DEG DEG: MW Biixi oo helay go,aanka Maxkamada Sare, C/Raxmaan Cirro oo qiyaano Lagu helay, Halis..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 2 дні тому +4

    Maasha allah Good News

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q День тому +2

    Kuwan komishanka kitaab jaamaca ayaa lagu dhaariyey illaahayna waa arkayaa xaqii bini,aadamkaa ay iibsadeen xisaab ayaa u taal aduun iyo aakhiroba gurigooda illaahay ha biiyo

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira День тому +1

    aad baan u salaamaya qaadiga maxkamada sare ee Somaliland.ala haku waafachiyo kharkoo dhan.

  • @maymuunmawliid6446
    @maymuunmawliid6446 2 дні тому +1

    Manshaa allaah guul

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 дні тому +2

    In la helo natiijada saxda ahi waxay dawò ka noqonaysaa in lagu qanci karo doorashooyinka dambe ee lagali doono waanay ku saxan yihiin go'aankaa ay maxkamada sare iyo komishanku ay dib ugu eegayaan natiijada saxda ah ee lagu wada qancikaro tiiyoo si kalsooni leh ay maxkamada sare u wada qancinayso ururada iyo xisbiyadaba taasaana ay ku jirtaa xalka shacabkii wax soo doortay ee kala saarayay ururada iyo xisbiyada ku tar tamayay inay koox kastaa ku guulaysato tiiyoo aan lays khiyaamaynayn waayo khiyaamadu waxay keentaa cadaalad daro iyo cadaalad sidii loogu kala saari lahaa ayay maxkamada sare iyo komishankuba u xilsaaran yihiin oo ay xilka qaranka ugu hayaan!!!??

  • @XasanCawad-y1g
    @XasanCawad-y1g 2 дні тому

    Khalaad badan ayaa dhacday

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 День тому

    Waarka ma waxaas war la dhigay beenaali

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 2 дні тому

    Hubsimadu waa mihiim waana kalabaxrag awooda hasaaro siweyna halaysugu qanciyo yaan lakalacaban hosna halo wado sharafta hala wada ilaaliyo
    Guul somaliland

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 2 дні тому

    Hadii doorashoohinka meel lagaga dhacay oo ay ceeb ku tahay reer soomaalilaan haday cadaan waydo maxaa la gud boon inkan meesha haysta ee adeeroy da wada ina xaaji cali

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 годин тому

    Beenawaas Baatahay Alle kago’ay.

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 9 годин тому

    Garxajis ileenwaalaguumastaasidiissc

  • @NihJih-xo9zk
    @NihJih-xo9zk 2 дні тому

    Wa wiyano adiga Aya ug

  • @AhmedM-gi3zy
    @AhmedM-gi3zy 2 дні тому

    Big mouth

  • @AhmedOsman-iv4ts
    @AhmedOsman-iv4ts День тому

    Beenale yaa keleb ibnal keleb

  • @NihJih-xo9zk
    @NihJih-xo9zk 2 дні тому

    Mw bixi wa muwadan

  • @abwaanmaxamuudwaraabe5318
    @abwaanmaxamuudwaraabe5318 2 дні тому

    Beenaale khaayinaad tahay

  • @CumarismacilXasan-nt8dy
    @CumarismacilXasan-nt8dy 2 дні тому +1

    Beenaale wuu aqbaly m/biixi wuuna hambalyeeye. Beenaale beenaale