufsi iyodil ah ayago egayo wa somalia iyo wa qabil hibil wa taa mesha an hada joogno na dhigtay somalay ALLAH ka baqa malin aya iman donana afkaga la amusin dona o gacantada iyo lugahadi ka marqati kici donaana Insha ALLAH malinta maxad ku hadli donta ALLLOOW xaqa nagu sug o naga yeel kuwa xaqa u hiliyay muslim iyo galba malinta wyn e alhirana na badbadi anago musliminta ah dhamantyn
@@RahmoMohamed-ec5zw Raxmo Abaayo. Ani Madiidani In Dumar Badan AY dhibane Uyihiiin Kufsi Iyo Dulmi. Laaakin Amerrica Naagaha Cadaanka. wiilal Badan oohore Been Uga Sheegeen. gadaal Laga ogaaadey.
@@RahmoMohamed-ec5zwxaqiiqda yaa og Adaan ku weydiineynaaa ee waxa mediayaha ku jira waa wixii ay cadaanka ay shegeen kaliya Kufsina ma qarsoomo meeshu waa USA doctor ayaa baaraya cidna hada wax laguma xukmin waa edeysane kaliya Bari markii wax lagu waayo Maxaad ku jawaabeysaaan?
@@maskiintiialleinaahmed733 Oups waba dagan bahay mesha waxa inta kufsado gabdha somaliyed ama cadanka waa niman somaliyed marka hordhaca iska jojiya!! DNA ka suga Dadka khastan nagaha oo udabo dhaqayo Nin minka Somaliyed oo kufisga ku dhaqaqo iyo wax xun oo isku maleyo inay soomaliya jogaan Xita haday Gaal tahay yaa xaaq uu siyey inu ku xatkutbo!???? Marka ani ha ii maleynin gabdhaan oo somali ku koray oo niman ka soomaliyed maskaxdq kaa heysto, suga DNA Waxa xabsiyada inta ka buuxo Nin somaliyed oo dumarka dhibateyay marka is qabojiye ee suga cadalda Dabo dhaqista jojiya
Dee wll anaguba ma rbno mid kaliya ku dhagsane ileen hduu xita rabilha gabadh somali ah ma million kan naag ayuu wda gursan is dajiya xalimoyin ninku ha ade cidu rabe hadii kle dhaha tiirba naga baxay tusale mudna😂😂😂😂😂😂
Doqyga in laigu tixgaliyo wwye doqaga wn kugu tixgalina wa dhaqanki galada qanisin ey kunoqden Wuxu ku leyahy ninka aniga doqyga dumarba ma ahn aniga nin ayanba rawa Wa wxy galo ku lunty wa dhaqan xun Waxas ayuso wada barina
SIDA AY WARARKA U DHIGAAN CADDAANKA LOOMA QAADAN KARO, WAAYO WAA FAASIQIIN NECEBE MADOW IYO MUSLIMI... WAA AABO SOMALIYEED, INAY ARINTAA RUN TAHAY LOOMA BADINAAYO, EE SOOMAALIYEEY CEEBTIINA HA RAAC RAACINA . WARKANA ISKA HUBIYO WAA IGA TALO....
ua-cam.com/video/7odTQGS58v8/v-deo.htmlsi=bEnkn5EiEePk-CAR
😢🎉🎉🎉🎉😮😂❤❤dddd
Ggg😅😢😢and and
Woe😊
Cida nabiga jecel loofta saara❤
Scw❤
Subxanallh sidaas hauhadlin wax anaad hubiin haku cebaayn abahaa somaliyed rabiigaa ka cabso
900k coming soon qurux ku dhiigle ❤😂
Subxanallah wa iimaan la,aan odayga wuxu ku kacay
aad u weyn ALLAH xagina danbiyu galay adun iyo akhiraba cadabki wu mari anagana wu na ceeweyey qarba somalinimo ugu doday somalida her wxy marayan ay u hiliyan nin danbi galay waliba mid kufsi iyodil ah ayago egayo wa somalia iyo wa qabil hibil wa taa mesha an hada joogno na dhigtay somalay ALLAH ka baqa malin aya iman donana afkaga la amusin dona o gacantada iyo lugahadi ka marqati kici donaana Insha ALLAH malinta maxad ku hadli donta ALLLOOW xaqa nagu sug o naga yeel kuwa xaqa u hiliyay muslim iyo galba malinta wyn e alhirana na badbadi anago musliminta ah dhamantyn
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم🤲❤
Scw❤
اللهم استر العيوبنا وعيوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم امين 😢
اللهم امين ياربي يارب العالمين🤲❤😢
Ilaahay Baa Og Xaqiiiqda. Yaanlagu Danbaabin. Naagahaan Waanala Kufsadey Lacag Ayku Raadiyaan
Wlhi dheh??
