DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @ayannur4800
    @ayannur4800 9 місяців тому +1

    Gabadha kaliyah video e soo galiso idhaafin strong mom waa ku taageera

  • @hipaaqmuuze3211
    @hipaaqmuuze3211 9 місяців тому +4

    Muraad baan leeyahaye isoo duceee wlo in ilahay ii rumeeeyo ❤

  • @ruunruun9439
    @ruunruun9439 9 місяців тому +2

    Masha allah abyo allah ku xafido dar alle ayan ku jeclhy❤❤

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 4 місяці тому

    Xbbt fartuun iinoolow wlhy naag nool.atahay wa aku jecljlhy wlaigay waa kutageri jiray adoo yar oo aan lagu qabin adoo lagu qabo adoo lagu furya kuli waa.ku dawadaa qlai naag nool.horya usoco ilamqha ala.hakula koriyo qlai shaqayso qli

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 місяців тому

    Masha Allah xabiibtii Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 9 місяців тому

    mash allah abyo haa wn rabaa natusa❤❤❤❤❤❤

  • @IlhanMohamod
    @IlhanMohamod 9 місяців тому

    Aamiin abyo Allah kuu gargaaro adna🤲

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 9 місяців тому +1

    Abaayo allhanku caafiyo ugu horeyn Ha rogman ee marka hoos wax kaso qabaneysid fadhiiso natiijadesa wad arkee ❤guul wacan

  • @maaidohassam1107
    @maaidohassam1107 9 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 9 місяців тому

    Mashaa Allah fartuney hulbada istacmal abyo dawa waye

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 9 місяців тому

    Fartuuney anigo aan weliba xitaa uur qaadin ayaan dhabar xanuun u xanusanahy wlhi guriga xitaa markan ka shaqaysanaayo xanuun iyo tacbaan ayaan ku qabaa allah ha na caafiyo isagaa qaadir ah

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 9 місяців тому +2

    Amiin.abaayo

  • @AbdixakiinAbdilaahiMuuse
    @AbdixakiinAbdilaahiMuuse 8 місяців тому

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah ❤❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 9 місяців тому

    M.a❤❤

  • @farduusHamble
    @farduusHamble 9 місяців тому

    ManchAllah horta gabdh fiican ayaa tahy single mam waad iska dhaaftay taladii abaayo Naciimo waad qaadatay

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 9 місяців тому

    masha allah my family bashalka cafimadka cimriga allah idin barakeyo ❤❤❤ carurta allah kulakoriyo

  • @Phatima.01
    @Phatima.01 9 місяців тому +1

    Haa Abyoy cirbada Qaliinka ayay keenta Lkn waa Fiicnane inzha Allh 🥰🍂

  • @amaaljibriil3687
    @amaaljibriil3687 9 місяців тому

    Masha allha❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 9 місяців тому

    Maasha allaah

  • @KhaalidCaali-bn5jq
    @KhaalidCaali-bn5jq 9 місяців тому

    Abaayo fartuuney waa iga qosolisaa xapibti waankujeclahy

  • @FooziyoMuxamudmaxamad
    @FooziyoMuxamudmaxamad 9 місяців тому

    Aamiin ducada abyo adna alle haku caafiyo

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 4 місяці тому

    Canaaha macaaan maxaa ugu shubeeee dasada yaab waaaye qali

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 9 місяців тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 9 місяців тому

    Maashaaallaah ❤❤❤noooga soo samee ❤❤maraqaa ❤❤in.shaallaah ❤❤

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 9 місяців тому

    Masha Allah wllo wa sax cuntada in lakariyo in dadka kufilan say uharin wa israaf 👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 місяців тому +1

    Manshaallah ❤❤alah ka soo badbadiyo xabsiga

  • @yurubcabdilahi8575
    @yurubcabdilahi8575 9 місяців тому

    ❤❤❤

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 9 місяців тому

    Asc. Abaayo waan idin slmy. Abaayo Allaha ku caafiyo. Caafimaad ku cuna Insha Allah.

