Uur qaadinta Caadada kadib Waqtigee Ugu fiican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 609

  • @munomankachannel7035
    @munomankachannel7035 2 роки тому +148

    Asc qaaya siman abayo ugu horen wan ku salamay salan kadib abayo waxaan qataay talo aan adiga bixisay taas oo aheed ducada waxa la aqballa xiliga uw robka da aayo iyo xiliga salada aad tukato lkn allaah wuuw ii aqbalay oo hada waxaan ahay uur lawo wiig ah alx adne ajjar allah ka siiyo dhiri galintada wngsn masha allaah abay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому +14

      Mashaa Allah abaayo aad ayaa ugu farxay allaha kuu adkeeyo is ilaali inshaa Allah😘

    • @munomankachannel7035
      @munomankachannel7035 2 роки тому +4

      @@qaayasiman4545 insha allaah xabiibti talada aad bixisay aan sameyay rabi wuuw ii aqbalay wana is ilalina insha allaah xabiibti thanks

    • @sabaaxshiikhyusuf2111
      @sabaaxshiikhyusuf2111 2 роки тому +1

      Abyo m.a alx ku adkeyo

    • @munomankachannel7035
      @munomankachannel7035 2 роки тому

      @@sabaaxshiikhyusuf2111 aamiin xabiibti

    • @hodanmuumin7515
      @hodanmuumin7515 2 роки тому +1

      @@munomankachannel7035 mansha allah hanbalyoo allaha kuu adkeeyo nunowga

  • @najaxcabdi4869
    @najaxcabdi4869 Рік тому +50

    Alle ii waydiya inuu Awlaad saalaxa isiiyo aniga iyo intaan haysanba
    Laga yaaba inay ducaadu wax noo tarte
    اللهم امين 😢

  • @Mohamed-mk4kt
    @Mohamed-mk4kt Рік тому +80

    Caloosha ayaa i Hurtay Marka aan akhriyay Waxa Comments ay soo qoreen Dumar badan oo awlaad Raadinaya Waxaan ilaahay idiin ka baryayaa Awalaad Saalixa Dhamaantiin Inshallah.

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 2 роки тому +80

    Asc dhaman walalaheyga iiso duceeya maanta waa maalin barakadeda wadata inuu ilaahey awlaad saalixiin ah isiiyo aniga iyo intii islaama jumca mubaarak

    • @ladanluula1
      @ladanluula1 2 роки тому

      Wcs aamiin abaayo allaha nawada siiyo awlaad baari ah

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому +4

      Allaha nii wada siso owlaad baari ah

    • @muniiroqaasim4607
      @muniiroqaasim4607 2 роки тому +1

      Jumca lamid walaasheydi qaaliyey

    • @cabdimariya3130
      @cabdimariya3130 2 роки тому +1

      Abayo illahy han wad siiyo dhamnten awlad an ku faraxno aamin ya raabi

    • @jamaducaysane9069
      @jamaducaysane9069 2 роки тому +1

      Ilaahaay kuwo baariyiin ah hakusiiyo

  • @sadiahussen8608
    @sadiahussen8608 Рік тому +23

    Ilaheey wax kabrayaa kuligeen in aan helno Ameeen awlaad 😭😭

  • @idirisali5528
    @idirisali5528 Рік тому +18

    Waxaan ahay gabadh walashiin ah an awlad haysan 3 sano ayaan reer leeyey iso duceeya in alle awlaad khyr qabta igu asraaqo 😢😢😢😢 wan murugonaya wana maaalmo khyr badan plse qofkasto arka qoraalkeyga walal iso ducee

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 8 місяців тому +5

    Alloow nasii mataano qeer qabaan Inshallah dhamaanteena aamiin yaarabi 🤲

  • @fathiilyees9613
    @fathiilyees9613 2 роки тому +16

    aha Ku barakeyo àbyo mcn dhaamantenaba alaha nago hagajiyo wixii qeer nogu jiro amiin yaa rabi 🤲💕

  • @ifraahbintucismaan4087
    @ifraahbintucismaan4087 2 роки тому +29

    Asc walaalayaal qof walba meelbu kaciilanyay Alle haka ciil tiiyo 🤲 isooduceeya in rabi wayne isiiyo caruur baariya aniga iyo dhamaan inta bilaa awlada ah Alle hanasoo astuuro ,👈

  • @xaliimomohammed5459
    @xaliimomohammed5459 2 роки тому +8

    asc dhaman inta comantigega aragty wllalyalo isoo duceeya inuu ilahay owlaad baari isiiyo in sha allah qaya abayo adigana wad kumahadsnthy taladada wangsn in sha allah

  • @aaishayar
    @aaishayar Рік тому +8

    Wllhi Aad ugu Murugodayy Gapdhaha Commentska So Qorayyyo Apayayaal Allah Idin Siyyo Upad Wngsn Allah Idin rumeyyyo riyadiiina Dhmnteena Allah nasiiyo Awlaada Kuwa La Qapo Io inta Rajeneso Ineyy Gursadaan 😭

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 Рік тому +2

    Illaahey hana siiyo owlaad ani iyo inta heysanin intii heysatana illaahey ha ubarakeyo aamiin

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL 2 роки тому +6

    Interesting and inspiring. I do greet you from ElashaAfgoi Somalia.6.12.2021

  • @ilyasahmed2732
    @ilyasahmed2732 2 роки тому +13

    Insha Allah ialhy oowlaad khyr qabata ha nasiiyo

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 2 роки тому +19

    Uur Allah baxsho dadna wa sidyda o kale uur si fudud kuqadaan.gabar sxbte iskusanad guursaney wali wax mahelin aniga ne 5 kusisocdaa.inta hesanin Allow sii ubd khyr qabta inta hesato ne Allow inu barake.qofka uur raadis ah oo regular period ah so dajiso ovulation tracker saa kuogatd xilika jirkaka furanyahay

  • @mustafemahamud8990
    @mustafemahamud8990 8 місяців тому

    Asc dhamaan walaalaha muslimiinta ee channelka ku xiran iso duceeya inu Allah owlad baari ah isiiyo aniga iyo dhamaan inta aan haysan
    Amiin

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому +12

    Wa iyaaka sist Allaha ku xafido wad noo faaideysaa hadaan nahay dumar sida wanaaga noola jeceshahay Allaha kuu jeclaado Aamiin

  • @dhemanlul6925
    @dhemanlul6925 2 роки тому +9

    Asc abyo wan ku salamey bacdal salaam abyo taloyinkaga on dhageystey inbadan illahay wuxu isiyey farxad hada waxan ku jira bishi 4 alxamdulilah 5 sano ka dib ayu illahay i siiyey illahay waxan ka baryaya inu awlad ku arsaqo intan haysan

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому +1

      Mashaa Allah abaayo waa iga farxisay Alx.
      Allaha kuu adkeeyo is ilaali inshaa allh

    • @farhiacabdi2680
      @farhiacabdi2680 2 роки тому

      Wllo masha allh ilahay hakubarakeyo wllo maxad isticmashay

    • @kaltoumragueh6288
      @kaltoumragueh6288 2 роки тому

      @Dheman Lul qaali illahay hakuu adkeeyo baarina hakaaga dhigo ee maxaa isticmaashay iiga faaiide 10 sano sugaya awlaad

    • @khadroroble7096
      @khadroroble7096 2 роки тому

      aamiin aamiin abayo mcn 🤲🤲🤲💕💕

  • @jimcalenuur9460
    @jimcalenuur9460 Рік тому +1

    Walaalayaal waa bil ramadaan waliba maalmahii khayrka badnaaye isoo duceeya in Allah ubad khayrle isoo Walaalayaal

  • @ajjimale-zt3eu
    @ajjimale-zt3eu Рік тому +3

    Uur saa uraadinaayi waa wa daali wlhi isoo duceeya asxaabey 40 quf ducadooda aqbal waye

