Gaber Somali ah ayaa nin carab ah kasoo wadatay 2 caruur uu dhalay 10 sano kadib ayuu ogaaday in ay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лют 2025
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 23

  • @MahadAbukar-f3n
    @MahadAbukar-f3n 2 години тому +2

    Ilahey hausaqiro caruurrtiisa adigana wlshy ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi Karin alle haakaa siiyo wlshy mcn😢

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f Годину тому

    Wcs ale ha sahlo caruurta waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 2 хвилини тому

    ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122 50 хвилин тому

    Allaha u sahlo iyago nabad qaba 🤲🤲🤲

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 години тому +1

    Ilaahay hakuu sahlo ilmahaaga

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 4 хвилини тому

    Af somali waa international 😭

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Годину тому

    Subxanaallah gabdhaha abood u ogolow hooyo

  • @abdala707
    @abdala707 11 хвилин тому

    Wacaysle qabiil la dhaho miyaa jira soomaali qabiil badanaa masha allah

  • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b
    @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b Годину тому +1

    Guurka ajanibka iska daaya somaliyey

  • @imthehero76
    @imthehero76 19 хвилин тому

    Gabdhaheeda ha iska haysato hooyada aabahoodna haku xariiriso.

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 29 хвилин тому +1

    Ilmaha hadee hooyadood heysato dhib maleh ee muhiimadu waa inay aabahood xiriiriyaan oo ay hooyadu kurbada kaqaado aabaha dhaley caruuta ilaeen isaguba waa waalid

  • @kairohassan7448
    @kairohassan7448 3 години тому +1

    Allow usahal

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 3 години тому +2

    Ajaanibtan guurkiisa naga daaya somaalaay kolley ilma aan labad waarid somali aheen ma ahan somali ee somali baa dhashay, somali ayaa gacay iyo gayaan ah

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m Годину тому

      Subxaana llaah meel walba waxaa jooga qof wanaagsan iyo mid kale calafna wuu dhamaan karaa

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 3 години тому +3

    Ilmaha hooyadood bey la jiraan carab kheyr maleh marka ilmahaas faraha kal baxa, inta yaman joogtah oo hooyadood somali ah oo laga qaatay hooyadood dulligii yihiin oraday arka marka ilmahan shuqul iyo shaaqul kuma leh haweeney baa u tacabtay halkee buu jiray 10 sano

    • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b
      @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b Годину тому

      Somalida iney ajanib guursadan mexey ka helan alow ha itusin nin aan somali aheen

    • @saidmirehersi174
      @saidmirehersi174 7 хвилин тому

      Waa ka xumahay walaal maxaa yeelay xuquuq qof adiga kula mid ah ayaad rabtaa inaad mooro duugto ( xaqirto) waa xuquuqda ilmaha waxa lumaya aabahoodna xaq buu leeyahay hadduu koriyo iyo haddii kale

  • @ShankaroonAxmed-si3hj
    @ShankaroonAxmed-si3hj 2 години тому

    Allaha usahlo gabdhihisa lakiin gabadha hadee iska xumaadan waalidkeeda ama walalheeda inuu kala xariiro aheed

  • @Axmeey855
    @Axmeey855 2 години тому

    War xaliimo dhib badanaa dhibki ay faarax kuhaysi miyaay dariska la aadi😅

  • @maslah345
    @maslah345 3 години тому

    ALLAHA USAHLO GABDHIHIISA OO NABADQABAAN

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 3 години тому +1

      Gabdhaha hooyadood bey la joogaan wey nabad qabaan qalad bey aheed markii hore guurkan

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj 2 години тому

      @hunnugumti3281 Qadarta Alle qalad mahan ha ilaabin taas bini aadamka waxuu kusucoda kitaab qoran oo xafiid ah qorshaheena ama rabitaankeena maherkalaayo haduusan alle nooqorin

    • @Somalaaay
      @Somalaaay 47 хвилин тому

      ​@hunnugumti3281walal abahod la xirirsiya asba wa aabo xaq buleyahay