Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MD XASAN | XAALADDA DALKA | SSC | DAB- DAMIS KA | KENYA RUTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024
  • #subscribe
    'QORSHAHA FOG E DFS IYO LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA AS'
    NATO to back Ukraine as Biden faces growing pressure
    Ukraine on Thursday urged NATO to lift restrictions on use of long-range weapons against targets in Russia, saying it would be "game-changer" in its war with Moscow, while China slammed NATO criticism of its support for Russia as biased and malicious.
    NATO members issued a declaration in support of Ukraine at a summit in Washington on Wednesday, promising additional aid and pledging to support its "irreversible path" to NATO membership. NATO leaders will hold a two-hour session with Ukrainian President Volodymyr Zelenskiy on Thursday afternoon.
    Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
    A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
    According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
    Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
    US does not support major Rafah ground operation: Blinken
    US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
    Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
    Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
    An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
    US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
    With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisrael.com/us-isra...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

КОМЕНТАРІ • 57

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 23 дні тому +4

    Mansha Allah, Amb Mohamed iyo wariye Abdihafid waxaad noosoo gudbisaan program xaqiiqda taabanaya. ❤❤❤❤❤

    • @anwarsadra2416
      @anwarsadra2416 23 дні тому

      Gusha s s c ma ahain guil harti ama daarod ee waxay ahayd gul inta jecel soomalinimada dhamaantood

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 23 дні тому +3

    M.a run badana prof.👍👍👍Iga abuuray wxe rabeen marmarsiyodaa sikuso galaan dalalka islamka iyo africanka👀👀👀👀👀

  • @khaliifcabdi6106
    @khaliifcabdi6106 22 дні тому

    Waa adeege shisheeye

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 22 дні тому

    Xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa

  • @ahmedmohamud2734
    @ahmedmohamud2734 22 дні тому

    Waa runtiis walhi

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 23 дні тому

    Maasha allaah ninkaan runta ayuu ka hadlay dhuleenu waa qani waana isku filan yihiin

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 23 дні тому +2

    Owdal iyo qatumo dalka hogaa minaayo labada mamul ugu hadal heynta badan sanadahan

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 22 дні тому +1

    Ok

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 22 дні тому

    Horta mxaa GURGUURTE Wejiga kga dhcy yaa feedha markasta 🤛🏻

  • @saja9892
    @saja9892 23 дні тому +1

    Shabaab waa gang aduunka laysaga keenay xasana waa ka mid iyo siyaasiyiin Badan soomaaliyeey jiritaankiina ilaashada weliba dhalinta mustaqbalkooda odayaal shisheeye u shaqeeya baabi’inayaan kuwaasoo 34sano soo taagan iskuna kiin diraya si ay danahooda iyo kuwa shisheeyaha u fuliyaan

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy 23 дні тому

    Xasan iyo Gaalada kuwa ushaqeeya ee Paarlamanka fadhiya Allaha naga qabto..afka alle kaamagooyo😢😢😢😢😢

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 23 дні тому +1

    Alshabaab.waxa.beeray
    Imaaraatka.iyo.reer.galbeedka

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 23 дні тому +1

    Xasan dowladnimo yaqaan mana hayo dariiqeedii kaliya waxa uu ka fahmey dowladnimada in uu diyaarad saarnaado iyo inuu lacag aruursado argagisadana waxaa sal u ah dowlada iyadaa shaqaaleysiisey kuwii ugu waaweynaa hurmuud iyo tujaarta ugu waaweyn ayaa la shaqaysta

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 22 дні тому

    Xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 23 дні тому

    Allaha ku caafiyo abdihafiid.
    Chanel kii aan ku xisaabtami jiray qulub buu noqdaye.

