Waa Maxay Ujeedadaadu? :::: Barnaamijka Sirta-Nolosha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @fardowsa6209
    @fardowsa6209 6 років тому +8

    Da'ayar adoo kale ah oo badan haddaan heli laheyn Hubaal waan guuleyso laheyn abwaane
    Guuleyso labada daaaroodba walaaaal

  • @Shaam2408
    @Shaam2408 6 років тому +4

    Waa Barnaamij wax tar inoo leh, Halkaa ka sii wad Thank u

  • @awosagal6896
    @awosagal6896 4 роки тому +1

    asc yaxye cabdi cali wallky wiiln aad udhgysto masoinkisa

  • @hamdaahmed6358
    @hamdaahmed6358 6 років тому +5

    Si aan soomaligan culus ama eryada culus ee aad adeegsato ku barto ii sheeg wll. Buug farta iigu fiiq ama macalin iyo goob amaseba naadi luuqada somaliga lagu barto. Ha daalin wll waligaa hore u soco inshalah

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 років тому +1

      Hamda Ahmed asc wall
      Marka aad akhriso Suugaanta somaliga iyo buugaagta dhaxal galka ah ee afkayaga kadib adiga arki doono Adigoo is badalay InshaAllah.

  • @rhnmo7609
    @rhnmo7609 6 років тому +25

    Igula saliya xppkenna scw scw
    Scw scw scw
    Scw scw scw

  • @aminabdillahi
    @aminabdillahi 6 років тому +2

    Mnsha Allah wll waa barnamij qurux badan oo wnagsan, hore usoco wll

  • @clkariimfarhan5928
    @clkariimfarhan5928 6 років тому

    Macha Allah waxan ugu duceynayaa inuu barnaamijkan "sirta-nolosha" inuu wax baden u qabto bulsho weynaha aduunka ameen

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett8942 5 років тому

    masha Allah mahadsanid abwaane

  • @dahirmoumin1102
    @dahirmoumin1102 6 років тому +3

    mazha allah thankz bro

  • @yaxyeyeebaash1698
    @yaxyeyeebaash1698  6 років тому +7

    Si dadka kugu xeerani ay uga faa'idaystaan iyaguna xalqaddan, fadlan la wadaag oo u dhig baraha bulshadu ku kulanto.
    www.yeebaash.com

    • @Queen-sheba31599
      @Queen-sheba31599 Місяць тому

      Video gani waxa dib u dhagesanaya 2024\9\27, aad baan ugu xirnaa Chanel kanı .

  • @ahmedjaama8973
    @ahmedjaama8973 5 років тому

    Aar gacan waa qolfoofe qalbigàaa ku salaamay

  • @riyaaqismail9852
    @riyaaqismail9852 5 років тому

    Yahye wllky qli aad bad u mhdsnid wn jclhay Mar wlba dhegaysigaga oo kma daalo wllhi ilahy haku sharfo insha allh 😘 😘 😘

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 6 років тому +1

    Mansha allah walaal ku deyeshoo mudan 👏👏👏👏😍

  • @ayaanhussein1145
    @ayaanhussein1145 6 років тому +1

    Waxa ii sawirma ano bukanka daweynayo saxiiix abwaane Barnamij wax tar leh hore u soco

  • @user-td7vt8ov4y
    @user-td7vt8ov4y 6 років тому

    Masha allah nin culus ayaad tahay yahye murtida waad daba qabatasay alle haku xafido

  • @rehmaacamuudle7678
    @rehmaacamuudle7678 6 років тому +1

    Yaxye Yeebaash wllo halkaa kaga hay horena u soco ku leeyahay qof da yar oo nolosha horumar ka gaadhy tahye ilaahy hakula garab galo ilaaahyna hakaaa jazaa i siiyo

