@@guidetoquran9240waxey ilatahay xijabka ayad kuqurux badantahay qofka ku dhahay in owsan dhihin wax qalad ah sidedaba ma wanagsano in hadalka loqado mel kale jawabtana waxaa ku habon in ow celsho qofki laga hadlayay
Ilmaha hadalku ka raago wuxuu noqda ilmo caqli badan oo xigmad badan xanuun maaha inta badan ee iska suga idinka maalin dhow yaabi hadalada ka soo baxee ❤😂😊❤
like anaa kuu saray abayo waxa doontana xidho oo chooskaga ah surwaal ha xidhan shuko xidho kulaha dharkaga ada leh abyo mana qaaawnid nagahan caacda ku hayyo wada habraha dhg ha u dhigin labiska europe ba ma yaqanan 😏😏
Manshaallah ilmaha qaar hadalka waa ka soo dahaa cunug 5 sano ku hadlay no joogo waa anigo yaban hadlay school tagay hafa Aamus dhaha war badana 😂😂 shakiga yaan lagu galin
Abyo Ramsaan wuu hadli donaa I.a ani wiilkeyga saas ayuu ahaa hadalka wuu kasoo daahay ani murug malin walba waxaan dhihi jiray ciyaalkii ay isku marka dhasheen way hadlaane wiilkaga maxa ku dhacay alx markii dambe wuu hadlay hada wuxu jiraa wiilkeyga 5 sano een wiilkeyga guriga ilmo kale lama joogin marka waxaan is dhahay saas ayuu hadalka uga soo daahay tvga badan na wuxu leyahay dhibaato I.a marka haka wal walin ramsaan wuu hadli donaa I.a❤❤❤❤
Waakan ua-cam.com/video/Sam7iFiIkXw/v-deo.htmlsi=7PXCFrQMI259As--
Baayo like kuma sari karo gabar Marwo la qabo oo surwaal xiran ,,,shuko ba ku qurxoontahay .jooji surwalka aad xirato
Wa saxanthy anibo uma saarin like
Abaayo waxaa ku qurux badan tahay xijaabka❤❤❤
Oo hada ma qaawantahay
@@guidetoquran9240waxey ilatahay xijabka ayad kuqurux badantahay qofka ku dhahay in owsan dhihin wax qalad ah sidedaba ma wanagsano in hadalka loqado mel kale jawabtana waxaa ku habon in ow celsho qofki laga hadlayay
May saas ma ahan si kalaa ufahantay
Wll horta waan ku salmay wanan kula socdaa janalka lkn wll is astur dhanka surwaalka labis dumarka islàmka ah loo banayeey maaha waxad tahy hooyo sharaf leh oo wanagsane wll waa talo ee iga qaado
Abaayo caadi waaye wali wuu yar yahay ani wiil ila joogo oo aan walaalo nahay 5 sano ku hadlay❤❤❤❤
Hooyo Karti leh Masha Allah queen ❤
Masha allh famil quruxbadan allh idin barakeyo abayo ❤❤❤
Ilmaha hadalku ka raago wuxuu noqda ilmo caqli badan oo xigmad badan xanuun maaha inta badan ee iska suga idinka maalin dhow yaabi hadalada ka soo baxee ❤😂😊❤
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️
Mash Allah keep going sister
Abayo mashalah. Waxasisah lub an cadahh sih ishalah. Asah hadal ah. Eawyaryahay ❤
SUBHANALLAH naa is astur
Waa sax masha Allah 👍🏻👌💯✅ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲🤲
Masha Allah ❤❤
like anaa kuu saray abayo waxa doontana xidho oo chooskaga ah surwaal ha xidhan shuko xidho kulaha dharkaga ada leh abyo mana qaaawnid nagahan caacda ku hayyo wada habraha dhg ha u dhigin labiska europe ba ma yaqanan 😏😏
M.a allaha ku xafido wllshy mcn
