Musalsalka Dhagar Xalqada 13aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 61

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare565 11 днів тому +3

    Man of the acting waxa qaaty Mamada 👍

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 12 днів тому +4

    Film ka dhan inta qoyska miyiga baan u daawadaa ❤

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t 12 днів тому +4

    Waaad lasoo daahdeen waxan film waandhafaeyy❤❤❤❤

  • @ayaniitaosmaan6202
    @ayaniitaosmaan6202 12 днів тому +6

    Nina yamaniga kuhaysta hadaldiisa😂❤ isagna lajira

  • @Musnaabdifatah477
    @Musnaabdifatah477 12 днів тому +4

    Ala odeygu wa legend

  • @ShaafiaIsmail
    @ShaafiaIsmail 12 днів тому +5

    Mama jiliinkeeda waa cajiib wlhi

  • @FaizaAhmed-p4i
    @FaizaAhmed-p4i 12 днів тому +5

    Flimka lasoo dhakhsada 😊

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 12 днів тому +10

    Nin aan iqabin hadduu afka wax iigaliyo macunikaraba xataa kaman yeelen🙂

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 12 днів тому +2

      Waa xaaram ma nana sharciyan

    • @BoyMahir-x1u
      @BoyMahir-x1u 12 днів тому +1

      😂😂😂😂😂
      Wayo
      Sabab

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 12 днів тому

      @@muna-Cabdi haa waliba waa liidid caruurta cuntada afka lo galiya de ama dadka xalaasha iaku ah

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 12 днів тому

      @@BoyMahir-x1u de miyanan gacmo lahayn anigu waxay dhaqan xumada uu ila imanayo

    • @GuledAhmed-kz5ts
      @GuledAhmed-kz5ts 12 днів тому

      Romantic baanad ahayn

  • @Simiqurux
    @Simiqurux 12 днів тому +1

    Un très bon film ❤ 💯

  • @BoyMahir-x1u
    @BoyMahir-x1u 12 днів тому +7

    Waar Inantana See Wax Ka Yihiin
    Duqa Ka Dhintey Hadana Duq Kalaa Madaxa Loo Saara🤔🤔🤔🤔
    Waa La Gadanaa🤣🤣🤣🤣
    Odeygan Garyaqaankii Alla Halaagsanaa
    Muxu Wax Soo Cunay
    Xoolahooda Maxa Iga Galay Ku Lahhaa
    Tayarbaa Ii Darrane😍😍😍😍
    Dilaal Weynaadayy👌👌👈🤏🤏

    • @bilana289
      @bilana289 12 днів тому

      Odaygu waa masiibo caadi ah

    • @BoyMahir-x1u
      @BoyMahir-x1u 11 днів тому

      @@bilana289 kkkk
      Haa Wllhi
      Kaaso Kale Ma Kuugu Duceeyaa🤣🤣🤣🤣 Sist

    • @bilana289
      @bilana289 11 днів тому

      @@BoyMahir-x1u
      Hay habaarin 😂 aniga waabu iga biqi lahaa baalahan ka rifi lahaa 😂

    • @BoyMahir-x1u
      @BoyMahir-x1u 11 днів тому +1

      @bilana289 kkkkkk
      Ma Hubtaa
      Sidaa Ma Khadar U Tahhayy

  • @MarwaanMano-up9ig
    @MarwaanMano-up9ig 13 днів тому +8

    Walaalyalow tan ookale aney igu dhacde😐

  • @Muhiyadinmohamed.66
    @Muhiyadinmohamed.66 7 днів тому

    😊midkani waa ba funny

  • @NASRADEEQA
    @NASRADEEQA 12 днів тому +5

    gabadh kasta oo wiil khaainta intay xoolihiisana ka dhamaso xaaran baa kugu tagtee ogow

  • @CabdicasiisCali-q6w
    @CabdicasiisCali-q6w 12 днів тому +4

    Odaygu waaba lajanba wixiiba sawka farsameeyey😂

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 10 днів тому

    Jilaaga sidiiq gabadhan farxadeeda ka shaqaynayo isagana kafantiisa ayaa ay toleysaa ogow in dumarku rag badan xasuuqeen

