Wasiirka Koonfur Galbeed oo Runta u sheegay Xasan Fareey AJ una Nasteexeeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 днів тому +3

    Ninkaan Waa xasan farey wa kale yaan l loogu wici n soomaaliyeey

  • @aminaguled8745
    @aminaguled8745 7 днів тому +2

    Mayga barashadii muhiimma aha aniga galkacyo ayan ku noolahsy maygana si fiican baan ugu hadlaa wa Af soomaali cusri maaha
    Ninkaan waa nin wayn wuuna kala saari karaa arintaan cakiran maamadana baadi baa ka maqan alaha u sakhiro😊

  • @fahima6666
    @fahima6666 8 днів тому +1

    Thank you brother waQtigaga Qaaliga ah Aj Raxanwayn wuu cee bee yay inkaar qawaha Subxaana laah waalid me baa inkaar qawaha

  • @shariifocali-ie2bu
    @shariifocali-ie2bu 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

    • @june6206
      @june6206 8 днів тому

      War beenta iska da islantasi dariiq lagu amino Ma jirto kuma a qasbana Aj islantaa Ila at dariiq cad marto dadka soomaliyeed il qudhay wada leeyihiine Illhay idin abuurey ka baq Islam mar a reer lacag lan nahay le mar a miskiinta laga dhigaayo ha haday xita tahay ismay cadeyn si’s Ada soomaliya maxad yal kk aqli xumadada eeg

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up 8 днів тому

    1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 7 днів тому

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHIRUNSHUUR WAXAAS MAJEERTEEN NACEYB MIYAA ????

  • @Faatuish
    @Faatuish 8 днів тому

    1

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 днів тому

    CAR KEEN CID (KITAABKA QURAANKA) GACANTA U GELISEY INSY DHASHSY! AJ🎉HIOYADII🎉(KITAABKA. QURAANKA) ayey ku DHAARATEY ! CAR HOOYADAN WIILKU KA LUMAY CAR(KITAABKA QURAANKA) haku DHAARATO!

    • @Zeytunosman-hu1mq
      @Zeytunosman-hu1mq 8 днів тому

      Ya kudarti hooyadhey Hassan farey hooyades Miya mise Aj hooyadhes

  • @Emi92546
    @Emi92546 6 днів тому

    Aj haduuba yeeli lahaa mamada waxaan dad oo ka wada hadlayo baa sii Kala fogeynayaan ninkaan in si hoose hadii loo xalin lahaa wey hagagi laheyd hadey mamada dhashey ama ay dhalin

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 7 днів тому

    Xataa haday dhashay oo uu inkiro khasab miyaa waa Maya wiilkaan hooyadiin wey la joogtaa marka candho yuu idin danbaajin adigu ma hubtaa waa adiga afka taagayee candho iyo aftarmuush

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 7 днів тому

    Beenale AJ waa runtiisa

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 8 днів тому

    Wilkan AJ madhalin jabarta may mey waa nin kasoojeeda puntlan oo hooyadiis iyo walaalihis eey joga.waxa lugu furay dicayad in habrtaas hooyadis tahay.moryaan cadaw kuah nolosha quruxda badan uu AJ iyo xaaskisa iyo caruurtis aya lacag kubixiyey inu been kaga sheego barah bulshad habartaasne sogarisiyo iney sheegato wiil eysan dhalin.

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 8 днів тому

    Adaiga hada warka aad sootabineysi waa kafotahay xaqiqad jirta waxaad dafaceysa iney dhashey habarta maaymaay.warkaaka waxa kamida ilawayey walaalih iyoealidkiis midas waa been waa dicayadah raqiiska ee moryaanta kubeeb aburanaya iyo idacadaha waxey hubsan shacabka usootabinaya.!!!!!!!!

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 днів тому

    😂😂😂😂! WALEE WAA YAAB!! WAAR DEE EELAAY WIIQEEY WIILKA WAAD KU KHAFIIFTEEN(HAZBUNALLAH)!! HA CAWRYINA!! XAASIDIIN YAHAY! FARTA WOF WALBA OO AY KA GO”AN TAHAY MA IYADAA DHASHAY???? 😂!! A
    EELAAYOOW BARIIS KUMA CUNAYSID WAAD KU DAALEYSAA WELIGAA! HOOYADI🎉MACAAN WUU HAYSTAAYE!
    JAREER EELAAYOOW CAMAL YEELO! BARIIS AAN AJ🎉 SHEYN MA HEYSTID! SUN IYO WAABAY BAAD KA QADEYSAAN! EELAAY WIIQ!!

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 7 днів тому

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHIRUNSHUUR WAXAAS MAJEERTEEN NACEYB MIYAA ????

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 7 днів тому

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHIRUNSHUUR WAXAAS MAJEERTEEN NACEYB MIYAA ????

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 7 днів тому

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHIRUNSHUUR WAXAAS MAJEERTEEN NACEYB MIYAA ????

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 7 днів тому

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHIRUNSHUUR WAXAAS MAJEERTEEN NACEYB MIYAA ????