Waraysi AHU Maxamed Axmed Kuluc 1983-kii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Waraysi laga qaaday :
    Hoobalkii weynaa ee : "Maxamed Axmed( Kuluc)Aun 1983".
    Waraysigan xiisaha iyo xusuusta leh waxa qaaday Wariye : "Maxamed Daahir (Dhaashane) Aun. "kana Mid ahaa weriyaashii ugu horeeyay (Radio Muqdisho)
    lagu bilaabay.
    "Hoobalkan codkiisa malabku cawryi gaadhay si gaara ayaan u jecelahay alle haw naxriistee.
    Bal ila dhegeysta waayo-waayo."
    Xuquuqda Waraysigan: Barkhad Ciise.
    m.facebook.com...

КОМЕНТАРІ • 5

  • @Abdikarimraas
    @Abdikarimraas 3 роки тому +3

    Allah ha u naxariisto.rabi janatul fardowsa aclaa ha geeyo amin...waa Taariikh qiimo badan.

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 2 роки тому

    ilhay hawnaxaristo

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 2 роки тому +1

    Allow U Naxariiso
    AAAAAAAAMMM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️MMIIIIIIIN

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 2 роки тому

    Alle. Haw. Nsx iisto m.A. muluc

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 2 роки тому

    A.Qarshe : raaxeeye was injured noqdaa heesta ugu dambaysa ee and dhegaysato