Anaga idiin xiisi doona inkabadan inta noo xiisi doontaan wwxaan rajeywynaya mid kale oo khatar in aad noo bilowdaan masha allah team Gurmad waxaad tihiin so wonderful group i love you so much and I will miss you so much
Filmka 1 ilaa xalqadan wan la socday masha allah thanks all of you team gurmad 🫶🏻🎉❤ Dadki part 183 saadalinta sameyan ka mid ahay numberkan saadaliyuna ku dhamanya oo ahaa 190 abaal marinta sugyna😍
Kaltuuna waxaan leyahay Hanbalyo cadi maha gabadhani masha allah kuligiin makala dhacdan Hanbalyo Hanbalyo waxaana idiin sii qadimaya. Eid mubark my dear brothers and sisters I didn’t miss even once, you were like my family
Waan ka xumahay filmkii inuu naga dhamaaday UA-cam asaga ayaan ka fibrin jiray aad iyo aad baad u mahadsantihiin sidaa noo maaweeliseen director ka iyo jilayaasha rag iyo dumar ❤ from Australia 🇦🇺
Absolutely amazing! Thanks much, we will miss you❤❤❤ The best African musalsal ever⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️. So proud of all of you our Somalis professional actors, actress, director, cameramen. Sending you lots of love and gratitude ❤
wooow lkin waan gulaysa tay mar hada hore ushegay inay filanku kudhan doo 200 boqol waan gulay sat ay ila soo socad siya gusha wayo adin kan idku kal sonaya woow wlhi waan facay😂😂😂😂😂 manshallah
Filankan inu dhamdo ma ficno yaqe any waye thanks 🙏 wll sida wngsn ad nagu so garsenese ❤ asxby wilkn UA-cam ka sifcn halgu kala kaciyo madama u sidan wngsn Nola shqeynyo hwn dambi hdu Alle idmo 800k subscribe inshallah next week 1m subscribe an🎉 arko inshallah wad mahadsntahin dhmnten Ramdhan Mubarak dhamnten 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍
Wooow wale waa sidii aan usheegay nr kii aan sheegay buuna ku dhamaanayaa filimka aniga maskaxdaydu sifiican bay ushaqaynasa.Mansha allah abaal maritayda ii sadaqeeya walalo masakiin ah isiiya ❤filinka danbena igu so dara waxaan rajeynayaa in aan boos fiica buuxindono insha allah ❤️❤️kooxda gurma wan idiin xiisi doona walahi siiba kaltuun iyo mano cajebo ❤
Thanks team gurmad film kan waxan ka baran waxayaabo badan 1 madaalo wacayigalin aad baad u mahad santiin dhamaan tiin especially abuukar mahdi sida fiican eed noogu soo gudbinaysay mar labaad waad mahad santay
🎉guul ban rijeynaaa zppto ahi wan qiyaasay 190 ku dhamanedaa wena ku dhamatay😢 .i.a guulestaha inan ani noqdaa rijeynaaa waligygaba wa idinku xirnaaa wanq idinku xirnaan dooonaaa ❤
Thank you so much abukar iyo dhaman grup ka guurmad wan ka xumahay inu naga dhamaday anago xiso u si hayna we will miss u insha allah kuwo cafimad iyo khyr is kugu so labta allah naga dhigo ❤❤❤❤
Sidii aan saadaaliyay ayay ku dhamaatay 190 maasha Allaah Abukar iyo team gurmad aadaad u mahadsantihiin waanu idiin xiiso doonaa guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaa we love you team gurmad ❤❤❤❤
My lovely koox and Abukar Mahdi Allahu Mubarak Jazakallahu khyran for entertaining us, as I said before the only reliable director thank you ever so much and we shall miss you. Please come up with another story❤🎉❤🎉
Asc abukar mahdi wan ku salamay dhamantina igu salan mamo feynus aad ayad u mahansantihen mashallh aniga wan shegay inte ku dhamaneyso 190 ayan so qoray
Aad ban u faraxsanahay mar hadii ay kultun iyo kaamil dib u midoobeen ha waaro jaceylku ban leeyahay sidoo kale taliye geesi filmka meel adag buu kaga jiray hore u soco geesay
Wishing a blessed and cheerful to you and the all viewers and all the team GURMAD. Ramadan Mubarak to you and your loved ones. May the celebrations of this fasting month spread happiness and joys in your life.
