Balwan kibir maaha waa aqoon xumo maamul iyo doqonimo aan fahmin marka ay af laayo in ay dowladu tanasusho sababtu waa iyadaa kulli masuul ka waa in dawladi saman iyo xumaanba shacab ka ay xukuntu si kasta ay u kharar tahay u tanaasusha taasi na ugu dambayn uxtriraam iyo Qadarin la ogaado bay u soo jifi lahayd sababtu qof ku xumeeya hadad wanaajiyo waad kasbatay adoon dhib iyo dagaal horta umarin dowladi waa in ay ilasliyo shacabka iyo soonustooda ogaato maaha kan kursiga fadhiyee dowlada runta ah ee waligeed leh power aan dhicin waa shacabka taas siyasiyiintu waa in ay fahmaan beri in ay ridi karaan kana hor imaan karaan oo ay dooran karaan mid kale madaxda Hada iyo kadib baana la rabaa in gobolada baa shacabka soomaali xoogiisii jiraane waana shacabka kuwa ay ka helayaa codka ee in ay dada taan madaxda gobolada Hada kadib powerku statyada baa leh hada kadib
Waxa surto gala madama oo dowlada hassan sheikh tageero bulsha wayday RW hamze sido kale cidi tageeri wayday ooy marxuum u bixiyeen beeshisa u matallo waxan filaya inaa dadka lagu mashquuliyo hassan sheekh iyo RW hamze aya is khilaafay flimka jilina dadka la tuso boobka 'dhaca doorashada beenta ah mudo korarsi iyo fashilka xukumada hassan sheikh ku dhacay dadka flimkan lagu mashquuliyo ayaan fillaya RW hamze waxbo ma diidi karo waxbana ma curin karo waa ZERO 0⃣
Kkkkkkkk.hamza hurdaaye ma riyoonaya? Xasan na ma uusan baran miyaa weli? Xamzow warkaagu waa ciyigii waa ka baryey ninkii cunay baa ka liita. Warkaagu waa iska hadal ee samayn aad yeelan wayday 3 sano kudhawaad, miyaad hada yeelan kartaa? Waa maya, waadna qulqulaysaa ee waxba ha cartamine iska casil kolay wuu ku tuuri xasane.
C.balwaaan salaaan Sare ❤❤❤
Keep up the good work
Waa xiligii nimow nafta nabiyow umada
Balwan xaallada iyo Xilli adag ayuu P.M noqde, Runti Allah ha samatabixiyo Rw. Hamza Barre. 💐
Guul guul guul CB
Sxp aftahanimadaada iyo soo gudbintaada waa masshalalh lkn timaha iska yara habeey xiligii jeegada waa laga gudbay raalina ahoow maagid igama wan ku taageeraa❤
Xamsow Ahmed dacad isku dhib intey gorigor thy axmed tagye tilabsaye isaso dhib axmed dacad guleyso insha allah
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run war hada so dhacey rwsr marxun xamza doqn candho waxu ku birey kooxda mucaadka warkas waxa ka haley xafiska rwsr marxun xamza doqn odeygi 70jrka xasan gorgurde wey isku dhacan khalif xogan ba sogal dhax galay borsonika la kala qadey wa is macasalamey kooxdi argixisada damajid wey kala jabdey wlkn abdulahi balwan rwsr marxun xamza doqn candho waxu tagan yahay dorasho xala ah oo umada somaliyad hishis ku ah odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde dorasho boob bu rab qof ka yaleyso ma jiro kooxdi argixisada damajid wey fashil man wey jaban
waxaan allah na dhaafiyo waa ina bahdileen kenya iyo itoobiya ayaay noo jibiyeen yaahuu alle magan belaayo in dooratay
Balwaan 🎉
Balwaanow sxb Mareexaan Uma baahnin jago raisuwasaare manta,Kursi Laga qaaday walaalkay Ogaadeen Kuma fadhiistaan,umaba qalanto,Doon yar oo sii foorarta yaa captain u noqon kara?
