DEG DEG: FARMAAJO, SHARIIF & FAHAD YAASIIN OO DIYAARIYAY XILDHIBAANADII UGU BADNAA & MOOSHIN CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 85

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 11 днів тому +5

    Waxaan ubaahanahay shiikh sharif , waa geesi, waa halgamaa , mayaqaano dhul boob, ma barakiciyo masaakiinta ❤❤🎉🎉🎉

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann 11 днів тому +9

    Dalxoreeye haduuba Xamar Nabad ka dhigay ilaa Xaradheerana xoreeyay mar kale hasoo laabto. Shariifna hala soo xero

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 11 днів тому +5

    kuligod waxey ahan jiiren madaxdi hore xasana hada madaxwene ah hasugano waqtiga soomaaliya awood qeebsiga ciidmaqan majirto doorasho halo diyar garobo

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 11 днів тому +4

    Ninkii Dalkaaga Afka ku Difaac Farmaajo ku fashilmay iyo sh sharif dagaal makaxkamaha Shareecada maantana Distuur Distuur ku Qafiifay Lakin Adiga dawaladnimada Tageereynaa

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s 11 днів тому +4

    Muusinkii Doorashada Somalia Waa La Galay
    "Ninba Wax Is Leh "

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому

    Mahadsant walaalkey garguurte umadda allaha kaqabto 🙏 👌 🙏 👌 🙏

  • @DadirBerey
    @DadirBerey 11 днів тому +4

    Dhax dhaxaad nimo ku dadaal si hadal la daada loo daa wado runta sax daa kahadal aderow

  • @عبدالرحمن-المقدشي
    @عبدالرحمن-المقدشي 11 днів тому +2

    Mooshin ma aqbalayo balse waxaan aqbalayaa Afgambi ciidan, waxaan u baahannahay nin awoodleh geesi ah waxna xukumi kara oo intuu magaalada la wareego waxaan baarlamaan waayay la yirina uu kala diro nadaam cusub oo Dawladeedna dhidibada u taago.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 11 днів тому +1

    Waa wax lagu farxo in jubbaland iyo putland ay go,aan soomaaliya inta uu xasan joogo kursiga.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 11 днів тому +1

    Comments kayga waxaan aad ula yabaa shicibka Soomaaliyeed ee ilow Shahar dhow miyey san xasuusan waxa ay nagu suubiyeen Farmaajo iyo Fahad Yaasiin shicibka muqdisho degan ma iloobeen dhaqso qaraxyada iyo dhalinyaradii Soomaaliyeed ee jaamacadaha ku dhufo ee ka dhaqaaq lagu leen jirey ma iloobeen hooyoyinka Soomaaliyeed wiilashooda oo ciidamada Farmaajo wadaooyinka xabada iskaga furi jirey shicibka Soomaaliyeed oo habeen kasto meydadka dhalinyaradii muqdisho laga qaadi jirey ma waxaad soo ceshanaysaan Farmaajo iyo Fahad Yaasiin. Ma,ymul vaa ilowsha dhawaa.

  • @tahliilj
    @tahliilj 11 днів тому +5

    Farmaajo, Shariif iyo ccshukuur Iyo cidkale oo foowdada wadanka kuwada laga yeelimaayo waana Nabad diid

  • @MaxamedShnuur-t6e
    @MaxamedShnuur-t6e 11 днів тому +1

    Waxan kuriyoday R waxaa xamse
    Oo xilka lagaqay
    Januwre:1: :20: 2025

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 11 днів тому +2

    Etiopien iyo kenya hadan lagasain somalia dowlad manoqonayso

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 11 днів тому +2

    Xildhibaanada anniga ha leygu daro

  • @abdullahihassankb300
    @abdullahihassankb300 11 днів тому

    Maa la sugo waqtiga doorashada mise waxaa ku xukeenteen shacabka ineysan marnaba nasan oo qax ku jiraan.Allah ka cabsada