  • @nimcohassan2930
    @nimcohassan2930 2 роки тому +2

    Masha allaah jisakallahu kheer walashay anigaba dr baa igu dhahay barkinta dabada gasho waa runta waliba 2 DR taar

  • @umalkhayrabdi6299
    @umalkhayrabdi6299 Рік тому +4

    Isoo duceya awlad khayr qabta inii illahaw isiiyo aniga iyo cida hysan insh allh amin

  • @nimomumin9029
    @nimomumin9029 7 місяців тому +1

    Wll iso duceeyo khayr ilahaay idiin siiyo awlaad rabaa sadax sano sugayaa

  • @ashashdhff3754
    @ashashdhff3754 Рік тому +2

    Masha allah jasakallahu kheyran

  • @simanqurux3366
    @simanqurux3366 2 роки тому +11

    Assalamu caliekum walalheyga wa malin jumca al waliba sacadaha dambe ee sacad kamid LA aqbalo duco walbo ee please isoduceya inuu rabbi owlad igu arzaqo salix ah waxalayaba in mid idinka mid ah ducadiso laiaqbalo

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому +1

      Rabi waxaa kaaga baryaa owlaad baari ah alaha kusiyo

    • @dhucdhucofficiall9158
      @dhucdhucofficiall9158 2 роки тому +1

      Allaah hakusiiyo awlaad baari ah abayo

    • @gooba7705
      @gooba7705 2 роки тому

      alle haku siiyo owlaad bari ah oo ku anfaca aduun ka & aqiiro

    • @hamdiqail2740
      @hamdiqail2740 2 роки тому

      Awolad qheyr leh Allaha kusiyo

    • @osmanabokor2746
      @osmanabokor2746 2 роки тому

      Illheey awald siciida ha idin diiyo adiga iyo intii islaam ah abyo ducadaan akhrista RABI LAA TADARNI FARDAN WANTA KHEYRUN WAARISUUN 40 JEER SUJUUDA DHEXDEDA INEHA ALLAH

  • @nasrakiin8707
    @nasrakiin8707 2 роки тому +9

    wan cusbahy Apyo m.a waan kaheley videos kaga😍🤩😍😍

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +6

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan walaalshaya Allah ha Ku xifdiyo amiin amiin amiin yaa Rabi hore usoco in sha Allah,💋💋💋💋💋💋💋💋👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰😘😘😘

  • @sasiyosaasd5693
    @sasiyosaasd5693 2 роки тому +5

    Fursda ugu fcn wa mlinka dhiigaga maryo 12 13 14...kahorna sii qaado vitamin ama pregnancy care

    • @bureeqasulaymaan1164
      @bureeqasulaymaan1164 Рік тому

      ma malintaad dhiiga hesho aya laga bilabaya ila intad ka meedhanyso ayay tiradas soconysa

    • @sasiyosaasd5693
      @sasiyosaasd5693 Рік тому +1

      @@bureeqasulaymaan1164 haa aby mlinku kugu dhcy kow dhehe ila 12 13 14 mlmhsa ugu fcn

  • @nacimasalax8847
    @nacimasalax8847 2 роки тому +6

    Manisha shugran abayo ilahay kheyrka hanawafajiyo

  • @mutaaqkhadar4798
    @mutaaqkhadar4798 Рік тому

    Qaaya siman wan ku salamay salan kadib waxan rabaa Inan su Aal Ku waydiiyo qali Makan dheeligu Miyuu jiraaa xbbti isoo Jawaab qali wan ku sugayaaa xbbti Ale Haku Ka rameeyo ❤️❤️🤗❤️❤️