Filimkii ma naga dhamaan rabaa😭Insha Allaah mid kaloo qurxoon an idiinka sugeyna.Wad mahadsan tihiin kooxda oo dhan Abuukar ugu horeeyo❤❤❤😍👏🏾🍀🍀🍀🌹🌹🌹
Anaga idiin xiisi doona inkabadan inta noo xiisi doontaan wwxaan rajeywynaya mid kale oo khatar in aad noo bilowdaan masha allah team Gurmad waxaad tihiin so wonderful group i love you so much and I will miss you so much
Cawada musasalka oohin ayuu ku soo gaba gaboobay walidkeen Ale dambigooda ha dhaafo
Team gurmad Aaad ayaa u mahad santihiin
Ale ha idinka ajirsiiyo ❤
Aamiin Thanks Walaal
Mahad oo dhan waxaa leh ALLAH SW ... marka xigata waxaan u mahad celinayaa KOOXDA GURMAD ... si gaar ah ... USTAD ABUBAKAR MAHDI ❤❤❤
Thanks Walal
Waa Ooyay wlh 😭😭Wani Xiisi dooona la'aantin abaar❤️🫶🏻
Thanks Walaal
Wow Saadaashaydu 190 wankuguuleystay thanks bro abukar mahdi iyo dhamaan team gurmad allah idin dhawro dhamantiin sidokle wan idin wada xiisidonaa guleysta🙏❤️u all
Aamiin Thanks Walal Anagana Sido Kale
Hrrewyikzzràá
Marhadii tuugadi la soo qab qabtey ama ladiley filinku waa dhamad wuxuna kudhamanaya 200❤saadasha aniga ahan dhamantii reer gurmad thanks
Filmka 1 ilaa xalqadan wan la socday masha allah thanks all of you team gurmad 🫶🏻🎉❤
Dadki part 183 saadalinta sameyan ka mid ahay numberkan saadaliyuna ku dhamanya oo ahaa 190 abaal marinta sugyna😍
Kaltuuna waxaan leyahay Hanbalyo cadi maha gabadhani masha allah kuligiin makala dhacdan Hanbalyo Hanbalyo waxaana idiin sii qadimaya. Eid mubark my dear brothers and sisters I didn’t miss even once, you were like my family
Thanks Walaal
Thanks wlhi wn idiin xiisi donaa waligey sidaan musalsal somali ulama socon wa I deqay❤❤❤❤🎉
Thanks Walaal
😭 Ani ma farax sani waayo malinta bilow Deen ilaa iyo dhamaad wan idinla socdey oo aaad aayn idin tgera wana idin jeclhy ❤❤❤ marabo inaa mudo dher iga maqnaatan abuukar Mahdi 😥
Thanks Walaal Anagana Sidoo Kale
Wlhi run ahantii wa idiin xisi dona insha llah Kala ragi mayno koxda gurmad dhamantin wamahadsantihin khayrba. Idiinso rajaynayaa🎉❤
Wa bil Ramadan kusaliye Nabiga mohamed scw
Waan ka xumahay filmkii inuu naga dhamaaday UA-cam asaga ayaan ka fibrin jiray aad iyo aad baad u mahadsantihiin sidaa noo maaweeliseen director ka iyo jilayaasha rag iyo dumar ❤ from Australia 🇦🇺
Waaw atooraha filimka waa taliye geesey oo familadii kala maqnaay dib u mideeyey sida mama cajabo iyo colad, kamil iyo kaltun, guul wacn team gurmad❤ .
Thanks Walal
Waa markii iigu horeysay UA-cam kaqoro qoraal waxana igu dhaliyay koxdeena quruxda badan gurmad aad baana u mahadsan tihiin dhamaan tiina familkena dhana wan idinla socontaa film ka bilawga ilaa dhamaadkisa waana idin xiisi donaa alhamdulillah alle ayaana mahadas leh ilaa dhamadka isla gaarnay shukran shukran inbadan koxdeena quruxda ❤qiyaasteydana run noqotay 190 thnks 😊
Thanks Walal
Filmka 190 ku dhamaaday inta ila qiyaastay farta soo taaga😊
Ana kula mida😂😂
Me too
Me too
Aniga kamid ah
abuukar mahadi waan kuu xiisi doonaa waadan ku mahadsan tihiin dhamaan koxada gurmad ugu horeso maama feynuus ugu dabeyso maama fetnus thenks
Haye ani waan sheegay inuu kudhamaanaayo 190 malinki abaal marinta waan sugaa anoo kadaawanaayo Australia 🇦🇺 Melbourne. Team Gurmad thank you.
