DAWLADNIMADU IN AY TAHAY MID LAWADA LEEYAHAY OO DADKA KA DHAXAYSA, SOOMAALIDU MABA TAQAAN‼️ HUBKII LA SUGAYEY INTAA OO SANO BAY DAWLADU ISLA MARKIIBA QABIILADA QAARKOOD KU HUBAYSAY OY TIRI ISKU LAAYA😢.
Hubka iyo hawada wuxuu Madoobe ka yiri waad sheegtay waadna ku dhaleecaysay... BAL LABADAAS QODOB siduu XASAN U ISTICMAALAY, iyadana sheeg...! Gar alley taqaane...!!
WAR WAAYO CIDA BERI MADAX KA NOQONAYSA MUQDISHO ⁉️ OO BAHALA GALEEN NOQOTAY ? SOMAALI HESHIIS AHI MABA JIRTEE ❓️ WAR DALKII QABIILO AYAA LOO KALA BAXAY. CID CID DAMBE AAMINAYSAA MA JIRTO😢
Xasan Sh. Waa iga talo ee halla soo xiro. KISMAAYO XAMZA MAXA KA GALAY? ABGAALOW XASAN KA QABTA JUBBADA HOOSE? XASAN MAAMULKII WUU KU FASHILMAY? GUUD AHAAN SOMALI AYAA DEGGAN JUBBADA HOOSE.
SOMALIA HALAGU CELIYO 1991 WAAYO HUBKII IYO HAWADIIBA XASAN ITO BEESHIISU U ADEEGSADEEN UMADA SOOMALIYEED 😢.
somalia very soon muslim inşaallah
Asc
Hala saaro una qabateen somaali xubkii
Yaala somaali hanalaga qaado maslax ayan helaynaa😊
DawladSomaliyeed ma jirto,
Jubbalaand run waaye inta dawlad fadraal ah lahelayo
Somaliya wey burburtey ee xasan dhiiqo weydii
Suyasiga soomaaloyeed wax shaqo uma haayo danta shacabka soomaaliyeed.
Macaawisley
Yes gurgurte muxu is ticmalaya asaguba
DAWLADNIMADU IN AY TAHAY MID LAWADA LEEYAHAY OO DADKA KA DHAXAYSA, SOOMAALIDU MABA TAQAAN‼️ HUBKII LA SUGAYEY INTAA OO SANO BAY DAWLADU ISLA MARKIIBA QABIILADA QAARKOOD KU HUBAYSAY OY TIRI ISKU LAAYA😢.
Hubkii dowlada yaa la siiyey
Warhawiye miyad rabtay markaa
XASAN MA BAXAYO OO CAASIMADII UNUKAALE BAY NOQOTAY ‼️ DAWLAD DAGAAL KUMA DHISMAYSO OO CID RABTA DAGAAL HAWIYE IYO BEELAHA KALE, CIDINA ITAAL IYO WAKHTI UMA HAYSO😢. CAALAMKU HANA MAAMULO ILEEN DALKA LAGU KALA TEGYE😢
Hubka iyo hawada wuxuu Madoobe ka yiri waad sheegtay waadna ku dhaleecaysay... BAL LABADAAS QODOB siduu XASAN U ISTICMAALAY, iyadana sheeg...! Gar alley taqaane...!!
xaqba umalaha mana awoodo inay damanad qaado hubka
WAA GOOD CUNAQABADAYNTA HUBKA❤ WAA GOOD HAWADA KENYA LOO CELIYO❤. WAAYO 1 SANAD KAMASOO WAREEGAN OO WAATAAS AYNU HUB OYO HAWABA IDU ADEEGSANAY😢. SOOMALI WELIGOOD WAA SHUFTO NABADA NECEB😂.
NINKA KOOWAAD OO KHATARTA U KEENAYA SOOMAALIYA WAA XASAN BAAHANE.
Maxaa kala duway manta iyo 1991
Ader. X. Culusow. Sowisagu. Qaladka. Maleh. X. Cilusow. Dawlad. Nimadi. Qabil. Bukadhigay
Somaliyey. X. Culusow. Xalku. Waxa. Weye. X. Culusow. Haiscasilo
Hubka haddii somalidii isku dilayso sow hadalka Axmed Madoobe sax maaha, waa maxay faaiidada shacabka ugu jirtaa hub la keeno
In la saaro ayaa ficnaan lahayd waayo cid xakamaynaysa ma jirto
Adiga maxa kaqaldan waxa layskudilaya siyasad somahan
Ahmad madoobe waxoow u yiri cunaqabateyn iyo mamulka hawada halagu celiyo sidi eey eheed marki hore in ow kursigisa kufadhiyo weligiis
Waad ka booday xaqiiqda... hubka wixii loogu talogalay ma lagu qabatay MISE QABIILOOYIN AYAA LA YIRI ISKU DILA...!!