    • @hoodomohamett1749
      @hoodomohamett1749 10 місяців тому

      Haa wuu jiraa anaa labajeer layga rogay wll

  • @maxamedsiidmustaf8226
    @maxamedsiidmustaf8226 2 роки тому +3

    Asc wll qaali masha allah aad ii aad ayaad u mahadsantahay wayo waxaa tahay qofka kaliye ee dumarka caawiya aniga iyo haas keeyga masha allah waan faa iidnay xambaliyo ayaan kuleyahay waayo wixii aad sheegtay ayaan isticimaalnay waana kuguuleeysanay mahadzanid waalal macan luga saarka ayaan isticimaalnay waana xambaliyo

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому

      Wcs wll. Mashaa allah
      Adakaa mudan allaha niiga farxiyo

  • @kamacmohamed270
    @kamacmohamed270 2 роки тому +11

    Maanta kugu soo biiray shukran xabibty ❤️

  • @Sheekohoror
    @Sheekohoror 2 роки тому +49

    Qaayo Abaayo wn ku FAA.iday taldaadi uurka waan yeeshay wallhi lkin Abaayo ninkii waa iga tagay uur maka yeeshay nolol Adag iyo ooyin ku jiifta ma Aska soo tuuura😭😭😭😭

    • @salmasweetie2719
      @salmasweetie2719 2 роки тому

      Sorry abyo

    • @bisharohassan5121
      @bisharohassan5121 2 роки тому +5

      Abayo hasoridin akhira kadanbayse iskasamir

    • @saacida_jeylaani
      @saacida_jeylaani 2 роки тому +12

      Nasriin cadeey
      Plz abaayo haso tuurin korso ilaahey haku adkeeyo baayo dadbaa maanta la aantood ooynoyo ilaahey hasiiyo qof walibo awlaad uxiiso qabo yaa allaah

    • @abshiroxasan9499
      @abshiroxasan9499 2 роки тому +6

      Abyo sorry wxn kugula talinaya inad iska samirto o inta ka dhaleyso hubaal marka wxd dhashay aragto farxada nolosha aya ku bilawaneyso insha allh

    • @kifayayoonis6824
      @kifayayoonis6824 2 роки тому

      Sorry qali ax hayska so turin korso mxd isticmaashay noo faaideee

  • @suhurabdi5426
    @suhurabdi5426 2 роки тому +5

    Abaayo macnto intee ku ogaan karaa in an uur qaaday iyo inkale?❤

  • @sucaadoxasan9941
    @sucaadoxasan9941 2 роки тому +1

    Iso ducey ilaahay ha isiiyo aaamiin yaa rabi aaamiin yaa rabi abaayo mcn shukrn

  • @fatushmalaq7658
    @fatushmalaq7658 2 роки тому +2

    Masha Allah abyo thanks.

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 роки тому +2

    Shukran jazaakallahu kheyr abyo

  • @fatumahassan686
    @fatumahassan686 11 місяців тому

    Dhaman teen Allah hanasiyo owlad barakesan inti hesato Allah ha u barakeyo amin ya Rabi

  • @fadutamoabdullahi7335
    @fadutamoabdullahi7335 7 місяців тому

    Aamiin yarabi allow nasii inta haysta alle how barakeeyo

  • @salaadoaxmed7641
    @salaadoaxmed7641 2 роки тому +5

    Asc abayo waa kugu xusubahy waxan raba iin aad uga cawiiso niga cadada ayaa iga yaraday hadow igu dhaci maa iga imanayo

  • @HafsaHassan-kn4vj
    @HafsaHassan-kn4vj 10 днів тому

    Amiin yarabi ❤❤

  • @hidaayoqabyalad-diid7451
    @hidaayoqabyalad-diid7451 2 роки тому +2

    Abayo waxa kuweydina bishii hore 2 deda uu igu dhacay kadib tokadi 2 aad ima iman oo bisha manta waa afar wan baray wax majiran