Thanks intaa na mash Quulisen Abukar iyo qoxtiisa ,,,,runti xikmado iyo nuxurka ruwayada wanu fahnay thanks
Thanks Walal
Thank you for the beautiful show we can’t wait what to come in the future
No 190 waye sis
Dhamadka filimka 199
waxan kufaraxsanay qoysaska dub umidoobay waxankaxumay dhaawacatalie geesi waxanku qoslay fulaynimada dafle wan idinjeclay dhamaantiin ❤😊😊❤❤❤❤❤👍👍
ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar mahdi Habaryar thanks finally ❤❤❤❤
Absolutely amazing! Thanks much, we will miss you❤❤❤
The best African musalsal ever⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️.
So proud of all of you our Somalis professional actors, actress, director, cameramen. Sending you lots of love and gratitude ❤
Thanks Walaal
Abaal marintena away
wooow lkin waan gulaysa tay mar hada hore ushegay inay filanku kudhan doo 200 boqol waan gulay sat ay ila soo socad siya gusha wayo adin kan idku kal sonaya woow wlhi waan facay😂😂😂😂😂 manshallah
Aad ayaan idinku xiisidoonaa kooxda gurmad filimkale gormee noobilabeysiin
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Masha allaah Abukar iyo koxdiisa hore u socda dhiiri gelin weyn ayaad Dadka u haysaan 👏👏👏👏
MashaAllh❤ Waad mahadsantiin’ waad noo dadaasheen❤. Waxa tihiin koox 100%100 Si cajiiba filmka u jilayay iyo dhacdo jirta Thank you 🙏 walaalayaal 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
Thanks Walaal
The best Somali musalsal ever watched thank you abukar mahdi and the entire gurmad team keep going I.a
Thanks Walaal
Asc
Waa dhamaad ruwaayadii i furtaye maxaad ii furtay ii sheeg 190
@@AbukarMahdi soo waran aaway abaal marinta qofkii ku guuleeysta meeshii eey ku dhamaatay
@@AbukarMahdi eng abukar aniga waan sheegay in ay ku dhamaaneeso 190 commentiga fiiri bro
All the best muslims kusaliya xappikena muhamed scw scw scw
is araag kalo xisaleeh koxdena sharafta badan 😥♥️♥️♥️♥️♥️♥️
insha Allaah Walaal
wlhi sii dacada ula ilmeyey kaltun iyo kamil waa xalad murugo leeh ina wax lagu qatana mudan ....best ator hore usocda dhamantin ...bravo
Great great episode we will sure miss this program thank you very much for giving us the chance with this program....😊😊
We will miss you all above,
Com back with another favorites series
Thanks Walal
Filankan inu dhamdo ma ficno yaqe any waye thanks 🙏 wll sida wngsn ad nagu so garsenese ❤ asxby wilkn UA-cam ka sifcn halgu kala kaciyo madama u sidan wngsn Nola shqeynyo hwn dambi hdu Alle idmo 800k subscribe inshallah next week 1m subscribe an🎉 arko inshallah wad mahadsntahin dhmnten Ramdhan Mubarak dhamnten 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍
Thanks Walaal Farxad Ku Nooloow insha Allaah
Adiga mudan wll Qali wad na iga mudantahy intas iyo kbdn 👍🙏👍🙏
ooh waan ka xumahay inu dhamanayo haben dmbe i a we miss you team abukar mahdi😥😫
Thanks Walal
Mashallah Ramadan Kareem wallahi calool xumo ayaa dareemey laakiin wan farxay markee bistoolada iska tuurtay oo hub siisey walal annagana wan ku xiisi doonaa hambelyo kooxda gurmad sida aad u wada dhan tihiin Ramadan Mubarak by ismail
Ayyy masha allah mar hore sheega 190 inuu ku dhamanaayo tnx team gurmad and abti abukar wish you all the best uncle ❤️ 😘
Anigaa sheegay
Isku mida nahay wlhi
❤❤ musalsalkan wlhi bilow ilaaa dhamaad hal qeyb ima dhaaafin waa best somali musalsal director abukar mahdi oo shaqa ficn u haaaaya umada soomaaliyed iyo kooxda gurmadba waxn idii. Leyhy jiroo joooga waa musalsak dhan walba nolosha uga hadlaaaaya 🎉 m.shlh jiroo jooga marwlaba wan ka sugeeena musalsalo saan ah adinka kooxda dhamn wan idiin taaageeraaa from somalia 😊
Asc walalayal anagana waan idin xiisi donaa allah ha idin sharfo dhamantiin team gurmad musalsalkan mid aan ku ilowno ayan idinka sugaynaa inshallah
Thanks Walaal
Wooow wale waa sidii aan usheegay nr kii aan sheegay buuna ku dhamaanayaa filimka aniga maskaxdaydu sifiican bay ushaqaynasa.Mansha allah abaal maritayda ii sadaqeeya walalo masakiin ah isiiya ❤filinka danbena igu so dara waxaan rajeynayaa in aan boos fiica buuxindono insha allah ❤️❤️kooxda gurma wan idiin xiisi doona walahi siiba kaltuun iyo mano cajebo ❤
Thanks Walal Anagana Sido Kale
What a beautiful production mashaAllah so many valuable lessons
Thanks Walaal
@@AbukarMahdi thank you! Our community needs to keep this tradition alive. Thank you for doing that!
