Aniga mudo sanad ah wxs isku arky qof quran aqris bdn ahay saso taha ma nbd galo asbuci 2 haben wa arka yanyuro yar yar ah iyo nin wajigisa an arki wayay oo albabka iga so galayo lugihisa korkisa wa arky awodu iga qaday alle awodlehe wa hadli wayay codki igu xiray niyada acudubillahi ka dhahay afka wa awodi wayay inan ka hadlo wixi wa wayay markan isticadaysty xalana cules feraha ka daremay laigu fadhistay in wax igu sameyu damcay wa iska qadi wayay alle niyada ku qabtay wixi wan wayay alle baryay inu iga shafiyo hurdadana kuma laban shock kaqaday wax iag fadhiyo korkayga darema mana arko lkn wa daremaya culeskisa wayabanaha shiekhow isojawab maxa wye waxas isojawab fadlan
Asc shiiq muuse magaxeeyga. Ha sheegin markasta waxaan ku riyodaa anigo illa joogta gabar yar oon iga daba cara reeso markasto weey ila joogtaa. Waa gabar qurux badan waxan ahay hooyo ah grb illahey ha ku xifdiyo
Macalin waxa ku riyooday ano wiil yar saxaaro ka dhaqaayo .dada aa la joogo wiilka markaasa waxa le yahy mar hore ayu isku saxaarooday ee mxa ugu fiirsaneysiin mana aqaano wiilka iyo dadka la jogo wana 1 ilaa 2 sano da diisa waxa ahy gabr an wali guursan
Aniga dhib ayaa i haysata qof ba haddaan xidhiidh la yeesho wan xanuusanayaa qofkiina lama shekeysan karo Aamus baa iga soo hadhaya😢 Qof walba oo guur isoo bandhigta shaki iyo cabsi ba igu dhaceysa qolkeyga inaan ka baxo ma jecli wer wer iyo cabsi mustaqbalna wey i hysa
Sheekh allah kugu dharshe i cawi waxan ahay gabar xanunsan sedax sano ma hurdin waxan lehay wel wel iyo cabsi fikir badan le hay marka sarirta tagi maskax deyda fikir igu furta mana hurdo 😭😭
Asc sheq mgceyga qari Wxan ku riyoday wiil a sxpo nhy o jab xalwo i siyay kadibna wuxu i tilmamay qufka siyay Anoo u socda wiilla xalwada isaga siyay qolka u ku jirayne aa so galay aya jabki xalwada a kaso qatay gooska iiga dhagay aadne i xanuun jisay musqul qolka ku dhextiilay ayan galay si aan isaga fujiyo xalwada wa iska so jiiday sida xanjadi oo kale kadib xalwadi io gooski aya isaso raacay gooska ugu dambeyo kan ku xigo meesha wejiga lagu dhaqdo ee musqasha dhexdeda u ku dhcy goska io xalwada xanuunkana wu i deeyey Waa jareeyey wan oyay dhiig gooska ka yimid jareeska aa dhiiga wuxu ku fardhiyay meesha wejiga io gacmaha lagu dhaqdo qolkana wiilal kle a ku jireen dhankoda so jilecay we mashqulsanayen anigo qaaban aya isasi arky lkn cidna ima aysan arkin ano qawananta la yaaban welina aa jareynyo xanuunkina i deeyey aa hurdada kasoo kacy
Sheikh malmahan man iska xanun sanahay hada xata quran sar ayan kaso baxay jin cashaq inu ihaya ayan umaleya marku nin iso firiyo ama shukansi ama guur la iso bandi qofki dhan ayan nacaya aroos ayan aday malin hore niman badan aya jogen markan arka nimanki dan oo iso firinayo wan xanun saday qeloo ayan bilay nimanka wanecbahay Ayan kucel celinayay calamadahas dan wan qaba ilahay ha icafiyo😢
Sh. Markaan seexdo ban dareeemin culeys mar Mar waxbaa I ceejinaayo Mar kalena wxnba dareemin faruuryahaygu iney dhaqdhaqaaqin mar Mar in wax I daba socdaan ban dareemin lkn dadka Maan noco kama dhex baxo sidoo kalena intaan soo jeedo wax dhib ah ma arko hurdada un ban ku arkaa anoo aanan gama' sananeyn oo hadana hurda sidoo kale ma awoodo Ina far xitaa dhaqdhaqaajiyo anoo maqlaya dadka ii dhowdhow sheekadoodaa xita lama hadli karo mxn sameeya plz video iso samee ilaahay dartiiz😢
Anbo wan isku arkay apayo habeenki wa lagu cejin marka damacdo ina qayliso ma hadli karto maqeylin karti dadka kula hurdo gacan uma qadi karti qofka kula jifo
Ilaahay Hanaga badbaadiyo.