  • @maiida809
    @maiida809 2 роки тому +3

    Masha allaha abyo caada iga qaban iisoo sheeeg

  • @ayanatteyeh2938
    @ayanatteyeh2938 2 роки тому +3

    Mashallh sister 👂👂👂🙏🙏🙏

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 2 роки тому +4

    Manshallah qaaya thanks

  • @princessfaatma1058
    @princessfaatma1058 2 роки тому +6

    Allaahow owlaad saalax isiiyo ani iyo inta ubaahanba

    • @ifraaxahmed7241
      @ifraaxahmed7241 2 роки тому

      Amiin yarabii

    • @luulsidiishekhsalah829
      @luulsidiishekhsalah829 2 роки тому

      Aaamin yaa allh

    • @osmanabokor2746
      @osmanabokor2746 2 роки тому

      Wll ducadaan sujuuda ku akhriso 40 jeer ama ka yar inta jecshahy waxa ducadan akhristey nabi sakariye cs kadibna allaah ugu deeqay nabi yaxye cs ducaduna waa rabi laa tadrnii fardan wa anta kheyrun waarisuun

  • @ishaaahmed5695
    @ishaaahmed5695 2 роки тому +6

    Thanks wax badanaa ka faidnay🥰😍

  • @munasarilmi3967
    @munasarilmi3967 2 роки тому +4

    Allah hakuxafido abbayo qali💯❤💯❤💯❤💯❤💯

  • @sacdiyomacalimaden6806
    @sacdiyomacalimaden6806 2 роки тому +4

    Thankis abyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🙏

  • @ummuahmedahmed3303
    @ummuahmedahmed3303 2 роки тому +2

    Xabata rashaad iyo xulbada dhega yaraha Abaayo ka soo hadal xiliyada la isticmaalaayo iyo xiliyada la isticmaalo

  • @caashoshiine7190
    @caashoshiine7190 2 роки тому +1

    Abyo qaya uur ka ma iyo shah wada dumar ka ma is ku xiran tahy abyo jawab qer badan alaha ku siye🤲🤲❤❤

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому +1

      Maya abaayo

    • @caashoshiine7190
      @caashoshiine7190 2 роки тому

      @@qaayasiman4545 qali wad mahad santahy jawab wacaney❤❤❤❤💯💯💯💯ilhey dartisan ku jeclahy

  • @hamdahaji7527
    @hamdahaji7527 2 роки тому +1

    Msh Allah alle cilmiga hakuu barakeeyo

  • @iqlaas8048
    @iqlaas8048 2 роки тому +4

    Mashaallh 🥰

  • @sihaamcabaas5644
    @sihaamcabaas5644 2 роки тому +3

    Masha allah qeyr allah hakasiyo

    • @fatumahassan4064
      @fatumahassan4064 2 роки тому

      Asc abaayo marwalbo aan cunto cuni rabo waa kulalaboonaa madax warerna waa iineeryhy marwo baan ahy

