Wlhi sheikh si sax ah ayad ugu hadashay ragga hada jiro markad si dacad ah u jeclatid ayey ku qiimo tirayan wanadada wa mid sax ah 💯🙏 allaha aya mudan in la isku dhiibo oo la jeclado la caabudo lana adeeco jazakallahu kher dambigaga allaha dhaafo
sorry to be offtopic but does anyone know of a tool to get back into an instagram account..? I somehow lost the password. I would love any help you can give me!
Taloyinkan walahi aniga shukri ahan adbey i an facayan wayo dher jer aya xirirka ley jaray bila sabab la an anona waxba udhimin waliba an ku kala nol nahay lawa 2 wadan lkin manta helay xal iah daawo awodna isin dono iyo qeymaha nafteyda ino ogodo qofku xarirka igala dhaxeyay mhdsanid shekh adan ugu helay
Masha alh wlhi ma arag sheeq saan noo dhiiri galiyo allah hakula jiro aduun iyo akhiro mararka qaar waa iska qoslaa wax ani iquseeyo oo aaan isleeyahy yaa kula talina isleh ayaba arka adoo kahadlaayo wax badan baaa kaa faaiday shukran in badan hore usoco
In aynu kafakirno akhiradena ayaa inoga wanagsan in qof laga warwRo qabri iyo suaal ayaba inasugaye aynu ka fakirno geerida shaqsi waa la wayi kara lana heli kara subxanaka
Mararka qaar waxaa jira in aad rabtid qof aan ku qalmin oo ilhey kaa reebayo qof ayaan jeclaadeu Asana muu I jecleyn oo ma ixiriir jirin kadibna goaan baan ka qatey waxaa ka Soo wareegtey 8sano hada waxaan ogadey qof aan ii qalmin in uu ahaa kii aan ku riyoon jirey muu eheyn wuxan ogaadey in uu leyahay balwado xun xun oo una ehey mid ii qalma
🤣🤣🤣😁😁 Allah haku hifdiyo sheikh wlhi xaqiiq baa ka hadashay runtii waaa siir cajib ah oo qof kasto kusineynin aya nasisaay anaa tijabiyaay mar horee wana xaqiiqo sida shekteey udacdee Allah haku siyadiyo aqligaaga Mashallah jazakallah 🙏🙏🙏🙏💞💞💞
shiiiq cabdulahi faaruuuuq muraad kada allaha sahlo walhi waanoo caqli celizaa waxaa thy sheeqa kaliya gabdhaha taageeraa aduun iyo aaqiraba xasano allaha kaaga dhigo kuwii ilaaheey yiraahdo malinta qiyaamo adoomankeygiyow jannada xisaab la'aan gala allaha kugu daro cilmigaada allaha kordhiyo ilaahey hakaa raali noqdo caqliga iyo caafimaadka allaha kuusiyaadiyo carshiga inta harsato allaha kugu daro maaalinta qiyaamo dhamaan dadka argagaxsanyihiin wajigaaga nuur allaha kayeelo siraadka sida ampiyada umaraan umar qabrigaga ilaaheey waasac iyo iftiin allaha kaaga dhigo kitabka gacanta midig kuwa laga siiyo alllaha kugu daroo jid qeerleh allaha kuuguro dembigadana allaha dhaafo dantadana allaha kuuhagajiyo saa dadka santooda ugu mashquuleysid ilaaheey qeer haguugu mashquulo ajir iyo xasanaad aanlasoo koobi karin allaha kusiiyo
MAASHAA Allah wixii nool ayaa ku nooleeya Sheikh Talo fìcan Jizakallah khair Colool uus Cirka haloo fiiriyo
waris roobo saxiiix wa lesku filnada adkrysi lahaw
Wlhi sheikh si sax ah ayad ugu hadashay ragga hada jiro markad si dacad ah u jeclatid ayey ku qiimo tirayan wanadada wa mid sax ah 💯🙏 allaha aya mudan in la isku dhiibo oo la jeclado la caabudo lana adeeco jazakallahu kher dambigaga allaha dhaafo
Shukran sheikh gabdhaha qofkii lataliya wan jeclahay
sorry to be offtopic but does anyone know of a tool to get back into an instagram account..?
I somehow lost the password. I would love any help you can give me!