Walaahi waa wax aduunka maanta aan joono wax yaalaha ka dhacaayo ma aqaan markaan fiirsaday qeebtaan siday quluubteyda isku badashay ilinta waan ceshan waayay thanks team keena gurmad iy walaalkey abuukar mahdi 😢😢😢😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫶🏻🫶🏻🫶🏻
Thanks team gurmad film kan waxan ka baran waxayaabo badan 1 madaalo wacayigalin aad baad u mahad santiin dhamaan tiin especially abuukar mahdi sida fiican eed noogu soo gudbinaysay mar labaad waad mahad santay
Habo Jaceelada iyo Muraajacada waanoyinka noo soo badi insha Allaah. Good luck 👍🏾 Anixitaa waan idiin xiisaa ❤
Ok Thanks Habo
@@AbukarMahdi i miss you all of them thank you abukar mahdi your idea🥰🥰🥰🥰
oh my good waan qirodey filmki wuxu isku badaley realy life ..hadan lacagley cana noqon laha wlhi somaliwood baan sameyn laha oo yada biladaha adunka kugu qalisan ee ugu weyn baan sin laha ...never see never heart idinko kale xita cadanki waad dhafisen bravo .
Masha allha tabarikllha mahad sanadin my family sidokale anigan wan idin xisidona ramadan kariim ❤❤❤❤
Thanks Walal Anagana Sido Kale
Eng you made me cry Wlhi! Kaltuun in ayso badbaadin doonto Kaamil horay ayaan u saadaliyay Alxamdulilahi hadiiba ay dib isu celeyn.
Woow masha aallh Ramadan Mubarak 😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🥰🥰🥰🤴🤴🤴🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
I miss youu wlhy kooxdeena gurmad Waaan idin xiisi dooonaa dhsmaantiiin waaad mhdznthiiin koooxdeeena isarag danboo xiisa le markale allaaah halkan hanagu wada kulanziiiyo dhamaaanteeen anagoo nabad iyo cfmd qabna kulanti danboo xiiisa le mamo cajabo zalaangaaar ah gaaarzii
I miss yoouuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hamblyo gurmad wllkey abukar mahdi 190 guul wacan m.a
Haa walhi waan idin xiisi doona dhamanti pleaza soo labta waxan idinka sugya musalals kale waan idin jeceyl nolda dhamaantiin ❤❤ from hargeysa
Thanks Walal Anagana Sido Kale
Walalo waad maxadsantahai, thank you for entertaining us 🎉 . The best series 🙌 ever 👏 😢 I will definitely miss it 😍
Thank you too
@@AbukarMahdi Ani waxa ka mid ahy dadka 200 so qoray wallhi
Thank you so much dadaalkii iyo waqtigii aad geliseen iyo waxyaabaha hada jira saad usoo turjumteen waxaan idiin rajaynayaa dhamaan tiin ciid wanaagsan iyo farxad inaad ku waartiin waan idiin xiisi doonaa
Aamiin Walaal Cizo & Sharaf Leh Baad Tahay Thanks
Kaltun's kindness defines our Somali ladies
I don’t think so wen stupid somaali mans reeyb ther anson stepchildren
Mahadsanidin
True indeed
Ce vrai
@@muqdishogirl9244 trying not really help
Masha allah, waan idiin xiisi doonaa daawada yaasha hadeynu nahay kooxda gurmad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
This group deserves 👏 award
Maficna fayanus say ujishay
190❤❤
Adkaatay waxan sugnaa qeybtii ugu danbeysay aad ayadna idinkaga mahad celineyna waxan sugnaa filin cusub insha alah oo weliba jecel ah❤🙏❤👈 viva Abukar mahdi