  • @tahliilj
    @tahliilj 11 днів тому +6

    Guul doorosho qof Iyo cod ah inshaallah

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 11 днів тому +1

      Qof iyo qori

    • @tahliilj
      @tahliilj 10 днів тому

      @ahmedabdi33 qaran, horumar ,bash bash,barwaaqo iyo birmade billadaha aduunka oo dhan

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 9 днів тому +1

      @@tahliilj biladii qubuura faagashada nin youtuber ah oo saaxir ah baa gudoonsiiyay hhhh hhhh, sxb Hassan ilaahay baa qaawiyay ma asturi karaysid adigu

    • @tahliilj
      @tahliilj 9 днів тому

      @ahmedabdi33 war nin raga ayaa Wax lasiiyaaye marxuun nool cid eegaysa maleh dalxoreeye illaah swc hadhowro waana dooran yahay maxaad kaqaadi kartaa

  • @cabdullaahiaxmad723
    @cabdullaahiaxmad723 11 днів тому +1

    Abgaal xuseen cabdule haga qabto asagaa isu leynaaya

  • @abdurashidabdulleabikar5902
    @abdurashidabdulleabikar5902 11 днів тому

    Mahadsanid Weriye Ruug Cadaa ah, Guul baan kuu Rajeynayaa Ustaad.
    Abdurashid Deyl

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 11 днів тому +1

      Haye maxaad ku anaantay Mr. 📞 box 😂😂😂😂😂😂

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 11 днів тому +1

    ,hayimadano haolo leeyano lakin. 4 sano kadib yan buuq nola kenin xasan isaga xukumo wadanka xilka kama dhaman imada wadankan hore uwadkisa kashaqeya

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 11 днів тому

    Aniga dadka dowlada kashekeeyo layabaa waar somalia waxaay udamataay malintii dastutrka labadalaay e rerwalbo dhulkisa hajogoo mardambane dowlaad somali lamadhahoo oo laiskugu imanajirii mayso hasaan sheikh hogamiyahaa usc from afmadow jubaland

  • @AbshirAli-p7e
    @AbshirAli-p7e 11 днів тому

    Si uun bay ku dhamaan taa waana la garan

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 11 днів тому

    Saas waayay wuxuu isaga sameyn jiray aa lagu sameynaa

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 11 днів тому +1

    Siyaasiyiinta fashilmay hanagu soo dhisin Dalka qof iyo cod ayuu aaday dalxureeye xafidu Allah 🎉❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 11 днів тому

    Waa waajib in dalka la badbaadiyo wuxuu noqday meel la isku haysto oo la boobayo.

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 11 днів тому +2

    Qof maalinki xilka uu wareejiyy Katagy wadanka oo qadar degan baa wadanka kahadlaya

    • @Calicabdulahi123
      @Calicabdulahi123 11 днів тому

      Oo sida xasan tuug miyuu ahamed madoowe taageri lahaay

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 11 днів тому

      @Calicabdulahi123 waxa beenta loo jilaya waa adi kuli lacagti lagaa qaty baa qadar guryo logu gaty

  • @SMATransport
    @SMATransport 11 днів тому

    Jiha warer majiro dorashada ha lesugu yimado dorasha qof cod ah mucaradka ma raban

  • @cabdullaahiaxmad723
    @cabdullaahiaxmad723 11 днів тому

    Asc xuseen cabdulle buntiland iyo jubaland adaa nooga daran ee allah ka baqo daalin baa tahay tuug ah

  • @Yussuf-y2l
    @Yussuf-y2l 11 днів тому

    Somalia is dead ...... Kenya, Ethiopia & Arab Nations they are doing what they want in the country. And the countries president is travelling everyday for begging if he's given $1000
    He can do everything they want the enemies

  • @SMATransport
    @SMATransport 11 днів тому

    Idmane maxey ahed ma shekadaas miyaa noo kenten ma dadka ayaa rabtan inaa dhacdan

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 11 днів тому

    Yen ku dilen kooxda xasan qaburo fakate iska jir moryanta dadki barakiciyay

  • @moa.9902
    @moa.9902 11 днів тому

    Ma jiro siyaasi soomaaliyeed oo DAACAD ah, sabbtu tahay, Formaajo waa ninkii Abi Axmed u sixiixay 4-ta dekedood ee dalka, isaga oo wax uu uga baddashay taas aanay jirin sida ISTIQLAALIYADDA soomaali galbed, Sheekh Shariifna, hadde kama hadli karno, oo waa ninkii badda ka iibsaday Kenya.