  • @nasiibaamino9379
    @nasiibaamino9379 9 місяців тому

    Masha Allah baby cabiir she look so gorgeous in real live ❤ alahuma❤barik

  • @Shugricumaraahmed7293
    @Shugricumaraahmed7293 9 місяців тому

    Nooga soo samee xbbti ilmaha aanku korsanee🎉❤❤

  • @SouadAlimed
    @SouadAlimed 9 місяців тому

    Mashallah huno wan kula arkay dhabar xanunka wa irbada dhabarka

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 4 місяці тому

    Mashlh naaag karti abdan dhabar xanunka maxaa.kuu kenay qali ka isku dhawa.miyaaa iyo shaqada qaban jirtay in kasto cslan ku caawin jiray qaalai

  • @HodanKhalifAdan
    @HodanKhalifAdan 9 місяців тому

    Mashallah fast time in command section I been watching you your channel 3year mxa ligu tilmami kara gabar af gaban 😂😂igu qado anile is faninayo ❤love you fartuney

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 9 місяців тому

    Mashallah wll qali fartun hore usoco

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 9 місяців тому +1

    Amiin amiin amiin ya rabi

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 9 місяців тому

    MashaAllah

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 9 місяців тому +2

    Tuuneyy wku salaame🙃🫶👋❤️

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 9 місяців тому +1

    Abaayo ilahay danbi dhaafa hakaa dhigo xanunka

  • @HodonMohamed-w1r
    @HodonMohamed-w1r 9 місяців тому

    Mansha alah abayo ala haku dayo labadaaada laba Le eg baan haystaaa farxadooda daremikaraaa Isha himi aaadmka ala hakaa qabto ilaahy garabkaaga hagalo

  • @ramadaklant2313
    @ramadaklant2313 8 місяців тому

    Abayo dhabar xanuunka waa irbadaha qaliinka keenta aniga xita waa I xanunaa markasta

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida 9 місяців тому

    Allah kucaafiyo wlshey 😢😢🤲🤲

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 9 місяців тому

    Dharkii dabaasha balakonkan ku wadhoo way biiben iyo hadana waan ku wadhaya iyado dabayshaasi jirto alllow alle ar adaaaaa fartuna inaba caadi ma tihid😊l😂😂😂😂

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 9 місяців тому +1

    Haa.abaayo.waa.irbada.qalinka.

  • @UmmuKhaliid
    @UmmuKhaliid 9 місяців тому

    Abyo fartuun share ii samey plz hooyo ilmo korineyso ayn ahay plz waa codsi

  • @CumarcartanXaashi55
    @CumarcartanXaashi55 9 місяців тому

    abayo fartuun alah ku cafiyo waan ku arkay culeys aya qada sas ayu kuxanuuna qaliinka dad tana kuriri alah kuu boga dhayo mcney ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FerehAbdi
    @FerehAbdi 9 місяців тому

    Adiga iyo awlaadaada ilaahay ha idin barakeeyo abaayo

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 9 місяців тому

    Aniga u Horeeyo Tuneyyyyy M.a Abyo Alle Haku XaFido ❤❤❤❤

  • @CaıshaMohamed-t5v
    @CaıshaMohamed-t5v 9 місяців тому

    Abaayo Caruurta goeme iskukeenni❤😊

  • @HawoHirsi-u7e
    @HawoHirsi-u7e 9 місяців тому

    Masha Allaaaa abayo Alle noloshaye ha ku barakeyo

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 9 місяців тому +1

    Daqter tak waxaa dhahdaa iskeen ayaa rabaa dheh hade dhabarka jug kagarte iskaanka kushegayo insha allah qeer😊

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 9 місяців тому

      Abyo scn anaa leydiry cabsi cabsi mhoo meshas godks lgabxyoh

    • @Farxiyo-p4z
      @Farxiyo-p4z 9 місяців тому

      @@hodanabdirashiid506 wax cabsi ah majirto aniga liigaliye dhib maxaa kene aniga xafadena meel kadhacay jarajaro ah hore wan u qalnaa qalin cusubne ma ahen xanunka waxa ku ogade malin walba xanun wan is gad gadina hurdo saxan mahesan wajigane xanun kujire tarer ayaa liga shege wax daba ahne lima qorin hada korka dhan aya i xanune vatamin D eber ka ah aya lidhahy marka qate xitaa dhabarki wan kaficnade vataminka iyo eronka hade eber kayihin xanun kama baxesid aniga arke

