NUS BOOS QOF XANUUNSAN DARTEET LOO GADAAYO OO KUYAALO WARLALISKA AMA ASLUUBTA EE LEH SHARCI ZIYAD BR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 14 днів тому

    Shukran warbixintaada iyo dadaalkaaga suuq geynta guud ee meelo kala duwan, iyo qofba dalabkiis.
    Qayr ku rajaynayaa, anagana waxan ilaah ka rajaynayaa in aad alhbaar ka keento meel aan daneynayno oo awoodenana ah.
    Rajo gellin wnagsan.

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 12 днів тому

    Warkaga wa go.an yahay beca gado ama ka tag waye wale dalaalinta kala wanagsane aniga qofki iska lahay aya la ii geyey sidan ula gorgortamayeyna waxa ka siiyey beec u ku qancay ana an ku qancay alxamdulilaahi adiga lakii hashiis kale marabtid waxa tagan tahay aniga la so heshiiyey marka allaha ha ku barakeyo shaqadada

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 17 днів тому

    Qofka xanuunsan oo guriga dartii loo gadaayo Ilaahey caafimaad wanaagsan hasiiyo

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa 17 днів тому

    Rasiid iyo 17 kun mush macquul

  • @aliosmaan3205
    @aliosmaan3205 18 днів тому

    Si fiican waa u dhagaysanonaa

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 18 днів тому +1

    Qashinka iyo geedaha wadada kuyaalo iyo beeca waa inuu islahaadaa

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 16 днів тому

    War laliska wa dhul dowladeed