Alxmd haa wllhi hoyadey wax kakulul mala diris kena wexe dhahan gabadhan san ukulul ilmaheda seyeli kar ta eleyihin warabaha ilmihisa macune banan kuka qarab ta waligen 5 cunuga nahay kena ul kuma dhufan waliged ki siqal dana nofiriyo indhahe halabax da ❤
Naagaha qaarkood inay wax dhalaan ma istaahilaan bal adoo nool ilmahaagii naag ha gumaysato adikuna kaba sii darnow acuudu bilaahi tolow dumarka saas ah Saan ilmaha u dhalnay uuma dhalin miyaa mise way xanuunsan yihiin ee waan la ogayn Waan ka xumahay Nadareey waxa kugu dhacay
@@sacdiyaomar4726 sacdiyoy beer adaygna ka daran bal adoo nool ciyaalkaagii meelahaas haku silcaan halkii kuu timidna silci laga yaabo xanuun inuu jiro aan la ogayn
Asc abayo farxiyo qeer ilaahi haku siiyo intaan janal kada ku soo biirin music Ayaan shaqada ku qab san jiray balse hada wan iska dhaafay oo shekoyin kada Ayaan ku qabsadaa aduuka farxad ku joog aqiro jano in sha alaah Aamin Aamin yarabi ❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🥹
Scw scw
أللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
أللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Hooyo mahane bahal bay ahayd belo dila badan😊 ilmaha saas loma galo
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo guleso
Wow.MashaAllah Allahuma Baarik. I love your mara salah. Beautiful colour waaye Farxiyaay.😊
soomalida🎉waxa rag iyo dumar walay gurkan sirtaa wadamada qaar hadii gabadhu waxas sameyso ayado nol ayaa la asaa ninkana sidokale🎉sharafta gabadha iyo ninku waaguurka saxdaa hablow isku filada plz team farxiya salan sare❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
masha allah abaayo qaaliya
Subxaana alaah tabaarka alaha alaha
Farxiyo abayo ❤ Wakujclahay
Ana uhoreeyo 😂😂
Yes Cwa dhaqsi aan imadey 😊
Xaasiiid sanaa cudur kuu diill oo cimrigaa laguso kuuss dheeh 😢😢
Subxannallah 😢😢😢
Dad nuucaan ah ayaa muslimiin sheeganaayo war yaa soomaai kadhaan jiray nacalada😢😢😢
Gabdho bari waa yowmul cashura qofkii somo 1sano oo danbi ah ayaa laga cafinayaa marka aan ka faa idaysano i.a❤
Waan somanahy ani alx
Mss wiilo ya arkay asxabey
keep going xbbti
Masha allh abyo❤😊
Www qofki 3qofki comanti uku horeyay 😂❤
Hooyaday waligya ima dilin Alx hooyo dabecad wangsan dulqad le ayaaa ilahy igu irsaqy Alx
Alxmd haa wllhi hoyadey wax kakulul mala diris kena wexe dhahan gabadhan san ukulul ilmaheda seyeli kar ta eleyihin warabaha ilmihisa macune banan kuka qarab ta waligen 5 cunuga nahay kena ul kuma dhufan waliged ki siqal dana nofiriyo indhahe halabax da ❤
Supxaanlaahu iimaanka lagaaqad
Ma ilmaheda.oo naaag garacayso pay ka tagtay hooyadu waa sideeè
Hadeee hooyo fiican thy ilmheeeda mee disheeen
Miskiin la ciiley ee naago masersan udhaxeyso 💔
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Wlhi waan la ooyey nadar
Alh taasi hooyo maha akhaas
alow hablaheena🎉aqliga usooceli🎉war hablow🎉inaftina uronada farax waabil 3 melkuma geeyo😢team farxiya waan idin salamat💌💌💌💥💞💞💝💖💖👑👑