  • @saidabdirsak7695
    @saidabdirsak7695 2 роки тому +2

    Wllo ka waran hoyo ka adkaan la'a ilmihi hore hadana rabta uur in ay qaado gabar yar ba nojogta anigu wan shaqeya lkn markn arko gabdhydi yrayd o sojeda 1da ama 2da habenimo malintina hurdo kaso kacaysa 14duhurnimo islantayda inty sojedo youtube by kumaqantahay inna way huruda xita wax ikari ama mel i hagaji ma irahdo buuqayaga ugubadan wa ilmaha daryeel nadaafad wa 100% lkn in cunadisa iyo wakhtiyada hurdadisa la daryelo waxa ay muhim utahay korimadisa iyo cafimadkisa bl mawaysan dhib ahayn ilmo 2sano jira o aan wx aan ahayn borash iyo cano kliya afka galinaya o an la isku dayayn bal waxylo kladuwan ukri haday rabto halhal qado haka cunto kliya youtube bay ku ordi aniguna hada waxan taganahay marka hore aan ka arko masuliyad hoyo nimo kadib ban diyar u ahay uur markay kaqubaysato iyo 10ka dhaxeba gafuurkan taga yacni wan isxanajiya ama shaqada sacada dheriya ban dalbada marka wllo waxan jecla laha in hoyoyi ka qaar wacyigalin aad usamayso ilmaha koriimadisa in ay xooga saaran hurdadisa iyo cunadisa waligay xaskayga isuguma iman dan an anigu leyahay saa horted ba ana hawlahayga qabsan jiray hadana dhib iguma aha o anaba ka gacan fudud xita marmarka haday tirahdi ana kusamayb xbbi mahadsanid wan dagdag sanahy ana boobsisan ee boqoradayda ka adkow walahay in ay aniga wax ii qabato waxan kajeclahy in ay gabadhayada wakhti galiso habenka arko iyado sexatay halsaac sexatay aad ban ugu farxa lkn habenkan arko iyada o so gartay 22 iyo wixi kadanbeya runti aad ban u xanaqa
    2bo uun ba waydiya waxfican macuntay iyo masexatay labadas ba dhinac iturta wixi kaso hara makala jecli cajilkayga iska aabulada baan iska shita odaya odayayna waxsi shaqadayda maha inkasto dumarka marka loseeta dhereyo aysan xishon wixi klo dhan hawalaqato gurigeda si shrafleh haku jogto ilmahana hadaryesho ayamaha an aan shaqeyo hadan jogo anaysan iga badnayn gabafhayda saa aad ban ujeclahay gabadhan masuliyad hoyo nimo qaadi karin oo aan donayn in ay aroorti 6da so kacdo habenkina 6da makhribnimo sexinayn inay ilmo dhasho uma banaano wa fikirkayga

    • @hoodomohamett1749
      @hoodomohamett1749 10 місяців тому

      Hooyo intaba samaynaysa hada aan haysan oday fcn baa jirta aduunyadu isuma dheeli tirna😊

  • @fadumasheikhalinor6999
    @fadumasheikhalinor6999 2 роки тому +3

    mash alh wll qaya simn alh ku xifdiyo

  • @abshiroabshiro8611
    @abshiroabshiro8611 Рік тому

    😢😢😢😢😢 Yaarabi ilmo cafimaad qabo isii yarabi yaarabi yaarabi

  • @HODONCIISE-ih8kq
    @HODONCIISE-ih8kq 2 місяці тому

    Mashaalaah qaaya Sumin

  • @Ayanmohamed-v4j
    @Ayanmohamed-v4j 3 дні тому

    Amn❤

  • @Sundus-ji2ot
    @Sundus-ji2ot 8 днів тому

    Wlllyaal iiduceya in ilahey igu arsaqo awlaad qeyr qabto😢

  • @asliali6403
    @asliali6403 2 роки тому +2

    Maxaa uso turee alxamdulilah dheh hatago haduurabo cunugaaga korso allah hakuu adkeyo

  • @xaawoluulxasan7555
    @xaawoluulxasan7555 2 роки тому

    Jazakilhu qeer xbbt

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 2 роки тому +3

    Which is best ovulating days

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 2 роки тому +2

    How did you know during ovulation days????

  • @ayanidris9050
    @ayanidris9050 2 роки тому +3

    Mash allha

  • @shiyaamxaaji573
    @shiyaamxaaji573 2 роки тому +1

    Qaaya siman 10 bisha hadow kuimado wqatigee ugxaata lasodaya plz plz isojawan quruxeey alle hakubarakeyee

    • @farhia6492
      @farhia6492 2 роки тому

      14 bari ka xisabso abayo waqtiga cadada kaso waregay

  • @XuseenXasan-ww5yd
    @XuseenXasan-ww5yd 7 місяців тому

    Abaayo shukran ❤❤

  • @shindesnoor293
    @shindesnoor293 2 роки тому +2

    Asc diamantin Apayoyinka qaya siman kuxiraan manta waa malin barakeysan ee isoduceyo anii iyo intaa ilmo laan plz

