Deg Deg A/Madoobe Oo Ciidan Ogaadan Ah Ka keensaday Dowlad Degaanka Itoobiya, S/Land & SSC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Годину тому +2

    Kuwaasna waa soo qulqulidoonaan imshaa allaah

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 Годину тому +1

    Amed dhuxul ma Abii buu rabaa in uu ku hayo Soomaaliya, New police kama tirsano Ciidanka qaranka haddii ay usoo Galaan Soomaaliya in lagu fidneeyo Qaranka waxaa loola dagaalami doonaa sidii AS ka, waxaana ka masuul ah Dowladda Itoobiya haddii ay soo galaan xuduuda, waana daandaansi cad oo ay wado Dowladda Itoobiya, Jubbakand ma degaan Ogaadeen keliya ee Soomaali kala duwan baa deggan, meesha Qabiil laguma heysan doono.
    Itoobiya Ciidamadeeda hakala baxdo Dalkeenna, haddii Axmed madoobe Itoobiyaan yahayna ha kaxeystaano, lkn Soomaaliya Soomaali baa leh, Jubbaland waa dhul soomaaliyeed Ciidanka Itoobiyaanka ah ee soo gelaya waa in Tallaabo Sharci ah laga qaado, lagulana Xisaabtamo Dowladda Itoobiya.

  • @rocky4066
    @rocky4066 23 хвилини тому

    Axmed madoobe wakhtigiisa waa dhamaaday.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 31 хвилина тому

    WAJEER ayaa uguweeyn uguna dadbadan NFD

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Годину тому +1

    Oo meesha ma itoopiyaa ayaa haystey

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 32 хвилини тому

    Ogaden umabadno NFD. Somalida kale ayaa ugagabadan Gobolka uguweeyn Kenya iyo NFD waxaa tego beesha Degodiyaha iyo ajuuraa. Garena waxeey degaan moyale.Sida kale qabaail badan o somaali ah sida murule raxaween sheekha aya dega NFD.Ogaden waxay degaan Garisa iyo xoogaa Tana river districy

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Годину тому

    Uf warkada dhinac ayuu kararan yahay

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Годину тому

    Hada ayay cergabo caruur iyo haween ku leynayan ee ya wax ku darsanaya SNM

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 години тому

    Tuugadaad buunbuunisaa sheekadaada waan fahanay lkn dawlada soomaaliya waysoo qaban hadii alle yiraahdo bal markaas ayaanu arki waxaad ku hadsh9

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Годину тому

    Arinta axmed madoobe wa tan uu xasan najaaso abiy uu hada dabada ugu dhiibanayo abiy axmed oo ruto u geynayo

  • @MohamedGuled-d8q
    @MohamedGuled-d8q Годину тому

    7:29 ANIGU MAQABO IN HOGAAMIYAHA JUBALAND IYO PUNTLAND IN DHIIG LAGU DAADIYO DAGAALO KAGA YIMAADO DOWLADA FEDERALKA AH. WAXAA ILA HABOON IN CADAADIN SIYAASADEED IYO MID DHAQAALE LASAARO OO GAAR AHAAN LAGA JARO DHAQAALAHA AY KA HELAAN UAE. UAE WAXEY WAA LIFELINE U TAHAY DHAMAAN HOGAAMIYA-YAASHAN.
    Military incursions in these states should be reserved for the last option. Both of these leaders are obstructionists to the Constitution and governing institutions.
    They are known to have been involved with Ethiopian intelligence agencies for years and they have no intention to support the current government or any future government in our homeland.
    I don’t have any particular interest whatsoever with the government or anyone associated with the government, however, I would like to see a successful and greater Somalia.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Годину тому

    Abahiin wasa garaad dulli beenta umada ka daaya eeyo xasan najaaso u shaqeeyo ayaa tihiin garaad xaaran eey eey dhalay

  • @XasanAbiib-v5p
    @XasanAbiib-v5p Годину тому

    Umadahayin qabel iyo qaranimado walaba anisqaadi karin o waligod anis qabanayin

  • @saynab7503
    @saynab7503 55 хвилин тому

    Abii l mw baaba kuba dala naya bada si ay axmed ugu qabtan hadiiba uu mw dalka laheshinayo itopia horta ujoogen maxa udiidaya axmed islaam

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 28 хвилин тому

    Cabdulqaadir sow kii cunay raashinkii cidamada maaha .Wasiir tik tok waa jaahil murakab yaan loo diibin shaqo kale.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 години тому

    Ogaadeen ma iska celiyaan Oromo ama Kikuyo kkkkkkkk
    Sida xoolaha ayaa loogu laaya suuqa jigjiga.

    • @leylaissa-r4j
      @leylaissa-r4j Годину тому

      😂😂😂😂😂 side wax yeshay

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane Годину тому

    BEENAALE ;
    Beenaale

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 Годину тому

    Hadii. Aad soo dhigtaan 1da habeenimo ama 2da habeenimo waxaad iska leedihiin salaada soo dukada
    Hadda waxa aad sheegeysaan maxaa ka xaqiiiqo ah

  • @JoeMcClungng
    @JoeMcClungng 2 години тому

    Meine Lieblingsposition ist die, in der ich die Snacks erreichen kann, ohne aufzustehen💝