Sidaan waa Ceeb & Fadeexo Wadankii waa la qabsaday maya hadii la qabsado haa waa la qabsaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Sidaan waa Ceeb & Fadeexo Wadankii waa la qabsaday maya hadii la qabsado haa waa la qabsaday
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 144

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  4 години тому +4

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @ibrahimmohamed9255
      @ibrahimmohamed9255 3 години тому

      War Dulmi diidow ila hada I am unable to access....even I texted you in WhatsApp

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 20 хвилин тому

      GUUL WALAALAHA ETHIOPIA EE 🇪🇹 ♥️ ❤️
      CADOWGA 1AAD EE JAMURIYADA BARAKAYSAN WAA THE FAILED STATE OF SOMALIA

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 години тому +4

    Ethiopia Ma Waxey Caddow idiiN Noqotey Maalintii Ay Heshiiska La Saxeexatey Somalilnd, IleyN Awalba Wey Joogtey Ciidamadeedu Geddo,Baydhabo,Muqdisho, iyo Somaliya Meello kle Oo BadaN

  • @YusufHamud-n1d
    @YusufHamud-n1d 2 години тому +3

    Somalidu Aqoonta ayaa ku yar Shalay farmaajo mu hadlo ayeey ku edeynayeen maantna Xasan jooji hadalka badan shaiakh jooji fudedeyka tabaabusha ayaa loogu jiraa Ethiopia wax waliba waqti ayeey leeyihiin fadlan jooji Hadalada somalida Niyada ka jibanaayo Susan ha iska xerin suqa 😅😅😅😅😅

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 3 години тому +4

    Adigu imaw wadanka ee wax kaqabo,edeyn wax matarto ee caqli keen

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 14 хвилин тому

      yuu utagaa umad wada hubaysan oo dhiiga islaamkuba qiimo lalahayn

  • @xafsoabdala3077
    @xafsoabdala3077 2 години тому +2

    Asc Dulmidiid wasax hadlka ad kuhadashay wakukuracsanahay runta rabi aya jecel binadinka run majeclaan❤

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 3 години тому +2

    Waxn maqli jiray hap ninki lahaa saynta kaga taaganyahy ma kacdo maqli jiray

  • @saadaq2194
    @saadaq2194 2 години тому +3

    Wax uu kaqaban Karo malahan sababtoo ah qabiilkii dagnaa xuduuda ayaa keensaday that is it maxaa laiska indhotiraa soomaliya waa qabaa,il qabiilwalabna xaafadiisa ayuu xukuma👈👈👈👈

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Годину тому

      You're touru saxiib Somali waqabiil ayagana awood ulleh

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 години тому +8

    Waar Aqoonsada uun somaliland

  • @AminaHussein-t2s
    @AminaHussein-t2s 3 години тому +2

    Horta niminyahow madahweynaha tiktokgidi ma ukala kacay

  • @MahdiHashi-w5b
    @MahdiHashi-w5b 2 години тому +1

    Diyarada Ethiopia Waxahachie ay bixisa lacag badan oo jeebka hassan Shekh gasha.
    Marka ma jeebkisu joojin. ????????.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Годину тому +1

    Asc shiiq dulmi diid in taad shegtaybo waa runtaa .
    Ninkan hadalkiisa wuu micno beelay .
    Wayo wuxuu rabaa in meelwalbo iyo waxwalbo kahadlo.
    Akee shaqadii agaasimayasha ayuu qatay

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 3 години тому +2

    Ethiopia madaxtoyada ayow calankeda yaalaa Ethiopië airlines hawadena xamar tagta sababta oo ah qooyska madaxweeyne laa luush kaqaata

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 години тому +1

    Ninka xasan shiiq muxuu ka rabaa itobiya gado waligeed bey jogtey xasan shiiq naceybka uuu qabo gado marexan buu aduunka u neceb yahay
    Muu ilaway cel cade sow gado maha xasan shiiq 850qof oo cel cade lagu dilay
    Kenya 🇰🇪 dishay xitaa muuu tacsiyeyn hada muuu ka hadalaa gado
    Itobiya ku dhanto xasan shiiq
    Sorry inan nin Somali ah inan ku dhaho kalmadas
    Ciidankii somaliya buu kala baxay malintii uu qabsaday xamar
    Sorry

