QIYAAS CUNTADA MAGACEEDA TEAM WIILASHA / QOSOLKA ADUUNKA😂😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 кві 2024

КОМЕНТАРІ • 571

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 місяці тому +52

    Arimeheena +ceydah+yasir: ciyal xamar😂😂 amiiro intakle wa dulmisey😂😂

    • @BasroBishar
      @BasroBishar 3 місяці тому +3

      Cunto rer xamr le kentey cuntada islanka mekento

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 3 місяці тому +20

    Ku sali Nabigena the best best ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 3 місяці тому +121

    Iso ducee cwda xnunsanhy😢team amiira

  • @user-gz7bm6hx3g
    @user-gz7bm6hx3g 3 місяці тому +101

    Team amira one like

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 місяці тому +77

    Wlhi amiira markan fiidiyowgeeda arko wanbo iska farxaa❤❤kalaamuudo ay sheegi wyen❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +10

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @NasraAxmedshaqale-wo6fx
    @NasraAxmedshaqale-wo6fx 3 місяці тому +45

    Illaahow wxan hadan waligay arkayba😂😂😂 reer waqooyi mayla yaban tihiin😢😢😢

  • @user-eg6uw4tw8x
    @user-eg6uw4tw8x 3 місяці тому +68

    Hooyada iga xanuusan iigu soo duceya pls 😢

    • @user-ez8eo2bc9u
      @user-ez8eo2bc9u 3 місяці тому +2

      Allha ku cfio😢

    • @Nawaal12
      @Nawaal12 3 місяці тому +1

      Ilaahey haku caafiyo

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 місяці тому +1

      Allha ku cafiyo 😢😢😢

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 3 місяці тому +1

      Αℓℓє нαcfiyσ ωℓℓ

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl 3 місяці тому +1

      Allh caafimad degdega ha siiyo mom mcn amiin ya rabi😢🤲🤲😢🥺

  • @Halaazi10
    @Halaazi10 3 місяці тому +34

    Amiira qurux fans liketa isku mujiya 😂❤🙌🏾🔥

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 3 місяці тому +37

    Gusy plz
    Plz amiiro aan gaarsiiino 900k waayo ceyda 7:94 buu marin plz amiiro aan gaarsiino😢

  • @Inacarale
    @Inacarale 3 місяці тому +33

    Saki somali umadena maha ninac dhecan kulha😂😂amiiro barnamijkan funny gabdhaha kasugeyna😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +23

    Arimaheena caadi maaha waaw wax badan oo aan kasi waayay ayuu sheegay 😅

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 3 місяці тому +1

      Lkn sideey bareeja ku noqdeen xisaabta maala qalday arimeheena waxbadanbuu sheegee

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet 3 місяці тому +21

    Gabdhaha neh soo samey amiiro 😂❤❤😊😊🎉🎉🎉

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 місяці тому +35

    Asxbta salax jj aan u duceyno allah inuu cafimad siiyo 🤲

    • @Nawaal12
      @Nawaal12 3 місяці тому +1

      Amiin yaarabi lkn maxa ku dhacay😢

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому

      Mxaaaa ku dha cay wll jj

    • @user-lh5hf4fq9x
      @user-lh5hf4fq9x 3 місяці тому

      @@cabdallaxidig-uf3dsvitiligo aa la dhahaa google ka ku qor sawirada fiiri afsomali kuma aqaan wax dhibana malahn
      Kalsooni buu isku qabaa ka daaya tooshka

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 3 місяці тому

      Allah cafiyo salax jj

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +15

    War guys macalinka dha gax miyaaa kula haaaaaa😂😂😂 macalinka. Vuny waye 😂😂😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 3 місяці тому +19

    Macalinka ceyda wax bena u dhipoyo ceyda dhip badnaa😂😂😂😂

  • @Nasrayasinshmohamed
    @Nasrayasinshmohamed 3 місяці тому +18

    Amiiro wa ku tageraa abayo keep going ❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 3 місяці тому +17

    Amira walashey mcn keep going void kaga halhawen imadhafo wankutashta❤😂

  • @Fatuzh
    @Fatuzh 3 місяці тому +7

    Zakariye waxisa dhan xoog waye wax walba waxu dhaha asaga waaye mana ahan🤣🤣🤣🤣🤣🤌

  • @yusracabdiraxmaan9964
    @yusracabdiraxmaan9964 3 місяці тому +11

    Wow cawa Teamk aad soo xulaty aad ufiicnayen😂😂😂funny waye,Midbaa yiri "Ninac dheecan"😂😂😂cwa cunto rer xmr uso aruurisy

