Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Aamina muuse weheliye oo warka bbc-da ku akhriyeysa afsomali qurxoon (Hiwaayad)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Guurkii Prince William and Miss Catherine Middleton oo lga war bixinayo

КОМЕНТАРІ • 75

  • @AminaSounds
    @AminaSounds 13 років тому +237

    Walaalka soo geliyey Vedio-gaanoow, aad baad u mahadsan tahay, waxaadba is oo xasuusisay, shaqadii 11 sano anoo ka shaqeynaaya aan iska casilay dhibaato joogta ah oo la ila daba galay darteed, walaal qofkaad tahayba mahadsanid, runtii waa xasuus.

    • @maxamedomar674
      @maxamedomar674 7 років тому +1

      Amina Wehelie

    • @ciiseducaysane4417
      @ciiseducaysane4417 7 років тому +6

      Amina Wehelie
      Wxd Tahay Dadka Somalida ee Ugu Qaalisan ayad Kamid tahay ilahay Haku Daayo Maamo

    • @mohamedadanhassan2113
      @mohamedadanhassan2113 7 років тому +4

      aamina waxaa tahay gabar dhanka saxaafada ku dayasho mudan sida fusaaxada leh ee afsoomaliga oogu hadashid masha allah

    • @mohamedfanah899
      @mohamedfanah899 7 років тому +3

      Codkaagu sida danabka ayuu ka dhex baxaa dadka waan ka helaa shaqada saxafinimada halkeed ku dambaysay maamo aaminaay

    • @amiinyaasin5868
      @amiinyaasin5868 6 років тому +3

      Amina Wehelie Waxaa tahy amina Gob indhihi umada somaliyeed Allah macakum walashay qaali

  • @mohamednor5484
    @mohamednor5484 4 роки тому +5

    Hadii uu kucajabiyey codka amiina muse sida aniga oo kale.
    Fadlan like isaar .

  • @kgauashishi4388
    @kgauashishi4388 6 років тому +11

    Majiro cod qof dumar Somaliya mid ka qurxoon kana macaan codkan, waxaad moodaa in uu lafalgalayo dhiiga ku dhex kuqulqula xididada wadnaha quudinaayo. Xaqiiqdi korka ayaa ijiriricooday! Illahey haku xafido dad waa dadkii horee

  • @ayuubaboosto6189
    @ayuubaboosto6189 8 років тому +11

    Waaw Masha allah waa heersare mammada cimri iyo caafimaad
    Waxaa tahay qofkii ugu horeeyay ee dumar ah aan is iri ku dayo hadii uu cimrigu igu simo waxan jeclaa maalin uun inaan kula kulmo
    Si aan qibrad kaaga qaato I love you so much mamma Amina

  • @theroadtowealth9789
    @theroadtowealth9789 5 років тому +6

    Aamina muuse alle cimriga hakuu barakeeyo dhagarta cadawgaagana alle hakaaga filnaado amiiiin

    • @RelaxationA
      @RelaxationA 5 років тому +1

      Qof kartileh ayaa tahay aaminaay

  • @mohamedjama2489
    @mohamedjama2489 11 років тому +11

    aamin waa wariye aad u qaaliya
    waxan ka heli jiray cawke iyo aamino
    mar kay soo dayn jireen salaamaha haye aamina haye cawke .. yaa xasuusta wakhtigaa

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому

      Waa weriyayaal qaaliya inamasoo maridoonaan.
      Allaaya raxma cawke codkarsanaayaa.
      Aamina nooLow maamo

  • @jonisjonis2615
    @jonisjonis2615 9 років тому +4

    Mamo Amina Wehelie ! we love u. ilahey ha ku deeyo amiin

  • @cumardaad5048
    @cumardaad5048 4 роки тому +3

    Aamina Muuse, Ruux le Qalbi Mowjado Hadima ahi ka hugmayaan, Blse u Muujisa uumiyaha Farxad iyo Reynreyn.

  • @cowralacigaal7004
    @cowralacigaal7004 10 років тому +6

    Waan kujeclahey Aamina ilaahey ha kudhowro

  • @triplem804
    @triplem804 5 років тому +5

    War bal daya sida xirfad sareysa ay warka u akhrinayso Aamina muuse wehliye allow ku dhawr

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 6 місяців тому

    Cadkii cajiibka Ahaa ee aamiin muuse weheliye🎉

  • @layladhemanmaxamuud8411
    @layladhemanmaxamuud8411 4 роки тому

    Mansha allah aamiina muuseh waheliye qof karti iyo aqoonba leh

  • @alisharifadan7276
    @alisharifadan7276 7 років тому +1

    waad mahadsantihiin sollas waxaa inoo soo galisaan heesta kahoreysa codka aamino muuse waheliye waan idinka sugaynaa oo dhahayso dhadkaan dhawaaqayaa

  • @abshirali313
    @abshirali313 4 роки тому +1

    maashaa Allaah

  • @mr.socdaal1633
    @mr.socdaal1633 6 років тому +2

    maasha.alaah waa cod halaasiya

  • @dinowmoalimnour71
    @dinowmoalimnour71 Рік тому

    Golden voice.

