CARUURTA SOMALIYEED & DAWLADA HOOSE EE DALKA SWEDEN YAAB!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лют 2022
  • #SUBSCRIBE
    SH. BASHIIR OO SHEEGAY IN CARUURTA SOMALIDA EE DAWLADA SWEDEN AY QAADATO AY KA DHIGAN TAHAY "DABAR-GOYN",
    XOG XASAASI AH IYO XINIYO ISKA TAABASHO.
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 110

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +6

    ASAXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA
    Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 роки тому +13

    Waxan allah iga baryayaa inuu ilmahoda u soo celiyo qalbigana allah ha u xafido waxan leyahay dadka aan ilmaha laga qaadan ee aflagaa daynaya walidiinta dhibaataysan allah ka baqa waa masiibo ilahay kaa badbadiyay allah waxba kuma ahan inuu tuso allah ha ku casin isagaa kuu xafiday qoyskaga

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 роки тому +6

    Iskaga soo yaaca ilaahay baa irsaaqdiina qorayeh

  • @foos81
    @foos81 2 роки тому +15

    Asc asxaabta walahi waalid caruur dayacayo ma jirto ilaa mid nolosha ka dhacday 🤲😭

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +3

    Alaha hooyoyinka murugsan ilmaha laga qatay dhibka muragada haka dulqado carurtooda hauso celiyo Inti muslim murugsan muragada kurbada haka dulqado yarabi

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 роки тому +1

    Faadumo buraanbur iyo walaalaha kaloo ilmahooda la xoogay ALLAAH ha u gargaaro

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 роки тому +3

    Asw waxay u qaadanaysaa Meletari ayey Ku fiican yihiin in laga dhigo waa dad geesiyiin ah wax kale ma jiraan ilaahow naga qabo shayaadiintan 🤲

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому +6

    In Shaa Allah Qeer 🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 2 роки тому +9

    Walaalo arintaan Sweden ka dhacaysa waa cusrinimo waa in laga dagaalamo ee walaalo meelkasta gaarsii haka harin jizaakalaah

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 роки тому +6

    Masha Allah, this is very interesting topic . The Somali community need to organize them selves and join the other Muslim and non Muslim community to support each other.

    • @ardemurs9294
      @ardemurs9294 2 роки тому

      I will say we should go back to our country and take it back from mooryaan ta. Or els we always cry in foreign countries

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 2 роки тому +9

    Xisbiga sheekh bashiir noo sheek codka ayaan siineynaa inshaa,allaah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 роки тому +4

    Thanks walaal AbdiHafid,this topic it's very important, I hope everyone in Sweden will vote for this political party insha Allah

  • @umumunasar2772
    @umumunasar2772 2 роки тому +5

    Allow na amaanso

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Bahyartan.ihihihihihii haaa layma helo nolol.mashaaaaaaaaaaalahdan gabadha khadraaaaaaaaaay.jahwareeer.

  • @ahmedismail3388
    @ahmedismail3388 2 роки тому +4

    Abdihafid, wan ku salaamaya. sxb this is extremely serious case. If this, this gentleman says is the case, why don't they take legal action? Yes corruption may exist in the west but the moment highlighted is dealt. Somali and Arabs must learn the law of the land they live.

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 роки тому +3

    Bashiir aman ilahay ha idin kuguleeyo waxaa dadka uhay saan

  • @izgokui78595
    @izgokui78595 2 роки тому

    Aad ayaan ku salamayaa walalkena Abdul hafiiid aniga waaxan dhihi lahaa Somali meelkasta aay joogto haallaga so horjosto in ubadkoda la qaato waa ciiil iyo Calol xuma waayn walahii yaa lokala harin aarinkas hala mìidowbo

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 роки тому +8

    Soomaalidu waxay noqotay hilib bisil sabatuna waxaa nookeenay dalkeenoo aan nacnay Meelwalba dayac baakudhacay caruurteenii

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 роки тому +2

    Cabdixafit qeer aan dhamaan alaha kusiiyo

  • @sahroaadamduraan2942
    @sahroaadamduraan2942 2 роки тому +1

    Jzaakallahu khyran

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +1

    Dowladaha Muslimka ah kuwa Madaxda u ah qaar ka mid ah ayaa dadkooda soo bara kicinaayo.

