DAYAX DALNUURSHE IYO XAASKIISA OO KALA KICIYEY XAFLADII MARYAN AXMADEY 1M INSTGRAMKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    www.instagram....
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l.facebook.com...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

КОМЕНТАРІ • 166

  • @goodaxmediapro
    @goodaxmediapro  2 роки тому +31

    ua-cam.com/channels/hRQkbzYs81X3L9FXCpymyg.html Soo Booqda Ismaaciil Aarka

    • @fathiabdulle209
      @fathiabdulle209 2 роки тому +4

      soo dhawaw 🤝👐🙏

    • @Zakipro108
      @Zakipro108 2 роки тому +2

      @Goodax thanks Sxp

    • @ikraanikraan102
      @ikraanikraan102 2 роки тому +1

      +++++++++++++++.Minininininininininininininininininininininininininininin

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +48

    Wall isoo booqo waxaan soo gudbiyaa Ila xifdi Qur aanka iyo Qisooyinka familka iyo maseyrka wall adigaa ii muhiim ii ah welcome Hadaad i aragto ha i dhaafin please

  • @assadxabip8990
    @assadxabip8990 2 роки тому +54

    I liked how he covered up the head for farxiyo 🙌🖤mshlh

    • @irrelevant9424
      @irrelevant9424 2 роки тому

      It truly is a pitiful sight, the freemixing, the music and other sorts of vice that are all present, yet he’s obsessing about the cloth on his wife’s head?
      Yes, it does indicate some good, but on a macro level it’s pathetic.

  • @riyadhaljannah2124
    @riyadhaljannah2124 2 роки тому +68

    Maasha allaah dayax wa nin sharaf badan waayo mar walbo wuxuu ku jiraa asturada gabadheyna allow sidaad xaaskaaga u asturihaysid kuu astur oo jano kugu bishaareey malinta qiyaamo

    • @fathiabdulle209
      @fathiabdulle209 2 роки тому +6

      masha allah waa wiil kaa fikirayo asturnanta xaskisa sharaf

    • @mrherro4521
      @mrherro4521 2 роки тому

      @Riyadh aljannah KOR UBOOODA AMO HOOS UBOODA NIN ISCDEEYAY HADANA ASOO MAKE UP MARSANAAYO IS SOO DUUBAAYO JANNO UMASOCDEE WARKALE MAHAYSAAN QARABO

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому +6

      @@mrherro4521
      Janada ma adaa laguu way diinayaa waxa dhicikarta in aad adigu kalmadaa aad ku tidhi uu jannada xisasb la aan ku galo Adna ku naar gasho

    • @umu4m420
      @umu4m420 2 роки тому

      @@mrherro4521 hees io qawnan janno laguma galo wala ogyahay wll mid ogsonow camal an sameysaney wanagisa o goya janno majire naxarista Allah aya lagu hela dayax inta xun Allaha ka madobadiyo lkn inu nin jira o qpyskisa qimisa ogyahay wa waxa dad badani hinasa ugu yihin Allow xuman dayax haku dilin diradiraha ka dhawr Aamiin

    • @mrherro4521
      @mrherro4521 2 роки тому +1

      @@umu4m420 will si xun haii Fahmin wax walbo kafiiri dhanka positive ka marka aniga
      waxaan waxan kafikiray mustaqbalka ummad dhan carada dana ayadaa iga keentay marka wuu"iscadeeyay waala ogyahay wuu towbad keenikaraa arrinkaaan waa jariimo weyn Oo xadgudub ku ah dhaqanka islaamka mana ahan wax loo dulqaadan karo wllaahi sidaa awgeed qofka bini aadamkaa dambi wuugali karaa lkn Waa in UU katoobad keeno Unasheego dhallinta kadambeeysa we yaryar in UU kudhacay ficil Xun shaydaanna ugeeyay
      Maadaama ay waxan qarsoonayn Soomaalidu sideedaba Xaqiiqada qaraar wey kagam badaan

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 роки тому +13

    Maasha Allah Dayax fanaan qimo badan sharafta Dumarka yaqaana Wallahi ❤️🥰💙👏🏻👏🏻

  • @zeinabhussein8741
    @zeinabhussein8741 2 роки тому +9

    Mashallah Dayax Dalnuurshe waa nin Yaqanano Qiimaha Dumarka 🥰🥰🥰🥰❤

  • @moneymakeshappiness1777
    @moneymakeshappiness1777 2 роки тому +13

    Our women are underrated. They are so gorgeous and kind 😉
    Soomaali ku nool dalka France 🇸🇴