  • @jamiilajamal2756
    @jamiilajamal2756 6 років тому +1

    Maaaasha Allah Yaxye 😍😍😍😍😍😍

  • @asiajanel623
    @asiajanel623 6 років тому +1

    Masha allah wll alle haku janeeyo wax badan baan kaa faaiday

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 4 роки тому

    Scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️ scw ❣️

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 6 років тому +1

    Maansha ALLAH
    Barnaamij wacan

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 6 років тому

    Masha Allah wll yaxye

  • @abdirisaqcasayr2763
    @abdirisaqcasayr2763 6 років тому

    hore u soco abwan da"yar

  • @kaltounbidhaanqurux5312
    @kaltounbidhaanqurux5312 6 років тому

    Mncha allha brother wlhy alle wax uu Ku siiyey maskax alle ha ku barakeyo

  • @sakariyecabdirisaq1468
    @sakariyecabdirisaq1468 6 років тому +1

    Mnzha allah Guulayso

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 6 років тому

    Masha Allah shukran abwaane/Dr😍

  • @abdulnaserahmedjama7155
    @abdulnaserahmedjama7155 6 років тому

    Mazha allh Wllky Raxmaanku haku Siyaadiyo Aqliga & garashada 🤴🏽

  • @fatmamoed4969
    @fatmamoed4969 6 років тому

    waa barnaamij aad muhiiim u ah

  • @m.a.a2454
    @m.a.a2454 6 років тому

    Ma shaa Allah , jazakillahu khyr .

  • @faisomhmud9028
    @faisomhmud9028 6 років тому +1

    masha Allah wllo horo usoco ilaahay haku barakeeyo waxbadan ban kaa faaiday

  • @anabqanysalad5347
    @anabqanysalad5347 6 років тому +1

    Barnaamij lagu diirsado oo faaido badan u leh nolosha (sirta nolosha)
    Mahadsanid wll, guuleyso❤

  • @vilsanahmed3145
    @vilsanahmed3145 6 років тому

    Mashallah all the best Walaal yaxye

  • @indhawarnle1432
    @indhawarnle1432 6 років тому +1

    Mnsha allh walalo Alle ha ku xafido

  • @muunacali4547
    @muunacali4547 6 років тому

    Masha AllaH yaxye yeebaash Wlhi Ku tageeraH ilaa xad Wllo

  • @xamdamaxmudcabdi6855
    @xamdamaxmudcabdi6855 6 років тому

    Mazha allah wllky yaxey allhi ha ku barkayoh hno wax baadn baan ka faidah wllhi❤💋❤💋😍

  • @dahabi8507
    @dahabi8507 6 років тому

    جزاك الله خيرا يا يحيى وزادك الله في ميزان حسناتك

    • @karterameer7851
      @karterameer7851 3 роки тому

      you all probably dont care at all but does anybody know of a way to log back into an instagram account?
      I was dumb forgot my account password. I would appreciate any help you can give me!

  • @suadawil6050
    @suadawil6050 5 років тому

    Wll yaxye qalpiga ku salmy Alle raali hakaa ahaado wll

  • @yonisnouh
    @yonisnouh 6 років тому +2

    Runtii da'da qofku khibradiisa ayay go aamisaa balse adoo sidan uyar hadana uhadlaya sidii qof nolasha inbadan usoo taagnaa
    waa hibo aan lagula qabin abwaan

  • @hindasaleban8890
    @hindasaleban8890 6 років тому

    yaxye yebaazh Runti ruuh kudayzho mudan baa tahy go forward walalo qllih🖐️

  • @mahamednur360
    @mahamednur360 6 років тому

    Good video nice episode yaxye keep it up

  • @juweriaahmed1421
    @juweriaahmed1421 6 років тому

    Go forward wllkay yaxye

  • @lomataliyaan7945
    @lomataliyaan7945 Рік тому

    Yaxye waa shakhsi ku wanaagsan xagga dhiiri gelinta bulshada ama latalinta Bulshada Waxaana intaa usii dheer waa suugaantiisa oo aan aad u jeclahay

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 6 років тому +2

    scw scw scw scw scw

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 6 років тому +3

    Sirta noloshuba waa in aad ilahy ku xidhnaato iimankaaga xoojiso waxa aad qabanaysana aad ku dadaasho intay doontaba ha leekaatee anigu sidaas ayaan u aqaana