  • @itzManha125
    @itzManha125 3 години тому +1

    Soomaali wee u dhamateye cadow baa qabsadaye

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 години тому +5

    Gedo somalia uma yaqaano somalia waa aaden yabaal ilaa xarardheere waxaa ku dhacay inkaartii dadka iyo uqubadii masaajidka

    • @fariida6236
      @fariida6236 2 години тому

      Reer Gedo iyaga u wacday itoobiya meel ka mid ah Somalia xoog kuma qabsan ee somali kale aya u wacatay ayagoo ku xumeeynaya isla soomaali kale

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 2 години тому

      @@fariida6236 uganda, iyo burundi keyna, jabuuti diyaaradda ethiopian airline ee hadda mogadishu taagan ma gedo ayaa u yeeratay? Bal si fiican u fakar reer gedo waa la dulmiyey iyagoo waliba buundooyinkii ka go'eed ayaa cunaqabatayn iyo kala qoqob xagga villa somalia loogu daray

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 13 хвилин тому

    ASC wr wb/ walaalow Ethiopia dalka inayqaadato malodhibyareeyo! Madaama rag raganimoleh aysanjirina rajofiican oo ah inlahelo ragqaymoleh oo wadaniyiinah oo somaaliya kuwaaso fakarkooduyahay inaywadankooda hormar iyo gobonimogaarsiiyan, madaxda soomaalidu just waxaykafakaraan wainay dalka dhibadiisa hantikasamaystan oo guryokadhistaan,.
    Hadaba hadirag raganimoleh jirin dhulka malayskasiiyo dawladaha dariskaah?!
    Somalia wadhul nimco dhextaalo lkn dayacan oo raglahayn, diamond cidlayaalo madaynlahayd?! Ragasomaaliyeed oomadsxdaah maamulgoboledyada iyo dawladabo waragaan qaymolahayn rahanart.
    Hadaba ila lahelo ragragah wadankaasirajomalaha

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 5 хвилин тому

    War iskuma hayo Hassan sheikh, villa Muqdisho ayay waardiyeeyaan , Ethiopia nacaybna maahee waa yaanay Somaliland Ictiraafin!

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Годину тому

    Shacabka horay ayey ulayaa
    been,ee adigu malayaabtay???
    Sidaas waxa u dhaqma dadka
    munaafiqiinta ah !!!!!!
    Tankale itoobiya muddo dheer
    ayey Gedo joogtay, isagaana
    soogeliyey xilligii-sa hore2012.

  • @ZekeriyaFarah
    @ZekeriyaFarah 36 хвилин тому

    Dulmi diid Chanelle Anigu waxaan u arkaa in MD Xasan Sheekh in uu waxkasta oo socda Ogyahey uuna wado Jahwareerin ummada ah Waana Mashruuc Lagu dhex Abuurtey wadanka waxaana daliil ah 2022 ilaa hadda 2024 Cid uu kalsooni kahelay oo shacab ahna mahayo isagaana horey u sheegay

  • @SugeAle
    @SugeAle 2 години тому

    Soomaaliya waa dad damiir kii Ka dhintay sidee la yeelayaa hadii soomaalidii ay is dileyso oo qabiil dartii ay qaar uraaceen Ethiopia maxaa la samee nayaa xitaa masuulin qaar ay Ethiopia taageero u yihiin oo ay hadeer mooshin ay wadaan Kuwa taageera Ethiopia 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirashidjibril3096
    @abdirashidjibril3096 Годину тому

    Asc Sheikh dulmi diid ma ogtahay malintii la doortay MW Hassan in uu kasoo qaaday ciidamadii uu MW Farmajo geeyey xuduuda Kenya iyo Ethiopia ee Gobolka Gedo sabatana waa cadawtinimada uu u qabo reer Gedo.