@Nikolai Archie instablaster :)
Masha allah jazzakalllah khayran wlhi sheikh wad iga qoslisay sida ad dumarka xaladoda u fahansantahay, waanadana ad ayad ugu mhdantahy
Jassakallah sheekh inbadan ban radinaye barnamish sidan o kale ah alle ha ku xafido adiga iyo ehelkada
Sheikh masha Allah adbad umahdsanthy dadbadan waykugu fa ideen sheikh shukran
Taloyinkan walahi aniga shukri ahan adbey i an facayan wayo dher jer aya xirirka ley jaray bila sabab la an anona waxba udhimin waliba an ku kala nol nahay lawa 2 wadan lkin manta helay xal iah daawo awodna isin dono iyo qeymaha nafteyda ino ogodo qofku xarirka igala dhaxeyay mhdsanid shekh adan ugu helay
Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo
Sheekh wlhi xaqiiqda ayaad ka hadashay jazakallah kheer qof kaa daneestay in leesku duleeyo maahan markuu ogaado inaa kamaaranto asagaaba dan usoo laaban doono.
Alla anigeee i heystaaa arintaaan sheekhoow 😢😢😢😢
Asc sheikh Masha Allah laakiin marke u jacel ku haayo wax ka xoog badan ayaa qofka kale xageda ku jidaya dumarkane waa masakin naxaris badan.
Shikhow alle haku barakeyo hana kuwanajiyo masha allah wax yalo badan ayat kahadashay oo xita aniga iquseyo wlhy wanku duceye shukran
Ana sidan samayn jiray wlhi alx sida shegtay ayay sheko udhacaday dee shekhow 😭
M .a sh aniga wayigu dhacde wlahi ariintan. Lkn gadal dambe kfhme. Anigane horee lee isku siidabaliye
Jazaklllh 🙏🏻🙏🏻😘
sheekhani wuu fahan sanyahay siday yeeelan dumarku run ayad sheegtay sheekh alle rali ahaka noqdo
Asc. Wll. Anigey. I. Heysataa. Walhi
Wll. Sideen. Ku. Soo. Ceshan. Karaa. Ila. Tali
@@asroosa.cadeyass7051 waxa kusoceshankarta adoo isqimeya fb sodhig adigoo farxsan wukmasera
Walee waa runtaa xaqiiqo gabdha badan taaban doonto weeye ayba isdhahaan ma anuu iga hadlayaa ...... walaal mawduucan inoo soo badi jzkl khayr
Good advice sheikh jazakallahul kheir
Masha alh wlhi ma arag sheeq saan noo dhiiri galiyo allah hakula jiro aduun iyo akhiro mararka qaar waa iska qoslaa wax ani iquseeyo oo aaan isleeyahy yaa kula talina isleh ayaba arka adoo kahadlaayo wax badan baaa kaa faaiday shukran in badan hore usoco
Mnah alh waa runti sheekha Wllhi anay I qabsaty Saas U Nala wadaagay sheekha waan sameyay Mnsh alh Wana ku guleysty Alle hku barakeeyo.sheekh
Wllo inte laga hela sheqan o lakala xiriro
Masha Allah alle maxan ku duceyay wba ubahna hadlka lkn waan adka anigu alx shukrn sheikh
Mashaa Allah caqliga iyo cilmiga Allah hakuu barakeeyo
Walahay benta Maha shekh ilahay ajar iyo xasanad haku siyo
Alla shikhani wlhi cawa wuu iga qosliyey
Runtuu ino shegay dumarow mahadsnid shiikh🥰
Mashalaah shekhow taageero buuxdo kuu ahay waxaa tahay motivated person
Masha Allah shukran sheeq
ماشاءالله يا الشيخ شكرا لك جزاك الله خير وجزء
زهرة حياتي maamihi wacanaa way soo socdaa
illaahay khayr hakusiiyo shiikh badbaadow
Masha Allah sheekh qeyr alle haku siiyo
wlh waa runtaa wana ku dhaqaqayaa insha allaah sh.faruq
Manshallah shiikhow illahay ha nokadayo wax badana ka faidnaye khayr allah kusiyo
Mansha allaah jasaakalaahu kheyr figrad fiican wlhi
Sheikh allah ku xadifo, jazakallahu kheyr allah ku siyaadiyo cilmigaaga
Masha laaah wlhi channelkn wanjclhay wanna ku xiranhay inbadn muqaaladana wanxiiseya runtii nosobadi sheekh alaha ka abalmariye insha alaah 😍👏😮
masha Allah mahadsanid sheikh
