DAD BAAHANI GOB MAAHAN ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • waxaa sanad walba la kabaa miisaaniyada dalkeena, waxay sheegaan in ay malaayiin doolar nagu kaalmeeyaan balse xaqiiqada qaraar ayaa ah in aan sun qooshan dawo moodnay.
    sababtoo marka hore waxaa ay noo keenaan ma ahan wax tayo leh cid sheybaar marisaana ma jirto oo faqiirku dooq ma leh.
    marka xega waxay ku soo beegaan xiliga ay barwaaqadu jirto oo ay beeruhu bislaadeen waxay dhabar jab ku tahay muruq maalkii soomaaliyeed oo awalba la daalaa dhacayey dowlad la'aanta, caafimaad darida, xirfad la'aanta iyo hagar daamada sokeeyaha. markaas ayaa afka ciida loo daraa.
    NIN BAAHANI GOB MAAHAN.
    ‪@Suleimanshuuriye‬

КОМЕНТАРІ •