Balwaanoow sanadka ugu dambeeya siyaasiyuuntu way isbadalaan oo dowlada soosocota bay u baaqayaan ayagoo dantooda kadhex arka iskafaham
Dhulboobka iyo barakicnta shacabka Muxuu Uga Hadli waayey Hadduu Run sheegayo
somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Asc isfanku waa qaali
Marxunkii ma soo noladay😂😂😂
MW. XASAN SH. OO SOO JABAY AYAA U SOO DHIIBAY XAMZA ISKANA FAHMA, RW.RAHANA ASIGA IYO MW XASAN WEY ISLA DHACAAYAN
Ugu ma horeyse ee xasan sheekhmarkay afar cisho is arag.wuu halaabay
Balse xasan baad dawgiisa ku soo ridi
Asc walal majiro nin mareexan ah oo hasan sh uu isticmalo raysulwasare unoqonmayno hasan oo gabalkiisi dhacay
Miyuu waasha, mise wuu soo xaydxaydanayaa? Waayo hadalkan si toosa ayuu uga hor imanayaa ujeedka Hassan DHIIQO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😂😂😂😂😂
Doorasho loo Dhan yahay Muu Oran
Dowladaan dhagahooda iyo afkooda isma maqlaane warkooda u turjun macne ka soo horjeeda wxad ku ogaani karta waxyabahey qorshenayaan
Good job
Xamza general KOFFI wuxuu ka noqday dadkuu wakiilka uga ahaa tuke canbaar qaba .
Nef nef nef waa sadaqadai daaroodaka
Waa warcaad soomaaliyaa hasracado
Kan wa asalmadoorshe qiilhawradin
Xasan sheikh ayaa u soo dhiibay hadalkaas Xamsa.
Afka Xasan ayuu ku hadlayaa.
Canbuuladii. Waykadhamaatay😂😂😂😂
Waa geba gebadii iyo kalla gedoonokii waxa llagadgeye xiligii kalla hayaankii waya. Dhacada👁️
Waa macaanaaden nimanka mar hadii walhtigan la gaaro
LIKESS
Kulaylka ayaa gaaray. Waa dhaw yahay. Eeggadadatan in yar ayaa u hartay. Weji kama leh Xassan-dhiiqo. 😅😮😊😂
Sixirki Xassan munafaq waa ka buray Hamza 😂
WAA MAXAY HADALKIISU? XAGUU KA KEENAY HADALKA? YUU ULA JEEDAA???
Waxaad moodaa marxuumku inuu aayar aayar u soo noolaanayo
Tartiib tartiib buu usoo noolanayaa
Miyuu waashay mise wuu soo xayd xaydanayaa? Maxaa iska badalay Marxuumka.
Alwaan siday anigʻa ila tahay dadkaa lagu qaldaÿaa sababtoo ah wixiyaa soodhawaade sirocco aad aan loogu mashquulin.
Xamse wuu dhintay wuu baxsaday weeyi
Hurdadii buu ka soo kacay hadda to late to late
Dalkii somalya aaway
Asc
yaa codeyan Horta 😂 xildhiban basabor shasheye watan waa u dhamatay
maraeexaan Axmad madoobe masoo afjari karaan maxaa yeelay dhulkooda ayaga ayaana maamusho ninkaasna kismaayo ayaaba kabadan
Isla xisaabtan 260 million EE money laundering AH OO zwitdland xasan lagaga qabtay wàa in lala xisaabtamo
Naftiisa ayuu ka fikarayaa runta ayuu arkay daacadnimaa wax lagu garayaa kolay moshin baa laga soo wadaa uu og yahay
1 Waaaa xolo lacag mahayo
2 Dadkii somaliyeed mahayo
3 beshii ukasoo jeday mahayo
Siyasad somaliya iyo beshuu kasoo jeedo weeey uga dhamatey .