Masha alah wlhi. Waxaan. Ka hadleesid manta. Osabdi. Ayee. I heestaa. XalaY ilaa hada ayaa. Fikiraaye
In aynu kafakirno akhiradena ayaa inoga wanagsan in qof laga warwRo qabri iyo suaal ayaba inasugaye aynu ka fakirno geerida shaqsi waa la wayi kara lana heli kara subxanaka
Waxa weye 1: ha iscanaan 2:hawicin 3:tirtir wax kasoo ku saabsan (teelkiisa iyo sawiradiisa) 4:ismashquuli 5:hadareen siin in aad uladan laheed
masha Allah sheikh khery Allah ku siyo
Mash allh shiqow waxan ka fuday waxa badn alle haa ku xafadiyo aduun iyo aqiro allahum amin yarbi
Masha allah tabarakalaa it’s a great advice 💪💪💪💪
Masha allah allahaku barakeyo shikhow mahadsanid
Mashaa Allah waa runta wllkena faaruuq jazaakallahu kheyran jazaa
Jazakallah qayr Sheikh. Baarakallahu fiik
Mahadsanid shiikh yaarabi kuxafid
Mararka qaar waxaa jira in aad rabtid qof aan ku qalmin oo ilhey kaa reebayo qof ayaan jeclaadeu Asana muu I jecleyn oo ma ixiriir jirin kadibna goaan baan ka qatey waxaa ka Soo wareegtey 8sano hada waxaan ogadey qof aan ii qalmin in uu ahaa kii aan ku riyoon jirey muu eheyn wuxan ogaadey in uu leyahay balwado xun xun oo una ehey mid ii qalma
zuzu m.a nasiib ayaalahyd
Illahay khayr badan haku siyo sheikh
Wlhy sheeken ilahay khayr hasiiyo waa noohilisa madaxaga kor akhiro iyo aduunbaa💖😍👏
Alx aniga waligey nin maba daneniin isago calacalay ayan kor iyo hoos kafirin jirey qaarna in aan kibir badanahay ayeey igu xaman jiren lkn ma kibir badneeno midku alle calaf igu darey wan heley oo qof alle kiliya iyo waliidkeda adecsan ayaan ahaa wllhi thuma wllhi waan ku liibaney oo darajo kagarey ducadi walidkey iyo alle ayaadkisi gabarkasto alle hadey isku xirto naftedana runta usheegto ciyal suuq af dheer oo warabo aah wax usheegi mayo maalintey noqoto 30 sano gaar hadaad rabto lkn alle kuma iloobayo ogoow isaga mid fican kugu talagaley wali guurigada kugu imanaya sikasto midhibkada iyo jirkada ubadasho ama suqa waregto qof wanagsan kuma helesiid gabadho guuryihina joga oo walidkina adeca oo alle cibadadisa badiya kitabkana lasaxiiba wad arki dhontaan faidada aad kaheshane wax qalbigeyega kujirey oon markasto gabadhaha faro waye kuwo ku cml fala alle hanaga dhigo jazakallah kheer sheekh
Illahay ha kaa abaal Mariyo sheikh taladada faaidada badan waan ku faaiday mana Waco asaga
Masha alah sheikh yasakalah
Man sha allah ilahow ku xifdi wiilkan ilahay dartis ban I jeclahay waligay ma arkin qof somali ah o kadaacad san
Shiiqani tolow xagee buu joogaa. maala,iigeeyo. Casharo badan buu iidhigi lahaa. Illaahoow kheyr kusii
Wlhi waa runtii ana taladan kudhaqmi jiray alx ado qofka jcl hadana walaga gaabsada ada yabesid suu kuradiyo dee adna waa sarabtay 😂😂😂
Sax abaayo
hhhhhhhkkkkk😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣😘🤣😂🤣🤣😂🤣
shiqow aniga bey iheysata midaas maxan sameye
Anisa cadey 🙈😂😂
sheekh ninka ku qaboo sidee sidaas cml ugu samayn karaa plz isoo jwb
Abaayo ka aamus oo howshada iyo danahada karaaco NAFTAADA kashaqee isqurxi awlaadeda ku mashquul saladana tuko hoostana HAKA gagalin agtisana hafariisan ka mashqul tefonkada GAL dhaqankada hore badal 1week intaas hadaa sameysid asagaa hoostaada soo fariisana oohadalkaada raadradintono insha Allah marna Daciifnimo yuukugu arkin
Maashaa allaah suldaankii raga baatahay waa noohiilisay qayr allha ku siiyo