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 21 хвилина тому

    Sheikh madaxweynaha waxad weydiisaa ciidamadii fedaraalka ee gedo ay geysay dowlada federaalka mudo xileedkii ka horeeyey xilkiisa yaa kasoo saaray gedo sow dowlada uu asagu hada hogaamiyo maahan hadaba muxuu ka sheegayaa qabsashada gedo ee itopiya sow asagu uma fududeyn

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 11 хвилин тому

    Soomaali haduu ku hadlo inguunbaa fahmeynee aan iskaba ciishoonee waxaan dhegeystey asagoo gaziira ay waraysaneyso oo wax la yaab leh iska dal dalaya

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 16 хвилин тому

    Sheekh muyuu ilawsan yahay inuu gobolka gado asagu kasoo rartay hubkii xuduuda lagu ilaalinaayay iyo askartiiba muxuu hada laqaylinayaa wax madaxwayne ladhahaa majiro waa qabqable qabiil hada maxaa kasocda caabudwaaq laba qabiil ayaa islaayay qabiil kamida ayay lasafteen markaasay diyaaradihii shacabka ayay kajoojiyeen ma madaxwaynahaas miyaa matali kara shacab

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 2 години тому

    Wuxu leyahay Itoobiya waxay qabsatay garoomadii diyaaradaha ee Gobolka Gedo Xasan sh. Maxamud isaga ciidankii xooga dalka ee joogay kasooqaaday marka isagaaba ugogol xaadhay itoobiya İnay qabsato Gedo.

  • @abdifatahabdi5118
    @abdifatahabdi5118 2 години тому

    Baryahan ,masloxo in wax lugu radiyo maogiye ,hadiikale wa Lais dab sari ,wadankenana wadamaha Ugu tabaryar bu kujira,Marka dagal marabno ,ilahi Ayaka ha isku diroo ,dowlada Ethiopia wa thalimiiin,inaaan Manta Ethiopia katabar yaranana qabil ba nokenee✅🙋

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 39 хвилин тому

    Xasan shekh Wax uu Hayo Malahan Sida Iiraan U Booteyso Camal Ayuu U Booteyna

  • @HusseinHussein-fp1br
    @HusseinHussein-fp1br 2 години тому

    Ficilkaga iyo hadalkaga haday iskhilaafayan markadto qof ku aaminayo malahan. Xasan sh. Maxamud hadu run shegayo diyaaradda Ethiopian Airline haka istaajiyo Hawada somalia safiirka Ethiopia udadiyo somalia na hacayriyo Qaadka Ethiopia na hajoojiyo intaas hadu sameeyo Hadalkiisa wan aaminayna.

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 години тому

    Maya isaga iskuma celcelihayo Madaxweynaha kaligis wax ma qaban karo Etiopien hadi ey sodhaweyhayan deegan walba siyasintisa sidedaba far kaliged wax ma dhaqdo hadii ruunta lashegayo ma hayno Madaxweyne Xasan Shiikh dhama wixii burburki kadanbeyay lakin waxaa jira dad dugduga dadalka Madaxweynaha

  • @abdikarimg.427
    @abdikarimg.427 3 години тому

    Asc.
    Farmaajo Somali waydidey in ay doorato, ninka in ba ethopiya fahmilaha takale;
    War ilayn shekhu mabaran ninkan, ninkani waxa caalamka ka dhacaya ma oga, hadu ogyahayna wali jeebad buuxsigii bu Ku jiraa.
    Xil. Cabdi ismacil Samatar ayaa horey u sheegay beenta u masajida kaga shekeyo in u kadaayo

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l Годину тому

    Sheekhow xasan sheekh af carabi maldahan iyuu ku hadlayaa oo waxa uu rabaa dastuurkiisii buuqu hadheeyey inuu gal galasho ku meel mariyo isagoo indhaha shacabka meelkale ujeediyo