  • @ashaomar2806
    @ashaomar2806 2 роки тому +16

    Maashaa alah tabarakalaah dayax dalnurshe
    Sax✅astura xaaskaaga uceli garbasaarka fariid 🌷👍

  • @xaawocusmaan9919
    @xaawocusmaan9919 2 роки тому +6

    Waa saban nimcada alle dadkuu siiyay caasi nimo kasii qaadaan walaaleey alle kabaq oo saan isu dhaan kaligaa aya godmadoow lagu geeyne

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому +6

    4:53 amazing wllhi wllkie dahir dyax🤴❤🙏
    Hamplyo apaayo maryn 1m follow👸❤👏

  • @atiaabdi5215
    @atiaabdi5215 2 роки тому +3

    Mach allah dayax cawan tageto buxa uu noqdey madamu uu xaskisa astturayo isago hesaya waliba ...allah haa idin xiftiyo

    • @cadar1499
      @cadar1499 2 роки тому

      Astur aa? Asturka halkuu joogaa waa garbasaar in eey dhacdo loogu talagaley calashaa xaaska aan rabto sidaas dayax Masha allah lakiin gabadha aan asturneeyn

  • @zeynabnoor1473
    @zeynabnoor1473 2 роки тому +8

    Masha Allah Dayax dn iyo xaaskiisa allow I’ll jinni iyo I’ll insiba ka haay aamiin

  • @Yusro557
    @Yusro557 10 місяців тому

    Maansha allaaaaah waa labada qof ee aan ugu jeclahay all lamane somaliyeed dayax iyo farxiyo allow idinka ilaali cadow amiiiin yaarabi raxmaan

  • @xabiibalbi4836
    @xabiibalbi4836 2 роки тому +2

    Okey halkan waxan u imi inan arko sida uu dayax xaaskisa ugu hagajiyey garbasaarta awww ☺️

  • @warsankusow7080
    @warsankusow7080 2 роки тому +7

    M.a hmplyo walal maryan , walal farxiyo asturnanta ayan kugu oga mrka mcnto cowradada tinta aya igu Daran iskailali ina qawiso tintada abayo shukran

  • @mamadabibto1834
    @mamadabibto1834 2 роки тому +5

    Walalaha isoo booqda subscribe iyo like ha iga baqiilina dadkeyga SOOMAALIYEEDOW 🤩😍😍😍😍😍

  • @munogure886
    @munogure886 2 роки тому +8

    Masha alah nin raga waki asturta xaskisa

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 роки тому +2

    Yasalam dayax oo kale allaha kdhigo faarax yaasha i love,t siduu u astarayo mallh

  • @abdiqadirahmed1048
    @abdiqadirahmed1048 2 роки тому +1

    dayax guul ayaan kuu rajey nayaa wanku taageeraa

  • @fatenalibahood9670
    @fatenalibahood9670 2 роки тому +3

    Mashaa Alah qurux Maryan Ahmed ❤️💕💖💖🌹🌹👍🌸🌸🌺😂💓🥰

  • @thesimplenoor4241
    @thesimplenoor4241 2 роки тому +4

    Indhaha I xanuney marba meel u boodaya videoga. Qof camera professional ah ayaa loga baahanyahay meeshan

  • @ubaxhusein4778
    @ubaxhusein4778 2 роки тому +6

    Dayax daluurshe masha Allah wll

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 роки тому +10

    Gabadhii fanaan guursataay sidaan samee 😂😂😂😂😂is daba taagnaada hadii kale talo farahaa ka baxdey safe gourds dhoocil ma imaan karto cml

  • @maniyamohamedabdi9380
    @maniyamohamedabdi9380 2 роки тому +1

    Woow mshlh fanankeena dayax dalnuushe🥰🥰🥰🔥

  • @xalimoabdiqadir6463
    @xalimoabdiqadir6463 2 роки тому +2

    Masha Alaah 💗💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 2 роки тому +3