Xaqiiq sheekh Allah a ku xafido
Masha allh adan ugu helay arinkan ad ka hdleyso shekh jisaakalaah
Msha allah anika sida lela daqmoyaa wlhi marko arke in an jeclahy ayo sida ku sameye awalna asika isowicijire wlhi warunta shiq alle haku xafido
Alle hakaa abaal mariyo runtii talo wngsan ayaad nasiisay wanan arkay arimahan oo way isoo wajaheenba msha allh masha allh alle Khyr iyo xasnd hakusiiiyo
Asc shekh jasa kumulahh qeer ku was wa kuwa is jecel qilz ku wa is qabo ka so hdl qeer Alh ku siiiyo ❤❤❤❤❤❤💚💚💚
mashaaallhwsheeQ mahadsaniid dhiragalintaa aadnagusameysay mahadsaniid waaariinsax shukran
masha allah walahi shekh cabdulahi xaqiidada buu ka hadlaa shugran talooyin fecan baad nasiisa hadaa dumar nahay
Masha allaah sheekhow talooyikaga wanaagsan allaah hakaaga abaal mariyo janatul fardowsa
Jasakalaha sheekh ilahay darti ayaan ku jecelahay ❤️
شكران شيخ
Masha allaah shekh khayr alle ha ku siiyo aduun iyo akhiro
Mnzha Allah shiikh ilaahay raali hakaa Noqdo wlhi Nolosha dhabtaa ka hadazhay
maasha alaah sheikh baarkalaahu fiika sax waaye taas
Sheikhaan runta ku jeclahay Allah ku dhowro iguna haleey talooyinkaan inaan raaco
Frist one view msha allah waa kafaa idey runti
Hhh anigay sidasi igu dhacday wadada usheegayna Waan raacay
Hadda muddo labo sano wlhi wuu
I hogaansana Masha Allah
nada Aadan sidaa ku wad aniga sidas iyo. Si kadarn ahaa hdana alhm nololba nga dhaxeysa
M.a
wad mahd santhay wallkey imahey qer haku siyo sida aad nola garab tagan tahay qerka iyo waxa fa idada no ah aduun iyo aqiraba .
mahdzanid
sheeekhow alla haku barakeeyo .alla haku sharfo waaad iga qoslisay waano fiicana waa tahy
jazakalah qeyran sheeq wa wano nagu filin aneyba ihaysata arintan
masha.Allah talo fican waye jazakallaahu kheyr Rabbi Ajar iyo xasanaad aan laso koobi karin haku ziiyo
Wlhi sheikh wad nafahanta hadanu dumarnhay ilahay kasokoo adiga aya dhirigaliyhayga alle hakuxafido anigabay ihaysta arintu alle darti ayan kujeclhay
Ilahayban ku dhaartee maan arag sheikhan sheikh lamida🥰Alle caqliga saliimkaa hakuu daayo🥰wax badan baan kaa faa"idnay hadaanu gabdho nahay
mansha Allah waxabanad badnoo faiidaysa illahay haku barkeeyo Akhii qaali
Masha allha sheikh allha ku xafido
Masha allaah sheeqow taladan aniga ayaba igu socda shukran
jizakallah khayr sheikh faaruuq
Alla runbadana sheekhu wllhay sasan u galay mid saasu ii Soo daba cararay
Manshaallah anigaa sidas ayan sameyna inshallah
Wlhi anigey igu dhacaday tas sheeqa shugran wan ku dhaqamay hori hadan wan wada🙏🙏
Masha Allah sheeq allah ku barakeyo
man sha allah sheikh wa talo fiican jazakallah
Www wnlahelay talooyinkan sheikh tx wn kucusubhy chenelkan❤❤
Masha laaah waa fikrad fiican wll jazakal alaah
Thank you jasaakalaa
Mnshalah sheikh wlhi runta ayd ka hdshba
M.a sheikh alle haga ajaar siiyo I.a wlhi tasi waa ruuun
Masha Allah Walaal Allaha ha ku barakeyo aduun iyo Aaqiro aamin yaa Rabi
Msh allh shiikh jazalaka khyr
Shekhow gabdhaha wat wanajise alle haku wanajiyo nosi wat videoyadan okalena 👍👍👍👍👍👍👍
Mashallaah nice advice
Maasha allaah walaal jizaakallaahu qeer
Sheekh experience fican ayuu leyahay 🙏
Kkkkkkkkkkkk Tolow Sidee buu udarsay Haweenka dhaqankooda siduu ubartaaba iga yaabisay.Maasha,allah
Mnsha allah allaha kudaayo sheekhow
Sh.Faaruuq Allaha ku sharfo