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Годину тому

    Sheikhow waxba ha is wareerin madaxweynaha wadankeyna waxa ka wada deeganka Hawiye kali taas loo fasarin karaa dhul somaliyed in la difaco ma rabo hasan sheikh wadanka in mideeyo shacabka u baahan cml dowlad fashilantey waye Allah ha noo gargaaro cml

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Годину тому

    dalka ma hada la qabsaday mase horaa loo haystay Ethoopia ciidamada dhulka somaliya u jooga ee sharciga ah iyo kuwa kale cid kala saari karta ma jirto ninkaan youtuberka ah ee lacagta soo raadiyey waxkasta asagoo og ayaa qabiil ka hadalsiinaa dhawr jeer oo horena waan arkay asagoo leh dalkayga iyo madaxweynahayga waa ceebeysan yihiin oo sidaas ayuu saameyey.lakin dadka qaarkiis ayaa ugu yeera shiikh

  • @HasanAbdulaah
    @HasanAbdulaah Годину тому

    Ethiopia Xasan Shiikh haddad sugeysid inuu kaa difaaco waa Arrin an suro gal aheyn. Marixan ayagaa ka raali ah in la qabsado gedo region.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 43 хвилини тому

    Ceebta adigaa sh qayb ka ah cunsuriyad ayaa kugu jirta xasan sheekh ceeb ma leh hawshiina waa socotaa

  • @FalisGoobe
    @FalisGoobe 2 години тому

    Wlh noloshesa dhulbob ayu kuso kobmay xasan shiq dhibatada xamar ka jerto Hal malin asago ka hadlayo lama arken shacabka somaliyed way dhiban yehen

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u Годину тому

    Yaa sheekhul .adkhali war waxaan murtaziqa ah yuu madax wey na u yahay midhaa aduu amiirulmuminiil kuu yahay nin kii amxaarada kee na hada noogu shee keen wadan key qab san yaa sheekhul madkhali naga daa mur ta ziqa daan war kooda tuuga han ti boob ah hadana minaa fiqiin ah baad ku wa reer tee alle ka cabso oo naga daa war kooda

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 години тому

    Xasan ciyarta masajidka haka daayo! Xasan sow isagu ciidamadii xuduuda gedo, doolo, bulaxawa joogay kama soo qaadin. Yuu ku halaynayey markuu kasoo qaaday ciidamada xuduuda joogay. Xasan waxuu rabo iyo wuxuu doonayo cid garanaysa ma jirto aan ahayn misaajidkuu been iyo calacal iyo hanjabad kasoo sheego.

  • @fariida6236
    @fariida6236 2 години тому

    Runta sheeg Allah ka baq reer Gedo ayaga u wacday majirto meel somali dagto oo itoobiya xoog ku qaadatay meel kasta oo ay joogta itoobiya soomaali aya u wacatay ayago ku xumeenaye isla soomaali kale

  • @mohamedhoror936
    @mohamedhoror936 2 години тому

    Kaas Mw maahan mada xiisa qabiil ayaa ka guuxaayo waa wadanka ninkii ugusareeyay ayaa hadalkaas ku hadlaayo oo meel kasto lataagan gedo Ethiopië ayaa joogto oo ciidama keenay,waxaan layaabay gedo yaa xukumo markuu leeyahay MW ciidamo ayaa joogo gedo oo waxaay tababareysaa dadkii nala dagaali lahaa aaway wazirka gaashandiga Ethiopia dagaal toos ah ayeey mar hore soo cilaamisay marka waa inuu amraa ciidanka dowlada sitoos ah dagaal ugalaan Ethiopië

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 години тому

    War kani m/weyne maaha wa nacas damiim ah o waddanki Imaraadka & Itobiya ka iibiyey, shacabaw kacdoon ku erya, shaqadiisu wa xaraash qaran