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +13

    Ceyda eey maclinka cadi ugu waalay😂😂bur jar jar dheh

  • @Faaadhi114
    @Faaadhi114 3 місяці тому +3

    Amiiiira ciid mubaarik❤🎉🎉🎉
    Alle swt ciidan ciideeda caafimaad iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo muuraaadka aan sanad kan leeyahay alle swt khayr iyo wanaag ha iigu guuleeyo qof walba oo muraad wanagsan leh alle swt ha u dhibyareeyo muraad kaas ❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHuseen-jw2sc
    @ShukriHuseen-jw2sc 3 місяці тому +6

    amiiro hadii aan 1m iyo kabadan kugarsinkaro wan kugarsin laha wlhi❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +9

    caawada macalinka se waaye Amiira yacni waa soo qaladay noh 😅😅😅

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +26

    Ceyda caloosha i xanuujisa wlhi adi iyo macalinka bacqqfiif ku sii xirooya kwrn ceyda dhibloow 😂😂😂😂

  • @samaaxmohamed-ic3yk
    @samaaxmohamed-ic3yk 3 місяці тому +11

    War cunugaan hada ku soo biirey team ka qrxloow waye❤😂😂

  • @AbdirhiinAhmadAliSubye
    @AbdirhiinAhmadAliSubye 3 місяці тому +9

    Arimahena Wuu qalde Jawab ta Mahan Ninac lubani Ee Waa Ninac Bur bur
    Ninac Lubani Kokale Waye Ku Qor Tiktok Ama Google Si Aad U Arag to qabta Labat Kuso Samey Gabdhaha Markad Furesid na Barnamij ka Kaso hadal Osax Si Aan O Ogado Inad Aqrise Qoral key ka Wayo Asxabtata Ka Mid Ahay Dar Aala Na Waku Jclhy Mahad Sanid 💝Ilkuma Arag to ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +8

    Bisinkow😂😂salaax run malodile filim lo ahyeee maxwye waxa madaxa ugu dhagn

  • @user-fatimo
    @user-fatimo 3 місяці тому +3

    Amira musalsalka sida loo duubo noo soo samee plz behind camera ❤

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 3 місяці тому +6

    Amiira beena nosshektay giveaway anka suugeena naga so gar Bax inta sugeysa ismujiya👍📍

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +8

    Rer xamar is wacdeen arimaheena io amiira wana gadeen😂😂

  • @hassanmahamudshekh8102
    @hassanmahamudshekh8102 3 місяці тому +5

    Arimaheena ragga wuu ka weeynyahay eee ka biixi cayaarta amiirooy😂😂😂

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 3 місяці тому +8

    Alla waa fury macalinka io wilka cusub funny wye amiiro plz kuso celi😂❤

  • @SulekhoApdi
    @SulekhoApdi 3 місяці тому +6

    Yaasir wan ka helay ❤😢😊

  • @user-ms1ry2zm6d
    @user-ms1ry2zm6d 3 місяці тому +17

    Reer xamar inaga cimi badan ilaahow hadan xabad kagartey waxaaso dhan 😂😂😂

  • @sawdasaleban5373
    @sawdasaleban5373 3 місяці тому +3

    Keep going my boqoradydii❤

  • @MR.DADAyare
    @MR.DADAyare 3 місяці тому +5

    Team yasir finally amiira wa so qawate❤❤❤

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 3 місяці тому +6

    Amira cwa yaakaa fcn game lcg ku bixineydaa yaakaa fcn sxpey misse yaasir wiilka cusub kuso dhaweenaysaa😅😂😂😂

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 3 місяці тому +6

    Amiira qurux 900K oo subscribe ah coming soon insha allah

  • @amiizhaxaamudguray8909
    @amiizhaxaamudguray8909 3 місяці тому +2

    Amiiray challenge sooceli waa xaraamee 😂😂

  • @user-sw9bg3tu2x
    @user-sw9bg3tu2x 3 місяці тому +4

    Amiira qurux wan ku salamay my sister ❤

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 3 місяці тому +5

    Yeeey cawa game fcn baa kentay amiira 😊

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 3 місяці тому +6

    Macalinku suu haa iyo dhagxaan miya u dhahey😂😂😂

  • @daganugaas9028
    @daganugaas9028 3 місяці тому +3

    Meshan ciyaal xamar iyo ciyaal gobal walagu kala haray wlhi vivi ciyaal xamar arimaheyna nagu matale❤