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 11 днів тому

    Xassan Horror Waaye Dalka Waa In laga Qabtaa Xabad Siyaasad Kama Yaqaan Shacabkuu Isku Haleenaayo Xagee Joogaan doorashada Keligiis uusameestay Gudiga DoorShooyinka Keligiisa Sameestay Yaa Ka Yeelayo

  • @muqtarmohamed1179
    @muqtarmohamed1179 11 днів тому

    Faramaajo. Iyo shariif fahad Yasin wax dhaama ma wadaa maya wax macnaaa ma lihid

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 11 днів тому

    Wadanka oo xor ah ayaa loo dhiibay M hada jooga waa in loogu yiaadaa Somalia oo xor ah

  • @CaliSaciidmaxamed-h6k
    @CaliSaciidmaxamed-h6k 11 днів тому

    Xuseen jooji waxaad wado wax kasta leysagama hadlo

  • @ShiineSoop-y5u
    @ShiineSoop-y5u 11 днів тому +1

    😂😢😅😮😢❤😊😊😅😮😢

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 11 днів тому

    War xasan shiiq oo dastuurka jjeebka gashaday halaqabto banaanbax halaqabto looga soohorjeedo xasan shiiq

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 11 днів тому

    Adiga iyo Alshabaab yaa daran isma ogid dagaalka aad deganaanta Somalia ku heeysid

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 11 днів тому

    ADIGA MIYAA KA MIDA KUWA LA DIYAARIYEY

  • @AyuubYare-q5v
    @AyuubYare-q5v 11 днів тому

    Walaal maad iska cadeysatid mucaaradnimadada sxb waa lagu fahmay shariif walaalkiis kkkkkkkkkk

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 11 днів тому

    Mucaradkan lajirna maxaayeelay xasan xumow waa dalbaabashe

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 11 днів тому

    Hhhhhh 😂
    Soomalia Soomalia
    Sow ka ma horayso horta magaca Soomalia in la qeexo wiil kow ma laysla qirsan yahay Dalka Soomalia Ee Aad ka hadlayso kan Uu yahay

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 11 днів тому

    Hadii cidkastaa ay eed jeediso yaa saxan? Weliba kuwii aan ogeyn markii ay xilka hayeen wixii ay sameeyen.ayaa maanta ugu qeylo dheer 😂😂😂

  • @Ayaanlebarre
    @Ayaanlebarre 11 днів тому

    Kan hadlaya somaha kii cilka qabay ee sharbaha weyna ilahow kuwa cilka qaba hanaguso celin markan madaxweyne xasan sheeq dilalin waweyn aya darfaha ku dhagan cadowga dibadana walosi fududeynaya wlhy alow na amanso

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 11 днів тому

    Doqon yahaw weriyanimada soo baro madaxweyne xasan shiikh danta dalka asiga ayaa og

  • @Mustafguuleed
    @Mustafguuleed 11 днів тому

    Afhayeenka mucaaradka soodhawow.

  • @IbrahimHussein-c1q
    @IbrahimHussein-c1q 11 днів тому

    M.weyne xasan rabigiis hatalo saarto wixii shalay diiday hakajoogo maanta inuu layimaado itobiya iyo kenya hal mar xiriirka haujaro wanaag nooma hayaan hadaan nahay somaali

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 11 днів тому

    Madax weene dacada maxa ooweyne nacalad ha kudacde shiik sariif wax dama malahn xasan jilicsan hadow naag ahan laha itobiya iyo kiniya wase leheed😢😢

    • @AbdirisakMukhtarAbdirahman
      @AbdirisakMukhtarAbdirahman 11 днів тому

      kkkkkk Shariif soo kan Kenya bad ka saxiixatay oo uu Xasan shiikh maxkamad geeyey? shariif nin ka jilicsan wadanka soo ma marin. waa ninka Garowe ONE iyo Garowe TWO lagaga macsiyeystay