    War ninkano kala lagaadhah xasgiisa asturanay mansh allah

  • @Princessahme
    @Princessahme 2 роки тому +1

    Mansha allah allow dayax cmal ii sahal m.a wiilkaa waa ixtiraamkii oo qof ah

  • @ayaan8791
    @ayaan8791 2 роки тому +9

    No offense but she dresses like salamitii fircoon 🤷‍♀️

    • @sadiahussein4469
      @sadiahussein4469 2 роки тому

      am i the only one who didn’t like the way she’s dressed

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 роки тому +3

    Mash Allah dayax iyo xaaskisa

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 роки тому +1

    I take personal u guys very nice family

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 роки тому +1

    Masha allah hambalyo 🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎈🎈🌹🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💞🌻🌻

  • @dahraaniitaofficial5949
    @dahraaniitaofficial5949 2 роки тому +2

    4:52ayy🥰🥰🥺🤴

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 роки тому +4

    mashaa allaah guri nagi gurinagi

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 роки тому

    Masha Allah dayax xaaskaga astura aboowe

  • @IsmahanAliIsmahanAli
    @IsmahanAliIsmahanAli 2 роки тому

    🤲🤲🤲allow iskudah farxiyo iyo wegetha❤️

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc 2 роки тому +1

    Waba adiga kan ayaan badan masha alah wAisku sobexeysan minyaro gesinimo samey dayax

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 2 роки тому

      Frxdaas maa u quuri weysay do u think minyaro hdey imato in frxdaas iyo shancnigaas sii jiri doono

  • @zeitunabdiabdi2357
    @zeitunabdiabdi2357 Рік тому +1

    Beautiful family

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 2 роки тому

    Mansha allah dayax waa nin wanagsan

  • @xaliimonuur8419
    @xaliimonuur8419 2 роки тому +6

    😁😁 farxiyo wexey san kunoqotay mey dayax siso

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому

      Kkkkkkkkkk so ma ahan

    • @abdikani1118
      @abdikani1118 2 роки тому

      2 laba looor is agjiiife noqonayaan haday siiiso kaninkee cunto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidoupullo3484
    @saidoupullo3484 2 роки тому +4

    Macha Allah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 роки тому +1

    Maaash allah beautiful waaaaaaaaaw

  • @muniromahamed2488
    @muniromahamed2488 2 роки тому

    Masha allah hambalyo maryan ahmadey

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 роки тому

    Mansha allah nin wakii nagtiiisa astuurta

  • @luulxasanmahadcqaadir9153
    @luulxasanmahadcqaadir9153 2 роки тому

    Wow maryna iga dheh

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 2 роки тому +2

    BEAUTIFUL 🎊

  • @fathiabdulle209
    @fathiabdulle209 2 роки тому

    msha allah ilahay haa nii barakeyo

  • @ugbaadkeyse2824
    @ugbaadkeyse2824 2 роки тому +5

    Dadkii camal laan ba ku dhacaday walahi oo imka xaflad ma waxaa lo dhigaya 1 m la gaadhay oo hotel lo kiraystay dad layskugu yeedhay

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 2 роки тому +2

      Haa UA-cam ayaa lacag looga raadsanaayaa lol pay perview micnaa ku hoos jira kkkkkkk

    • @ugbaadkeyse2824
      @ugbaadkeyse2824 2 роки тому +2

      Bisinka walaalo walahi waa Iman laan waxani lacagta xaflada iyado maskin siisa u roonayd

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +4

    Farxiyo buuro in la dhoho waaye hada kadib cayilkaan hanaga cunto farxiyo

  • @nggengd736
    @nggengd736 2 роки тому

    Hanbalyo marathon axmadeey

  • @ubahyussuf4445
    @ubahyussuf4445 2 роки тому +2

    MahsaAllah lamanah

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 2 роки тому +7

    Hortah dayax maryan Ahmed mxuu u yhy 🤷‍♀️😂🥰👍

    • @kheeriyeguudle3029
      @kheeriyeguudle3029 2 роки тому +2

      Bff + walal waye abyo 🥰👸🏻

    • @asaldhaladofficial4148
      @asaldhaladofficial4148 2 роки тому +1

      @@kheeriyeguudle3029 Huno dayax io maryan ayaah wllo ah miyagapa izku eeg🤷‍♀️😂

  • @husseinabdullahi4335
    @husseinabdullahi4335 Рік тому

    @dayax is not easy 😮

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdiib1832
    @abdiib1832 2 роки тому +5

