royel live team adkaatay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @Maryanruncabdirahmanfarax
    @Maryanruncabdirahmanfarax Місяць тому +5

    Wlh tan cadi mahan wa warey casirey❤

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w Місяць тому +3

    Ninkaasoo kale waa one of millions, laakiin naag aan dumar daba cararayn baa ku fiicnaan lahayd.(((Yusuf ❤❤❤❤❤❤))))

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w Місяць тому +2

    Ninkaasoo kale markuu sii jeesto lama karo waad ka shalaayi doontaa,guryihiina jooga xaflad iyo dumar la dabo cararo waa la yaqaan khasaaraha ka dhasha. Allaahu Akbar ❤

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go Місяць тому +5

    Woow m a ❤️ 👏

  • @xamdamaxamed5093
    @xamdamaxamed5093 7 днів тому +1

    Subxanalah😢 allow gabadhaso kale ha itusin hana iga dhigin الله اكبر naag mu helin yususf 😢

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w Місяць тому +2

    Yaa reerkaaas waad burburisay e saaxiibadaa meel haku geeyeen. Wax ku qaata gabdho dumarku nolol iyo guri fiican isuma ogola,😂😂😂😂😂faarax lugo dahab 😂😂😂😂😂😂 iyo love sabuurada ka dhiga ❤️❤️❤️❤️❤️🫡. Cafis iyo musaamax gabadhaa waanu ku soconay .

  • @firdowsanouh3473
    @firdowsanouh3473 Місяць тому +2

    Manta waxan haqiiqsaday in faraax oo dhan xumiiin ilahay mid yusuf iyo Ali ah oo kle calaF igu dar😢❤

  • @hiboyahye315
    @hiboyahye315 Місяць тому +4

    Saa uma war badnin America janis la iskuma helo 😅

  • @user-jo9ir4os5r
    @user-jo9ir4os5r Місяць тому +2

    Allaah ninka ficana naag ayaa wayey nin saas u fican radineyna qofne waa iska dayaca 😢❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 7 годин тому

    😢😢😢🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoAar
    @HoodoAar Місяць тому +3

    ❤❤

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w Місяць тому +2

    Miidaamo dhego ma leh hadii meleg dhawaaqaayo,way ku noqondoontaa 😂😂😂😂😂

  • @NeimaNeimamed-w3b
    @NeimaNeimamed-w3b Місяць тому +1

    Amin Amin fadumo qali wll

  • @hani6728
    @hani6728 Місяць тому +2

    Norwey hade ahan lahed 1 qalad hada gasho hawada lakugu duwaanlaha wlh

  • @sunariibro9646
    @sunariibro9646 Місяць тому +3

    Janda khamri caadi ah lguma cbo hdanbaabin

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w Місяць тому +2

    Ma caruur baa nool qiiqa shiishada ayay ku dhex noolyahiin 🤔

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Місяць тому +1

    naag doqon ah bey aheyd ala gabdhaha fiican nin sidaas ah ma helaan laakiin naag jilicsan nin wanaagsan bey heshaa

  • @aneizamostaphaaniza1138
    @aneizamostaphaaniza1138 Місяць тому +1

    Shekooyin anu hore udhagaysanay aya kuso celiseen maxa qaldana tolow🤔

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Місяць тому +1

    naa isagaa kaa fiican war heyso waa aabo caruurtiisa u roon naag shiishad guriga keyneysa caruurta dhaxdooda

  • @marshalpologne
    @marshalpologne Місяць тому +2

    group beenlow wax ka run ah ma jirto wa sheeko ben abur ah oo fadumo markay mirqanto ama abdi marku saqraamo bay alifan sheekoyinkan beenta ah wa group fathia absie u shaqeeya wa group jaaaajuuusin ah ee iska ilaaaliya mashruc xun bay ka wada social media

    • @nasra6098
      @nasra6098 Місяць тому

      Malinta akhiro ma la hor imaneeysa ilahay waxad imika tiri?

    • @marshalpologne
      @marshalpologne Місяць тому

      @@nasra6098 qurafaadki arabta miyaad aamintay yaabka adunka ilahay aqliga wuxu ku siyay in aad wax ku fahamtiid taas ogow ya jaahilaa

  • @kadraadenusman2180
    @kadraadenusman2180 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @XamdaMaxamed-n4u
    @XamdaMaxamed-n4u Місяць тому +1

    Waar Nin Wxd Tahay Aan Qiimayn Raga