  • @ibrahimabdi4202
    @ibrahimabdi4202 2 години тому

    Sheikh xaalka somalia kaliya madaxweyne maahin xalkeeyda dood iyo muran siyaadiyiintane xal maahin wixii aan ku suganahay ayow sheegay eedna maahin ee amaba talo xoog wax ku biiri ha isku dayin in aad clips aad lacag ku hesho in isku dayin waa iga talo irsaaqdaasna xalaal ila maahin

  • @abuyacqub6648
    @abuyacqub6648 Годину тому

    Haa Wajira Wadan Hadal Kudisan Wa Somalia Oo Somali Waa Hadasha Oo Been Ta iyo Fadhi kudirir Ayay Ku Nol yihiin

  • @abuyacqub6648
    @abuyacqub6648 Годину тому

    Haa Wajira Wadan Hadal Kudisan Wa Somalia Oo Somali Waa Hadasha Oo Been Ta iyo Fadhi kudirir Ayay Ku Nol yihiin

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Годину тому

    SHEEKHOOW WAXBA HAKU DAALIN HAWIYE DALKII GID DHEER AYEY KU RIDEEN MARKII LAGALA HADLANA WAXAY EEDAYNAYAAN QOF KII WADDANIGA AHAA UNUKAA LEH XAALKOODA LA GARAN MAAYO❤😂

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 години тому

    😂xasan sheikh isgaa dalka
    Xaraashya dadkuu hoosaasinyaa
    Xasan khaain wadan shilmuu
    Meesha ka aruurasanyaa
    Ilmihiisu kukorsanyaa waxaba
    Uma hayo umada Soomaaliyeed ha nadhaafiyo odeygaan 2wajiile ha ah
    Subxaan allaah

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 3 години тому

    Allow sahal
    Marmaroo meeshaada ha soo dhaafin looma baahno ficil iyo qowl wada socdaa la rabaa Rabi ha na tuso dadnimadeena
    Shukran sheekh wa jazaakallahu kheyran 👏 👍

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 години тому

    Dee haddana ma ahane waa nacnac iyo tuke xagaa good xaar kudhacay maoga waxaanan lahaa xatooyada qabyaalada iyo qulqula taynta ayuu kuxeel dheeryahay

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 години тому

    😢😢 dhibaato kasta midka qaada waa allah, qadartiisana waa rumaysanahay maalin dhow inuu arintan iga bixiyana waxaba lama ahan, muddo dheer waxan la daalaa dhacayaa xaalado caafimaad iyo kuwo nololeed, nin dhalinyaro ahna waan ahay oo wax bartay balse ma awoodo maanta inaan ka faaiidaysto oo xitaa ma heli karo hooy iyo nolol maalmeed, waxaana xanuunkeeda dareemi kara qofki xaalad sidaan ah la kulmay balse ilaahey ha iga saaro imtixaankaan. Adna walaal hadaad wax uun igu dhaanto haba yaraatee maanta ayaan dhibane u ahay waana sida ilaahey igu ogyahay waxan wajahayaa xaalad murugo iyo xanuun badan.
    Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 3 години тому

    Isagu muxuuu qabanayaa muu xilka iskaga tago haduu fashilmay 😮😮😮qalbi xanuun uun iska dhagayso wacyi ha kuu noqdo uun baan isleeyahay sawka mucaaradka ka adag

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 2 години тому

    As WALAHI DULMI DIIDOW TALO FIICAN MA HAYSO SOMALIA MAAMUL GABALWEDDYADAN ITOOBIYA DABADA KU WATA SOMALIA KA CARARAYO.MARKA NAAGAHA IYI IYAGA SIDA QOOMLADUUDKA LOO KUFSADO AYAY KA SHALAYNAYAN EE ISKA.DHAAF KUWAN ITOOBIYA DABADA KU WATAN INKAARTA SOMALIA KU DHACDAY WAA DAD DAMIIR KA DHAMADAY

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 3 години тому

    Wadanka malinki mamulada inaloo sameyay laqabsady oo meshas waxaa joogo nin madax sheegto sidee Ethiopia ku hesataa

  • @Abdikariimm
    @Abdikariimm 2 години тому

    Maxaad ju eedaynaysaan madaxweynaha ama dowlada hadii dadkii somaliyeed iska daaye barlamaankii ayaan arkaynaa sx dhaqaale lama haayo hub iyo ciidan lama hàyo kaliya in uu ethopian air ay jooojiso dowladu bis wax lagu eedo oo kle maayo waayo somali ayaaba ka soo horeeyso ethopian

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage Годину тому

    WA HADLAY HUBNA WAA KEENAY KAALAY DHIIGA U BIXI DALKAADA STOP AF XUMADA MADAXDAADA GEDO WAXA KEENSADAY ADIGA IYO FARMAJO ADEERADII

  • @83587
    @83587 2 години тому

    Madaxweynahu wuu iska hadlaa xita uma fiirsado hadalkiisa, oo hadda hadii Abii Axmed madaxa u salaaxo wuxuu dhihi doonaa Ethiopia waa walaalaheen.

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 2 години тому

    Somaliland buu ku waashay hasan lkn mugdisho waa la qaatay lkn anagu waan iska difaacynaa hasan sheekh una joojin maynu dantayada ayaa ka wayn tuu rabo isagu😂😂

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 години тому

    Hassan musiibo ayaa ku dhacday haduu run sheegayo qaadka iyo diyaarada ha ayuu joojin lahaa wali khidmad buu ka qaataa subxaanalaalh 😢

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Годину тому

    Ithopia iyo dowlada maqaar saarka ah waa isku mid waxaad leydihiin waa cadaw waqti na waa walaal

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 3 години тому

    Sheekh yaabka yaab waa dhaafay taas waxaa kayaab badan dhalinyaradan waalidinta ku soo jeesatay oo dilaya sabab dad waxay leeyihiin waa dhimirka aniga waxan leeyahay waa maandooriyaha qaadka yaa usoo dega maandooriyaha yaa keena dunuubtaas yaa ka masuul ah gudaha iyo dibada Dan uma hayo mw ilahay ayaa noo maqan

  • @LJama6119
    @LJama6119 56 хвилин тому

    isaga inuu itoobiya la shaqeenayo ayaaba dad badan ka shakisan yihiin. ma munaafaq ayaa la aamini karaa?

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare Годину тому

    Adi stupid tahay jajuus yahow mar walba wadanka wax ka shegtaa waana calamadaha jajusnimada

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Годину тому

    Shilin hadii la waayo waa qeylo hadii la hello sifo kasta halago Hilo waa wanaag 😅😂

  • @SuldanmahamedMahdi-e5h
    @SuldanmahamedMahdi-e5h 3 години тому

    GADAAD KA HADLAYSAAYE MEESHA AAD KA SOO JEEDID EE RAXANWAYNTU DAGTO XAGAY KU DANBAYSAY. AAWAY DADKAAGI IYO DALKAAGI. MAXAA LAGAAGA WAAYAY ADOO MAALINA BARAARUJINAYA.

  • @MaslaxMideeye-yo9px
    @MaslaxMideeye-yo9px 2 години тому

    Mudane madax weyne diyaar baan nahay dalkeena Anagaa difaacaneeno qacda koowad inoo bilaawa😮

  • @xafsoabdala3077
    @xafsoabdala3077 2 години тому

    Kan madaxweyn ma ahan asi iyo ciyalkiis iyo nagihiis aya kateen somaali shacabka illaah aya umakhan

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Годину тому

    Adiga iyo asaga caqli daro ayaa idin heysa Mar waa cadaw Maria waa wallaal xasan waa munafaq

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 54 хвилини тому

    Waa runta sheekh every Friday some words nathing change

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 години тому

    Madaxwaynaha sir ayay ka haysaa Ethiopia marka maroojin karo diyaaradaha iyo qaadka Ethiopia

  • @FardowsaAden-n1j
    @FardowsaAden-n1j 3 години тому

    Asc dulmi did madaxweynuhu dowlad ma rabo ee hadal uun buu haya bal ka dhaadhici. haykalka dowlanimo biliis