    • @hamdiqail2740
      @hamdiqail2740 2 роки тому

      Awoolad qheyr leh Allaha na wada siiyo Aamin yaa Rabi

  • @salmaabdullahiboss4173
    @salmaabdullahiboss4173 2 роки тому +3

    Mash allh 😍😍😍

  • @marworahma1531
    @marworahma1531 2 роки тому +7

    Masha Allah mahadsanid

  • @falxaddaauud4733
    @falxaddaauud4733 2 роки тому +1

    Allow guul nagusii amiin yarabi

  • @farhiyaomer7939
    @farhiyaomer7939 2 роки тому +4

    Asc abayo waxaan aad uga xumahay inaan youtube kaaga aan hada arkay odaygaygana 2 weeks aya uhadhay wuu bixi rawaa 1 year ayuu ila joogay aadna waan udadaalay ilaahay hayga farxiyee alx cunugna waa iijoogaa 4 years ah

    • @mustaqimmuxudiin7772
      @mustaqimmuxudiin7772 2 роки тому +1

      Alhh kaga reebo abyo wax qer qabo nin baxayo iyo nin jogaba Allh woxow kasiya kahele bili adam waxbo mahaye

    • @farhiyaomer7939
      @farhiyaomer7939 2 роки тому

      @@mustaqimmuxudiin7772 aamiin aamiin abayo mcn

    • @dajiyasaciid2247
      @dajiyasaciid2247 Рік тому

      Ilahay wax makaaga reebay abyo

  • @caashocabdi2217
    @caashocabdi2217 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @Aliisha19yusuufYusuf
    @Aliisha19yusuufYusuf 3 дні тому

    Abyo waxa kaqabesty manta dhiig ilaa goorme isku adibkara ina urqado iso jawab manta dahirsaday 5 September 1 dii aya helay

  • @farxaddaqoyska5901
    @farxaddaqoyska5901 2 роки тому +2

    Mashaa aallaah

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 роки тому +1

    Wlalo adigu takhsuskeed haysta sidee uga hadli karaysan wax aanad cilmi ulahayn?
    Dad aya iska kaa rumaysanaya🤔

  • @basrafarah9893
    @basrafarah9893 Рік тому +1

    Masha allh abayo

  • @sacdiasss8454
    @sacdiasss8454 2 роки тому +3

    Atoorahyga wa I imaady 🤣🤣

  • @nimcajaamac8785
    @nimcajaamac8785 2 роки тому +1

    Apaayo aniga wxn ahay gabdhaha shanta malin cadada ujogto waqtiga ugxanteda wa gorma apayo qaali

  • @shukrishacni6630
    @shukrishacni6630 2 роки тому +2

    M.a alle haku barakeyo abayo

  • @impluxxfn1855
    @impluxxfn1855 2 роки тому +3

    Asc abayo shukran waxan ahay hoyo nujisa baby sanad iyo toban bil waye mana qadi karo dhigana 10 bil u dan beyey bil walba wey igu dhacda marka ma cadi ba .

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 2 роки тому +1

    Abayo qaya siman waxa kasohadash dabka laisguwo hosta dumarka oo sancada somalida maxe tarta maxe dinta 🥰 mida kale abayo waxa dahday 24kaliye aya fursad uheysata mafahmin halmalin kadib makanka ma isxira 🥺

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 роки тому

      Abaayo ha is gubin wa iga talo

    • @riyakmohamed5973
      @riyakmohamed5973 2 роки тому

      @@gabariwahooyaded6714 aniga xita wan kacabsada lkn dad badan oo kufaiday aya arkay lkn aniga daqtarle aminsanahay

  • @sucaadoRaage-qu5iu
    @sucaadoRaage-qu5iu 7 місяців тому

    Illahey owlad bariya hana siyo anaga iyo inta ila midka ah

  • @farxaddaqoyska5901
    @farxaddaqoyska5901 2 роки тому +3

    Inshaa aallaah

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 2 роки тому +4

    Abayo thank u 12 markan kaqubaystay 14 uur yeeshay Allxamdulillah Alle baa mahadleh inta haysan Allaha siiyo abayo dhaxan baa ihaysa uurkan saan uqaaday dhaxanta badan maxaa u sabab ah ?

