Duqii magalada Hargaysa maxa ku dhacay ee munasibadaha madaxdu joogto ka maqnaysiiyay wabanu u hanwaynayne subxanalah ilahay ha soo hadeyo ina Axmad mooge
@@IkranMohamed-w7m Ciyaar ayaad u haystaa wllhi,maanta waxbaan kuu sheegaya hadii lagu idhaahdo yaa hortaagan dawladnimada cid kale maaha waa kuwan huwanta ah ee ictisaam ta ee wax walba isa siiyey iyaga ayaa hortaagan inaynu meel u dhaqaaqno oo horumar samayno waxay rabaan in iyaga loo cuna duubnaado waa kilaab mooryaan ah,lkn dadkeeno ma garanayaan cida hortaaagan inyar oo faro ku tirisa oo wax baratay mooyaane,lkn dadkeenu meelo kale ayey isku qaadan marka laga hadlayo cida dawladnimada hortaagan.
Masha allaah waa hadal yaqan illaahay ha ku xiftiyo malka ha kuu barakeeyo ganac sade 🙏🏼🌹
Waasidaa c/kariimow dakaaga iyo dadkaaga iyo dawladaada iyo diintaada intaba isgarabtaag
👋 C/Kariim Max,d Iid.
Maasha Allaah
Duqii magalada Hargaysa maxa ku dhacay ee munasibadaha madaxdu joogto ka maqnaysiiyay wabanu u hanwaynayne subxanalah ilahay ha soo hadeyo ina Axmad mooge
Mar Haddad aragon muusoo culumo iyo tujar u yeedhay lacag but waydiinayaa
Boqorka lacagta
Kalmad aqoon iyo aragti fog ku jirto , Adna allah hakaa abaal mariyo.
Sawtan ictisaam tii waaweynayd,dadka ilaahy abuurtay mooryaanimada ka daaya,ummadii waad dhiig miirateen hooyadin wasee.
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@@IkranMohamed-w7m
Ciyaar ayaad u haystaa wllhi,maanta waxbaan kuu sheegaya hadii lagu idhaahdo yaa hortaagan dawladnimada cid kale maaha waa kuwan huwanta ah ee ictisaam ta ee wax walba isa siiyey iyaga ayaa hortaagan inaynu meel u dhaqaaqno oo horumar samayno waxay rabaan in iyaga loo cuna duubnaado waa kilaab mooryaan ah,lkn dadkeeno ma garanayaan cida hortaaagan inyar oo faro ku tirisa oo wax baratay mooyaane,lkn dadkeenu meelo kale ayey isku qaadan marka laga hadlayo cida dawladnimada hortaagan.
Oo anaga maxad u salami wayday wasiradayadii mee cali mareexan mee ina kaahin mee
Dumarka ragoduu usalamay cali mareexaan far baa ku godnayd baryahanba😂😂😂
@wista waad jirantahay ku lahaa maxaa wasiiradayadii loo salaami waayey? Waa cuqdad iyo qabyaalad iyo naxli meeshii uugu danbeysey. Kulama se yaabani waayo wasiirada aad tirisay waa Habarjeclo markaa adiguna Habarjeclo ayaad tahay oo waxaa tihiin reerka reer Shiikh Isaxaaq uugu qabyaalada badan waxna aan lala yeelan karin waxaa tihiin reerkii is gaashaanbuursiga qabyaaladeeysan sameeyey sida Maryo Alool iyo Jeegaan iyo isu boodo iyo kutaan iyo takfi ìyo munaafaqad oo dhan. Waxaa tihiin reerka keliya ee afar beelood oo Isaaq ah ka dhigay hal beel ee weliba Habarmagaadana badh ku darsaday. Waxaa tihiin reerka Gobtii Garxajis si walba uula dagaalamay ee ku heshiiyey in Garxajis saaxada siyaasada laga saaro af iyo adinbana lagula dagaalamo laakiin maxaad ka faa,iideen? Waxaad ka faa,iideen in ay maanta reerkii Daarood uugu yaraa inuu idin soo haweysto oo ay weliba hadh cad intay deegaanadoodii idinka qabsadaan hadana weliba deegaanadiinii i.idinku haysta. Ilaa aad ku dhawaaqdeen waar Garxajisow ku mee? hiilka ayeynu walaalo ku ahayne!!!!!!!!!!! Waa hadal lagu qoslo waayo Garxajis aad fogeeysey oo aad si walba uula dagaalantay ayaad maanta rabtaa inuu kuu soo gurmado waa calaacal time ka eeg . Waxaa idin haysata heestii odhaneysey ( waadigan niyada gudhan guubaabinaayee godashaye u yeedh yeedh gaanaha aad maashide) waxaanse aad uugu faraxsanahay Garxajis inay maanta idin tuseen awoodoodii iyo geesinimadoodii ay Faqash idinkaga xoreeyeen aad baan uugu faraxsanahay Garxajis inuu cadaawada aad u haysaan uu fahmey oo ay iska diideen in aad maantana dabka ku shidaan oo ay idiin difaacaan dal aydaan xukunkiisa iyo dhaqaalihiisa toona aydaan waxba uuga ogolayn. Garxajis doqmo ma aha Faqashna iyagaa idinka xoreeyey. Awel way kala daadsanaayeen oo ismay sheegan jirin iyagoo hal reer ah oo Muuse Sheekh Isaxaaq la siman maanta colaadintiinii wax bay tartay oo waa ul iyo diirkeed. G36 powerful guuleyse dacawada iyo wuxuusta is urursatay ee Nuux logo barstool iyo jileec miidhan ciidamadii ay Hagi jireen Libaaxyadii Lixle iyo Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Mire iyo Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Xuseen dheere iyo Cabdiqaadir Koosaar iyo Ibraahim Koodbuur iyo kuwo kaloo ciidaa ka badan ciidamadii Libaaxyadaasu Hagi jireen ayaa u dhiibateen Bisadmoo ah jilic Nuux Lugo baasto. Ka xaabxaabiya hee. Ciyaar ciyaar kumay xalinin Habarjeclo arintii buurta Gacanlibaax waa la today oloshay. G36 powerful guuleysta doorkan haday idin dooran waayaan Iidoor daba cayuun waa in aad raadisaan Soomaaliweyn inaad wax la qaybsataan waayo iyagaa idin faquuqay. Waa anagoo mataankiinii ah. Wadani.iyo Ciro ha guuleystaan guul iyo gobanimo.
Aad aad baad umahadsantahayy c krin zxb
In walaalkaa wuxuu qabtay aad sheegtaa waa sharaf laakiin berbera oo gaalku yidhi kaalinta sideedaadbay gashay inaad laba cisho kabacdi camerad latagto aad tidhaa way kacaday waa xaqiirnimo
Aar maa loo hanjabay toloow waakan ololaha cad soo galey tolkiiyoo haraad laayay biyooleyaal amaanayee