  • @madobey9097
    @madobey9097 6 років тому

    Yaxye yebaash guuleyso

  • @munajama7082
    @munajama7082 6 років тому +1

    Badanaa waxan wax u aqrisano waa inan passnaa uun
    Dadka badanaa ujeedooyinka leh iyagu waxay target ka dhigtaan inay wax bdn fahman lkn dadka aan ujeedada laheyn markay laga marman noqoto inay wax aqriyan amaba uu exam soo dhawaada uun bey kacan waa mida aan mar waliba dhaho sideed ugaga soo gabsan gartaa debeecadahan aaan ujeedka lahayn

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 6 років тому

    Scw scw

  • @jamiilajamal2756
    @jamiilajamal2756 6 років тому +1

    Qof Nool Ab waan dayar 😍😘😘😍😍😍😍😍😘❤❤❤💋💘💘❤❤❤

  • @istahildahir7743
    @istahildahir7743 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @mohomedabdinour367
    @mohomedabdinour367 6 років тому

    Horay usoco sxb mshlh allaha ku daayo

  • @cabdiqaadircumar8694
    @cabdiqaadircumar8694 6 років тому

    mocha allah

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 6 років тому

    sax abwaan aan jeclhy guulayso

  • @abdirizaqaadan8710
    @abdirizaqaadan8710 6 років тому

    Sirta noloshu waa inad ahto qof Alle ku xidhan go aan fog oo aragti ku salysan
    Aniga fikirkeyga weeye

  • @intriguingchanelofficial5275
    @intriguingchanelofficial5275 6 років тому

    U jeedadu wa marinka Lo maro Xaqiiqada Wa qacido aad iso jidaty Yaxye

  • @ugbaadaadamyeebaash6106
    @ugbaadaadamyeebaash6106 6 років тому

    Allha kula garab galo halkaa kahay dadalkaga wllo

  • @zakariaabdirahman8050
    @zakariaabdirahman8050 6 років тому

    😍😍😍%100

  • @OmarOmar-ms6ul
    @OmarOmar-ms6ul 5 років тому

    Waxa maqli jiray kabta iyo tolka waa lagu dhax juraa anago diin kadugsanayay aya2a daremayay inaan cidlo joogo iyado walidka wado jogno markas ayaan kudhahay meeshan inlaga tagaa habon waagii maxakimta markas anigo uctabsanayo carurta dadka beyada wadanka asal kayimiden hadana qalinka fahamki iisisiyadiyay sida wax loobarayo ana aan ka aradanahay iney hadhow caro kaiman karto maxaa yeelay wadada carurta aan qalbiga loobuxin laakin calosha loosalaxo rafad iyo ka adkaasho laguhayo daremi jiray waa lidki wuxuu igu jabaabay dhamer ushuu yaqan kama xaaro anigoo fahmin iska aamusay usha doqonta dushed kudhufo hadey garan weydo dushed kudhufo hadal dadki hore mantana sidii dadka loogu soojedi lahaa geed yahow imagosen hadaa daabkey kugu jirin fiirsasho la aan iyo caano fiiqsi loocabin feerahey wax yeelan hadan udirnay dibada oon kaweynay maadi waxa noola baray kuwa ladaryelay oo dhalasho lasiyay iyago hore logumesan uheysana madax afrika hesta jinsiyo kale sida itobiyo oo heysato dhalasha yahud mafajo oo waa yahud ciyalki kushegayan inagana waa itobiya ushegeno ee inaan xeer dhigano afrika hadana nasiyan diinken sian noola wada gumesan una kala badbadno iyago yatin yaryar ayaa lasiyay jinsiyad dibna loosoceliyay nin walba meeshuu jogay laga qaad leska kaan bar yaana isdagi

  • @raxmofaratoon7967
    @raxmofaratoon7967 5 років тому

    w

  • @farhiyaali8698
    @farhiyaali8698 5 років тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ☝️☝️☝️☝️😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