  • @PrincessesMaiza
    @PrincessesMaiza 9 місяців тому +1

    Allh ku barakeyo abaayo❤❤

  • @Ifrahcabdi-n9n
    @Ifrahcabdi-n9n 9 місяців тому

    Maza allh tabaraka allh fartuny ciyalka hbaryarta unhy hnaga cayin 😂😂😂

  • @aminahussenn339
    @aminahussenn339 9 місяців тому

    I am Oromo mshalla

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 9 місяців тому

    alle ha ka soo bixiyo in.shaallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @KhadijoadanRobe
    @KhadijoadanRobe 9 місяців тому

    Anigo qalin kudhali ayuuna ixanuna wakudhibqawa all ah Hana cafiyo ilmaha ilahay hanala koriyo

  • @نوريوعدن
    @نوريوعدن 9 місяців тому

    Amiin Amiin ya Allah 🤲🤲🤲👍

  • @usernimco
    @usernimco 9 місяців тому

    Dhabar xanunka waxa waye cuumasha kum naasanin sas ku yeeleyso

  • @AaminaIbraahim-x5m
    @AaminaIbraahim-x5m 9 місяців тому

    M.a❤❤.

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 9 місяців тому

    M.a strong mom ❤❤❤

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 9 місяців тому

    Ani xataa waa arkay dhabar xanuunka qaliinka cirbada Amey tahy is dhehee

  • @HiboGedi-un3kc
    @HiboGedi-un3kc 9 місяців тому

    Kumadeheyno nosogali waxa inta usogishe Ina shaqada guriga natusiso😂😂😂adaa nabarte iskumana ogeen dalaab

  • @ZahroCadey-r4o
    @ZahroCadey-r4o 9 місяців тому

    Quruxey soogili maraqa mcnto❤❤

  • @FardoosoXassan-je1gd
    @FardoosoXassan-je1gd 5 місяців тому

    Abayo noso gali maraqa lafaha

  • @YurubCabdi-q8w
    @YurubCabdi-q8w 9 місяців тому

    Mashallh

  • @FartuunAbduqaadir
    @FartuunAbduqaadir 9 місяців тому

    Maamo krti leh guuleso❤

  • @MaariyahBintoyuusuf
    @MaariyahBintoyuusuf 9 місяців тому

    Amba waa necbahay

  • @Wllozil.009
    @Wllozil.009 9 місяців тому

    Jumcomubarak❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qiso1channel448
    @qiso1channel448 9 місяців тому

    Abayo fartun happy walashay videogas dhageyso adu kugu socda❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 9 місяців тому

    Fartuney ruqmasho maxaa ladhaha forar miyaa

  • @MuniiraMaandeeq
    @MuniiraMaandeeq 9 місяців тому

    Masha alah😂

  • @rayanbinuobeid
    @rayanbinuobeid 9 місяців тому

    Fartuuney abaayo dharka balakoonka kama bibaayo miyaa

  • @KhaalidCaali-bn5jq
    @KhaalidCaali-bn5jq 9 місяців тому

    Abaayo magac wiilaa iga qoran laakin gawaraa ahay

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 9 місяців тому

    Ilhy ha kucafiyo

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 9 місяців тому

    Asc wlo, dhabar xanuunka in vitimin d kugu yaryahay laga yaabay. Irbadana socodka hadaad badsato irbadu way kaa baxaysaa ❤❤❤

