Bermuuda | Sadex xagloodka shaydaanka | Ma ahan sidaad moodaysid!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 257

  • @heer-sareofficialmedia2082
    @heer-sareofficialmedia2082 4 роки тому +18

    Goob Shaydaaan ma ahee waa cilmi illaaaahay waana awooodaha ALLE ee ay gaaladu ku wareertay subxanallah. Illaaahaybaa mahaddaa leh

  • @abdallagureyofficial6481
    @abdallagureyofficial6481 4 роки тому +12

    Adunka allaah aya mamula wax walba oo kadhacaya koonka isaga ayaa ugu talagalay
    Allaahu akbar

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 2 роки тому +1

    Mnzha allh zxb cabdiraxmaan cumar hore u zoco zxb

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 4 роки тому +2

    Waa markii kobaad ee aan maqlo sadex xaglood kan. Mahadsanid walal abdirahmaan alle cimriga iyo cafimaad ka iyo aqoontaba haku siyaadiyo.

  • @mjpoi6338
    @mjpoi6338 3 роки тому +1

    abdirahman sxb wa ku wata

  • @mohamedraab9452
    @mohamedraab9452 4 роки тому +5

    Szb walahi codkaagi dahabi we dagan ayaan jeclahay Quran kusoo duub

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 4 роки тому +5

    OGAANSHO
    SAHANKA XOGAHA
    ayaan mar hore ka daawaday
    Goobtan ayaa aduunka wal wal ku furtay
    Mhdsanid ustd abdirahman

  • @cabdicasiisshooli7055
    @cabdicasiisshooli7055 4 роки тому +3

    Mahadsanid ustaad

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 роки тому +66

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeey

    • @nimcoyousuf2112
      @nimcoyousuf2112 4 роки тому

      Kusary

    • @zuhaipmuhumethazzan5143
      @zuhaipmuhumethazzan5143 4 роки тому +2

      Hadi aad doonayso xayaysiis free ah iyo shere badan hooyo ani ila soo xidhiidh +252634464625

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 4 роки тому

      wan ku saray thank

    • @jorgetrenton8991
      @jorgetrenton8991 3 роки тому

      I know im randomly asking but does someone know of a trick to log back into an Instagram account?
      I stupidly forgot my login password. I would love any tricks you can offer me

    • @mjpoi6338
      @mjpoi6338 3 роки тому

      wllcm hooyo qli ❣❣❣❣❣❣ we love hooyoyin soomaliyeed

  • @nimcaanhaajifaarah6511
    @nimcaanhaajifaarah6511 4 роки тому +28

    Cabdirxman zxp wlhi wan jeclhy sida aad wax uso diyaariso iyo codka dahabiga ah oo ilhy kugu manaystay rappi hku dhowr wll waxad thy qofka kaliya an muqaladiisa jogto ii yihiin

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 3 роки тому

      Bishii aad ku xirneed Yabanjii ma daawan jirtayna muuqalada Waaberi media hhhh

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 роки тому +11

    Magacaygu waa *Cabdiraxmaan Cumar* halkanina waa *Waaberi Media* ku soo dhawaada muuqaalkeena maanta.

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km 4 роки тому +3

    Mahadsanid macalinkeena

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 4 роки тому +8

    Horta bani aadanka wixii ay ka cabsadaan maxay ugu Sheegaan sixir ama shaydaan war sheedan awood ma lahan uu wax ku bur buriyo waxani waa awoodaha ilaahey isaga yaqaana dadka ma koobi karaan cilmiga iyo awooda ilaahey waxayna isku dayaan in wax Walbo macno u sameeyaan

  • @caashodahir6050
    @caashodahir6050 3 роки тому +1

    M.a walal horay u soco

  • @maxamedibrahimxusen5294
    @maxamedibrahimxusen5294 4 роки тому +1

    mashallah saxib cabdi raxmaan cumar noo soo badi tariikhda islaamka

  • @maanquudiyechannel6645
    @maanquudiyechannel6645 3 роки тому +2

    Haa

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 4 роки тому +3

    Wcs thanks teacher keep going 🙏🙏🙏👍👍👍💖💖💖💖💖

  • @monaomar8109
    @monaomar8109 3 роки тому +3

    waad mahadsantahy wllo suaal baan qabaa barmuuda marhaday diyaaradaha iyo markiibtu dulmaraan wakhti xaadirkan sida aan ka fahmay hadalkaaga qaybta danbe maxaa xog rasmi ah loo heli waayay oo ku saabsan barmuuda

