Tiro walba ay sheegaan gadaal eber uga dar yuhuuda waa musiibo dunida korkeeda ku nool ee allah ha ka qabto aamiin allah ha qabto hana ka dhexsaaro munaafaqiinta iyo dalaaliinta ku dhex jiro umada umuslimiinta aamiin allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiints aamiin allah ha baabiyo hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda iyo yuhuuda afrika itoobiya imaaraadka hana isku salido aamiin
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar. Allaha Wayn ha guuleeyo, ha u gargaaro Madluumiinta Reer Palestine. Aamiin Allaha Wayn ha jebiyo Daalimiinta Yahuuda. Aamiin
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waxay ku xiran tahay midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo nimcada Allah idinku beerey iyo diintiina aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin
Sheekh ma jirtoBoqirtooyo aan jirin haddi adan taariikhda soomaaliyada aqoon waan kazumahay inaad Boqortooyada Soomaalita aad shaku geliso ee wa aaka dagaalama dad aan aqoon qiimaheeda Biliqeystana Dawladnimadii aanu dhalan
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين وفي يمن وفي لبنان وفي سوريا وفي عراق وفي السواءان
Jazaakumullaahu kheyran Yaa Sheekhi
لا اله الا الله وحده لا شريك له ومحمد بن عبد الله رسول الله صل الله وسلم وبارك عليه ❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW wacaleykuwasalam sheikh dulmi diid sodawo ❤❤❤ xabein wanagsane
Waa dad dulmi ku heshiiyey.
Guul falastiin insha allaah
Sheekh Alaha ku barakeeyo. BBC iyo VOA warkaaga ka sugan
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn
Walaalaheen reer falastiin
Absolutely 💯 you're right, ilaahay ha xifdiyo reer palestine 🇵🇸.
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Islaam xaqiiq ah oo xaqa udagaalami doona wuu umandoonaa inshaalaah.
Sheekh. Diid. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah
Tiro walba ay sheegaan gadaal eber uga dar yuhuuda waa musiibo dunida korkeeda ku nool ee allah ha ka qabto aamiin allah ha qabto hana ka dhexsaaro munaafaqiinta iyo dalaaliinta ku dhex jiro umada umuslimiinta aamiin allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiints aamiin allah ha baabiyo hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda iyo yuhuuda afrika itoobiya imaaraadka hana isku salido aamiin
Rabbi ha u gargaaro walaalaheena Falastiin.
Jazzaka Allah Khair, sheik Dulmi diid.
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar. Allaha Wayn ha guuleeyo, ha u gargaaro Madluumiinta Reer Palestine. Aamiin
Allaha Wayn ha jebiyo Daalimiinta Yahuuda. Aamiin
Sheekh. Maxamad. Dulmi diid zxb
Maanshaa alaah Hamas ilaahay ha guulayo
Scw wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Salaam sheqow ilaah ha ku barakeeyo. Ilaah ha u gargaaro umo Palestine
Asc waraxmatullahi
Ustad
Walaal video nagayareey
Waad nagubasey
Run ahaatii warkaaga waan aamiineeynaae
Mashaa allaah allaha u kordhiyo amiin amiin amiin ❤❤❤❤
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN OO DHAN
Allaahyaa rabii jabii cadawga falastiin yallaah aamiin
Waalekum salam
اللهم انصراخواننا في فلسطین
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waxay ku xiran tahay midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo nimcada Allah idinku beerey iyo diintiina aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro aamiin
Masha Allah shiikh
يا ربي فحفط اخواننا القزا
First view masha allh Ustaad Dulmidid❤
Allahu Akbar
Allaha ugu dhigo qasa meel lagu halaago ciidanka isre@l
Ilaahaybaa nacay yahuud
Shekhaygi wallahi billah waad yaabi hadaad baadhitaan ku samayso nolosha somali galbeed anaa u dhashay oo kaa aqana alle ayaan sugayna bes faraj khayr qaba lkn waxan ku shegaya falastiinga ithiopia waaa DDS
An eye opening lesson
Ilaahay haku xifdiyo
Shukran shiikh
Asc ilaahay ha u ziyaadiyo dhimasho iyo dhaawacba israaeel allaah habaabi iyo allaah qaadirka ah 😮😮😮
Amiin Amiin
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah
Mashaa Allah Amerika ka bilooba dheh guul weyn
OMG that's right
Cadaalad waxay taal Allah xagiisa ee walaalaha falastiin waxay sugayaan cadaalada Allah ee Allah ha u soo dedejiyo aamiin
Balaya Allah daxdiga waxayna kadigintahay guul usohoyotay aduunka damaan
Filing diid ma’tihid ee dulmi wade baad tahay
Warkale maheysid Mr video
Masha allah dulmi diid❤
Walahi wa runtaa
Sheikh sacado wa imisadei Dalka ad kunoshaxaye Dalka Djibouti wa 03h00 xaykei kusoshahaye sheikh wan kuulasocda warkaga maarkastaah
Allha hu akbar❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
Soo badi
Wad iga qoslisay runti illahay haku xafido
Yuhuud iyo inta taageersan af iyo addin Muslim iyo gaalo rucbi iyo ruux beel allow ku rid oo inkaartii nabiyullahi nuux idinku rid aamiin yaa rabbi mujaahidiinta reer falastiin iyo inta taageersan af iyo addin Muslim iyo gaalo allow macooda noqo aamiin yaa rabbi
First comment
Asc. Sheekhow maxad uga tsgtaa sheegida taariikhda maalintaas wararka, fadlan ku dar,insh..