  • @KhadijoadanRobe
    @KhadijoadanRobe 9 місяців тому

    Amiin

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 9 місяців тому

    Maa shaallah abayo waku sa

  • @huhshta
    @huhshta 9 місяців тому

    Walal routine ka badan walagu cajisa ee wax kale sodub

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 9 місяців тому +1

    Dhabar xanuunka waxaa keena umusha lagu shaqeeyo fartun

    • @alxamdulihalicalakulixal3183
      @alxamdulihalicalakulixal3183 9 місяців тому

      walhi anigaa ku shaqeyn jirey umusheydii 4 caruran haysata 4 tii umulood midna kuma nasan imika
      24hrs dhabarka ixanuunya markan yara fadhiisto ama jibsadu iyara ladnaada😢

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 9 місяців тому

      @@alxamdulihalicalakulixal3183 haa abayo anigaba saasaa ahay 5ban dhalay sas ushaqayn jire hada dhalow dhan waan ka cabsanaaba waxan leyahay kuwan hakoraan kadib wixi ilahay kusiyo arag dhabarka inyar mataagnaan karo hadaan dhabarka useexdo sido kale xanuun.

  • @FartaDhiko
    @FartaDhiko 9 місяців тому

    Xabinti fartun❤

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 4 місяці тому

    Dharka hadana wa akucelisay bala koonka hadana waa bidayaan miyaaaaa

  • @zinabnoor1748
    @zinabnoor1748 9 місяців тому

    احبك في الله يافطومه❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 9 місяців тому

    Birta dharka lagu waro soo dago qaali dadka way kaa biibayaan

  • @Mubarkhsx
    @Mubarkhsx 9 місяців тому

    Asc abay nabarka igraanita ma isjo dirikartaaa

  • @AsmaAbdallah-s1w
    @AsmaAbdallah-s1w 9 місяців тому

    Adi hrta waiskahadle rako uektahakolaha waxane ya. Dawanjiri
    Uf

    • @Shugricumaraahmed7293
      @Shugricumaraahmed7293 9 місяців тому

      Naa maxad gabdha ku cuntay hada rabin dhaaf yaab tii naag ahayd xaasid nimo iyo uqdad baa dali 🤮🤮🤮

  • @IkranMohamedDahir
    @IkranMohamedDahir 9 місяців тому

    Aaaamin

  • @fatimahassan8292
    @fatimahassan8292 9 місяців тому

    Dharku ma biibo miyaa sister 😂😂

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 9 місяців тому

    Fariid Gabadh nool baad tahay ilaahy Ducadaada hanoo Aqbalo

  • @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
    @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 9 місяців тому

    Vedio nogasosume abayo

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 9 місяців тому

    M.a get ready with me inoo samey

  • @AsmaAbdallah-s1w
    @AsmaAbdallah-s1w 9 місяців тому

    Hhhh

  • @MuctasimMaxamed-x6u
    @MuctasimMaxamed-x6u 9 місяців тому

    Ila soo tali wll saan dhaqaala ukala maareeyo hargeisa jooga 800 dollr baan qaata kiro kuma jiro Hadana lacagtii way yaacaysaa😢

    • @asmahusen-hp6ht
      @asmahusen-hp6ht 9 місяців тому +1

      150 raashin
      100 adeega
      100 laydh biyo internet
      caruur hdaad heedey 50 adeega
      wxbarashadooda 200
      caruur nusasaacohooda 100
      100 soo hadha hagbad gali meel hakuu taalo huuno

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 9 місяців тому

      Qaaali madbakhaaga iyo kharashaadka gurigaga gacantada ku heyso adiga oo qudhii natiijadana waad ila arki

    • @MuctasimMaxamed-x6u
      @MuctasimMaxamed-x6u 9 місяців тому

      @@asmahusen-hp6ht shukran

  • @qiso1channel448
    @qiso1channel448 9 місяців тому

    Ansodigey please 🙏

  • @aaminasaid3251
    @aaminasaid3251 9 місяців тому

    Asc

  • @Ayan-q2u5z
    @Ayan-q2u5z 9 місяців тому

    ❤❤❤

  • @Nimaraaz
    @Nimaraaz 9 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 9 місяців тому

    Masha allha ❤❤❤

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 9 місяців тому

    Masha Allah ❤❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 9 місяців тому

    ❤❤❤