Oo kalay adigu ma in dadku is layan miyaad rabta badbadada umada kujirta
Adeer wad qaldantahah hubka waxad u bahantahay in aad ku xorowdo ee ma aha in lagugu dilo hawadu waa lamid
X. Culusow. Marku. Hubki. Somaliyed. Rerkisa. Siyo. Qabilkusiyo. Macawisley. Ubixiyay. A. Madobe. Iyo. Denay. Iyociro. Iyo. Somalidakale. Udido. Xalku. Se noqon. Adanku. Waydiyay. Suldan. Kawaranwalal
Waxaad u hadsheey si wadan ah lakiin tuug garguurte wadanin ma yahaay
WAR WAAYO CIDA BERI MADAX KA NOQONAYSA MUQDISHO ⁉️ OO BAHALA GALEEN NOQOTAY ? SOMAALI HESHIIS AHI MABA JIRTEE ❓️ WAR DALKII QABIILO AYAA LOO KALA BAXAY. CID CID DAMBE AAMINAYSAA MA JIRTO😢
Adiga maxaad sidan ugu hadliqeysay markii xasan sh.maxmud iyo qoladii taageersana ay ku qorteen Geela waxaa look noqonaya 1991 taasi ma Somalinima ? Mise wuxuu ahaa wax u fiican dhegaha Somalida ? Maxaad marka ugu hadliqeysay?
Xasan Sh. Waa iga talo ee halla soo xiro. KISMAAYO XAMZA MAXA KA GALAY? ABGAALOW XASAN KA QABTA JUBBADA HOOSE? XASAN MAAMULKII WUU KU FASHILMAY?
GUUD AHAAN SOMALI AYAA DEGGAN JUBBADA HOOSE.
Suldanow waa Ku sallaamay soomaalidu waxay tidhaa labo khaayinimo Ku heshiisay dar allé ayay isku dilaan iyaga ayaa isdilaaya sidoo kale tuugtu markay wax xadayaan waa heshiis markay qaybtu joogto ayay isdilaan midakale xasan ayax iyo xamse midkoodna maaha soomaali dhalad ahogaada suldanow aaway soomaalinimadii ayaa haleeyay waxaad ii sheegtaa maamul xasan ayax heshiis layahay dal iyo dadbuuxa ayaa loowareejay aaway dhammaantood uu iibsaday
Ader. X. Culusow. Iyo. Xamse. Xolo. Miya. Darod. Wax. Ushegikara. Ma. Dadka. Xolahasa. X. Culusow. Dorasho. Badshegtaye. Balcad. Dorasho. X. Culusow. Kama. Qaban. Karo. X. Culusow. Wu. Fashilmay. Wuna. Isogyahay
X. Culusow. Isaga. Ladagalamaybtln. Iyo. Jbln. X. Culisow. Isaga. Somali. Babiyay. Qofku. Markad. Dawladadi. Cadalad. Kawaydo. Wa. Dhibwayn
Kuuma sinna
Hubka laynoo fasaxay iyaa ka masuul ah ❓️MA kontrabaan ganacsato iyo mid shacab u gacan gala oo laysku dilo iyaa faaiido noo ah ? Anu waa taageersanahay in cunaqabadaynta dalka lugusoo rogo. Hadii kale inagaa is dhamaynayna😢. Waayo madax kasta oo lasoo doorto, soomali heshisa waa riyo😂.
BEENAALE😂. SOMAALIYA C8D D8B DAMBE UGU HESHIINAYSSA MA JIRTO ‼️ HAWIYE OO DHAN LALAMA HESHIINKARO. RUNTAA HALAYSU SHEEGO‼️
Beenbaad marwaati kufuraysaa waayo waxaad laftirkaagu markhaatiga kufiladahay sababta keentay oo ah cunaqabataynta hawada marka waaqaniinaa hanacabaadin waa waxaan dhacayn xaqa kudhimo laftirkaagu
Wixi hub aha e lakenay konfur galbed lama geynin buntulan lama geynin jubalan lama geyninya haysta huwiye
Been bad shegtay hawiye xasan waxba uma qaban onka ehen abgaalka uka dhashey
BEENAALE😂. SOMAALIYA C8D D8B DAMBE UGU HESHIINAYSSA MA JIRTO ‼️ HAWIYE OO DHAN LALAMA HESHIINKARO. RUNTAA HALAYSU SHEEGO‼️