Fursadaha dhulka Aw Maki Muqdisho Cabsida Jasiira iyo Real estate Nairobi By Dahir Alasow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow

КОМЕНТАРІ • 54

  • @dahir4662
    @dahir4662 4 місяці тому +5

    Dhuusamareeb iyo hobyo inta udhaxaysa geey shaqadaas❤

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 місяці тому +4

    Waxa aadwali nayrobi galinaysaan maad xeebta jasiiro dabaqyo uga dhistaan

    • @KlLk-mj4do
      @KlLk-mj4do 4 місяці тому

      Uf somalia waa qabiil maxaa laga dhisaa unukaaleh 😂😂

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 4 місяці тому +1

    Dahirow gabdhaha masakinta o ilmaha lagu furay wax u samee ey awodan an ku duceynee ina adeer

  • @dahir4662
    @dahir4662 4 місяці тому +3

    Daahir gm geey shirkadaas ina adeeroow hg dhul kooda ha dhistaanee nobarkaagana aad baan udanay nayaa ina adeer❤ dhulkoodee

  • @SiciidElmi
    @SiciidElmi 4 місяці тому +1

    wallkeey daahir calsow magaceeyga waa saciid cilmi farax wall waxaan ahay aabe saxibul ciyaala wall waxaan kaadoo nayaa inaad shqo abuur ii sameeso wall 200 kali ya ayaa ii abuurto warajee nayaa inaad isoo caawiso insh allaah

  • @Raage11
    @Raage11 4 місяці тому +1

    2024 iyadoo lagu jiro aa fursad fican soo ban dhigtay boowe 😌😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 місяці тому +2

    HAWIYE SEDEX WAX AYAAN KU JECLAHEY WUXU DHISTA DHULKIISA CADAW HADU ARKO WA U MIDOBA HAWIYE WANA ISLA DEGA

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 4 місяці тому

    😭 DAHIR CALASOW. DHUL KUMA LIHID XAMAR MIYAA

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 4 місяці тому +1

    War sheeq noo raadi

  • @XabiboAhmed-bq1do
    @XabiboAhmed-bq1do 4 місяці тому +1

    Dhanaane ma hooydee kuu leh

  • @GraadMoh
    @GraadMoh 3 місяці тому

    Walaalow telkaaga noo soo dir
    Ama meel lagaaga soo xiriiro
    Noo sheeg

  • @Yusro557
    @Yusro557 3 місяці тому

    Intee kala soo xiriirnaa Daahirow?

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 4 місяці тому

    Asc tel soo sheghee walaal ❤❤

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 4 місяці тому +1

    Adeer waxan raba inan lacag sameeyo😊

  • @yusra2501
    @yusra2501 4 місяці тому +1

    Xamar dhis ika daa nayrobi

  • @safiya8016
    @safiya8016 4 місяці тому

    Good news

  • @anisowarsame-i4l
    @anisowarsame-i4l 4 місяці тому +1

    Asc daahir dhulka dhanaane waa meeqo kan Nairobi waa meeqo waan rabaa plz

    • @deqawarsame9018
      @deqawarsame9018 4 місяці тому

      Anaa Dhul dhanaane heysto oo raqiis kaa siinaa ila soo xiriir

    • @Nadir-kt5iy
      @Nadir-kt5iy 3 місяці тому

      War lacagtada ha iska qasarin waa dhuul goofa dhanane 😂

  • @axmedabdi2235
    @axmedabdi2235 4 місяці тому

    Waan u baahanay ardayna waan ahay walayaal cidii xog ka haysa ha ii soo sheegaan plz

  • @AbdullahiHashi-f9k
    @AbdullahiHashi-f9k 4 місяці тому

    Halkee lagaala xiriiraa?

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 4 місяці тому

    Daahir Calasoow sxb meel lagaaga soo xiriiri karo sheeg

  • @muhudinahmed
    @muhudinahmed 4 місяці тому

    Jawaab deg deg ah isii abti

  • @AlbadarGeneralTradingCompany
    @AlbadarGeneralTradingCompany 4 місяці тому

    Asc daahirow

  • @sadaamiyomushani
    @sadaamiyomushani 4 місяці тому

    In aad dadka ka gado iska daaye adi lug ma geen kartaa dhulkaas Daahiro. Umada waxaadan lahen haka gadin beenlow qayaanolow batahye

  • @hanadwadanichanell..1254
    @hanadwadanichanell..1254 4 місяці тому

    Dahir anigu waan xamaashaa gurina malihi marka walalow aniga boos isiii bishii waxan bixinayaaa 100doler

