Goosgoos Xafladii Xuska Mowliidka Nabiga NNKH Minnesota 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 13

  • @production2193
    @production2193 5 років тому

    masha allaah ajar iyo xasanaad alle ha idin kasiiyo

  • @hakeemsamater3552
    @hakeemsamater3552 6 років тому +2

    Mashaallah...
    اللهم صلي علي محمد واله تسليماً كثيرا..

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 6 років тому

    ماشاء الله بارك الله فيكم احباب رسول الله

  • @muzxin
    @muzxin 6 років тому +3

    Mansha Allah . us dhan waxay boqota Ahlu sunna waljamaca . wale xaqa lama qarin karro habeenkaas . meel aan ka fadhiisto xitaa kama helin oo ma awoodin inaan helo waxaa isku yimid makhluuqi Allaha oo dhan axbaabta . Rasuulka scw

    • @xajiadankoofi7454
      @xajiadankoofi7454 6 років тому +2

      Allah no siyadiyo qawaarijtana allah naga qabto

  • @muzxin
    @muzxin 6 років тому

    MaSha Allah . mnah s allah

  • @mabib572
    @mabib572 6 років тому +2

    Kuwa Nebigii Allah, oo xijaabtay 1400 oo sano ka hor u dabaal degaya dhalashadiisii, maxay kaga duwan yihiin kuwa Christmas iyo Jesus meel walba kaga qaalinaaya bishaan Decenbar? haddaba Merry Nebimas ma idin dhahnaa?
    Midda labaad, dadkaas wada qaalinaaya, ee ilmo yaxaaska daadinaaya, mid yaqaan maalinta uu dhashay isagu ma jiro. Dhammaan waxa ay wada dhasheen January, 1st.
    Haddii maalinta dhalashadu sidaas qiimo ugu leedahay agtiina, maxaad idinku maalinta aad dhalateen u garan weydaan? Mise midda Nebiga in la barto uunbaa muhiim ah?
    Somaaliyeey runta maa la isku sheego? Waxaad wadaan waa Shirk iyo awr kacsi. Nebigii oo xijaabtay dhalashadiisa waxa loogu dabaal dego ayaaba denbi ah. Waar Allah ka cabsada oo Nebiga amaan siiya oo Allah iyo Kitaabkiisa ha loo noqdo.

    • @muzxin
      @muzxin 6 років тому +1

      yaa jaahil Nabiga marki la suaalay why u u soomo yowmul isniin waxuu yiri . daaka yowmu walitu fiihi . soon ayuuuna ku tacdiimiyay laakin ina jaahil tahay kuwa . aad ka hadleyso Diin ma heystaan Nabi ma yaqanaan . Allahna waakuwo uu Naarta u yaboohay coz waxay diideen nabiga scw marka . gaalo iyo muslim inaa isku shabahdo waxaa kugu wacan cilmi yarida diintuna waa mutaabaco . waxaa la sameyn ayuu Allah fiirin shar iyo kheyr waxii wanaagsan aad sameyso even haduna rasuulka ku amrin oo wanaag kitaabka waafaqasan yahay ajar ayaa ka hadleysa . nabiga scw waxuu yiri waxuu ay muuminiinta wanaag u arka Allah agtiisa waa wanaag not gaalo iyo wax daran inaa ku sheegto kula yaabi mayo kuwa usbuucul shiiq u sameeyo inna abdi wahaab ayaa tihiiin

    • @muzxin
      @muzxin 6 років тому +1

      mida kale nabiga iyo anaga same ma nihin nabiga allah ayaa doortay adiga yaa ku doortay mida kale shirki waxaa la dhaha allah kheyr kiis oo la caabudo soo barro shirki jaahilooow

    • @samirohilowle9979
      @samirohilowle9979 5 років тому

      Masha Allah

    • @aliabdirahman864
      @aliabdirahman864 5 місяців тому

      Dufkubax nabiga diidoo dilaac