  • @historypublishers
    @historypublishers 22 дні тому +1

    President Hassan Sheikh Mohamud surrounded himself with teams of underlings who are afraid to cross him. Having a team of employees who always agree with you or follow your decisions unquestioningly is only good for your ego. You cannot surround yourself with “yes men.” A leader should lead from behind and only step forward when there is danger. Great leaders lead from the rear like a shepherd tending to a flock. They give direction & strategy.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 23 дні тому

    Waa runtii ee xasan sheekh wuu fashilmay

  • @SAIDali-qx5ir
    @SAIDali-qx5ir 22 дні тому

    Ruloow waaye walee

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 23 дні тому

    Barfasoor caalin mar mar buu daacad waramaa. Somaliland hanoolaato ❤

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 23 дні тому

    Hal xaaraan ah nirig xalaal ma dhasho

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed 22 дні тому

    Anigu Waan La qaban in Al Shabaab Meel kale Laga Maamulo Ila Markaasna iyan Madaxa Soolaaliya Ayan Si dhaba Ula Dagaalayin Al shabaab Oo Bedalkeedii Ay Qabii Qabii isu Lay Ayaan

  • @maxbolabdi6387
    @maxbolabdi6387 22 дні тому

    Wlhi dharbaaxada pres. Ruto ku dhacdey, Colusowey ku haboontahay, yaa banaanbaxyo ku abaabula.

  • @abdallajama1649
    @abdallajama1649 22 дні тому

    Caalim ma cadee warkiisa cad

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 23 дні тому

    Ambassadorika waa runtii , Ashabaab reer Galbeedkaa ka dambeeya.

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 23 дні тому

    Waa intaas weeye inta uu ukeenay sanwayne waan naqaan waar anaka cidi noona yewdhiso sanwaynow hada kahor bay ahayd markaad lahayd awoodini tijaabise maxad samaynaysan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 23 дні тому

    Ambasadorka waa runtiis reer galbeedka ayaa ka danbeeyo argagaxisada

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 22 дні тому

    Hassan sheikh tan ha ha dhamaysto lkn hadu dhaho waa isa soo sharixi waa midii la isku jabi lahaa kabtii abdishakur warsame ayaa noqon iqarso

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 23 дні тому

    Ninkan Caalim maaha qof aqoon u le Somalida.
    Somalida waxa kala haya Ajaanib.
    Dad ku socda talo dad kale ma heshiiyaaan...

  • @sakiali894
    @sakiali894 23 дні тому +1

    Ninkan wxaa kamuuqda inuu necebyahy dawlada khaatumo jiritankeda

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 23 дні тому

      Ninkaani waa horgal warsan gali waa kuwa aaminsan somalind iyo xuduud gaalo dhigtey oo la masaxey

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 22 дні тому

    Kani wa daanyeer

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 22 дні тому

    Salamu alaikum Somalidinan waxba wariyanimad maka taqanin djibouti bad ku walateen uuf polaticgana waxba maka taaqenin lakin reer Somali waxaad tiihin dad djibouti nacayba uuf wadanadu iyago islayna bey hadana wada hadlan reer Somali wallahi politicaga ordo soo barta waligin daar ilaahay djibouti siifican ugama hadashin ilaahay ka cabsada abdixafid naa wad uqdadaysan tahay reer wad ku fogata markasta ama mucarid keen ama ha keenin reer wa daacad ee iniga qabilo isku dhameynaya ilaahay idinka jaridoona insha Allaha reer djiboutina ilaahay ba ilalinaya waxba kama qaadi doontin kanina waba nin buuka reer adigey noqotay wajigaga laga arkaya djibouti sidad uga xuntahay afkaga ma soo marinkartid wax fican oo djibouti sameysatey ama horey marka ay gadheen war dayax ban diraney uuf u are kind of sick wallahi. Wadanka reer wey siigulaysan uun ee markasta keen ku adiga ka daran oo caloshu buugto lakiin qalbi ficnidooda buu ilaahay arkaya dad reer djibouti waligod macaayan president yada iyo daad koga Somaliyed lakiin reer somaliku dhan waxba iskuma hadhii ilaahay ba idinka jaridoona insha Allah please iska daaya djibouti iyo dawladoda isku xishoda waliba adigagan isku sheegaya wariye😡 akhiro ayad ka jawabidoonta uuffff dad giriid xun bad tiihin! Istafurulaaha😡😡😡👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🤣🤣

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 23 дні тому

    Manta runbu sheegay Caalii

  • @maxbolabdi6387
    @maxbolabdi6387 22 дні тому

    😅😅😮😅

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 22 дні тому

    Ninkani weligii waxa uu odhan jiray "khaatumo" waa SL, maantana waxa uu leeyahay waa PL. Waxa uu yidhaahdaa Isaaq baa ii reer-abti ah, aabahayna Hargaysuu ku duuganyahay. Waa iska qalbi-caruur, ee yaan lagu danbaabin!

