BARO SIDA YOUTUBE AY U SHAQEYSO VIEWS BADAN LOO HELO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Sida youtube ay u shaqeyso markaad ogaato ayaad youtube lacag ka sameyn karta ama aad views badan heli kartaa maantana waxaan kula wadaagaya sida youtube ay u shaqeyso oo dhameystiran qaab waliba faahfaahsan sida youtube ay u shqeyso waxay kuu fududeyn doonta in aad lacag ka sameysid online iyo inaad waxa aad soo gudbineyso taqaanid oohab cari ah aad online lacag ooga sameeysid.
    #somaliyoutube
    #youtubegrowth
    #Somalionlinemoney
    TELEGRAM. GROUP........ t.me/+I0tF16rr...
    Sifee Codkaaga free App • Sida Codkaaga Loo Qurx...
    nagu soo biir COMMUNITY
    bit.ly/3gOi9yi
    mindsissue.com...
    Instagram// @SomaliOnlineMoney
    facebook group / 3979167432137779
    website keena mindsissue.com...
    PLAYLIST • $100 Ka Samee Google K...

КОМЕНТАРІ • 33

  • @SomaliOnlineMoney
    @SomaliOnlineMoney  2 роки тому +4

    HALKAAN ka daawo sida loo dhiso Channel views iyo subscribers badan helo
    ua-cam.com/play/PLvSTh5v2drmFdU6ghpfweRgNu7MkOFr4d.html

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r 2 роки тому

    Ustaad waad mahadsantahay thanks bor waan kahelay walahi I love sobadi

  • @islambestreligion6225
    @islambestreligion6225 2 роки тому +2

    mashaAllah sxb maanta wax badan ayaaan kaafaaiday
    Sxb muqaal nooga Soo sameeye
    Sida google adsense account loo sameysto iyo address ka iyo sida Bank account loogu xiro
    Mahadsanid sxb

  • @sihaamsultaan
    @sihaamsultaan 2 роки тому +1

    MashaAllah

  • @MaxamedMedia-gu1kz
    @MaxamedMedia-gu1kz 7 місяців тому

    Keep going sxp😊

  • @SomaliHorrorStories
    @SomaliHorrorStories 2 роки тому

    WalaaL Meel aan kaala soo xiriiro ayaan ubaahanahay 😊

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad
    Previous 2 days processing
    Nio waxaasuu ileeyahay views kaygii hoosbuu udhacay

    • @SomaliOnlineMoney
      @SomaliOnlineMoney  2 роки тому

      data processing waa cadi sxp 2 bari kadib ayey ku aruuriyaan wixi maclumaad ah

  • @birimochannel7207
    @birimochannel7207 11 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @MHSMOVES
    @MHSMOVES 2 роки тому +1

    Wll Inoo soo samey qebta dane ee video ga mahadsanid

  • @CarabkaJamac
    @CarabkaJamac Рік тому

    😮

  • @M_GAHAYDH
    @M_GAHAYDH Рік тому

    M.a

  • @janagaming1
    @janagaming1 2 роки тому

    Asc wll

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 2 роки тому

    Hi brother xageen kaala soo xiriiraa

  • @queensahraa2724
    @queensahraa2724 Рік тому

    Aboowe youtob inaa furtoo an raabaa peles icaawi🙏🙏🙏

  • @zweetychannel4308
    @zweetychannel4308 2 роки тому +1

    Asc wll waxan rab inan wax kuweydiiiyo waxan ahy youtupe cusub wax fiyus ah neh ma heelo wllkey xit wax isodawanyo malh mark siide kuhelafiyus please jawab waxa iga qaldan isheg aaad ban oga heley war bixiintad channel keyg waa kan I cawiii wlll

    • @SomaliOnlineMoney
      @SomaliOnlineMoney  2 роки тому +1

      wcs walal wa iska caadi isku day inaad ka istaagin viewska asaga imaan hadii aad dadka wax aad isledahay way rabaan ad usoo gudbiso

    • @zweetychannel4308
      @zweetychannel4308 2 роки тому

      Ok wll mahdsanid shere out ma isameyn kart wll adigo rali ah please anig wax xun ma sogudbiiyo kaliyaa dhirigalin ayan sogudbiiyaaa

  • @sacdicabdi9528
    @sacdicabdi9528 9 місяців тому

    Sida hello uun babar

  • @anigaweeye3306
    @anigaweeye3306 2 роки тому

    Zxp qli icaawi isoo samee hal video oo aad kaga hadleysid sida UA-cam loogu xiro address iyo Google adsense

  • @abdifatahmohometali350
    @abdifatahmohometali350 Рік тому

    Wll adaa bilaa views ah😂😂

  • @gulled255
    @gulled255 2 роки тому

    Sxb maxaa keena dib u noqoshada views

  • @cabdimahad46
    @cabdimahad46 2 роки тому

    Hala iga soo booqdo

  • @Hush-b5p
    @Hush-b5p 4 місяці тому

    Ninkani waa beenaale oo adigu miyaad View heshid

  • @xasancabdi7703
    @xasancabdi7703 2 роки тому

    Saxib dhawr casho views kayga kor ayuu usocday hadana wuu istaagay wuxuuna video bilaabay inuu like goosto viewskana istaago
    Please ila xali saxib
    My from #xigashada wararka