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 роки тому +2

    Allaahu Akbar

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 2 роки тому

    Hore u soco abdi xafid

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 роки тому +1

    Greatings from down under

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому +9

    adinka hada raga somaliyeed usababa nagahan in ilmaha laga qaato wayo ayaga dayaca ilmayowga la qato wa ilmaha bila abah ee laga cararo

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 роки тому +1

      Wllahy adiga carurta aaba la aan miyay kaa tahay

    • @adamgooni2667
      @adamgooni2667 2 роки тому

      Aadiga uu saabab ah taas...maxa aadiga ilmaha aabahood oo heesan weeydaay.....maarka taas waxa ka maasuul ah aadiga
      Aabayo ...reerka waxaa laa raba iinaad aabahood go'aanka aad faraha kala baxdaan..aama ilmaha heesta..oo naaga daaya calacaalka aad meelkaasta laa joogta nagadaaya faadlan....

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 роки тому +1

    Wa ayaan daro ciyaalka laqaadanayo
    Allaah ha ugargaaro

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 роки тому +1

    Allayow noo badbaadi anaga iyo carruurtayadaba

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 роки тому +7

    DADKA LUQADA HA BARTAAN ,WAA LACAG LA'AAN WAANA MUHIIM.

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 роки тому +1

    Sax Mansha allah

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 2 роки тому +2

    Salaansare c xaafid shiikha noo weydii buuga magaciisa mahadsanid adi iyo sh bashiir amaan

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 роки тому +4

    ilmaha waxaa loogu tala galey in uu gaalo noqdo

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 2 роки тому

      Sax waan Kula qabaa sidaa ayaa ka socota western ka oo dhan ✅✅✅✅

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 роки тому +1

    Hooyooyin soomaali ah ayaa ku digta Hooyooyinka ilmaha laga qaatay oo dad waaweyn ah ALLAAH uga cabsada

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 2 роки тому

    Sh bashiir amaan hogaamiye wadankeenu ubaahan yahay ilaahoow ku xifdi

  • @anisamohamed3941
    @anisamohamed3941 2 роки тому +4

    walid fican iyo mid xunba carurta wa laga qata sweden lakin mesha wa in la fahmo ciyaarta garoonka taal dalkana ila xananada iyo siyasada dalka isku xiran

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 роки тому +6

      Dhibtuu waa bilaa sababta loo qaadanayo iyo waalidkoo ilmaha dila. Waxaa ka daran cunugii reerka markii laga kaxeeyo qoyska cusub hadday ilmaha fara xumeeyaan ama ay dilaan dawladda waxba kama qabato? Ilmuhuu waalidkiisa markuu la joogo kaliya miyuu xuquuq leeyahay

    • @faizaahmed4268
      @faizaahmed4268 2 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭 so sad 😞

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 2 роки тому +2

    Sweden waa dal gob ah oo ka gobsan soomalida

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse7912 2 роки тому +2

    *Wariyihu waxaan rabnana ma waydiinayo, wuxuu Sheekhu rabana ma siidaynayo yaab!*

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 2 роки тому +1

    Good

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 роки тому +3

    Sacadaan aad udheer malaba bariyaa lasigaah maxaa kawadaah hadii wax qaldameena soodaa mudane

  • @xawafarahyonis4801
    @xawafarahyonis4801 2 роки тому

    xisbiga shiikha noo sheeg walal aaa u codeene insha allah

  • @aminafarid3521
    @aminafarid3521 2 роки тому +4

    Newzaeland baan daganaan jiray weli kamay dhicin ilmo waalidkii laga qaato maxaa ka khaldan yurub

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 роки тому

      Somhn community yasha hada uk joga ani Sas uma badna lkn way dhacday wana community abayashi ilmaha dayacay 🥲🥲🥲

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 роки тому +2

    m.a masuul sare cawa miiska saran libaax

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 роки тому +2

    Asc. Hisbiga magacis?

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 роки тому +2

    Waa ummad aan meel ay us socoto aanu caddeyn Sheekhan siduu xizbi ugu guuleysan isagaaba jeel galaye 😢😇😇😢

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 роки тому

    Ilaah caruurta ha inoo hagaajiyo walaal

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Nunseses haaa yartan waa layqiimeeyaayoo qadatiyaayoo wax wanaagsan lay quuraaa laygu farxaayoo kashkashleeyaayoo.iyaaaa itiri waaitanfamily.