  • @CabdiCagjar
    @CabdiCagjar 2 години тому

    Marka reer gado mxay hyaan soodigi ciidanka adigu kasoo qaaday shalay lageeyey

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Годину тому

    itoobiya wala weynta ha qabdato guul faqashta baroor weyn

  • @abrahimabubakar
    @abrahimabubakar 4 години тому

    Isaguna waxba masameyn karoo sababtuna somaliya waa wada qabiil qaar ayaa itopiya lasafan

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 години тому

    You have explained well, the failed state of Somalia, their President and the theirgovernment.
    That's why Somaliland doesn't want to be part of Somalia at all.

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 години тому

    Lkn asaga waxa kasii liita ee uu khudbad Jimco uga dhigayo hadal bilaa macna ah

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Годину тому

    waaq waaqaw ha wareerin iska aamus edeb yeelo ayaan lagu aamusine

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 години тому

    Xasan Waxa uukahadlikaraa uun Masjidada Carhakasoohadlo Banaanka

  • @zanko6317
    @zanko6317 3 години тому

    Soomaali meel ha uga soo jeesato itoobiyo hadii la rabo in leyska celsho

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 3 години тому

    Sheekow xasan erayga madaxwaye xata in logu waco ma is taahilo 😆

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 години тому

    Somalia wuxuu yaqaan dabcan inta uu isagu ka taliyo oo Xamar kaliya

  • @hasankafi3161
    @hasankafi3161 Годину тому

    Madaxweyne fadhiid ah markuu kuxumo waa iska sidaas

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 години тому

    Asagu maxuu hayaa Puntland inuu dumiyo ayuu Rabaa oo kakiya

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck 37 хвилин тому

    Dad’aan haweye’ahayn,ayuu,rabaa in’uu,laayo

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 години тому

    Waa ka saari karta kasaar, hiiraan maxaa ugu ogolaatay Bishi july

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 години тому

    Waxba mahayo waa kaligiis ee ma asgaa dagaalami cid kalle ma hayo😅

  • @HasanAbdulaah
    @HasanAbdulaah Годину тому

    Sheekh sac ninkii lahaa dabada uga taagan yahay waa ma kacan.

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 3 години тому

    Isagana keeney Ciidanka as Ethiopia iyagoo la diidan yahay

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 59 хвилин тому

    Adiga ceeyrta ayaa ku gu yaraatay qeylida is ka daa

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 3 години тому

    Maya mareexan Aya leh kuwas Somali ma ahan sida xasan shegay

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 3 години тому

    Xassan go aan kama qaadan karo ithopia. Yaa caawinaya Somalia?

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 години тому

    Xassan somaliya hogaaminteeda Waa ku fashilmay

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 2 години тому

    Xasan dhiiqo 4 sano oo khasaaro ah qashinkii keenay ayaa ka daran

  • @MohamedHassan-ou8uy
    @MohamedHassan-ou8uy 3 години тому

    Shiiiiqow gado dhan way jogaaaan lks BH ma jogaaaan

  • @Khadramaxamuud-m3y
    @Khadramaxamuud-m3y 3 години тому

    Abasiiniya waa layga celin hadii shabaab lala heshiiyo

  • @mahadidirisduale5523
    @mahadidirisduale5523 50 хвилин тому

    Asiga ogolaan shihiisa ayey ku soo galeen

  • @AhmedAbdulla-s8t
    @AhmedAbdulla-s8t Годину тому

    Nnka wax siyaad wax ka oga maha ha ku darlin

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir8432 Годину тому

    Madaxweyne jahda aa kaa warrersaan😂😂😂

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w 2 години тому +3

    Xasan dhiiqo

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 56 хвилин тому

    laba hadal oo an islaheyn maxa qaldan

  • @Cumar2
    @Cumar2 2 години тому

    Howsham way isla ogyihiin xasan iyo abii

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Годину тому

    Jaajuus baa tahay ethopia taageera