🎉guul ban rijeynaaa zppto ahi wan qiyaasay 190 ku dhamanedaa wena ku dhamatay😢 .i.a guulestaha inan ani noqdaa rijeynaaa waligygaba wa idinku xirnaaa wanq idinku xirnaan dooonaaa ❤
Yac nasib xumiyaa 89 mala so dhacay Alla ilahayow anile 100$ ma igu sadaqeysatino son waye an idin duceye🎉
Mamo cajabo ciyalkeda udanysey
Kamil io Kaltuun waa farxadi oo dad ah
Rer wlaba iney qoys wada faraxsan noqdan jecoahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks Walal
Mnzha allah wan idin xiisi doono waad mahadsantihin waxad nooso gudbisen wax qurux badan o waxyaalo badan laga faaiideyo ❤
maanta wan la ilmeeyay Kamil iyo kaltuun aadbaa umahadsantihiin team gurmad❤❤❤
Filim cusub 😢😢
Thank you so much abukar iyo dhaman grup ka guurmad wan ka xumahay inu naga dhamaday anago xiso u si hayna we will miss u insha allah kuwo cafimad iyo khyr is kugu so labta allah naga dhigo ❤❤❤❤
Kaltuun iyo kaamil caawa waa la ooyay wllhy
Ilma caadi ah ayeey iga keeneen😢😢😢❤❤❤
Sory kkk
Masha allh kooda gurmad horay u socda geeseey and baaruud und nasteexo faynuus iyo amaara my forderte ❤❤🙏🙏🙏🥰🥰
Dadkii 190 ga dhahay baan ku jiraa wanan kuguulaystay well done abukar mahdi iyo kooxda gurmad
Aniga xita 190 waan ku qiyasaay comment keyga dib ha lo raaco abuukar mahdi love taa jawab lama socoto miya
Aniga kuu jiro xira
Masha Allah. Annaga ma idiin xiisi doonno mise idinka. I hope in aad mid kale no keeni doontaan. We love you so much Guys.❤❤🎉🎉
Anagana Sidoo Kale Thanks Walaal
cawo wan ooyay wlhy thanks team gurmad wan u xiisi doona filmkan best somaali movie ❤❤😢
Thanks Walal Anagana Sido Kale Nooloow
Mama cajabo caawo ayaan mucaaraday Waayo marabin in aay kulaabato duq colaad waxaan rabay in aay kulaabato geesey mama cajabo in tuu filimka socday go aana deeda waan tageer Sanaa mama cajabo waan kusalaamay cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeyn inshallah thanks abuukar mahdi iyo kooxda gurmad dhamaan
Aamiin Thanks Walaal
Ya sidayda filimka iin uu dhamanayo ka xun team gurmad miid kle idinka sugayna 😎👋❤️
Asxabta 190 inuu ku dhamanayo saadalisay ayan ku jiray teamkeyga like ta igu sharfa nasiibkii anaga ku guileysanay
Thanks for the best series ever we will miss you guys can’t wait next Insha Allah love y ❤
insha Allaah Thanks Walaal
Sidii aan saadaaliyay ayay ku dhamaatay 190 maasha Allaah Abukar iyo team gurmad aadaad u mahadsantihiin waanu idiin xiiso doonaa guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaa we love you team gurmad ❤❤❤❤
Thanks director, you are the special one
Wow, thanks
inay 190 ku dhamaanayso waan sheegay cajabo iyo taliye geeseey iyo asxaabta kale abaal marintaad balan qaadeen bn idinka sugayaa ❤ Riwaatadana bar biloow iyo dhamaad waan lasocday waxyaabo badana wan ka faaiidnay 👍
My lovely koox and Abukar Mahdi Allahu Mubarak Jazakallahu khyran for entertaining us, as I said before the only reliable director thank you ever so much and we shall miss you.