  • @aminagedi5645
    @aminagedi5645 2 роки тому

    Warka soo daa masuul

  • @ahmedismail3388
    @ahmedismail3388 2 роки тому

    I saw a woman in that mudoharadka saying she don't recognise the Swedish law and it is them.

  • @khadroabdi2403
    @khadroabdi2403 2 роки тому +3

    Dowlada sweden aa ugu tala gashey iney qataan

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 роки тому

      Wllshay adi ma ka badbaaday

    • @khadroabdi2403
      @khadroabdi2403 2 роки тому +1

      @@cabdulahidubad2018 asc wr wb walaakis alxmdulillah alxmdulillah waa ka badbadey alxmdulillah lakin waladinta kale aan la kurboda ilaahey haka soo celiyo ilmohoda amiin yaa rabi

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 роки тому

    Tuugo ilamaha xado waaye wadankaan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Nuseses dhankayga.iyaaaa.waa qofna.nobody.

  • @totallynotme4666
    @totallynotme4666 2 роки тому

    Aniga swedan deganan jiray ilaa malinta soo galay ayey noo sheegeen inanay rabin dad waawayn ee ay rabaan caruurta yaryar sida ay wadan u dhaxlaan markaa waa siyaasad qabow

  • @mohaabdi9230
    @mohaabdi9230 2 роки тому +1

    Still we are waiting.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 роки тому +1

    WALEE KAN WAA; MID DAMIIRKIISII NOOL YAHAY OO ILAAHIIS XASUUSAN:

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 2 роки тому

    Bisinka

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 роки тому +2

    ODAYAAL SOW MA OGIDIN IN WADAMADA GALBEEDKA, DAD AAN ASALKOODU CADAAN AHAYN IYO KUWA KALE IN KALA SHARCIYIHIIN , INKASTOO AYNU KU BADBAADANAY---ISKU SOO DUUB KEENII AYNU KA NIMID BAA KA XUN SHANTA SOMALIYEED MEEL CADAALAD TAALO MA JIRTO

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 роки тому

    Somali ciduu ushaqeeyo oo ka Dan beeyaa carabta dadkooda saan ma aha yaab

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 2 роки тому

    Kasoo yaaca sweden hadaydaan ku qanacsanayn sharciga wadanka

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 роки тому +2

    Yarabi uhiili dadka laga qatay carurtah

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 роки тому

      Ameen ameen yarabi muragada haka dulqado hooyoyin kas dhiban muragsan ilmaha laga qatay hauso celiyo ilmahooda yarabi inti Muslim murugsan kurbadsan haka dulqado kurbada

  • @anisaosman6192
    @anisaosman6192 2 роки тому +1

    waa saa hadalka u dhigtay maahan c/xafiid ee waa sida xaalku yahay!!ka fiirso eraygan hadalada Qaarkood ma mudna inaad Soo dhexgalisid Eraygaan !!waa sida hadlka aad u dhigtay!!

    • @saraali8581
      @saraali8581 2 роки тому

      Wuu ku qasban yahay saas
      Waa wariye. Sidaad hadalka u dhigtay in la dhaho qofka

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 роки тому +1

    Walahi waa calol xumo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Nunseses, yarta waaitan haa waayarahay bahyar xaasad haaa ihhihhii tanten malayqaaetay.iyaaaasngabadha khadraaaay yar. Kudano hadaan noolaaado family unbaaan qoftan ka ahaye.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 роки тому +1

    Iska dhaaf Ruushkii ayaa u soo socdee, caruurtooda ayaa gacan gashay

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 2 роки тому

    😂😂😂😂 kan asagaa dhacay dowlada Sweden.skol ayuu maamule ka ahaa ilma lacagti skolka ayuu dhacay oo bank ku furtay. tuug tuug dhalay Waaye

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 2 роки тому +1

    haday rabaan wa nabar intay somaalia jogeen ku dhacay caruurta

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 роки тому +1

    Ugu danbayn C/xaafid waa ka soo hadlay

  • @izgokui78595
    @izgokui78595 2 роки тому

    Dadkan ilmah lagaqato haduu ilahy nabad oogu sowada cesho so carara mesha fadhii mayale tolay ma somaliyo nabad ah Ama suriiyo nabad ah ayaa taan iiman lahay soguraa

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 2 роки тому

    wuu cadho hadlaa. dawlada ayaa lacag ku haysata sheekha
    n. skolk ayuu ka ahaa maamule lacagti ayuu ku furtay Bank 😂😂😂