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 23 дні тому

    Waxaan aaminsanahay caqabadaha haysta Xasan Sheikh waa kuwo uu asagu sababteedu leeyahay.
    Su'aasha mudan in la isweydiiyo waxaa waaye Xasan Sheikh ma leeyahay habdhaqan Dowladnimo?
    Taas marka la helo ayey Ku Qurux Badan tahay in la qaymeeyo Xasan Sheikh fahankiisa Dowladnimada.

  • @AbdulkadirHussein-ks6oc
    @AbdulkadirHussein-ks6oc 23 дні тому

    Asc magaceygu waa cabdulkadir gosar hadan ugudogallo suasha wasax amb intas iyo inkabadanba waynogesta

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 22 дні тому

    Caaway miyaad nookeentay C/xafiidow aabihii cuqdada iyo cunfiga.

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 23 дні тому

    Waar xasan shisheeye ayuu ukiraysanyahay

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 23 дні тому

    Kani waa baantuu caadiya

  • @abdiwahabmohamed7911
    @abdiwahabmohamed7911 22 дні тому

    war doorasho soo hormarta Hal abaabulo si dowlad lagu kalsoonahay loo soo dhiso

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 22 дні тому

    Hadii aqoontii iyo cilmigii soomaalidu dhaafi waayay oo kale aan ahayn reer herbal iyo reer herbal uu dhaafi waayay maxaan samaynaa

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 22 дні тому

    Khaatumo mucaarad sland ah maahee waa maamul fadaraalka katirsan,aan kusexee.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 22 дні тому

    Waligaaba adigoo qeer sheegayo laguma arag xasan haweyad ka urineysa balse cuqdud ayaa ku dileeysa mr caalin sakiin liq😂😂😂

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 23 дні тому

    Cabdixafiid wax saxa maaha inuu aqoonyahanku aqoontiisa hadlo adiguna ka dabatiraahdo anagu arintaas ma cadaynkaro ama mahubno waxaas sax maahan mawaxaad leedahay waxaanu hubin buunoo sheegin
    Hadaanu prit Tv nahay arintaas macadaynkarno yaa waxaas kuu dirsaday axmed abtidoonba saas kuma tiraahtide

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 22 дні тому

    Waxaan qabaa waliba reer galbeedku iyo Israeli iil si toosa uma maamulaan ee imaraadka ayaa u sheqeeyay ee Malaysia qabto carabao waa fataaliin daba dhilifa

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 23 дні тому

    Ninkaan borfasarka aad ku sheegeyso ee qabyaalada iyo qurunka madax martay inaad muqdisho ka wareysato waa ku qaldan tahay ileen wanaageeda uma jeedo

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 23 дні тому

      Runta ninkan ugu imaaw

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 23 дні тому

    Ambasadorka waa runtii ismail baa ka danbeeyey hubkii somaliland loo diray ,laguna bur buriyey laasacaanood

  • @saja9892
    @saja9892 23 дні тому

    Xasan dhiiqo maxaa loo tirinayaa waxa uusan qaban keliya maa lays weydiiyo hal suaal oo ah ka madaxweyne ahaan muxuu dalka u qabtay marka laga reebo danihiisa gaarka ah iyo ganacsigiisa iyo dhibka uu dalka ku hayo iyo dadka!!!!!!!!!!!

  • @halganosaid7156
    @halganosaid7156 23 дні тому

    Amb. Caalin xajir buu ka yahay Mwne Axmed Madobe ee uqaban mayno warkiisa bal hada eeg waxuu leeyahay dastur buu badashay ayadoo Puntland ay dasturkeda badashay 10 sano hor Southwest ne 2 sano kahor ambka kama uusan hadlin waligii ee Axmed Madobe ma yaraanti buu ka adkaan jiray waa yaabe? 😂😂😂😂😂😂

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 23 дні тому

    Tu te battu contre qui… arrête de jeter ta faute au autres 🇩🇯🇫🇷et surtout Somalie Land.. laissez vivre ce peuple on armonie tranquille

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 23 дні тому

    Hassan waa doofaar

  • @user-jw7qj4zj7l
    @user-jw7qj4zj7l 22 дні тому

    Beenloow Xayawaan CBB Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac