Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa booqday mall-ka wayn ee BBS Mall ee islii.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw4lr2sy6h
    @user-sw4lr2sy6h 2 місяці тому +5

    Guuul somalia 🇸🇴🇸🇴🙏

  • @Muniid99
    @Muniid99 2 місяці тому +7

    Xasan Culusow Dhulkiisa ha dhisto .. Waa ayaan darro inuu wadan kale maalgashiga ka socda isku soo sawiro. Culusow Waa Ganacsade Suuq Madow ku dhex nool.

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 місяці тому +3

    Yaab xasan sheeq waxuu xeyey siniyaan Niyrobo waa yaab

  • @maryanaden9374
    @maryanaden9374 2 місяці тому +2

    Meeqa dukaan buu ka furtay koley bilaash uma tagine alle ku ceebee maxaa islii geeyay

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 2 місяці тому +2

    Wah war qofkan ma ahan med damerleh uf I'm sorry somali

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 2 місяці тому +3

    Hadaba ogow waxaa nin faciis ah ku soo dhaweenayo 😅 dhulkiisa oo laga dhacay

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 2 місяці тому +1

    Safaarada maraykanku siday digniinta u bixisay Nairobi baa la isku shubay Xasan iyo rakaabkiisiiba. So noqda oo dadka xamar jooga wax la qaba Nairobi rag baa caqligooda iyo taldooda ku dhistaye.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +1

    Xasan somaliya wu bahdilay dalki somaliya o masulka ka aha gaajo aya dadki dishey wuxu dhiso iskadaye yahuu

  • @Jamac20
    @Jamac20 2 місяці тому

    Qashin

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 місяці тому

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahay wadan ka ha no barkayo