Dumarka jidadka isku qaawiyo maahi shekhow markaa banaanka aado waa xijaabta Alxamdulilah
Lkn guriga dhexdiis dharka waa iska khafiifiyaa
markaa jinku muu i arki wecelka weceshu dhashay
Allaylehee Albaqro aqrinteeda kama caajisoo
😂😂😂😂😂macayne Marka Ani iyo adi iskumit nahy
😂😂😂
Alla beerka 😂😂😂
Sheekhow ilahay janada haku geeyoh waxan rabaaah inaan şu aaal ku waydiiyoh sheekh waan xanuusanayaaah waxan ixanuunaysoh lugta iyo gacanta bidix iyo walibah sanka oo ah dulka bidix mar walbph oon quraan akhrus maqloh waxaa ixanuunaysoh lugta iyo gacanta bidix xataa hadaan soo hadal qaadoh aman xasuustoh way ixanuunayaan xukunkiisuh waa maxay ilaahay dartii iigu soo jawaab sheekh waaku sugayaaa
Allla anigab sidan baan ahye 😢😢😢😢😢
Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Akbar
ManshaAllah sheq shugran
Masha allh ilahey haxafido jasakum allah
Ustaad waxan wataa riyo marar badan waxan kuriyoday guriyeyga oo qarxaayo Mar pipe gaas marna IC marna ciidamo ayaa ila soodagi kadib guriga qarax weyn yaa kadhacaayo shiiq maxawaaye riyadaa ii fasir plz mida kale Mar walbo oo dhibkaas igu dhacaayo waxa icaawinaayo hooyo iyo aabo
Mashallaah ilahey ha Ku xafido shekh 🤲❤️
Aniga waan isku ogahay waan ladagaalamay intii udambeesay 3sano ugu dambeeyay
Walaal maxa isku daaweysay oo isticmashay plz ii sheeg
Aniga mudo sanad ah wxs isku arky qof quran aqris bdn ahay saso taha ma nbd galo asbuci 2 haben wa arka yanyuro yar yar ah iyo nin wajigisa an arki wayay oo albabka iga so galayo lugihisa korkisa wa arky awodu iga qaday alle awodlehe wa hadli wayay codki igu xiray niyada acudubillahi ka dhahay afka wa awodi wayay inan ka hadlo wixi wa wayay markan isticadaysty xalana cules feraha ka daremay laigu fadhistay in wax igu sameyu damcay wa iska qadi wayay alle niyada ku qabtay wixi wan wayay alle baryay inu iga shafiyo hurdadana kuma laban shock kaqaday wax iag fadhiyo korkayga darema mana arko lkn wa daremaya culeskisa wayabanaha shiekhow isojawab maxa wye waxas isojawab fadlan
Abayo sheekha sidoo sheegayo jinul cishqi baa kuhaaya abayo hooyadeyna sidaa shegtay weeye 😢
@@SacdyoAbdi-jy2fc allaha nacafiyo ani ayadaba qliyey
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
@@suhaybali55340 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Asc shiiq muuse magaxeeyga. Ha sheegin markasta waxaan ku riyodaa anigo illa joogta gabar yar oon iga daba cara reeso markasto weey ila joogtaa. Waa gabar qurux badan waxan ahay hooyo ah grb illahey ha ku xifdiyo
Maasha Allaah ustaadi
Acuudu bilah minasheydaani rajiim
Ilaahaw nga qabo🤲🏻
Amiin amiin amiin ya rabi
شكرا يا اخي 👍
Ustaadi In Dhagaysto Miyaa Ka Muhiimsan In Aan Anigu Isku Aqriyo? 21 kaas Maalin In Aan Anigu Aqrio Sow Caadi Ma Ahan