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 3 місяці тому +2

    900K insha allah cafter ciid❤🎉

  • @hamdaa8740
    @hamdaa8740 3 місяці тому +7

    Amiira cawa macalinki mad keentay 😂

  • @SamiiroSaciid-ey1wu
    @SamiiroSaciid-ey1wu 3 місяці тому +3

    Eid mubark all team 27❤

  • @user-fs1ew5rn9h
    @user-fs1ew5rn9h 3 місяці тому +16

    Ku sali xapipkan Maxamed scw ❤❤😊😊

  • @baashixasan1393
    @baashixasan1393 3 місяці тому +1

    Saalax jj.riwaayada calaf miyuu ku dhaawacmay

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 3 місяці тому +6

    900 kamisuun ❤❤❤❤welcom yaa gaar siinaayo❤❤

  • @user-tk2rw8iz2p
    @user-tk2rw8iz2p 3 місяці тому +2

    Team Amiira 🎉🎉🎉 congratulations let’s go 900.k

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 місяці тому +2

    Coming son 900k amira qurn❤❤

  • @bellamia8888
    @bellamia8888 3 місяці тому +1

    walaalayaalo ii soo duceeya aarin ayaa sogayay sadaax sano adingoo mahadsan

  • @user-kd1nn2bx1k
    @user-kd1nn2bx1k 3 місяці тому +2

    M.a amira qurux horey usoco ebidka sis

  • @kowtharmohamed1072
    @kowtharmohamed1072 3 місяці тому

    Abaayo horay usoco 900k come soon

  • @amiisha__cadee
    @amiisha__cadee 3 місяці тому +2

    Pls gabdhaha soo sameey abyo😂😂❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 3 місяці тому +1

    Coming soon 🔜 900k Amirada ❤❤❤

  • @FaizoMuhiyadiin
    @FaizoMuhiyadiin 3 місяці тому +4

    Amira wan jeclahy lkn wxn ka jeclahy markay xijpka wadato❤❤

  • @KaraamoMuudey
    @KaraamoMuudey 3 місяці тому +4

    Welcome back

  • @nimcoxasan-xj3hv
    @nimcoxasan-xj3hv 3 місяці тому +5

    M.a yasir wad so dhaweysen

  • @CabdiqaniXaashio
    @CabdiqaniXaashio 3 місяці тому +3

    Macalinka fany waaye❤

  • @ibrahimNuurHaaji
    @ibrahimNuurHaaji 3 місяці тому +1

    Ciid Mubaarak

  • @HabiboOmar81
    @HabiboOmar81 3 місяці тому

    Yasir wllhi waa legend oo birta calashada maila aragteen😂😂

  • @queenxafsiina2462
    @queenxafsiina2462 3 місяці тому +2

    Arimahena rer markod eh wxn weydinysa macaninka funny wye😂😂😊

  • @DAGANIsmacil
    @DAGANIsmacil 3 місяці тому +1

    Amira musalsalka sida loo duupo noo soo doop behind camer plz🥰

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +1

    Amiiro qurux icant wait 900k ❤

  • @zeyuubilal4609
    @zeyuubilal4609 2 місяці тому

    SHEIKH QOSALKA ADUNKA WEYE😂😂😂😂

  • @user-ss8hi8in1j
    @user-ss8hi8in1j 3 місяці тому +2

    Adiga ay uhorey Amiro qurux 💋💋💋

  • @AxmedCabdi-mt2sg
    @AxmedCabdi-mt2sg 3 місяці тому +1

    Nabikeyna maxamed ku sali scw❤❤

  • @user-kn4oh7eq9p
    @user-kn4oh7eq9p 3 місяці тому

    Xabiibti koko. Adi blz blz soo sameeya nooh iyo sundus king ceyda ❤❤❤😊

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 3 місяці тому +5

    Buur kaki waye😂 mandzi kenyan dhahan😂

  • @user-en7vk3su7f
    @user-en7vk3su7f 3 місяці тому +5

    Saalax daqaradii uu filimka kujilayaa kuyaalee wuxu madhab bay ahaayeen oo waa ladaqra

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 3 місяці тому +10

    Yaaris io arimahena ciyal xamar asal waye yaah😂lkn kuwan mxaa ku dhacay mac macaanka reer xamar ka dhan mayaqanan😂😂