  • @Maxamed-salah11
    @Maxamed-salah11 2 місяці тому

    Ku saliya nabigeena muxamed scw❤❤

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 4 роки тому +3

    A.WABERI👍👍

  • @munasarabdullahi1456
    @munasarabdullahi1456 4 роки тому +2

    Mahasani

  • @asmamohamedcarab3200
    @asmamohamedcarab3200 4 роки тому +3

    Eeen slm marka hore dhaman azxpta ku xidhan waabari media su"aashaydu wxy thy sidey budhacad baded u joogi kartaa meel diyaaradaha iyo maraakiibta maraaba la waayayo🤔mise budhacad badeedaa wax kale laga wadaa

  • @maanquudiyechannel6645
    @maanquudiyechannel6645 3 роки тому +2

    Good luck

  • @supplier892
    @supplier892 4 роки тому +9

    Voice %100
    Editing %100
    Thumbnail %100
    Waaberi media 👌👌👌

  • @zaygacade6033
    @zaygacade6033 4 роки тому +3

    fast views like isaar

  • @marwacismaan-su9ev
    @marwacismaan-su9ev 10 місяців тому +2

    Marka wllo imika maridisu waa caadi miyaa saddex xagalkan

  • @Naamir03
    @Naamir03 4 роки тому +4

    Masha allaH Wll Muuqaalada Technologyada Noosoo Badi insha allaH

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @suhaybabib1349
    @suhaybabib1349 4 роки тому +3

    C/Rahman Omar horay uzoco 💥💯

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @subeerismail4473
    @subeerismail4473 3 роки тому +1

    M.a

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 4 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @k.dagane117
    @k.dagane117 4 роки тому +3

    walhi codkaga dahab waye m.a

  • @hajjiali9728
    @hajjiali9728 4 роки тому +5

    Mahadsanid Mr Abdirahman Omar, marka xiga mudane su,aansha aan qabo ayaa ah, bilowga muuqaalka waxaad nagu tustay diyaarado dulmaraya 3 xagalka Bermuda, sido kalena waxad nala wadaagtay qatarta 3 xagalkan, hadaba waa maxay farqiga u dhaxeeya diyaaradii hore ee la waayay markay soo galeen hawada Bermuda iyo diyaaradaha iminka dulmaraya,

  • @liibaanmuuse5981
    @liibaanmuuse5981 4 роки тому +3

    Wll noso diyari muqaal kusabsan diinta cusun ama ibrahimiyada

  • @hamsemohamed5565
    @hamsemohamed5565 3 роки тому

    Marka hore wan ku salamaya cabdi raxman hada damacday inad barmuuda waxka ogato maa xumid balse arintu sida maha barmuuda waxa wayan maal baduhu iskugu imadan sida daradad ayaay wixii soo dulmara ujidanaysa albabada samada aa tilmantay waa kalad subaxanalah waa arimaha ilahay uugarka ah shaydanku matagikaro aa ilahay utobad kan wall

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 3 роки тому +3

    Subxanallah

  • @mohamedzalaan6395
    @mohamedzalaan6395 4 роки тому +4

    Keep going por thanks

  • @xasanabdullahi7844
    @xasanabdullahi7844 4 роки тому +5

    Walaalkey videogan wuu isoo dhacay plze sheydaan iga mashqulshay mooye waxaa noqon lahaa fast man (we love waberi)🇸🇴💞💞💞💞💞💞💞

  • @abokoribrahim5201
    @abokoribrahim5201 4 роки тому +3

    Keep it up bravo

  • @AminaMahamet
    @AminaMahamet 4 місяці тому

    Asc arimaha ilaahay hafargalin

  • @abdihaliimawil2489
    @abdihaliimawil2489 4 роки тому +2

    Waa qadar alle

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 роки тому +2

    m.a thanks ustaad

  • @C_B_DBoss
    @C_B_DBoss 8 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @ismailmohamed6194
    @ismailmohamed6194 4 роки тому +34

    imagine geting a heart from waabari 🥰🥰

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 4 роки тому +2

    Asc wll waan ku salaamay Al ustaad cabdiraxmaan waan xiiseya muuqaalad aad soo dhigto