Macalin waxa ku riyooday ano wiil yar saxaaro ka dhaqaayo .dada aa la joogo wiilka markaasa waxa le yahy mar hore ayu isku saxaarooday ee mxa ugu fiirsaneysiin mana aqaano wiilka iyo dadka la jogo wana 1 ilaa 2 sano da diisa waxa ahy gabr an wali guursan
Ilahoow iso hadee😢😢😢🎉😢😢😢ilahow iso hadeeee😢😢😢😢
Aamiin
Asc
Amiin 😢
Ani murayad wlhi hal sac iskama dayo marwalba waan isdaawada illhow na ilaali🤲
Like mee😂😂
@@Shukricadey22alle ha ku caafiyo xbbti
Alla shiikow 😢💔😭 waa layabanahy aniga maa iga hadlaysaa
Aniga wan Cabsada balse lkn bissad mado maargo😢 lkn waxan arga wasakhad marka ma jin cashaq iqo jira
Shekh noo soo badi barnaamijkaan
Aniga dhib ayaa i haysata qof ba haddaan xidhiidh la yeesho wan xanuusanayaa qofkiina lama shekeysan karo Aamus baa iga soo hadhaya😢 Qof walba oo guur isoo bandhigta shaki iyo cabsi ba igu dhaceysa qolkeyga inaan ka baxo ma jecli wer wer iyo cabsi mustaqbalna wey i hysa
abaayo adkaarta badso wel welka iyo cabsida Allah kaa qaado
Alla apyh ma anigaa iga hadashay😢
AAMIIN
Sheekh allah kugu dharshe i cawi waxan ahay gabar xanunsan sedax sano ma hurdin waxan lehay wel wel iyo cabsi fikir badan le hay marka sarirta tagi maskax deyda fikir igu furta mana hurdo 😭😭
Maxaad ka fikiree marka🥺 illahay haku cafiyo
Ilasoo xiriir walal ana ku caawiniyo
@@seynabadam3987 I caawi😢
Istiqfarta badso iyo salatul leyla markasta
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheeq wiil yar an dhalay ayaan xanun ku arkay bil iyo maalmo wuu dhacayaa miirka ka tagaayo wuu jareynayaa cunaha in lacejiyay okale ayuu noqonaya afka inuu wax calanjinayo okale ayu noqonayaa waxbu iska gurayaa jirkisa marka mala dhihi karaa wa shayadiin marki quran lasaro wu ladnanayaa inta maalmod elagu wado quranka madhacayo xitaa dhowr maalmod okale wuu ka ficnana lkin hadan lasarin isbuci 2jeer ayuu xanunsana waxana lagu aqriyaa ruqiya sharciya please sheeqow isoo jawaab wiilka wa 8jir
Sheikh jinku jiirkada hadu ku jirin adkada mu joogi kara
Subxanallaha
Allah Akbar
Asc sheq mgceyga qari
Wxan ku riyoday wiil a sxpo nhy o jab xalwo i siyay kadibna wuxu i tilmamay qufka siyay
Anoo u socda wiilla xalwada isaga siyay qolka u ku jirayne aa so galay aya jabki xalwada a kaso qatay gooska iiga dhagay aadne i xanuun jisay musqul qolka ku dhextiilay ayan galay si aan isaga fujiyo xalwada wa iska so jiiday sida xanjadi oo kale kadib xalwadi io gooski aya isaso raacay gooska ugu dambeyo kan ku xigo meesha wejiga lagu dhaqdo ee musqasha dhexdeda u ku dhcy goska io xalwada xanuunkana wu i deeyey