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
❤❤❤❤❤❤maacha allah
Maasha Alaah❤❤❤
Manshaallah ilmaha qaar hadalka waa ka soo dahaa cunug 5 sano ku hadlay no joogo waa anigo yaban hadlay school tagay hafa Aamus dhaha war badana 😂😂 shakiga yaan lagu galin
Abayo somali nobar ilmaha qali i love you😊😊❤
Rayma sharaf ❤❤
Mashaallah
Dhawahay❤
Lkn abyo 3sano inu ku hdlo ehed lkn alxm caafimad ka muhiiim eh mcney keep going ❤️😭💋
Abyo Ramsaan wuu hadli donaa I.a ani wiilkeyga saas ayuu ahaa hadalka wuu kasoo daahay ani murug malin walba waxaan dhihi jiray ciyaalkii ay isku marka dhasheen way hadlaane wiilkaga maxa ku dhacay alx markii dambe wuu hadlay hada wuxu jiraa wiilkeyga 5 sano een wiilkeyga guriga ilmo kale lama joogin marka waxaan is dhahay saas ayuu hadalka uga soo daahay tvga badan na wuxu leyahay dhibaato I.a marka haka wal walin ramsaan wuu hadli donaa I.a❤❤❤❤
Abayo dadka ma dawado lkn adi w aku dawada ilahy nolosha haku qurxiyo
Tattoo miyaa abaayo R gacanta guugu qoran mar walbo waguugu qorantahee❤
Asc ana uhoreyo❤❤
Abayo caruurta hadalka kaso daaho waxaa lagu caawiyaa sharuubadan omega pure kids malaay kasamee santahy
Raymo aniga wilkeyga 15/1/2020 oo dhashe hado bilaway hdlka waaxyar aa udhiman
Ani waxaa ijoogta gabar 5 jir ah 3 sano markay jirtay halkalmad oolafahmayo ma dhihi jirin walwal dhaqtarka dhagaha wn geeyay waxwalba ok ahaayen lkn maalinta kindergarten geeyay oo walibana maalin walba aan gayn jiray kaalay arag say uhadlayso Logopidina wn geen jiray hal sano toos oo malin walba ah hadaad kindergartenka ugayso Ada arki doona isbadalka uu galo wiilkaga 😊
M.a❤
Naaghan surlwaaka soo qoraya
Jaahiliin baa tihiin isku xishooda
Surwaalka maro ka asturn ma jirto
Isku fikir baa nahay xijaabka bay khalad fahmeen 😂
Sub xaa nallah maxaa kuu xirey surwaal
Abayo shrobo miyad sisa ilmahaga abated ah?
Ilmaha tvga iyo mobile dawasho ka mamnuuc hadalka way baranyan marka waxa yutube ku qorta dr nimco wax badana ka f 5:38 aide inshlh abyo
Saaas waye taliso❤
❤❤❤❤
👏👏👏🌺🌺🌺🌺
Masha allh waa nagu xarakeey say waad shidan tahay abayo wlh wad dher tahy is kujir ma tihid ❤❤
Abyo turkiga miyd ku noshahy mise yurub
Germany 🇩🇪 ku noshahy
Suurwalkana maxu ahaay manta 😂😂😂😂😂😂
Acudu bilah walaley is astur
4 sano ku hadley 😂 waxa wa cadi
Subxaanallaah naa maxaa kaa qaldan ood isku qaawisay sidani ma ahan si uu Allah ka raali yahay adoo qof weyn ah xijaabka dhigo wlhi waa inkaar 😠 😡
Xoog banidaaa Naa qofka choice uu leyhy gabdha Kaleexo😂😒
@RamlaMuzamil naayaa adoon Allah bn nahay choice kuma lahaan kartid inaad gaal ku dayadid waa in aad jirkaada ku asturdaa xijaabka baqbaq badanidaa adi yaa kusoo dirsaday
@@muniitaismail3550 walaaley gabadha ka leexo
@@muniitaismail3550 O XAGEE KA QAAWAN TAHAY MA BAADIYA JOOGTA ASA INTERNET HEESATAA,UMADA AMAAN SII
Masha Allah ❤❤❤
M.a❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