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 роки тому

    Sidad hadalka udhigtey ma aha ha cabsan waayo runta ka hada diintada ayaa werer lagu yahey idaacadaha carabta ma cabsadaan ragiina somalida idaacadahooda wey cabsanayaa u hiilya dadkiina xaraam

  • @batkanageeye1980
    @batkanageeye1980 2 роки тому

    Asc aad ayaad u mahad san tahay arintaan aad nooqabatey sidaan uu olole uu ubilaabay yuusan kaharin waa sax faquuqa umadaha islaamka ah alle haka qabo xaasidiinta islaamka ku mash quuley

  • @governoyarimi8668
    @governoyarimi8668 2 роки тому

    Xasbiyallah wanacmalwakil

  • @hamdiomar2562
    @hamdiomar2562 2 роки тому

    War somlida waa dadka ogufincan walika ka ficaan major ilmonammadilan.

  • @abdirahinhassan1635
    @abdirahinhassan1635 Рік тому

    Fatxi2

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 2 роки тому +1

    Sabab la aan lama qaato caruur ta. Maxakamad baan joogi jiray caruuta lagu qaato dalkan uk . Markaas soomaalida wax baa ka qaldan. Ilmahaa si fiican ugu labis, markastay u meedh, cunto ku filan sii, af ka wadanka baro, ilaali, shaqayso, cayr ha qaadan,

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 2 роки тому +4

    Somalida been badan sweden waa danahay 24 sano qof o ilmaha lagam qato haduna asag dayiciin nagaha caruurta haysato oo intey guriga ku xiran ayey aroos ayey adan qarkood ayuuto ku galan lacagta caruurta waay rafadiyan markasa laga qata

    • @anisamohamed3941
      @anisamohamed3941 2 роки тому +2

      Amira wey dhacdaa in waalidka janis laga Helo sida loga qaato ilmaha arooska laftiisa malayacni janis waa siisay galada wayo meshan maha somaliya cadow badan aya ilmaha leyahay

    • @ahmedmohamud82
      @ahmedmohamud82 2 роки тому +9

      BOQOL SANO DAGANOW HADAAD RABTO MA AHAAN MACNAHEEDA ADIGA HADEEY QADAR KUGU DHICIN IN EEYSAN JIRIN WAX DHIB AH WAXA LA YIRI BOQOLI BEEN MA SHEEGTE ADIGU BALE EEBE KUGU RARAAY MARKA WALALAHA U DUCE O AFKADANA KA XIRI

    • @fahmohersi4197
      @fahmohersi4197 2 роки тому +5

      Waxaad tahay calooshii la cayaar ha ku digan umada dhibaataysan kuma habaarayo laakiin waxaad u egtahay qof aan aqoon badan lahayn oon fakarin SHAME ON you

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 2 роки тому

      Waa ku sugatay thanks

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 2 роки тому +2

    Nag waliba nin ilmah ka dhalay marki la qatan nag unba qayliso awaay kii ka dhalay kkk sababto waxa weye labo qofo dayacan aya caruur laga qata somalida i karan wali ma arkin nin somali oo ilmihisa uu hadlayo uuf

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 2 роки тому

    Dowlada Sweden ayuu dhacay. waa tuug adeer dowlada ka daa beenta 😂😂😂😂

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax6316 2 роки тому

    Hadaad gubi laheydeyn guryaha ku wa caruuraha qaata ama aad dili laheydeen naagaha sosialka mar danbe caruur mey qaateen

    • @lipanfaarah9508
      @lipanfaarah9508 2 роки тому

      Oo inta lagu soo dhaweeyey lacag iyo guri lagu siiyey miyaad gubaysaa guryaha dadkii lahaa ?

  • @abokorahmed5361
    @abokorahmed5361 2 роки тому +1

    😭😭😭😭👎👎👎👎😭

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 2 роки тому

    ar been badnaa sheekh ayuu isku shegaa. war ilaahay ka yaab 🤮🤮

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 2 роки тому

    Muuqaalkii ugu layaabka badnaa Asbuucan✅
    Nala soo daawo ▶️😀
    ua-cam.com/video/G_6mVOCoOi0/v-deo.html 🖥🖐
    🚨 Subscribe Like and Share All Somali 🇸🇴
    UA-camrs and Tiktokers 🥰🖥👏🚘✅lli