Waa gabar fiican oo loo baahanyahay in loo hiiliyo. Ha loo camiro youtuubkeeda; kuwa kalena ha la soo xiro haddeey Soomaaliya joogaan! Gabadha xijaabigaa ha loo hambalyeeyo; kiwana isqaawinayana caybay mudanyihiin.
WAXAN FILAYAA XASAN SHEEKH MAXAMUD, MARWALBA WUXU U MAGACAABAA XAFIISKA NISA QOF U SHAQEEYA AL SHABAAB, MIYUU ISNA U SHAQEEYAA, MA WAXAY ISKU OGYIHIIN IN XAFIISKAA IYAGU HAYAAN MA CABSIBAA KU KELIFAYSA MISE XASAN WAXBA MADHAAFEE XAFIISKAA HOGAANKIISA LACAGBUU AL SHABAAB KAGA QAATAA ILAYN WAA XASAN OO XABAALAHA WAXWAYDIIYAYE?
Gabadhaas hanbalyo waa soomaaliyad ilaahay ha guuleeyo
Allxamdulillah haduu jaadka kajoojiyey puntland iyo jubaland guul waan sodhaweyneyna
Masha alh waaye inantaas hadhigin xijaaabka Khadro qaali guul
Mnsha allah madaxwayne Hassan sheekh, ka qaad Nisa sanbalooshe waa badaw qabyaalad mooyee wax kale aan garanayn
Xasan guulayso
Masha Allah Allaha ku xifdiyo wax asturnaan lagu waayey qaawnaan laguma helaayo Dadka diinta iyo iimaankaluhu wexey jecelyihiin Gabdhaha Asturan Guuleyso waadba Guuleysataye 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ilaahay ha asturo
Qadro Alla ha ku barakeeyo inshaa Allaah.
Naaqawani yey kuqaawin oo ha Aqbalin in Ad isqaawiso ma oga waxay yihiin kuwaqawani Alaha kuxafido ee isxafid walaal Ayaadtahay mahadsanid
Ok
Waw😮
Weesaxanta boqolkiib ❤❤❤❤❤❤boqol❤❤❤❤
Waa gabar fiican oo loo baahanyahay in loo hiiliyo. Ha loo camiro youtuubkeeda; kuwa kalena ha la soo xiro haddeey Soomaaliya joogaan! Gabadha xijaabigaa ha loo hambalyeeyo; kiwana isqaawinayana caybay mudanyihiin.
HAMBALYO HAMBALYO Gabadha xijaaban walaal nolow ILLAAHAY iyo UMADA ISLAAMKA iyo UMADA SOOMAALIYEED ayaa kugu Jecel Nacdali hakudhacdo CIDII KU AFLAGAADAYSAA.
Alaxaxifdiyo
WAZIIRKA G. DHIGGU UMA QALMO IN LOO DHIIBO JAGADAN. WAXAY CAY IYO CEEB KUYAHAY CXDS.
G/ ODOWAA WAA NIN UQALMA UJAGADA UHAYO.
AQLI HABARGIDIR WAA ISKA SIDAAN
Thanks for spoiling the Qaat trade of Puntland and Jubaland. It is a good excuse to stop the addiction of Qaat.
Waalalqaali. Haadhagasan. Kuuwaluunsan. Waanuku. Duucaynayna
Ok sis why aa uga qeyb gashay meel xijaabka la iska dhigay
Asc aragtidey waxaan qabaa inaan wasiirkan aan xil dambe aan oo dhiibin maadaama uu galay dembiga aad ku sheeg tay
Wasiirka haduu Nabad sugida u dhiibo waa msrkii Moqdisho dhan la qarxin lahaa Walee Hasan Sheikh wzx lataliuo Malahan yaaaahuuuuu
Sharafbymudtahy❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉😂❤🎉❤🎉
Midkan wazirka tiktok xilka halaga qadoo odowa guleyso
Waxa uuw wado xasan xumoow waa ka dareey dibi dhal tiktook hadii uuw geeyo sirdoonka soo uma fududeen alshabaab inaay helaan sirihii siyaasadda dalka waa yaab yaabkiisa
Sanbalool she nadhaafu
Waziirka Gashaandhiga loomagacaabaayaa niisa waa shirqool lagu shiqoolaayaa Janaraal Odowaa waa marka ladilidoona sida taliya here Poliska Farhan kharoole waan umaleeynaayaa
Guusha wxaale gabadha asturan
Maxaa geeyay tiltook ayadoo xijaab wadato may iska daayso Tiktook oo fiqsi ah ayadaa gardaran ???
Wasiiradii dawlada hadii wadama shisheeye magacaabanaayaan siduu doonana udhqmaayo dawlad meesha ma joogto
AXamed maadobe cadowgi ha jabo idamka aallah GuuLeeysta reer axmed doowbe guuuL
Yaahuu, waa hadda iyo AS muqdisho haka taliyaano, war beentaa waaye taasi.
Aamus dawadilif yahow kawarijta iyo ade ana idiin waso😂😂😂
Been baad sheegtay.lkn Hala qaado dofaarka
Tiktok iyo sanbaloshe wa cawrada djidid wlhi
Sabalooshe waa nin uqdaysan qolayahay mayaqaan cuqda qabiil buu qabaa
Kudkaguur o Qonjaugur weye
Arimaha ciidanka Qaybkastoy tahay hadanlaga dhexsarin wasiir TikTok Marna hakayabin inhorumar lagagaro.
TikTok waxa wata waa imaarat o ah cadawga muslimiinta.
Waxaan waa xoolo doone weriyayaal ma aha ciyaalkaan,xilkaa laga qaadi doonaa,seeftuu gala kala baxayaa wuu tegi doonaa,waa imaan doonaa kkkkkkkkkk
MAXAA IS BEDELAAYO HADII UU XASAN SHIIQ GEEYO NABAD SUGIDA WAA KA DAROO DIBI DHAL
WAXAN FILAYAA XASAN SHEEKH MAXAMUD, MARWALBA WUXU U MAGACAABAA XAFIISKA NISA QOF U SHAQEEYA AL SHABAAB, MIYUU ISNA U SHAQEEYAA, MA WAXAY ISKU OGYIHIIN IN XAFIISKAA IYAGU HAYAAN MA CABSIBAA KU KELIFAYSA MISE XASAN WAXBA MADHAAFEE XAFIISKAA HOGAANKIISA LACAGBUU AL SHABAAB KAGA QAATAA ILAYN WAA XASAN OO XABAALAHA WAXWAYDIIYAYE?
Walaasheyna khdro hore usoco kacuda bileeyso shayadhiinta kudawa Gagan waayo aduunka waa ingawn waxan kurajeena dulqad wayo midwalbo xaqa utaagan way ladagaaliman taladade alle saaro
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك