Laxowla wala quwatta ila billah al caliyyul caddim. Culimadda iyo umadda muslimka ahba waxa ka baryaya in ay iga duceeyan qatka iyo burrigaba. In qalbigaygu nacco o anigu iska goyyo biduni dhibkalee.
Walaal dad cuna ama guryahooda lagu cuno hadii aad la joogto isku day in aad kuwo aan shaqo ku lahayn la rafiiq. Waxan garanayaa gabadh sigaar si daran u cabi jirtay oo nin shiikh ahi cashar uga qoray ka dibna laga madoobeeyey in ay dib afka u saarto!!!!
اللهم اميييييييين يارب العالمين وبارك الله فيك يا شيخنا الفاضل اللهم امين يارب العالمين
سبحان الله العظيم واستغفار الله وأتوب اليه
waa layaab
Laxowla wala quwatta ila billah al caliyyul caddim. Culimadda iyo umadda muslimka ahba waxa ka baryaya in ay iga duceeyan qatka iyo burrigaba. In qalbigaygu nacco o anigu iska goyyo biduni dhibkalee.
Walaal dad cuna ama guryahooda lagu cuno hadii aad la joogto isku day in aad kuwo aan shaqo ku lahayn la rafiiq.
Waxan garanayaa gabadh sigaar si daran u cabi jirtay oo nin shiikh ahi cashar uga qoray ka dibna laga madoobeeyey in ay dib afka u saarto!!!!
😂😂😂