  • @Pirlo474
    @Pirlo474 4 роки тому +4

    First one like

  • @munasarabdullahi1456
    @munasarabdullahi1456 4 роки тому +1

    Muuqaal cajiib eh waaye shukran bro , noo soo badi muuqaalada noocaan oo kale ah.
    Mhadsanid

  • @maxamedcabdi4901
    @maxamedcabdi4901 4 роки тому +2

    intii tagerta clraxman like saara

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 4 роки тому +4

    Ogaansho Saqiir wlhi😊♥️

  • @Hangoolyare
    @Hangoolyare 4 роки тому +3

    Waxan ka aaminsanaa Meel shaydan

  • @jamanourjamanour1132
    @jamanourjamanour1132 4 роки тому +3

    Keep going bro

  • @fartahaaji977
    @fartahaaji977 4 роки тому +9

    Keep going

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 5 місяців тому

    Allahu Akbar

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 4 роки тому +3

    Farmuuda nooga waran

  • @khalidmohamed938
    @khalidmohamed938 Рік тому

    adaa mudan

  • @iftiinkamaanta753
    @iftiinkamaanta753 4 роки тому +8

    Ur voice Mnsh Allah

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman6117 4 роки тому +1

    Dhulmareen ma ahayn ee wuxuu ahaa sahmiyaha boqotooyooyinkii kiristanka ahaa

    • @Ahmed-jama
      @Ahmed-jama 4 роки тому

      Hhh sahmiyuhu maanuu dhulka marin marka

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 4 роки тому

      @@Ahmed-jama Waa kala nooc dhulmareen waa qof iskii aqoon uraadsanaya sahmiyaana waa sirdoon layidhi meel aan qabsano oo noo nugul noosoo raadi sida amerikooyinka iyo Philippine oo markuu soo sahmiyey dagaal lagu qaaday Insha allaah xaqiiqada soo baadh bal walaal

    • @Ahmed-jama
      @Ahmed-jama 4 роки тому

      @@ridwanabdirahman6117 wankuu garty zxp lkn waa wada dhulmareen

  • @nimcomahamed4768
    @nimcomahamed4768 2 місяці тому

    Cilmii ilaahay

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun892 4 роки тому +1

    Walale halke bay khubaradu xogtan ka helen side ugu suurta gashay iyaga inay xog kaso diyariyan walipa si practical ah hadi sida la sheegayo uu yahay 3xagalku...mhdsanid

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 6 місяців тому

    Noo.faah
    Faahi,barmuuda

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +6

    *Sadex xagloodka Cabsida...!*
    Wax walba ilahay amarkiisa ayay ku fulayaan....
    Mahadsanid walaaL....

  • @abdiqaniyaasin421
    @abdiqaniyaasin421 4 роки тому

    Waa maxay Sababta daruuruhu isu bedelaan

  • @CabdiMakaraansibriye
    @CabdiMakaraansibriye 8 місяців тому

    🔺️Bermuda
    Nabi Muhammad Scw wuxu yiri Ibliis Fadhigiisa wa bada meel kle o ay badu Sameyn ka ledahay ma jirto Bermuda ma hinee Wa meel u Ibliis Carshigiisa yaalo waxa dadka io Diyaaradaha io Maraakiibta qafaasha wa Shaydaamo mesha dagan o wexey arkan dafa

  • @kingebouh9995
    @kingebouh9995 3 роки тому

    Asc sxb waxan kamid ahay dhalinta adi kugu xidhan waxan ku leyahay horay uu soco wll

  • @AyaanXuseen-r4s
    @AyaanXuseen-r4s 20 днів тому

    🎉badbAtmuuda

  • @moktar444
    @moktar444 4 роки тому +3

    Wllkayow imika ma wxd iLeeday wxii dad lumaY budhcad bay gacanta u gaLen😄iLaa iyo hadda aragti quman namaad ziin wll wxuunpa ka danbeeya diyaaradaha la wayayo hawo ayaa adkaatay diyaaradna burburizaY😄ma aqbaLin taaz

  • @imandhol408
    @imandhol408 4 роки тому +2

    Waaw waa layaab wlhi

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @mizbil_faysal027
    @mizbil_faysal027 4 роки тому +3

    Lama galanka sadex geaodka ka barmuuda ayan ku maqlay🙏🏽💯

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @xasanabdullahi7844
    @xasanabdullahi7844 4 роки тому +2