    Aroskeda an moday 😋 mey iska arosto waba rafad xaflad nin laana

  • @hamdi3237
    @hamdi3237 2 роки тому +14

    Naa hablow baruurta la dirira plz bal inta farxiye quruxlayda say baruurtay mama wayn ogu dhigtay🤑🤢

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому

      Mamo weyn way tahayba caruur ayay haysata xaajigedana wey heysata yey isneelo isaga dhigeysaa

    • @hamdi3237
      @hamdi3237 2 роки тому +5

      @@khadraciise2044 ma xajigay unoshahay nafteeday isku qurxin dee

    • @nacimamohamed1864
      @nacimamohamed1864 2 роки тому +3

      @@hamdi3237 kugu racsanhy anigu hadan shan dhalo xita wxn jeclhy inn 50-60 dhafin insha Allh naftada aya laysku qurxiya xaqiq😍

    • @qaalidumarxasan1089
      @qaalidumarxasan1089 2 роки тому

      Abayo labo saba ba wajirta gabdhan sogor aye qaba mid kle waxa uka juro farntika ilamah liska cilyo

    • @farxiyoyuusuf5422
      @farxiyoyuusuf5422 2 роки тому +1

      @@qaalidumarxasan1089 abyo adigo sonkor qaba aya leys dhubi karaya

  • @xalimoabdiqadir6463
    @xalimoabdiqadir6463 2 роки тому

    Masha Alaah💖💖💖💋💋💖💋💖💋💖💋💖💋💖💋💖💋💖♥️💖♥️💖

  • @maryammohammad3585
    @maryammohammad3585 2 роки тому

    🥰🥰😘🥰😘😘😘😘😘🥰💓💓👍🏾💓💓💓💓🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘😘Masha allaah wallaal dayax dalkanur

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 2 роки тому

    Belaah caleek ha idhafin adigo sabscaripe iisaarin

  • @xalimoabdiqadir6463
    @xalimoabdiqadir6463 2 роки тому

    Mashaalaah 💓💋💋🤲💋

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 роки тому +2

    Dayax xuuus ayuu si noqonaya farxiyana way kareysa islaaaan ayaa la moda

  • @mohibra9033
    @mohibra9033 2 роки тому

    Aabaay.
    isIlaali Heee
    Hadda Kadib.
    SUN LEE
    YAAN LAGU SIIN.
    Mugoo, Ishaa Kor Ha Ahaato Lee.
    Anni Mugoo waa kuu sheegay.

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 роки тому

    Mansha allah hanbalyo Abaayo

  • @khadiijahassan7768
    @khadiijahassan7768 2 роки тому +1

    Sotan hadana cayishay msha allah

    • @hamdahusienmuhumed7345
      @hamdahusienmuhumed7345 2 роки тому +1

      May cayilin toobka aya sidaa usamaysaysan qof buran inu dadka ka dhigo logu talagalay waliba badhida iyo bastoladaha tobka sida usamaysan

    • @khadiijahassan7768
      @khadiijahassan7768 2 роки тому +1

      Abayo maryam kama wado farxiya kawada marwada dayax ayado is cataynaysaa ogaa lkn hada hadana inay cayisha arkay allah cafimadka ha u siyaadiye shukran adigana abayo

  • @mustaphaahmed5451
    @mustaphaahmed5451 2 роки тому +1

    WAR MAXEEY ISCADEEYEEN. OO EEY ISMOODAAN DAD EEYSAN AHEEYN. RAGII XITAA! NINKAN HEESAYA ,,SAAN WUU KA MADOOBAAN JIRAY,,SIDII DUMARKII AYUU ISNA ISCADEEYAY. WAA AAQURUSAMAAN..YAA JAAHILIIN. BE PROUD OF WHAT ALLE GAVE YOU..OO HA NOQONINA WAX IINAN AHEEYN! WAA IGA TALO

    • @mrherro4521
      @mrherro4521 2 роки тому

      Wallaahi waaruntaa walaashey
      Aniga waxaan layaabay kuwan soo qoraya m.allaah
      DUMARKU WAY KAGAMBADAAN XAQIIQADA QARAAR
      MANA JECLO INLASOO BANDHIGA ADIGA WALAASHAY ALLAHA KUDHOWRO