Waxa rajeyna ina adiga ay kugu dhacdo lagu kufsado ee markas lagu dhoho lacag ayey ku raadsaneysa
@@RahmoMohamed-ec5zw Raxmo Abaayo. Ani Madiidani In Dumar Badan AY dhibane Uyihiiin Kufsi Iyo Dulmi. Laaakin Amerrica Naagaha Cadaanka. wiilal Badan oohore Been Uga Sheegeen. gadaal Laga ogaaadey.
@@RahmoMohamed-ec5zw Marka Abaayo. Ani Qof dulman Ma ogi Kamana Marqaaati Kicikaro. Xaqiiiqda ilaaahay Baaan udaayey oo og👍
@@RahmoMohamed-ec5zwxaqiiqda yaa og Adaan ku weydiineynaaa ee waxa mediayaha ku jira waa wixii ay cadaanka ay shegeen kaliya
Kufsina ma qarsoomo meeshu waa USA doctor ayaa baaraya cidna hada wax laguma xukmin waa edeysane kaliya
Bari markii wax lagu waayo Maxaad ku jawaabeysaaan?
@@maskiintiialleinaahmed733
Oups waba dagan bahay mesha waxa inta kufsado gabdha somaliyed ama cadanka waa niman somaliyed marka hordhaca iska jojiya!! DNA ka suga
Dadka khastan nagaha oo udabo dhaqayo Nin minka Somaliyed oo kufisga ku dhaqaqo iyo wax xun oo isku maleyo inay soomaliya jogaan
Xita haday Gaal tahay yaa xaaq uu siyey inu ku xatkutbo!???? Marka ani ha ii maleynin gabdhaan oo somali ku koray oo niman ka soomaliyed maskaxdq kaa heysto, suga DNA
Waxa xabsiyada inta ka buuxo Nin somaliyed oo dumarka dhibateyay marka is qabojiye ee suga cadalda
Dabo dhaqista jojiya
Boqortoyo in the building boom boom in the house team Qurux ku dhiigle marna maxamed yaree ✌😘 long time walalkay❤🙏 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Masha allah caawa waa dhagdhad codka
Team 27 one like❤
ههههه
Haday guursan lahayd wahoraay baqtin laheed she lives with no stress 😂😂
I miss you last night my favorite UA-camr keep going sxp Road to 900k coming soon ❤😂✌️🔥
Warka abaha somaliyeed ima galin
Kan wa dhafay xadka dumarka qarba waxas samayn majnoon weye walan oo lacag helay huf dhe
900k coming soon ❤
Gabarey surwalka jeniska ha ilaawin 😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh 😂
Car yaa iga horeya😂 jack daawady mana qoslin been😭😂 900k wlhi waan sugi la ahy😭❤️
Subxanalah kan ceebay tacalaa saqajan waaue war gabadhisa la eg tahay imaan alah ka qaad waaba ka qaad waaba laga qaday ceeb reeb
DNA kiisa maa laga helay gabadha😮
Thanks bro❤
The family in bye road to 1m salaan sare sxb 🎉🤏🙏🏻
Way is fahmi wayeen 😂😂😂
War waxna wiil mahe wacan cream un iskuwada shaydanka naladhafa
Quruxllo❤❤❤❤❤❤❤ 5:42
Qurux kudhigle plz odaygan waxba kama ogid arintisa beenta iska daa sida aad wax umaqashay ma ahan plz ilahay kabaq
Hee maxaa jira
Dee wll anaguba ma rbno mid kaliya ku dhagsane ileen hduu xita rabilha gabadh somali ah ma million kan naag ayuu wda gursan is dajiya xalimoyin ninku ha ade cidu rabe hadii kle dhaha tiirba naga baxay tusale mudna😂😂😂😂😂😂
Waan joogaa
Hi ashraf Le waye, Nin Sidan u jilicsanbaa ku nool isma
lahayn mesha ugu qaraxa&dilka
Badan adunka😁.