Naagaha qaarkood inay wax dhalaan ma istaahilaan bal adoo nool ilmahaagii naag ha gumaysato adikuna kaba sii darnow acuudu bilaahi tolow dumarka saas ah Saan ilmaha u dhalnay uuma dhalin miyaa mise way xanuunsan yihiin ee waan la ogayn Waan ka xumahay Nadareey waxa kugu dhacay
Wayaanahy abaayo berr aadkaa acudu bilah 😢
@@sacdiyaomar4726 sacdiyoy beer adaygna ka daran bal adoo nool ciyaalkaagii meelahaas haku silcaan halkii kuu timidna silci laga yaabo xanuun inuu jiro aan la ogayn
Komantiga meqa ugutimid aniga 41❤❤❤❤
Subxaanallah 🥺naxariis daranaa maamda
Scw scw❤❤❤
Dulmi badana taasa la leeyhay may hagaagto
Naar gashadaa hooyo maaha dadka qaar waalid nimo uma qalmaan
Hadee nin guursaney so mey keeda hore iskala joogto ilmaheeda korsato maxey ukala fardhin ciyaalka yaa allaah ilmo hooya dood iyo abahood waayey wax kaxanuun badan maleh 😢
Waaw masha alah❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hoyo noce waye
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxana laah tabaarakal alaah
❤❤❤❤
WAA HOOYO CIIL UU QAABTO ABAHOOD HADEEY HOOYO FICAAN TAHEEY INTA AAY SHAQEESATO AYEEY IL.AHEEDA ISKU HESAAN LAHEED
Hooy xun oo dalimad ah
wllhi kal iyo laab baan uqoslay😅😅😅😅😅
Hooyoyinka qaar markey nin kle guursadan ilmahodi maxay unacaan naxariis daradaan waa maxay😢
Asc
Hooyo mhn taas ee hooyo laan aya kudantey wllhi
Subxanallah
Shami tadu waa maxay asxaabey
@@MustafeAhmed-po3uo sipirka paan ufahmy anuu.
Waa sibidhka wll
@@blossom8569 haaa sx kolkay dhahdy waa masaxa ayun paan fhmy
Ayoyinka maxa isku mid ka dhiga Aayo Allla ku cadap dhipadanaaa
Bisinka naa wll habaarka ka daa
Wllo.carur un pay dhepa wlhi waan ka naxa ilmaha Aayo so karoso
Wsc
Taas hooyo mcn waa bacaaw iskiifo
Xasbunallh wanicm wakile
Hooyo sidan miyaa jirto subxanalah
Nagan daris nahy ilmaheda iney karsato wax yar uga dhiman sey ucuneyso hada aragatid
Bismilahi xaasisana hooyadan
Wcs
Wcs abaayo macan saakay naaneystey hada magaca walaashey Nadar shire waa dhawnahay
Asc abayo farxiyo qeer ilaahi haku siiyo intaan janal kada ku soo biirin music Ayaan shaqada ku qab san jiray balse hada wan iska dhaafay oo shekoyin kada Ayaan ku qabsadaa aduuka farxad ku joog aqiro jano in sha alaah Aamin Aamin yarabi ❤
Isheega waxay shamitadu tay
Sibidh
Bisiinka hooyo xum baay hyda 😢😢😢😢
Eedo la yaabee
Hooyo nuucaas ah maxee thy gabdheeda dileeeso bisinka
😭😭💔
Eedo arxaanlaay
❤❤❤❤😢😢😢😢😢
Sorry Nadar😢😢
😢😢
🥺🥺🥺
Bisinkow maxaa u qubo laga kalay caruurta 😭😭😭
Sorry 😢😢😢
Acuudu bilaahi taas hooyo maaha bisinka midgansana ma gabadheyda sas yeeli kara mise ilmhyga katagi kara bisinka
hooyada arxan darana
Gabadha ayaba hoyada ka calol jilicsan yaab wlhi ilmahayga oo ilmaynaya ma tagi lahen wlhi
Eedadiibo kadaran
😭😭😭😭
wax lagu man tago weye warun red
Nagaha ilmaha lagu furay maxay u dilan yab ninka qaba jacayla edadu arxan darana may dhiga iska hagajiso inta ay gabadha maskinta kudilayso
❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭
❤❤❤❤❤