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 11 днів тому +1

      @AbdirisakMukhtarAbdirahman ya oo diibana marka wa yaabe😂😂

    • @AbdirisakMukhtarAbdirahman
      @AbdirisakMukhtarAbdirahman 11 днів тому +1

      @ kulli inta hadda siyaasadda nagu matasha waa wada daneysteyaal. Hogaan fiican ALLAHA noo soo saaro

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 11 днів тому +2

    Xasan waa tuug waa tuug waa beenale waa shaydaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mahadsenid guul somalia

    • @malcoloshabaz6865
      @malcoloshabaz6865 11 днів тому

      😂😂sax

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 11 днів тому

      Tuug abdirahman abdishakur sheekh shariif majnun farmaajo waaa beenaloshin wana sheydan mahadsanid madaxweyne hasssan sheekh guuleyso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 11 днів тому

    Dhago maqla maleeyahay Xasan Sheekh

  • @ryusuf3409
    @ryusuf3409 11 днів тому

    Xasan marxuuum asagaaa halkaaas is dhigey, gadkaad ku tirsaneed hadad jarto qoraxada waaad is arkeysaan, Xasan shekh maa moshin laga keeno 🤔 Xasan haduu oganayaa waxuu yahay

  • @FaataxoHaaji-y2j
    @FaataxoHaaji-y2j 11 днів тому

    KIR KIR YAHUUDA NAGA AMUS

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 11 днів тому +3

    Calooshooda ushaqaste yaale iyo shisheeye kalkaal dlaxoyeeye huuno fusaba umahayo sorry kudheh waagudaafad looma joojin doono guuuuuuul daxoreeye🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 11 днів тому

      SubxNalah ma ninka cidanka bada etopia slaanta ka qatay ee mydka cashurya bad no xydinysa

  • @MaymunMohamed-f1y
    @MaymunMohamed-f1y 11 днів тому

    Adeerooow dadka wax dhagahooda u fiican inaad sheegtaan ayaa fiican nimankan aad buun buunineysid soow kuwii aan ogeyn 30sanno naladegay soow ma aha adeeroow

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 11 днів тому

    Xasan munafaq ilahaw kaqabo dalka iyo dadka

  • @Shankharon
    @Shankharon 11 днів тому

    waxey qaadayan ma jirto runta xoog yeelaneyso

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 11 днів тому

    Somalia
    Marabou
    Dw.ladnimo.wadamadi.khaliidka.amal.hakalatagto.6.da.mamul.gboledAda.wa.6.dwladod.7.kuah.mogadisho.fii.amanilah

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 11 днів тому

    Gùul

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 11 днів тому

    Doqon yahow naga amus

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 11 днів тому

    Guul doorasho wof iyo cod insha Allah

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 11 днів тому +1

    farmajo waa tuugi shalay xasan shiiq waa tuuga manta qof xaran cunin ma jirto

  • @HasnoAden
    @HasnoAden 10 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @abdifarah6242
    @abdifarah6242 11 днів тому

    Wariye beenaad ah ayaa tahay views raadinee gaajo

  • @abdibare5825
    @abdibare5825 11 днів тому

    Waryaa cbb ayaa tahay khuuy waryaa

  • @Mumtas-p3t
    @Mumtas-p3t 11 днів тому

    Loo joojin mayo

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 11 днів тому

    Wasaarada Arrimaha dibada Soomaliya waa qalad in loo dhiibo 2 Wasiir oo isku beel ah
    1, wasiirka arrimaha dibada Hawiye
    2, Wasiira dowlaha A dibada Hawiye
    Maxaalaga wadaa waxas ?

  • @mahamedwarsame1214
    @mahamedwarsame1214 11 днів тому

    Beenaale shariif waa kee

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 11 днів тому

    War xasan shiiq oo dastuurka jjeebka gashaday halaqabto banaanbax halaqabto looga soohorjeedo xasan shiiq