  • @avv.yasinahmedosman1875
    @avv.yasinahmedosman1875 Рік тому

    Masha allaah xasuus qaali ah waaye

  • @maxamednur3611
    @maxamednur3611 4 роки тому

    Amazing walahi codkan oo kale wa very rare

  • @sarardawa1409
    @sarardawa1409 6 років тому +11

    Jeclayaa bbc berigaas cowke amina aadan nuuh dhuule siciid cali muse abdisalan

  • @muhudiinaliyuusuf244
    @muhudiinaliyuusuf244 Рік тому

    Amina wxn ku xasustaa tahniyadaha aruuska ee tabin jirtey iyada iyo cowke

  • @Arimaheena24
    @Arimaheena24 11 років тому +5

    amino masha allah aad iyo aad ayaa u mahdsantahay walal codkaaga waa qurux lkin bbc dagaal ama qilaaf maa u tagtay

    • @abshirmuqtar7414
      @abshirmuqtar7414 7 років тому

      waa xusuus fiican ee ilaahey ha barakeeyo walaasheen

  • @ashkirmatan6096
    @ashkirmatan6096 7 років тому +2

    Aamino waxaatahay wariye masuul ah aqoona uleh shaqada uuhayo

  • @nuraliahmed4918
    @nuraliahmed4918 8 років тому +1

    Mohammed Jama, aniga ayaa kula mid ah Aad baan u jeclahay Barnaamijka Musica iyo Salaamaha haddii ay jirto qof kayso waan jeclaan lahaa inaan dib u maqlo

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 5 років тому +1

    Runtii BBC wagaan ayey sharaf laheyd waxaa jogay dad wanaag San oo afka hooyo ee somaliga si fcn ugu xeel dheray warar Ka ey so diyaar shaan aamino muuse waa Halyeey Qaran cimri dheer iyo cfmd ale ha siiyo

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому

    𝘼𝙖𝙢𝙞𝙣𝙖 𝙢𝙪𝙪𝙨𝙚 𝙬𝙚𝙝𝙚𝙡𝙞𝙮𝙚

  • @xamadaibraahim7037
    @xamadaibraahim7037 4 роки тому

    eezh qiyaask mom aamina muuse wehliye 🙏

  • @AliHassan-cu8gh
    @AliHassan-cu8gh 3 роки тому

    Lixddan jeer ayaa muuqaalkan ,quruxda badan ee muujinaya , balaaqada iyo macaanka uu leeyahay ,afkeenna hooyo uu ayaa ku cel-celiyay .

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 4 роки тому +1

    Waxan ka ilmeeyaaa dhibaatadii kasoo martay BBC da aamina oo yuusuf garaad ugaystay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Mo_Amiin16
      @Mo_Amiin16 2 роки тому

      Oo bowe muxu ku sameyay

  • @mr.socdaal1633
    @mr.socdaal1633 6 років тому +1

    aamino muuse waa agoonyar aninaga waxa aan ahay ciise harti hooyadeeyna waa agoonyar marka habaryar aamino ilaaheey haku xifdiyo aamiin

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waa barnaamij xasuus mudan

  • @abdullahihassanjimalejimal2206
    @abdullahihassanjimalejimal2206 4 роки тому +1

    nolow mamo amina

  • @caliyare7904
    @caliyare7904 5 років тому +1

    Aamino muuse weheliye nooloow inbadan

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar 5 років тому +3

    Waxaan aad uga helay sida ay inuu dhaxgeysay dhacdada oo ay dhinac kasto naga tustay axsan wariye

  • @aarmaarke7440
    @aarmaarke7440 9 років тому +1

    What's the name if the intro song and where can I get it!'? I always wanted the bbc Somali intro

  • @ciiseadan3496
    @ciiseadan3496 7 років тому

    Xasuus Waan dhagaysanayay barnamijka

  • @zeynabahmed5539
    @zeynabahmed5539 6 років тому +4

    Aamina muuse ilaahay ayaa magaca siiyey waxaan leeyahay dhilo Yar oo darood qabiil la waalanaysa xumaan aanay lahayn saari ma karto aamino kaa nasab wanaag ayaan leeyahay dhilooyinka darood oo khamrada Soo cabay oo magac inay ku helaan rabaan aamino

    • @hodomohamed890
      @hodomohamed890 6 років тому

      tahay maxaa ka had lays aaway meesh a maxaa darned keenay

    • @hodomohamed890
      @hodomohamed890 6 років тому

      maxaa darned keenay

  • @sulaimaanmohamed8272
    @sulaimaanmohamed8272 4 роки тому

    Intaysan sujuugu BBC da lawareegin

  • @cumardeysane237
    @cumardeysane237 7 років тому +1

    wlhi waa xasuus noolow amina muuse waheliye

  • @afeenkahimiloqaran7392
    @afeenkahimiloqaran7392 4 роки тому

    11 rubansano kaliya miyaa ka soo wareegtay iscasilaadaadi