Big legend always qurux ku dhiigle 900k coming soon insha allah another's levels reactions tiktoko dance ❤❤💯💯❤💑
Doqyga in laigu tixgaliyo wwye doqaga wn kugu tixgalina wa dhaqanki galada qanisin ey kunoqden
Wuxu ku leyahy ninka aniga doqyga dumarba ma ahn aniga nin ayanba rawa
Wa wxy galo ku lunty wa dhaqan xun
Waxas ayuso wada barina
Afwayne ❤
Subxanalah
SIDA AY WARARKA U DHIGAAN CADDAANKA LOOMA QAADAN KARO, WAAYO WAA FAASIQIIN NECEBE MADOW IYO MUSLIMI... WAA AABO SOMALIYEED, INAY ARINTAA RUN TAHAY LOOMA BADINAAYO, EE SOOMAALIYEEY CEEBTIINA HA RAAC RAACINA . WARKANA ISKA HUBIYO WAA IGA TALO....
Qisada nagta hotelka wllhi ane igu dhacday gbra zxbo nahy ine mel iwaday ee qolka igaga tagtay ninki guriga laha haiguso jeste dharka dhan haiga dhigo sauqeylinayay wadalay ilen samecad inu daray u codka mesha udanbeysay geyay malintas wllhi sharafteyda waka sabri rabay dharka dhan marku iga dhigay o inu idhax dhigo basa udhineyd aso iska dhafay wllhi ina bikro ahy marku arkayu iska dhafay walipo gur iga dalbaday 2020ke eheyd ila hda wllhi wuiga daba oya wasaqa lkn abala uhaya madamu iga qaleyay😂😢
😂😂😂😂
Adigu waad sigatee habalaha kale uga dig
Quruxow ❤❤
Isoo dhoweya walal
Third comment 😂❤
❤❤❤❤❤
Quruxllo❤❤❤❤❤❤❤❤
DON'T JUDGE A BOOK BY IT'S COVER BRO.
Waxasi waxba kama jiran abahan naagta makufsanin iyadaa darogo cabtay address qaldan ayey gashatay baaritankana waa socdaa in wasaqda laga qaado weydiiday maxkamadii shalayna weydiiden inay yimadan iyada iyo abahedii beenta sheegtay qolyihiina baraha bulshada ka hadla somaliyey illahay ka xishoda waxaydan hubi hashegina insha allah abahan somaliyed xaqisa wuu sobaxayaa markay arita soo cadato ayaa la idinka rabaa hadana waxad ku hadashan please dulmiga iska ilaliya
😂😂😂 ninka adeerkaa miyaa mase waa xaajigaga adiga xogtaa side ku ogaatay
Team qurux ku dhiigle
Asc
Walaaliyaal wax kasto hubiya sheekadaan ma ahan sida loo dhigayo qisadaan dhuuxa arintaan waay dhacdaa qaasatan dedka taksiilayaasha ku dhacdaa baahi badan ayaa kajirtaa mareekanka waa abarjuunati sida cadaanka daraawalada waxey kubadbaadaan waa kaamirooyinka am leheen odigaan kaamaro gaarigiis daroobal Soomaali ayaa qisadaan oo kale kudhacdey waa la hiri gaarey wuuxuu Alle kubadbaadiyey kaamira qarsoon aniga kula hadlooyo waxaan deganahay Mareekanka sida qaabka keyska loo dhigayo sax ma ahan ninkaan waa la nabooyaa sheekada run ma ahan kufsi ma dhacin galmo ma dhacin waa keys loo qorsheeyey in ladilo wuu ka baxsadey tii kale kiiskani waa adagyahay sababtoo ah Gabadha waa Cadaan waa kiis Culus Xabad baa lagu dhuftey hal shey oo dhacdo in badan taxsiilayaasha ayaa