  • @Nuradin2
    @Nuradin2 4 місяці тому

    dir waxa kugu dhaco an aragne

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 4 місяці тому

    Daahir Calasooow INGO FOREX Dadka inaa dhacdo
    Miyaa rabtaaa

  • @muhudinahmed
    @muhudinahmed 4 місяці тому

    Abti xageen kaal soo sariir abti

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Cid aan mudulood aheeyn maseerka soomaaliya laguma aamini karro balfiirsha saddax maa maamul gobleed ayaa ithoobiya u heelisay halganka mudulood ayaa bilaaway gobanima u dirirkii dulkaan banaadir la.isku dhihi jiray soomali land inteeyna soomaaliya ku.soo dar soomin in.aay u tageen heela salaase mahubo in aay in.aay runtahay iyo inkale oo yirri ethoopia.ku soo darsada asaga badda ayuu xiiseeynayay ayagana waan ka soo fiirsaneeynaa ayee yiraahdeen markaas ayuu ugu daray.dowlada banaadir haraacina sidaas ayeena banaadir ku yimideen hadana waxeey u egtahay banaadir haraacina badi aay ethoopiya rabtay saas ayee ku heshay ku waan kale ee hada raacaya sadaxdaas doowlad goboleed waxaan dhihi lahaa halaga tashado banaadir baraawe ilaa jowhar iyo wala weeyn ayee aheed iyada soomaali ku filan ninkale yaa lagu aaminin mazeerka soomaliyeed banaadir iyadaa magaca soomaali keentay ha.xijiso waxa amxaarada daba socdo.danyaa laga galin wax nooga maqan majiraan bay bay banaadir ha jirto

  • @ladanomar2843
    @ladanomar2843 4 місяці тому

    Xagee kuyaal

  • @zahraabukar8700
    @zahraabukar8700 4 місяці тому

    Dahir I so dir tefonka aniga danenayo

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedshire7933
    @mohamedshire7933 4 місяці тому

    Xage kala so xiriraa

  • @muhudinahmed
    @muhudinahmed 4 місяці тому

    Abti anaa u baaha

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 4 місяці тому

    Arday xagee 100 ka keena

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 місяці тому

    HAWIYOOW DHUL SHISHEYE HA DHISININA DHISA DHULKENA

    • @KlLk-mj4do
      @KlLk-mj4do 4 місяці тому

      Alaheey ka alah yaa been been lagu dilaa😂😂😂

  • @fartunabdulle2556
    @fartunabdulle2556 4 місяці тому

    Labo Sano ka Dib lacagtii la ii ceshey daahirow ogow ragaas waa tuugo sumcada yey jaa haleen

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 4 місяці тому

    daahir waxa lasheegay in aad dad badan dhacday oo mashrucan ookale aad horay ugu dhacday aniga beenta ma aqaano waxas ay dadka kaasheegayaan weli run iyo been macadeyn karo

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому

    Nairobi haddii aad tornado waan ku xireeynaa tuug yohow o mooryaanka ah.

  • @fartunabdulle2556
    @fartunabdulle2556 4 місяці тому

    Dahir anaa gate maki 2021 ninkii iga gadey dilaalkii ayaa na soo wacey oo na yiri lacagtiinaa idiin celinayaa why markaan dhahney wuxuu noogu jawaabey ani masuul idinkama noqonaayo qasb baa lacagtii nalagu siiyey maki dhulkiisa waa saasee ogow hadaad rabto raga dilaalada magacyadoo waa kuu sheegi karaa

  • @aliabdi3493
    @aliabdi3493 4 місяці тому

    Teen abdiwahab

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 4 місяці тому

    Asww

  • @moalimkooficadde2284
    @moalimkooficadde2284 4 місяці тому

    Umadda ha sirin

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 4 місяці тому

    Dhulkaas ayeyada ma iskaleh lafta garen ayaa masul ka ah

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 4 місяці тому

    Ratixume waaye dhulkaas ..hg joojiya dhul booka. Haaa

    • @KlLk-mj4do
      @KlLk-mj4do 4 місяці тому

      Ma jaahil baa tahay hadaa iibsatay malagaa boobay 😂xishow ebow ANAA KAA IIBIYAY MANA DAGANI AAN KUGU MAAMULA BAA WADAA😂😂sida gunta ha u hadal waxaad iibisay adiga malihiD rag xaniyaha udhigtay Maalka waa dhiika qofka

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 4 місяці тому

    Jazeera Habargidir magafan karto.
    Ee cida beenta ka dhaaf

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому

    Nairobi Sheekhaal baa xukunto tuug yohow waan ku sugeeynaa.Liinta ayaan ku cabsiineeyna stupid

  • @muzamildahir
    @muzamildahir 4 місяці тому +1

    Inteh kala so xerira @dahiralasow