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 місяці тому +5

    walaahi xabad kama garaneey erayada reer xamarka

  • @lukuluku1106
    @lukuluku1106 3 місяці тому +9

    Asc Team Amira Eid mubaraka❤❤

  • @user-uc7iy5th7m
    @user-uc7iy5th7m 3 місяці тому +6

    Koko sxb tiriibka dambe is adke adaa kulajiraa
    😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @muscabcabdullahi319
    @muscabcabdullahi319 3 місяці тому +400

    Cudur aan la 'aqoon alee hakùgu rido cadaad like iladhaafto😂😭😭

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 місяці тому +9

      Acuudu bilaah baqdinaba usaare 😂😂😂

    • @AishaMahad-du3vw
      @AishaMahad-du3vw 3 місяці тому +4

      Xaasid dhimo 😂😂

    • @Inacarale
      @Inacarale 3 місяці тому +5

      Walhi kabaqayo kusary😂habar badnida yaa iska kadhalay😂😂😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 місяці тому

      Adi allh ha kugu ridi ma waxa igu ledahay istub yahow 😏😏😏😂😂😂

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl 3 місяці тому

      Yahu wan ku sry ilhow hy tusin😂😂

  • @moktarhusein1585
    @moktarhusein1585 3 місяці тому +1

    Dhaadhu meesha aan ku maqlay ayan fadhiya😂😂😂😂

  • @user-bz3uk5gf1p
    @user-bz3uk5gf1p 3 місяці тому +9

    Asxaapey caawa amiira ayaa lcg bixisay yaab ma ahoooo😂😂😂😂

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 3 місяці тому +1

    Amiira gabdhaha kusosamey❤😊

  • @user-fl3hq4on4i
    @user-fl3hq4on4i 3 місяці тому

    Wallahi arimaheena isku xaafadaa aheyn teamed ree marko deriskeyga xalaasha Arimaheena

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 3 місяці тому

    Kan yar funny waaye groubka ku cusub😂😂😂

  • @caaliyacismaan5805
    @caaliyacismaan5805 3 місяці тому

    Liima anjarta ay garn wayen ii soo dhiib😂😂amiira

  • @AyaanEid-pc9jj
    @AyaanEid-pc9jj 3 місяці тому +1

    Abu salad Walagu soo qalday 😂bur soon kulahaa 😂😂😂

  • @FtuushxamseQalbi
    @FtuushxamseQalbi 3 місяці тому +1

    Amiira abyo mcn cimaraan nodaya pls waxnhy tagerihiise mamad kl hadl ❤

  • @maxamedcisman2443
    @maxamedcisman2443 3 місяці тому +3

    Maclinka fany waye wallhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +8

    waraa saalax wajiga maxa uga dhagan jiliinkii muu isku hilmaamay 😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 місяці тому +1

      Dee run run ee ugaraceen😢😢 7:41

    • @fatuush1139
      @fatuush1139 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @DeeqaDegan-bu4it
    @DeeqaDegan-bu4it 3 місяці тому +1

    Willkaan hada kuso biire funny waaye wllhi hal xabo cml ka jawaabe kwrn😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 місяці тому

    Ma team Amiira qurux is muujiya ❤900k coming soon 🎉🎉❤

  • @user-kf3lk1oe8p
    @user-kf3lk1oe8p 3 місяці тому

    Wr wiilasha soo bdi😂qosol igumq harineee😊

  • @ayankassim
    @ayankassim 3 місяці тому +2

    First person ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +2

    Macalinka wuxu u bahan yahay dhakhtar xabeeb 😂😂😂😂

  • @MaxamedCali-by9fo
    @MaxamedCali-by9fo 3 місяці тому

    Qofka ogu haoreeyo waaaaaa Amiga ee daawaday

  • @FadumoJamac-ch8re
    @FadumoJamac-ch8re 3 місяці тому

    Aniga oo gabar ah xitaa waxan ma aqani kuli 😂😂😂

  • @Mariama_ahmet2024
    @Mariama_ahmet2024 3 місяці тому +1

    Arimaheena Io YaaSiR Ciyaal Hamar Asal ah intkle waa Qalad 😂

  • @NadoDagan
    @NadoDagan 3 місяці тому

    Walalayalow 😂 saalax filmka malgu dhawacay😂😂😂

  • @user-yu9gw2yu7g
    @user-yu9gw2yu7g 3 місяці тому +1

    Saalax qosol buu igudiley😂😂😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому

    Ala bayey waxan ka wis wisa ku jira😂😂😭

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o 3 місяці тому +3

    Team qab qab like 👍❤❤❤

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 3 місяці тому

    Waan fuuray qosol beeraka waa filin macalinka mashalaah kkkkkkkkkk