Waaa la cayrinayaa mardhow
tii farmajo ka ara Roble cml 😂😂😂😂😂😂
War ninka sidaan u hadlay ma xamza waxaan maqlijiray ninkii jimco waalanaaya qamiis buu sii Tafo xaytaa war ninyahow xaalada daji oo dawlada lashaqee
Balwan kibir maaha waa aqoon xumo maamul iyo doqonimo aan fahmin marka ay af laayo in ay dowladu tanasusho sababtu waa iyadaa kulli masuul ka waa in dawladi saman iyo xumaanba shacab ka ay xukuntu si kasta ay u kharar tahay u tanaasusha taasi na ugu dambayn uxtriraam iyo Qadarin la ogaado bay u soo jifi lahayd sababtu qof ku xumeeya hadad wanaajiyo waad kasbatay adoon dhib iyo dagaal horta umarin dowladi waa in ay ilasliyo shacabka iyo soonustooda ogaato maaha kan kursiga fadhiyee dowlada runta ah ee waligeed leh power aan dhicin waa shacabka taas siyasiyiintu waa in ay fahmaan beri in ay ridi karaan kana hor imaan karaan oo ay dooran karaan mid kale madaxda Hada iyo kadib baana la rabaa in gobolada baa shacabka soomaali xoogiisii jiraane waana shacabka kuwa ay ka helayaa codka ee in ay dada taan madaxda gobolada Hada kadib powerku statyada baa leh hada kadib
War soomaaliyey xamsa waa toosay ee ila arka xasan tuug waa laga tagay midnimo soomaaliyeed ayaa soo ifbaxaysa
Hamza waxaan dhihilaha hadala Hadasha waxba ma badalayo ee is easil umada soomaaliyeed odhan cafis weeydiiso waayo xilka shacab soomaali la dhoho qalinkodii ayaad ogolataye in wax kasta lagu dhoco tii tolkana kumatalayesaye kursiga waada dulmidaye eyagana cafis walaalkayow ilaahay xaqa ha ku tusiyo aduunyo wax macana malaha walaahay ilaahay waa inaan ka cabasana ilaahaye tolo wanaagasan ha kugu aadiyo
Abdullahi beesha daarood waa in at isu diyaariyaan bacda xasan
Odaygii wuu isisodhiibey waxba shalaq shalaqle 😂😂😂
Waxaa cataatay in qoloyinkii bixan jira ceraata in ay yirahadan dawalad loo dhan Yahay RW waagii baa ku barrayey 😂😂😂
Kaw war xamse waa ismidaashay
Waxa surto gala madama oo dowlada hassan sheikh tageero bulsha wayday RW hamze sido kale cidi tageeri wayday ooy marxuum u bixiyeen beeshisa u matallo waxan filaya inaa dadka lagu mashquuliyo hassan sheekh iyo RW hamze aya is khilaafay flimka jilina dadka la tuso boobka 'dhaca doorashada beenta ah mudo korarsi iyo fashilka xukumada hassan sheikh ku dhacay dadka flimkan lagu mashquuliyo ayaan fillaya RW hamze waxbo ma diidi karo waxbana ma curin karo waa ZERO 0⃣
Garan mana
Marxum you are 2 late.
Kkkkkkkkkkkkkk.. Xamze sidee wax u wadaa ..????????????
Dalka Allaha badbaadiyo
Neef nimo waaad dhaafatay ee maxan kugu tilmaanaa oo kale
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
Bowe waa asasaqena ni makasia
Waar. Ma. Aydhis. Baa. Kugu. Dhacay. Waa. Inkaartii. Dadka
Rw xame waa sonolaaday miyaa
Kkkkkkkk.hamza hurdaaye ma riyoonaya? Xasan na ma uusan baran miyaa weli? Xamzow warkaagu waa ciyigii waa ka baryey ninkii cunay baa ka liita. Warkaagu waa iska hadal ee samayn aad yeelan wayday 3 sano kudhawaad, miyaad hada yeelan kartaa? Waa maya, waadna qulqulaysaa ee waxba ha cartamine iska casil kolay wuu ku tuuri xasane.
TOLOW MAXAA IS BADALAY, MALAHA HADUU OGAADEY SABABTA LOO IYO AWOODA JAGADIISA