    • @nasiimamaxamud4812
      @nasiimamaxamud4812 2 роки тому

      Abyo mcnto 12 aya kaa qawesty 14 uur aya yeshay side ku darenty ilen 2 balin waye

    • @nasroaden2469
      @nasroaden2469 2 роки тому

      @@nasiimamaxamud4812 abayo after two baan test iskaqaaday

    • @nasiimamaxamud4812
      @nasiimamaxamud4812 2 роки тому +2

      @@nasroaden2469 abyo yacni waxad kawada miya 2 biri ado qaweskiisa mog AMA kaa dahirsaday aya darenty miya wali kuma fahmiin ii fahansii mcnto

    • @haninehaa5018
      @haninehaa5018 2 роки тому

      Thank u dhahday Abayo ee maxad isticmashay

  • @kulocosta7609
    @kulocosta7609 2 роки тому +1

    Maxaa keena marka cadada kuso dhowdahe naasaha xanunka iyo dhinaca hurka

  • @bisharamoalim3825
    @bisharamoalim3825 2 роки тому

    Abayoyin iso duceya inu Allah isiyo ubad salix ah

  • @user-fi7bp7lp5v
    @user-fi7bp7lp5v 3 місяці тому

    Atoooruhu sowa u egayahaybaa igudarna😂😂😂😂

  • @ubxadgn2939
    @ubxadgn2939 Рік тому +1

    Asc walaalha kujiro meshan waxn idinka codsona Ina isoduceysan in ale isiiyo owlaad salaxa cfmadqabto amin idhaha qalbika kamuruga sacadwalbo qofwalbo mesha kadhibayhy alha kaqado culuska

  • @user-mg8es3gp3b
    @user-mg8es3gp3b 10 місяців тому

    ALLaha nasiyo owlad salixina
    Inti heysatana allaha ubarakeyo

  • @3harper1x
    @3harper1x 2 роки тому

    Shukran habibty

  • @isninoabdi4786
    @isninoabdi4786 2 роки тому

    After period 5 days de egg fertilers ready to receive pregnant 10 days unsafe to play... millions but one can go to your egg one child..two twins...De man sperm can work 72 hrs..it depend your humus.low high or low.

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 роки тому +1

    Alahuma amiin 🤲🤲🤲🥰

  • @CalixaashiXaashiyare
    @CalixaashiXaashiyare 4 місяці тому

    Wll magacaygu waa nimco shee.cabdi.waxan karaba.taloyon.kusaabsan.uurka.waxan ahay.marwo.ilaa shansa.5.aandhalin.wax.ilma.ah.melwalbana.wantagay.marka.walaashayeey.maxada.igulatalinlahayad

  • @Nasteexonuura-ph4fi
    @Nasteexonuura-ph4fi 28 днів тому

    Abyo aniga xanun darema 1wiil iijogo kadib 6sano wali ilahy waxbo ima siinin marka maxa kenayo xanuunka marka ninka isku tagno plz😢

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 2 роки тому +2

    Masha alha

  • @nuurtodubow813
    @nuurtodubow813 2 роки тому +1

    MASHALLAH ABAAYO

  • @abshiryuusufcali3862
    @abshiryuusufcali3862 2 роки тому +1

    Abayo markay cadada khal khasho see uur lagu qadi karo

  • @rahimaadwe1681
    @rahimaadwe1681 2 роки тому +1

    Abaayo hada ka hor anoo 3.5 aanan uur qaadin
    Waxaan daawada vidie aad soo gelisey talo wanaagsan ood gabdhaha siineeysey
    Waan sameeyey
    Uurna waan qaaday alxm
    Inkastoo ilmihii 5 bil iigasoo dhacay

  • @tesfomw5321
    @tesfomw5321 2 роки тому

    Do by english your program weria because you are part of the world..you can teach whole the world ....??? But if you don't mine please