    Sxp videoga aa inoo soo dooqdo wlhi daqiiqad ma iska motin doono🙏🙏🤞💓💓💓💓💓

  • @AmiinkaAbdi
    @AmiinkaAbdi 3 місяці тому +2

    😂

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 4 роки тому +3

    Waaberi❤ First me😍

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 роки тому

    Woah

  • @yusurfaaraxburaale7985
    @yusurfaaraxburaale7985 3 роки тому

    Asc waa layab

  • @mahadbukhaari3185
    @mahadbukhaari3185 4 роки тому +3

    Wllo Abdirahaman Ilaaahayen Dartii ayaan Ku Jacel wax TahayenQof dacad ah Ee meel aan kala soo xidhano noo sheeg

    • @arooryo7463
      @arooryo7463 4 роки тому

      Hadii aanba latagi karin, sidee tijaabo looga soo qaaday?🤔

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 4 роки тому +1

    Waan kula garana

  • @munasarabdullahi1456
    @munasarabdullahi1456 4 роки тому

    Utad cabdiraxaman cumaar

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @CnaasirRaxmo
    @CnaasirRaxmo Рік тому

    Waxa aan ka aaminsanaa quraafaad lkn waad mahadsantahay

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +2

    Bermuda waligey ma Maqal Ay il mid ahna
    Ustad Wax Barmamij NoGa So DiyarisAh XaladA AZERBAIJAN io ARMENIA

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 4 роки тому +4

    Madagaskar wadanka la yidhaa barnaamij nooga.......

  • @oddorosmedia9984
    @oddorosmedia9984 4 роки тому +3

    anigu waxaan ka aaminsanahay sadex xagalkan inuu yahay meel aan wali xaqiiqadeeda aan lacadayn sida
    ceelka yaman kuyaala

  • @milkii503
    @milkii503 2 роки тому

    Maxadnogudehysa

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 4 роки тому

    Kkkk marakibti hadi barcad baded qadatey diyaradihina ayana ma burcad diyaradeda qsdatey

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +4

    Bermuda triangle illaa haatan waa laga yaaban yahay micnaheedu Allah baa og

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 4 роки тому +1

    Thanks

  • @hassansamaale9938
    @hassansamaale9938 4 роки тому

    Mashllah hore u soco aad baan kuugu xidhanahy anigu

  • @huseinliipan3139
    @huseinliipan3139 4 роки тому +1

    Saasba numaaleenaaya

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 4 роки тому

    Waaberi media

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts 4 роки тому +1

    So kala Ayaan ka aaminsanaaa
    Allah ha ku sharfo walal

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 4 роки тому

    waxan ka aaminsanay waxan ka aaminsanay ahramta masar buurta nasa hablod ee kutala hargaysa iyo meelo badan oo kale lkn rabigay ayaa og cilmigeda

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому

    ilahay aya kawarhaya oo kaliya

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 3 роки тому

    Intaa Sadex Sano khor Ogaansho Ka daawatey Is muujiya☝️🙄

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 роки тому

    Wllo aad baad u mahedsanthy

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @maxamedhagarcalishaxaari8932
    @maxamedhagarcalishaxaari8932 3 роки тому

    Yaab waa arin layaableh!!!

  • @munasarabdullahi1456
    @munasarabdullahi1456 4 роки тому +2

    sidaaad nogaajahilbixise

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 роки тому

    Sade-xagal weeye sida saxda maaha sade-xaglood.

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 4 роки тому +6

    Waa ariin layab ah 😳

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 4 роки тому +3

    M.a Qofki uhoreyay ayan ahaya san uku faidesto vidiyoshada walal

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @KadisMedia12
    @KadisMedia12 4 роки тому

    M.a thanks ustaad😍

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 роки тому

      من اروع قصص التاريخ.mid ka mid ah qisooyinka taariikhda ugu yaabk badan
      Boqorkii Burburkiisa ku riyooday.
      ua-cam.com/video/3ZUfxHaZFpQ/v-deo.html

  • @maankayusuph4905
    @maankayusuph4905 4 роки тому +1

    M.a walhi waan ku tagera wall abdirahman waxaan tahy hal channel aan sugo ee waxan cod sanaya hady dhib ahayn in videos aad so badiso insha Allah

  • @ahmedamir1780
    @ahmedamir1780 4 роки тому

    Waaberi media mahadsanid 💯💯

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 роки тому

    Thanks my bro noolow allaya cisak