  • @anabanab2329
    @anabanab2329 Рік тому

    Mash Allha 🥰🥰🥰

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    Mns ha llh

  • @fatxi5110
    @fatxi5110 2 роки тому +1

    4:52

  • @apdiraxman7722
    @apdiraxman7722 2 роки тому

    Beautifull

  • @asadadancusmaan3111
    @asadadancusmaan3111 Рік тому

    Asad aden osman

  • @raxmaruuxiraaliyodumaar2454
    @raxmaruuxiraaliyodumaar2454 2 роки тому

    Horta Maryam Ahmed lamadhihikaro.waxy ahmadey😁

  • @mubarakmohamed8938
    @mubarakmohamed8938 2 роки тому +1

    She got followed then for a party
    It’s so nonsense😂

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 2 роки тому

    Farxiyo balbalka noqoty hdenee

  • @mugadishowhamar9099
    @mugadishowhamar9099 2 роки тому

    Farxiyo quruxeey shaqo iskaqabo maryan hoyaded alagumoda

  • @user-tr3wd1sy9l
    @user-tr3wd1sy9l 10 місяців тому

    🎉

  • @shugrishacni2400
    @shugrishacni2400 2 роки тому

    Macalah

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 2 роки тому +3

    Awee kojki dhahaye farxiyo wan cateye farxiyo weybo ka dartey cayilka fuusto ayay si noqoteybe maxaa

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому

      Kkkkkkkkk Nimca dagan ba u maleesa😂😂😂😂

  • @mustafmuha1051
    @mustafmuha1051 2 роки тому +2

    Xaaska dayax dalnuurshe
    IYO nimco Dagan lama kalagaranaayo nimco Daganbaan uhaystay inay tahay

  • @user-tr3wd1sy9l
    @user-tr3wd1sy9l 10 місяців тому

    Hamablyo

  • @abdikhaliqyare5284
    @abdikhaliqyare5284 2 роки тому

    Dayax 🤯🤠

  • @sabiriinahmed2990
    @sabiriinahmed2990 2 роки тому +1

    M.a🥰🥰🥰

  • @nggengd736
    @nggengd736 2 роки тому

    Mansha allaah

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 роки тому

    Mashaallah💞💞💞🌹🌹

  • @user-tr3wd1sy9l
    @user-tr3wd1sy9l 10 місяців тому

  • @xamdixusenali6130
    @xamdixusenali6130 Рік тому

    Woww m.a

  • @hafsamohamed605
    @hafsamohamed605 2 роки тому

    Oo koshki is faninayey mee ee laha farxiyan caawiyey oo catokadhigay saw wali wax laga qaban mahan yaab aabyo iscatay misinkee fanan aya kugu xaragonaye

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Family.

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt 4 місяці тому

    ❤❤

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 2 роки тому

    Argena somaliyed gabdhena sithaas cml Aan u jeclaana plz hadan Rag naxnay dhamaca padhan iska jooojina I.allah 💓💓🤣🤣🤣

  • @gawshinebakari8047
    @gawshinebakari8047 2 роки тому +4

    Jaahilnimo cad waye Somali isma ceshato wax loo dabaldago aa jiran lkn waa iska qiyaari dadkana xaflad ayee iska raban yahuu

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 2 роки тому

    subxaanallah

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Рік тому

    I HEAT LOVE BLUE BA 💙

  • @abdilahiwasugejilibeey7623
    @abdilahiwasugejilibeey7623 Рік тому

    Kk

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc 2 роки тому

    Inaa amaantit wey ku fasaxdee inaa guursato .maryan meykuu fasaxdo caruur.cadcad oo quxba.badan l baa badanleheed miskiinka dayax wuiska.rabaa ee.wuu baqayaa

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 2:35

  • @prettyprinceshamish3047
    @prettyprinceshamish3047 2 роки тому

    M.a

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 роки тому

    Ayada xaflada sanad walba maxaa waaye

  • @aaminacismaan7332
    @aaminacismaan7332 2 роки тому

    Dyax dalnuurshe

  • @qaali811
    @qaali811 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥲🥲😍

  • @salimyare3731
    @salimyare3731 2 роки тому

    𝒎.....𝒂

  • @abdiriikassim6698
    @abdiriikassim6698 2 роки тому +1

    Dayax why Maryam dance alone every year wl I joine her

    • @abdiriikassim6698
      @abdiriikassim6698 2 роки тому

      Plz reply me I'm from United Kingdom

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 2 роки тому

      @@abdiriikassim6698 hhhhh balayo ku United deysay hhhhh gbdhu ma nin iney weyda Moda wrya