kiiskan adkeynayaa meeshay u kuma degin ninkaan waxa uu taabtey wan dejiyey kadib way diidey inay degto reerka cadaanka sidaas ayey kushilqooleen tan oo kale markay timaado Cadaan oo dhashtey mareekan adigoo soogalooti Madow ah weliba Soomaali ogaada Ameerica boqalaal Africaan American oo aan waxba galabsanon ayaa xabsiga kujiraan ku dhintey qaarkood lasoo deyey markii lagu xukumey inuu kufsadey gaber Cadaan 60 sano jir ku gaarey jeelka kiiskiisa dib loo baarey DNA laga qaadey la ogaadey inuu asiga sameynin mardhow lasii daayey lacaq maqdhow ayaa lasiiyey mareekanka waxaan way kadhacaan sheekadaan waa shirqool loo dhigey ninkaan waayo fiiri gabadha uma galmoonin surwaalka baxsadey waa ordey hadii reerka kaamiro kaduubaan oo cadeemo sax layimaadaan waa arinkale ogaada waa edeysane idinka jaa waa xukunteen saas ma ahan markaan u kuurgaley ninkaan waa 58 jir waa wadaad xaas iyo caruur leh baahi Qof dhacdheceyso uu u hungureyeeyo waa qof isudiyaariyey inuu jeel aado waayo gavadhaan asigaa soo qaadey intuu meeshey rabtey geynin ayuu kufsan lahaa hadii wax khalad ubareeri lahaa waxaan ku maqley inay jirto dhoor iyo labaatan 22 u duceeya hadii dembigaan galin oo lagu nabey Alle inuu kabadbaadiyo ugu duceeya waa xaq idinkuleeyahay dedka udoodi rabo way ku saxsinyihiin waayo marwelbo walaalkaadi muslimka in aad u gargaarto waa waajib hadii gardaranyahay ka qabo xaduu saxinyahayna u hiili fadlan kawar suga Maxkamada Soomaaliyeey Deg Dega joojiya.
Xasid nimo ban ku bixin 😅😅😅😅😅😅😅 maxan ku haysan ma aniga leh
SUBXAANALLAAH
Barnaamishka qeybta danbe
Walal ha ku danbaabin odeyga somaliyeed ilaahay ayaa wax og wixii jirana baaritaan ayaa socda kufsi isma qarinayo waxa aad sheegtay kaliya waa waxa ay sheegen cadaankii naagta dhalay balse yaa u haya cadeyn ilaaa la baaraayo waxba ma dhihi karno hada kaliya waa edeysane
Xaqiqida anaga ma ogin
Cadaankana waa dhagar badan yihiin lacag wax walba waa u sameeyaan hadeey rabaan shirkada Uber ayeey lacag kaga rabaan balse baaritaan ayaa socda
Xalwadayda hee😂 quruxku dhigle jadalka dhame😅
ILLAHAY KA BAQ MASKIINKAS WAX MA XOOGIN GAALADA THEY BLAME THE PEOPLE FOR NO REASON THEY ARE EVIL SO ITAQU ALLAH
𝑻𝒆𝒂𝒎 𝒒𝒖𝒓𝒖𝒙 𝒌𝒖𝒅𝒉𝒊𝒊𝒈𝒍𝒆 10𝒍𝒊𝒌𝒆𝒔❤❤
Kareem ma cafinaayaan haye😂😂😂😂
Horta wiilka waa Wiil dhunsan qof diiday gabar jinsigiisa qof ilmahiis unaxin
Adiga ma arkeysey markuu kufsanaayey sideey ufikertey iyadoocabsan eeyna taxi kudalbatey mobil keeda ayaa lukeshin ku xirnaa waa Shir qool ilaaheey haka qabto gaalada Beinta badan
🎉 first 😮😅
Inu sameyay ama inu kufsiga geystay ma ogid wa ina dhahda lagu so eedeyay madaama uu falka toos lo cadeyn inu geystay.