Waa baqdin iyo gumeysi
Waa kuyaryihiin wali lkn waxa kufaraxsanahey dhaawacooda yahuuda
Taariiq Deena waa sax sheekh laakiin dadka qpaarkiis ayaa feeg ah aan ku saxee
Kkkk shaekh how long ayey ladagalami jirty ithopai government onlf so kii diyarada lagu werari jiray tarikhda dib uraa bro thanks
Wcs❤
Sheqo marwalba Ethiopia been ayyad ka shegtaa xogta Ethiopia ee si wangsan ukala bahaso shukran
❤
Waa gumaysi cadaana
Asc shiikh wlhy mobilkaa iga xumaadyo saan uga walwalyo wllheen palastin iyo wrka hubtida oo aad soo gudbisid mhdsnid jasaakalaahu khyr
Sheekh ma jirtoBoqirtooyo aan jirin haddi adan taariikhda soomaaliyada aqoon waan kazumahay inaad Boqortooyada Soomaalita aad shaku geliso ee wa aaka dagaalama dad aan aqoon qiimaheeda Biliqeystana Dawladnimadii aanu dhalan
🎉🎉🎉 labada salka ethiopia waa axmaaro iyo tigrey weeye inta kale waa lagu soo darey itoopiyaanka 😮😮😮
Maya walaahi ya sheikh guna ma nahin oo dad is caawiyo somali ayaa laga helaa tariikhna waan leenahey oo gumeytahii here awoowayashen ayaa naga xureeyey oo boqortoya nage geesina waa nahey oo hal qabiil oo somali ka mid ah ayaa cashir u dhigey 39 dowladood oo yurub iyo mareykan ingaris iyo xulafadooda lkn wax halka na dhigey qabiil iyo mid dhuni rac daba dhilif inaga naga dhashey oo ah geed yahow waan ku goyn kaha hadey GUDUNTEY KUGU JIRI LAHEY OO AH KAN XUN EE CADOWGA II SOO HOR KACA WSC WR WB
Masar miino ayey kufadhidaa.
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
Yuhuud cidii rabta in ay ogaadaan quran ka ayaa illaahey kaga hadley.
🇺🇸
Sax waa runtiisa dowlada runta waa sas waayo fadaralka ayaa sas ah
SUBXAANALLAH🥺☝️💯
Mahadsant
3X Xaamaas, Xisbullaah iyo Xuuti
What country is this
Maxaa Ina dhehgaliyey walalo
Sxb Soomaalida nin carab ah ayaa ka sheekeeyey wuxuuna yiri waxay ka baayac mushterijireen idaha iyo dumarka, waana runtiis oo anigaaba Soogaaray sidaas iyadoo ah. Soomaalidu weligeed waxba maahayn.
Sheekh waa runtii annagu dds xor ma nihin oo waa run wax walba itobiyaa gacanta ku haysa.
Xaata taleefankaaga la dhagaysan kamana hadli kartid.
Inrernateka xaataa dhaq dhaqaaqaaga waa lala socdaaa..
Deegaanka ugu tabarta daran baan nahay, dagaal iska daaye hadal ma diidi karno.
Canfar oo ugu tabar daran baan iska dhicin waynay....
Shekh waxaysameyeen xuduuda baysilig uxidheen soogalaytigu Mahelayaan gurmad siligaasu wudhawacayaa iyo dhimashaba
waxaan dhan reergalbeedku waxay kunoolaayeen xayeesiis meel ayjogaanbinay jumlo jumlo ISU raacanbes ayay yaqanin
Alla iskukiin Salado
Dawlad laga danbeeyo wa in
La hello horta
Dadkan deegaanka somalida wayladagaalameen itoobiya qarniyo badan waliba
Isaga,waa,la,jeuste,sharci,kima,shaqeeyo
Aduunka isbel baa dhacaya illaahaw na badbaadi
Wcs
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nabiyadena kuwa sodhibey miya udahaya kuwan wadnaha farta kuhaya Xamas iyo xuutiyin Allah macak
Shekh waxaynagusameyan itoobiya Habeenkii ragalabaxaan meelaygeeyaana lamahelo uguyaraan markanawaxbakuyeelin labasano ayaykuxdhayaan
Somali galbeed waa dad gumaysi ku jira xorna uma hadli karaan lkn dadbaa raba 2024 gumaysi horleh
Asc ismamulada somaliya haka dambeyan fadaraalka
Asc
Sheeekhow itooobiya anagaaa gumsysana taaaariikhdanada haxumaynin
Kuwa Somalida jigjiga waa Jaajuusiin badanaa in lugu caasimo ma aheyn waa dulman
Khabir militar dhaawac dhamashadu inta ey tahey dhaawacu waa sedex jibaar buu yahey
Waa runtaa xitaa ma qaado canshuurta gobaalada kale ay qaadaan dadka tan fadraalka ayaa la qadaa
Power house, af Soomaali ma ku haysaa?
Shiquna wa mahad santahay 38 ad dhahday warqad shegten ma waxa ula jedaa wa laga dhawacay mise wa dhinten arinkas ma adan kala cadaynin
Anaga shiicada kufaarta ah hanoo xayeesiin