Please come up with another story❤🎉❤🎉
Thanks Walaal
Asc abukar mahdi wan ku salamay dhamantina igu salan mamo feynus aad ayad u mahansantihen mashallh aniga wan shegay inte ku dhamaneyso 190 ayan so qoray
Filim somaliya ki ugu horeye oon la ilmeyo tagere gurmad baan ahay 🎉
Thanks Walaal
Annagaa kunjeer idiin xiisayna Abukar mahdi iyo dhamaan teem gurmad ma aqaan sidaan flimka xiga kusugi lahyn waa mahdsantihiin 100%
Thanks Walaal
Thanks Bahda Gurmad Please Filim kale Nogu Xijia
OK
Waaw waa anigii iri 190 ayey ku dhamaneysaa waan guleystay 😂😂😂😂😂
Patr 190 ayu kudhamaana insha allaha koxda gurmad wan idiin xiisi doonnaa nabad galyo dhamaan tiinaba cafimad ku solaabta iyo aangaba insha allah ❤🤲
Aamiin Thanks Walal
❤❤wan idiin xiisi donaa tiim gurmad abukar waxan kasugenaa musalsal kaloo xiiso leh Insha allaha ❤ iyo tiim gurmad markale
Wlhi qaybtan 4 jeer wanku ceshtay m.a qiiro miiran waye wanka xumahay maadama uu filimka naga dhamaday waa mahadsan tihiin dhaman jilayaasha sharafta leh iyo director abukar mahdi wan idin xiisi doona anagana😢❤❤❤🎉
Thanks Walal Anagana Sido Kale
Adiga mudan wllkey
Hello reer gurmad and abukar mahdi mi favorite team ❤❤❤❤
Anakaba sido kale waan iidiin xiisii doooonaaaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
We love ❤❤❤❤❤ so much
Thanks Walaal
@@AbukarMahdi you welcome All
Yes filimkeena wuu soo dhacay dhamaad lee ha I dhihin horta sug aan soo daawade😂😂😂
😂
Masha alh anaga xita wan idin xiisi doona ruotin keena weekend iyo jimcada wan idinku tashan jirnay abalkina magudi karno shaqada iyo dhibatada aad kaso marten intaas oo xalqadod 190😮😮hawl yar maaha musasal ajaanib dhan waa ii dacarayseen
❤kooxdeyda ❤GURMAD kun jeer mahadsanidin guulaysta ❤
Walaal Qiimo Badan Thanks
Wllo abukar really anana wan kuu xiisi donaaa❤❤❤❤❤❤
Thanks Walal Anagana Sido Kale
Waad mahadsantihiin abukar iyo teamkisa quruxda bdn waan idiin xiisi doonaaa saan may nooga dhamanosaa hda waa musalsalka kaliya hal qeyb idhaafin idin jclhy allha idin jeclaado😢
Thanks 🙏 Abuukar mahdi iyo team gurmad ❤😊
Mansha Allah filmkii ugu fiicnaa abid waad mahadsantihii walalayaa dhamaantiin qalbigayga baa ku jiraan ee ii noolaada dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks Walal
wlhi musalsal aan ilaawin ayuu ahaa ifurtaye maxaa faiday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a kaltun iyo kaamil ugu dambeyn Weis helen taliye gesey wuuka baxsadey👏👏
I.a 200 ayu kudhaman doona hampaliyo team gurmad👏👏👏👍
@@amboolosokor2407 190 habeen danbe ayaa udanbeyso lagudhahay see wax kufahantiin😂😂
😢😢Wan idin xiisi dona Kooxdeena Gurmaad dhamantiin ❤
Anagana Sidoo Kale Walal Thanks
Ala waa idhin xisi donaaa thnxs alot bro Abukar Mahdi kuxixisi donaaa
Anagana Sidoo Kale Walaal Thanks
Waa mahasan tihiin Abuukar mahdi iyo team guurmad❤
Aad ban u faraxsanahay mar hadii ay kultun iyo kaamil dib u midoobeen ha waaro jaceylku ban leeyahay sidoo kale taliye geesi filmka meel adag buu kaga jiray hore u soco geesay
Wishing a blessed and cheerful to you and the all viewers and all the team GURMAD. Ramadan Mubarak to you and your loved ones. May the celebrations of this fasting month spread happiness and joys in your life.
Same to you
Alxm kamil wow badbaday 😥😥 Abukar Mahdi and team gurmad thanks very much ❤👑 part 200 wan so geyna
Asc dhaman ramadhan Mubarak 🥰 all ❤team gurmad ❤
Aniga ma ilaabidon musalasakan weligey wan xasusunadona wayo saa id ayan u jecelay dhabati❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks Walal
Hope to see y’all guys in another film and soon😢😢❤❤❤❤❤