Waa jareeyey wan oyay dhiig gooska ka yimid jareeska aa dhiiga wuxu ku fardhiyay meesha wejiga io gacmaha lagu dhaqdo qolkana wiilal kle a ku jireen dhankoda so jilecay we mashqulsanayen anigo qaaban aya isasi arky lkn cidna ima aysan arkin ano qawananta la yaaban welina aa jareynyo xanuunkina i deeyey aa hurdada kasoo kacy
Jinka shaydaananaa erkay
Subxanalah 😢
Sheikh malmahan man iska xanun sanahay hada xata quran sar ayan kaso baxay jin cashaq inu ihaya ayan umaleya marku nin iso firiyo ama shukansi ama guur la iso bandi qofki dhan ayan nacaya aroos ayan aday malin hore niman badan aya jogen markan arka nimanki dan oo iso firinayo wan xanun saday qeloo ayan bilay nimanka wanecbahay Ayan kucel celinayay calamadahas dan wan qaba ilahay ha icafiyo😢
Riyo ayu idu imada hadana waxan mooda ina soo jeedo wan dareema
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Maclin muuse waxan ku riyoodaa marwalbo anigoo meel dheer kaso dhacya ifasir shikh please khyr allh haku siyee
Waa sixir waxas wllo markad saa uu jiifato hadad mel dher aad kaso dhacysiid
@@deqsanmoha3091 ha iga nixin😥
Aamiin aamiin
Alow Jinka iyo cadawgaba nooga hiili yaarabiii
Sh. Markaan seexdo ban dareeemin culeys mar Mar waxbaa I ceejinaayo Mar kalena wxnba dareemin faruuryahaygu iney dhaqdhaqaaqin mar Mar in wax I daba socdaan ban dareemin lkn dadka Maan noco kama dhex baxo sidoo kalena intaan soo jeedo wax dhib ah ma arko hurdada un ban ku arkaa anoo aanan gama' sananeyn oo hadana hurda sidoo kale ma awoodo Ina far xitaa dhaqdhaqaajiyo anoo maqlaya dadka ii dhowdhow sheekadoodaa xita lama hadli karo mxn sameeya plz video iso samee ilaahay dartiiz😢
Magacayga plz ha sheegin😭
Anbo wan isku arkay apayo habeenki wa lagu cejin marka damacdo ina qayliso ma hadli karto maqeylin karti dadka kula hurdo gacan uma qadi karti qofka kula jifo
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
@@hamdidahir513740 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Macallin
Wllo iso doceya ilahay ino ika qabto
Ma jinkaasad isku aragtay wll
Ha wllo wan leyahay ilahada wan ladala dhacaya😢
intaas waxaaba iidheer qofaan aqaano caadi iigu imaana markasn sexo is iraado ilbiriqsi wan weeynaayaa naxdin
Jinka Qof Aad Kgu dhow Ama Qof Caan isku ekeysiiya adkarta baadi
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Asc walaale waan kurabey see kuuhelikaraa
Asc mashallah Allha kufxd
Ma xa la iska ga kaxeeyaa😢
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Subxnllah 😭 allow naga xijaab
shiiq wan isku akay🥺
Asc
Sheekhanaa Hadith ma loo hayaa
Ani wa isku arky
Ma jini caadiya
Sheeqoow markaa kahadashay ilin iga imaatay see iskaga daaweeyaa
40 hbeen isku xiigto Adiga Weyso qabo seexo
Intana Seexn Ka hor Qulwale io qul Acuudu birabil falac io qul Acuudu bira binaas
Shekh xagen kalaso xarira
Abyoo halkeeh kala soo xiriira
Asc