Qurux kudhiigloow Adigan ku dhaganaaw😂😂😂😂
Wlhy waligay matageerin sharafo waayo Waaba nin jilicsan 😂
Mamada ayado da’da jirto hada xalwada farax siiso aqira lagu cadabaya,😢😂😂😂
Please don't judge,
you don't know what happened. You just watched the news and you think it's true.
Maybe they are accusing him
How do you know?
Caawa sakimo asoo yalo aa dawanayaa qurux kudhiigle😂😂
😂😂😂😂😂😂 warabeee dharle
Hi qurux kudhigle wa fathiah absiyeh habo in Coventry 😂😂
First comment
Hashac uus baag😂😂😂😂😂
Nin waa iska ilaalina saan u gaaro 123 sano ileen raga cimiri dagdag keena
wax yar ma ahan
900k❤❤❤❤❤
9:45 Hadal labaada Ka Qoray
Born Africa by mistake 😂😂
❤❤❤🎉
Haday guursan laheyd cimrigaan ma gaari laheen 😂😂😂
ASTAKHFIRULLAAH
First❤😂
🎉🎉🎉wan jogaa only girls
Manu diree marka 😂😂😂
Sxb Ninkaan waa kuwa dhaqan xumada lasoo dhiibay marka fikir ayuu faafinayaa waxba ma ogidin ee iska ilaalsha
Ee kan xuu qac ka yeersiinaa waaba foolxumo miiran😂😂
Qurux ku dhiigle shikhsi an tageero
Farax soomali waxan kunacay qooqa kabatay
mala hubaa in uu kufsaday ( DNI) malaga qaaday hadaba iska hubi oo been hasheegin sxb
Awalab asharafa wuxu ahaa fufu boy 😂
Very sad
I blame his wife, for not make him happy.😂😂😂
Waligay UA-cam kaaaga ma arkin maan taan arkay🫣🫣🫣🫣🫣🫣
Ninka cali uraaye leedahy waa adeerky xishood
Haa dumurku haysillaaliyaan hadiikale sidan ookalebay daaqada isagasoolaalaadinay
Hallow qurux kudhiigle deg dega jooji duqa wali laguma cadeynin maybe wey mabsnayaan cunsuriyaalka❌❌❌❌
Asc hadababaabin
😂 ashraf dee gabar somali ah maxay isu sheegayaan isagaba gabaree mida cadaanka ah lkn khanisnimadisa wa ku rabtaa midba marbaa lo salidaynaa😂
Ma hubtaa ogaygu in uu Danbigaa ku kacay naagaha Gaalada ah laxagta si kasta way u Raadiyaane iska hubso
Hoyadaa ayaa ah qofta labad uu kufsan doono
GEEDKA KA KALALAAYO . KUWA BADAN AAN ARKEY OO GUUR RABIN
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Team 20 liketa
Hi guys ashraf waye i hope in aad ficantihiin 😂
Uqiq😅😅😅😊😊❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉😢😮😅😅❤
sxb codkaga lama maqlo
Ninka inu kufsaday lama oga wa edaysane gaaladan wax walba wa kasuurowda marka hadagdagin walalkay
========≈//______😢>""""""":::::::::
Gabadhii akhrido qoraalkan. Ana qabo 😮
👸💯🗣🇸🇴🫡
Dumarow jogo nin lama amino
Team yaasir mukhtaar
Bita kada daka
asc codkagaa lama maqlaayo ee ka dadka aad soo galinayso uun lamaqlaa.
Copy some one else what's happe6ur comes prooo 😂😂😂😂😂😂😂