  • @NASRADEEQA
    @NASRADEEQA 12 днів тому +4

    horta kan guurmu jacaylka usheegtay indhahaygii isagoo leh umbaa arke

  • @Xasanyuusuf-ss5sj
    @Xasanyuusuf-ss5sj 11 днів тому

    Legenkan macawista wataa
    waaba funny😂

  • @HanaCabdi111
    @HanaCabdi111 12 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @triplealpha8739
    @triplealpha8739 12 днів тому

    Filinku inti horay u ficna lkn hada wax baa karaya qalda wayo wax yaar buu hagad kaadhib waaju kalay ayan baan ku arkay ninkan carabka waa baa legend waxa baa ika si yabisay xabibi indhayku ayu baa ku layehy gormu u shektay jeceylka

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 9 днів тому

    Caaqilkii ma gabadhii laga dhintuu durba la wareegay😂

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 12 днів тому +2

    filimka lasoo dhakhada please 😮🎉🎉🎉😊

    • @Nuurabilan1234
      @Nuurabilan1234 10 днів тому

      Walal horta weekii imisa jeerbaa la soo dayaa

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 10 днів тому

      @Nuurabilan1234 2 jeer baan u malaynaya way lasoo raagaan wll

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 10 днів тому +1

      ​@@Nuurabilan1234 3kadib bay soo daayan way nagu caansiiriyeen😮😅

  • @farxanccwad9017
    @farxanccwad9017 12 днів тому

    Ladaneey iiwran indhahaygii 😂😂😂😂 wiilkan suu ladaneey u dhahaan u jclhy

  • @AdnaaAhmed-rs9rl
    @AdnaaAhmed-rs9rl 12 днів тому +1

    Habartani waa nahaabad ayada isku diraysa wiilasha marki horana in odaygu dhinta ayadaa u sabab ahayd

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 12 днів тому +6

    Caawa filimka kawarama ❤❤🎉😊😂

  • @NimcoAxmed-nu3rf
    @NimcoAxmed-nu3rf 12 днів тому

    Haaye lasoo dhakhsada wx😂❤

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 12 днів тому

    waxaan musalsal ma hane meel naga fadhiista

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d 12 днів тому +1

    Lkn wixipa xayaysinba kudhamaysen😂😂

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 12 днів тому

    Tollow gymta maa gaala waa gaali berbera somtuna waa xayaasiis qosol ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @YusufA-kk3rd
    @YusufA-kk3rd 12 днів тому

    Qaybta miyiga ayuu ka shidan yahay

  • @YurubAbdi-v7f
    @YurubAbdi-v7f 12 днів тому +2

    Filnka kaliye sugo 😂

  • @AbdikariimWarsame-m3q
    @AbdikariimWarsame-m3q 12 днів тому

    Xaliimo maxay ajanibiga ku falaan xaliimo bilaa amaal 😮

  • @HodanOsman-vr3hj
    @HodanOsman-vr3hj 12 днів тому +3

    😅😅😅😅

  • @NaziirCabdi-h8i
    @NaziirCabdi-h8i 12 днів тому

    Xata HARGEISA wa Mcn kulah😅

  • @phphphphphph
    @phphphphphph 12 днів тому

    ka dheeri waaba nacas reerkiba baa'bi

  • @XabsaCismaan
    @XabsaCismaan 12 днів тому

    War guitarku 🎸 waa xaran bisinka

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 12 днів тому

    Ruwayad aaduqimabadan 2:00 oo kusocota bulshadena

  • @zureer5014
    @zureer5014 12 днів тому +1

    Odaybaa ka jacay odaykalaa madax loo geliyey 😂

  • @IfraaxSaleeban-j4e
    @IfraaxSaleeban-j4e 10 днів тому

    Tan loox miyaa kolba oday 100 jira lagu darayaa😂😂😂

  • @shacaybmustafe9340
    @shacaybmustafe9340 12 днів тому

    😂😂